Kulankii Somalia Kaga Oohisay Madaxweynihii Zambia Kenneth Kaunda | Tartankii Somalia Zambia & Came

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • #Qaamuus_TV #Xogaha_Qarsoon
    Somalia Oo Deeq Lacageed Siisay Robert Mugabe Iyo Kenya Oo U Diiday Inuu Dalkeeda Soo Galo Balse Soomaaliya Ka Furfurtay

Комментарии • 113

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 3 года назад +2

    Qaamuus walaalo Allaah kadib aad baan kaaga mahadcelinayaa mowduucyada aad soo jeediso ee dhaxalgalka ah ee kawarama Taariikhda wanaagsan ee sharafta iyo gobonimada leh ee Soomaaliya lahaan jirtay. Runtii waxay igu abuurtay rajo wayn iyo yididiilo cusub Alxamdulillaah, mashaa Allaah.
    Walaalo walaalaha qaar waxay soo qoroyaan tacliiqo kala duwan waa nin iyo ra'yigiisa. Waa Taariikh waxaad kawaramayso, waa manaxdo, majixinjixdo kaqosliso, kafarxiso, quus kurido, yididiilo galiso Subxaanallaah yaa Rabbi. Marka walaalahayga kaxun mowduucan uu Dr Qaamuus soo jeediyay runtii aad baan ooga xumahay inaan kala saari weyno Danta Shacabka iyo midda Shaqsiga.
    Allaah SW waxaan kabaryaynaa Cizadii iyo sharaftii uu shalay nasiiyay inuu noosoo celiyo waanu utowbadkeenay...Allaah waxaan kabaryaynaa inuu nagu arzuqo oo nasahlo Madaxweyne khayr qaba oo Muslim ah oo Shacabka iyo wadankaba kanaxaaya oo wanaagooda kashaqeynaaya.
    Allaahumma aamiin

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  3 года назад

      Mahadsanid walaal Hafsa, waan ku faraxsanahay qof walba aragtidiisa ha dhiibto. waxaana muhiim ah in aynu ku dadaalno in aan soo gudbiyo wax ay dadkii hore taariikh ahaan Soomaalida uga tageen. ciddii ku farxaysaiyo ciddii si kale u arkaysaba. muhiimaddu waa in aanka fogaano cid jeclaysi taariikh waa sida ay u dhacday uun in aan soo gudbinno. hana laga fogaado wixii nacayb ah. Mahadsanid walaal.

    • @mohamedahmed1069
      @mohamedahmed1069 3 года назад

      Cadhadii illaahay ayaa ku dhacday meeshaasi markii aayadihii quraanka kariimka lagu beeniyay, ee culimadii diintana lagu laayay xaqdarada , fircoon muu samaynin waxyaabaha aad samayseen , maatidii u naxariista layidhi ayaad kufsateen, hablihii ayaad cawrada baytariyo iyo muus kaga gurteen ood imisa xabuu qaadayaa tidhaahdeen , illaahay idiinma naxariisto ilaaiyo qiyaamaha TTTTTTii ayaa idinku dhacday xooluhuna ma sameeyaan waxaad samayseen.

  • @codkabeesha
    @codkabeesha 3 года назад +5

    Waa barnaamij aad iyo aad u sarreeya oo xaqiiq dhab ku saleeysan (excellent program)

  • @rasheedadam5032
    @rasheedadam5032 3 года назад +15

    My father Ali Meigag Samater(peace be upon Him), The Consul General of then Somali Embassy in Dara Salam, Tanzania, and a year earlier The Ambassador of Turkey in Istanbul was the Official 1974 OAU Conference in Mogadisho's top interpreter of Somali English and Arabic languages, through every delegate Head/Mic phones throughout the duration of the Conference. Iwas young at the time, but I still do remember the highly organised standards of the Conference. It was The Good old days.

  • @maxamedcali3164
    @maxamedcali3164 3 года назад +9

    M.alllh sxb adbn u mahadsanthy markan arko waxd ka sheekeynyso iyo sida aan nhy imka wlly waan yaabanhy insha allg inaga wx ka badali doona sida imka wax u socdan halka ka sii wadd dhiirigalin bey noo thy buuga aad noo akhridey sxb guuleyso guuleyso guuleyso

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 3 года назад +6

    Mucaarad ku sheegga raba boobka ummadda iyo dalka beec gayntiisa, ayaan la yaabaa waxa afkooda ka baxaya ayagoo ku gadaal kaligii taliye.
    Kaligii taliyihii wuxuu qabtay aragnaye idinka kun sano ma mari kartaan meeshuu hal habeen maray?

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 3 года назад +1

      Allaah yacizak, runta sidaa usheeg intaad nooshahay mashaa Allaah.

    • @iimaanbile4382
      @iimaanbile4382 3 года назад

      1000 sannadood ma gaadhi karaan
      Hal TALLAABO meeshuu cag dhigay,
      30 SANNADOOD intuu DHISAY bay boobayaan,
      Siyaad barre ilaahay ha u naxariisto,

    • @maryanabdillahi6725
      @maryanabdillahi6725 3 года назад

      @@iimaanbile4382waa sax Aamiin 🤲 Aamiin🤲 insha Allah

  • @josephnemeth807
    @josephnemeth807 3 года назад +9

    Brother taxano naga dhis dhanka sirdonka

  • @ogaanshahadunida
    @ogaanshahadunida 3 года назад +6

    Waxaan rajaynayaa taariikhda dib in ay isku qorto

  • @mohamedaamiin7887
    @mohamedaamiin7887 3 года назад +5

    Wan kusallaamay wll 👋
    Qamuus 🤩

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 3 года назад +1

    Guuleyso adiguna 🤲🏾🌹🌹🍀🍀🇸🇴

  • @abdullahishukri1961
    @abdullahishukri1961 3 года назад +3

    Inalilah waxas ma aamini karan da'yarta dhalatay burburki qaranka

  • @libaaxasomaliland1066
    @libaaxasomaliland1066 3 года назад +3

    Viva Cmr Crte iyo C/qadir koosaar illaahaw u nxriiso , C/qadir kosaar wxu mrkii dnbena noqday hogamiyihii ugu fiicnaa ururkii dhaqdhaqaaqa wadaniga somaliyed ee SNM 💪

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 3 года назад +2

    It's truth history, it's precious golden history of Somalia. We were and we are proud of our history.
    Waxa si xun u dhaliila Allaha u naxariistee Maxamed Siyaad Barre waa wax magarato dulmiyey Dadkooda iyo Dalkooda, waana kuwa diidan Dowladnimada Soomaaliya,in ka badan 30 Sano, Waddanka Soomaaliya oo Dowladnimo aad u qaymo badan lahaa. Wax magaratadaas waxaay halaageen Dadka iyo Dalka, iyagoo dadka Soomaaliyeed ka dhigey kuwa aan Waddankooda Maamuli karin, lana maamuli karin, Laakiin ku fiican in Ajenemigu u taliyo.

  • @fartunqueen2865
    @fartunqueen2865 3 года назад

    WAA PROGRAM AAD U QIIMA BADAN KANA HADLAAYA WAX XAQIIQA AH MAHADSANID

  • @mahadmaxamedcumar8573
    @mahadmaxamedcumar8573 3 года назад +7

    Allah haw naxariisto Maxamed siyaad barre

  • @abdulkadirmukhtar8455
    @abdulkadirmukhtar8455 3 года назад

    Guul somali

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 3 года назад +1

    Siyad Barre hadduusan ahayn somaliya maanta Super power ayey ahaan lahayd. Sayid Barre wuxuu yiri waan burburin somaliya wuuna ka dhabeeyay.

    • @nuraali7610
      @nuraali7610 3 года назад

      Qof ku dhashay gumeysi hoosti miyad ka sugeysa wanag.somaliya markay 1969 qabsadey siyad bare ila 1979 waxa wasiro iyo jamacad mamulayey dad aqon leeh lakin marki marki siyad bare so maqacabey dadka la qabilka waqtiki 1979 oo aha dad badow ah oo cayr aah oo wax xadarad iyo aqon lahay meshi waxay isku badashay meel qabil oo dhagalihi hoos nogdey.dad dabada ku leeh saynti xoolaha aya wasiro laka digey adunki aya yabey.

  • @rabiaibrahimfarayare9656
    @rabiaibrahimfarayare9656 3 года назад +4

    Dowlada calan leh ban ahayn afrta qowleysato oqabeelka iyo qurnka u shaqeysato eogow dowlada qaran ayaan ahaayn

    • @aliabdi8347
      @aliabdi8347 3 года назад

      Maxay calan! dhul iyo dad baa lagaahaystay

    • @mohamedahmed1069
      @mohamedahmed1069 3 года назад

      Kii madaxwaynaha ka ahaa ayaa ka cararay oo maydkiisa wadankaloo afrikaana ninkuu sodoga u ahaa kasoo qaaday,
      Haduu doorasho qaban lahaa oo toban sano markuu joogay madaxwayne kale u dhiibi lahaa waxani miyay dhici lahaayeen ? Qudhunkii iyo qabyaaladii uu beeray ayaa qaran nimadii baabiisay wayna ku dulduntay odayga firxad ayuu dan mooday dabadeedna, fusuqii iyo dhaxalkii uu uga tegayna waa kuwaa dambarsanaya maanta cadhadii illaahayna way ku dhacday markuu aayadihii quraanka ku jeesjeesay ee uu beeniyay culimadiina dhiigoodii xaqdarada ku banaystay ee uu laayay
      Diyaaradihii somalia ee muuqdisho ka wada kacay ayaa cirka isku duqeeyay maalintaa culimada uu laayay
      Cadhadii illaahay wataa socota ilamaa maanta , ninka wanaag ku sheega ninkii siyaad bare cadhadaa illaahay ayaa taabanaysa,

  • @IBRAAHIM-z8w
    @IBRAAHIM-z8w 3 дня назад

    Warbixintaan oon afsoomaali ahay yaahaya

  • @umumaxamedamiin2185
    @umumaxamedamiin2185 3 года назад +6

    Adiga arimahaan tariikhdii hore ee soomaalida ayaa ku fiican tahay ee arimahaan kale oo qatigaan lajoogo ah iska daa kow qiimahaaga ayay hoos udhigeysaa labba aqoon taada ayey muujinesaa saddex inaa dhinac kararantahay oo meel fog waxka dayin ayey noocadeynesaa, maxaa kadhalanaayo markaa in barnaamijyada aa markaas lataaganyahay sootabiso mararka qaar labac labacda aa usoo tabiso oo kalè inaa kuwii horena usoo tabiso oo badan kana sugneen, waxaan kugula talinayaa inaa ku ekaatid taariikhihii soomaalida soona hubidid ayadaas kudadaashid maxaa yeelay meelkasto lama helo halka tan hada caksi aytahay tirabadan tahoo meel kasto taal tayo yarto lahubin, hadaan fahmin intaa hore ugu yaraan baahideena nootix gali oo kuwii hore noogu tadaan meelaha kooban oo kaheli karno ayaa kamid tehee mahadsanid wllkn

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  3 года назад +1

      Mahadsanid walaal 100%

    • @umumaxamedamiin2185
      @umumaxamedamiin2185 3 года назад +2

      @@QAAMUUS Adaa dudan walaalkeena nagu qaaliga ahaa

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  3 года назад +2

      @@umumaxamedamiin2185 toosinta iyo tilmaanta iyo wax isu sheegidda ayaan ugu jecelahay waanad mahadsan tahay.

    • @umumaxamedamiin2185
      @umumaxamedamiin2185 3 года назад +1

      @@QAAMUUS qof asagoò wax tuusi ama tilmaam isleh ayuu waxka qaldama hadoo warka nala qaloocdo iga raali noqo hanoo qabanin wll

    • @noorabdi5939
      @noorabdi5939 3 года назад

      Walal markad hadleyso waxan dhaha waa odaygi cuslaa mida taktay iyo mida lajogaba waadku fcntahay ee halmeel haisku qufulin horay usoco bro thanks.

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 3 года назад +1

    ستعرف قيمة صلاتك في اول ليلة لك في قبرك فحافظ عليها إن كنت تريد النجاة
    قم....فصل....قم......فصل

  • @yusufuk9925
    @yusufuk9925 3 года назад

    Wallee Dowladdii kacaanka Dowlad ayey aheyd

  • @kowseribraahim95
    @kowseribraahim95 3 года назад +2

    Nooso badi walaal tariiqda quruxda badan ee dalkeena kusaab san 🥀😍

  • @abdiadan22ahmed14
    @abdiadan22ahmed14 3 года назад +3

    Ayadoo duuban OO English ah ayaan rabi lahaa saan African badan u tuso

    • @codkabeesha
      @codkabeesha 3 года назад +1

      Waa aragti wacan in sidaada oo kale loo fakaro. Maxaayeelay, qof walba oo inaga mid ah waa inuu u fakaro inuu yahay Danjire Somalida wakiil ka ah oo SII baahiyaa xogtaan oo kale.
      Mahadsanid mudane.

  • @mukhtarfarah969
    @mukhtarfarah969 3 года назад +6

    Maxaynu been isugu dheekaynaa.
    We are losers nr 1

    • @josephnemeth807
      @josephnemeth807 3 года назад +1

      Somali hadaa nhy ma quur sano ogow brother

    • @abshirhassan3848
      @abshirhassan3848 3 года назад +1

      Cayda iska daa iyo xaqirada aad sharafta dadkaada iyo dalkaada aad ka sheegayso please!!ogowna kowaad in baniiadamku qolaba maalin aya kor u kacayso qola kalana ay hoos aadayso Waa sunnada ilaahay ee kownka!! Labo !! Somalia gold time Amase casri dahabi ah Waa ay nasoo martay oo Africanka cawaanta ahi ay naga haybaystaan iyo carabta diracyo Waa waynta ahi ! Waliba shakhsiga somaliga ahi Waa ka soocnaa dunida Africanka ah iyo kuwa carabta ah!! Africa xiligii dowladii kacaanka ahayd Somalia 🇸🇴 dowladaha wax laga waydiiyo ayanu ahayn!! Sedex; ha quusan tani Waa aduunyo waxkasta ka filo Walaalkiis inaad aragtid somalia 🇸🇴 oo xoog leh haybad leh Waa suuragal Insha allahu. Raxmada Alaahna haka quusan raxmada Alaah waxa ka quusta oo Kaliya dadka lunsan ee gaalada ah. Tafsiirka suuratul Yusuf! Akhri iyo mururadii uu nabi yacquub maray iyo finally waxa ay ku danbaysay wiilkiisii tobonaanka sano la’aa ! Oo ah ninka masar u taliya uu masar keenay ehelkiisa!! Iyo guushii uu gaaray!!! Sidaa darteed ha dhihin wax xun dalkaada iyo dadkaada Insha allahu! Dhibka Waa laga bixin ogowna in Somalia 🇸🇴 oo ka awood Badan ka dhaqaalo Badan kana dad Badan oo carab iyo Africanka cawaanta ah sanka ka tosha inaad aragno Waa rajaynayaa!! Yea time being we are down!! Balse ogowna in taasi ahayn the end of the world 🌎!!

    • @libaaxasomaliland1066
      @libaaxasomaliland1066 3 года назад

      Kkkķkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @hawlqabad7803
    @hawlqabad7803 3 года назад

    Lkn soomaali waxaan u sheegayaa African timaha xun leh ma istaahilaan in la taageero

  • @qaajemihilehildid2275
    @qaajemihilehildid2275 3 года назад

    Waa Sareeye Hoose

  • @anasyoutube9712
    @anasyoutube9712 3 года назад

    M.a

  • @faysalxaajixuseen8785
    @faysalxaajixuseen8785 3 года назад +1

    allah hainoosoceliyo dawlad

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 3 года назад

    Lakes

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 3 года назад

    Afrikaanku waligoodba cadaalad kuma shaqayn waana arinta qayrkood ka reebtay, waayo hadii cumar carte Allaha unaxariistee uu 3cod dheera waxay ahayd in isaga loo ogolaado guusha.

  • @ahmedhassan129
    @ahmedhassan129 3 года назад +1

    Somalia waligeed ayeey madax adkeed oo waxaa dumiyay is la weyni anagoo mar walba diidan in aan dadka kale wax la qabsano. Xataa shirkadihii shidaalka iyo kalumeesiga oo markaas aduunka dhaqalihiisa mamuleysay ayaa isku taagnay sida oo diidnay inay mashruucyo aay wadanka la imaadan iyagana waxay ka shaqeeyen sidii wadanka loo dumin laha oo maanta cidna kama hortaagna.

  • @mohamedkatharahmed8971
    @mohamedkatharahmed8971 3 года назад +3

    @qaamuus taarikdha xalganka madaxweyne Erdogan xalke ayad ku ilowde wll

  • @ilyesibrahim787
    @ilyesibrahim787 3 года назад

    😥😔😟🙁 tola'ayeey
    Wadanka ragii laha waay goeen

  • @laascaanoodsool3521
    @laascaanoodsool3521 3 года назад +2

    Somalia iyadaaba ooyaysee Zambia ma oohinta Somaliland Qadaadwayn ee Qaraxa Qudhunka Amisom iyo Unsom ay wadaagaan
    .

    • @mohammedalmo3alim485
      @mohammedalmo3alim485 3 года назад +2

      War Wuxu Caqli Xumaa
      Hadii Aad Qadiyad Ka Hadleyso
      Qudhadu Waa Tii Woqoyi Dagal Habar Habar Ka Dhacay Oo Lees Xasuuqay
      War Cuqdada Iska Saar Oo Somalinimo Ha Ku Deeqdo

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf 3 года назад

      laasacaanod sool @ fadland igu dhubo maa hadlaya

  • @hawlqabad7803
    @hawlqabad7803 3 года назад

    Qaamuus allaah ya cizak

  • @hussinahmad3074
    @hussinahmad3074 3 года назад +1

    Dub u milcso 60 dano ka hor xageed joogteen kuwa maanta joogaw

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 3 года назад +1

    Kuwa siyaasi. Isku sheega ah ee hada raba inay dalka iyo dadka gataan allah ha naga qabto. Reer xaraash wadan gurguurte gabdho gad cc badgad. Thuma walaahi afcad and more.

  • @hawlqabad7803
    @hawlqabad7803 3 года назад

    Qaamuus walaahi waad iga iga oohisay

  • @hussinahmad3074
    @hussinahmad3074 3 года назад

    Soomaaliga maanta ma ah soomaaligii shalay ee afrika nus xoreeyey

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 3 года назад +2

    Soomaaliya wax qiimu oo ay laheyd maleh! Iyadaaba dhul iyo dad laga haystay, illa iyo maantana laga haysta.
    Waddanka kaliya oo dhul iyo dad lagahaysta

    • @saaradahi6675
      @saaradahi6675 3 года назад +1

      Taarikhda soo baro aduunka cid aan dhulkoodii la haysan waa yartahay oo Ingriis kala qaybin.

  • @salimssalimomar6049
    @salimssalimomar6049 3 года назад

    I WAS LABA ALIFLE. AL BAABKA XEYLE SALASI VILLA SOOMAA

  • @ayanaxmed3220
    @ayanaxmed3220 3 года назад

    Maantan somaliyeed ayay sida Tom and John Africa ku ciyaraysay somali wa adunyo cajiib

  • @saalaxdheere457
    @saalaxdheere457 3 года назад +4

    Mujrimkii culimada iyo shacabka laayay ee Siyaad Bare afweyne weligii fashil buu ahaa,qaar liita oo riyo ku jira ayaa weli jecel inay dadka beenta u sheegaan.waxaan Allaah weyn ka baryayaa inuu afweyne cadaabta zamhariira geeyo.aamiin.

  • @farahadan2513
    @farahadan2513 3 года назад

    Hi

  • @saaradahi6675
    @saaradahi6675 3 года назад +1

    Reer qabyaaladland. Ayaan u nacnacay Social media. Laakiin hadaad wanaagga ummadda Somaliyeed iyo kartidooda inta wanaagsan noo so gudbisaan, ilaa awoowayaashina danbe ayaan u duceyn doonaa. Somali ka dhowr xumaan, dalkaada sawir wanaagsan ka bixi. Ku kuffri qabyaalada.

    • @abdiasismuse4099
      @abdiasismuse4099 3 года назад

      Qadaadweyneey duco iyo habaar midna lagaagama baahnee
      Hadaad social media nacdayna aday ku jirtaa
      Sidaad iskaga indho tirayso dhibkii uu siyaad barre gaystay ayaanu anaguna wanaagiisa isaga indho tiraynaa 😒

    • @saaradahi6675
      @saaradahi6675 3 года назад

      @@abdiasismuse4099 kkkk maskiin morons, habaar qabe, qabiil maan sheegin af qabiil aan ku caaayaa, guriga kalaman soo bixin, balse Somalia imisa Land ayay leedahay, fahamkaada ayaa 0 ah.

    • @abdiasismuse4099
      @abdiasismuse4099 3 года назад

      @@saaradahi6675 naa adaa habaaar qanto ahee war kaa dhayda ka cadee

    • @saaradahi6675
      @saaradahi6675 3 года назад

      @@abdiasismuse4099 nacas bilaa aqlaqda ,naga dhamow. Ee gaajodu heysaa, waxa baqdin la yiraa maba qoro, only Allah. promise dib danbe wax usko qorin.

    • @abdiasismuse4099
      @abdiasismuse4099 3 года назад

      @@saaradahi6675 naa anuu maa iga baqo ayaan ku yidhi
      Naa wax waa lan baad tahee orod hooyadaa biyaha u dhaami hadal garan maysidee😂

  • @pharthuzdiamond8476
    @pharthuzdiamond8476 3 года назад +2

    Afrikaantu abaal male wlhi 🙁

  • @ibrahimomer6825
    @ibrahimomer6825 3 года назад

    African union conference
    1974.
    Shirka waxaa gudoominayey jaalle siyad bare hasayeeshe tarjamadda shirka waxaa hayey cumer qalib.

  • @mohamedahmed1069
    @mohamedahmed1069 3 года назад +1

    Cumar carte ahn markii raganimadiisa iyo aqoontiisa laga yaabay ayuu siyaad bare xidhay markaasuu waliba dil ku xakumay , isagoo ku soo daray cigaal iyo ismaciil cali A
    Sadexdaba dil ayuu ku xukumay isagoon tacliin iyo aqoonsare u lahayn diplomasiyada,
    Somalia siyaad bare ayaa baabiiyay gacantiisa iyo taladiisii xumayd ayay ku duntay , taariikhda somalia marka laga shekaynayo ama ardayda loogu dhigayo dugsiyada waxa layidhaa madaxwaynihii somaliya ku dulduntay ayuu ahaa ? Siyaad bareh , halkuu amaanta kasoo gelayaa,

    • @awlnaah4528
      @awlnaah4528 3 года назад

      Qalfoof Dad u Eg ayaa tahay, Haddii Siyaad Barre Aad Neceb tahay u Dhimo Cadaabtana Alle Ha Kugu Fogeeyo.Siyaad Barre Dalka Wuu Horu mariyey Bahalaha maanta Dalkii Iibsadey oo kale Wuu Xidhi jirey.
      My Allah Bless Late Somali President Siyaad Barre.

    • @mohamedahmed1069
      @mohamedahmed1069 3 года назад +1

      @@awlnaah4528 caruurta ayaa iskulka loogu dhigaa qaybta taariikhda somalia markay burburaysay yaa madaxwayne ka ahaa ?
      Madaxwaynahaasi ma siyaasad xumo iyo kala qaybinta shacabka ayuu ku dhaqmi jiray ?
      Imisa sanadood ayuu wadanka soo xukumay ?
      Waligii doorasho madaxwayne oo hal qof iyo hal coda wadanka ma ka hirgeliyey mise kursiga xoog ayuu ku haystay ?
      Imisa goor ayaa doorasho madaxtinimo wadanka laga qabtay ?
      Ragii isasoo sharaxay imisay ahaayeen imisase cod ayaa lagukala badiyay ?

    • @iimaanbile4382
      @iimaanbile4382 3 года назад

      CUMAR carte waxa wax ka dhigay oo derejadaa gaadhsiiyey SIYAAD barre,
      CUMAR isagaa AFKIISA ka yiri maxamed SIYAAD BARRE 5 meelood buu Nebi maxamed kala midyahay(ka shabbahaa)
      Markii danbena ku jazaarey

    • @libaaxasomaliland1066
      @libaaxasomaliland1066 3 года назад +2

      @@iimaanbile4382 hhhh Cmr Crte Qlib wxu ahaa wxuu ku noqday aqontiisa iyo cilmiga siyasada uu jmcd ugso bxy , Afwyne barena wxu aha wxu ku noqday boob afganbi dil dhac tuugo , mrka cumar wxu ahaa Siyasigii wynaa ee gudomiyaha u ahaa xusbigii NUF 1958kii , afweyne barena wakhtiga wxu ahaa Askari Talyani kkk
      Mrka reer ahn wd u amaani krtaa lkiin aqoon ahaan uma amaani krtid afwayne adunko dhan ba og taa , cumar hdu yidhaa nbigii bu melo uga egyahayna wxa ku klifay yaanu lafahaaga ku dilin mujrimkani !!

    • @iimaanbile4382
      @iimaanbile4382 3 года назад

      @@libaaxasomaliland1066
      Cumar carte isagaa Siyaad barre Nebi maxamed ku masaley,
      Markuu wanaagga iyo kartida siyaad barre ka YAABAY, intii aanu riddoobin
      Taas miyaad dafiraysaa?

  • @hawlqabad7803
    @hawlqabad7803 3 года назад

    I am sorry

  • @IBRAAHIM-z8w
    @IBRAAHIM-z8w 3 дня назад

    Yaahaya muqaalo aan afsoomaali ahayn ookawaramaya dagaalkii 77

  • @cismaanmohamed363
    @cismaanmohamed363 3 года назад

    Kendy kouna waxaa ugu horeysay somaaliya 1964tii dagaalkii itoobiya iyo somaaliya waana markii ugu horeysay kasoo degay xiligaa hargaysa isagoo ujeedkiisu ahaa inuu dhexdhexaadiyo itoobiya iyo somaliya isagoo runtana u sheegay itoobiya iney gardaro ku weerartey somaliya isagoo uga sii gudbey magaalada adsababa

  • @queenaraweelo5915
    @queenaraweelo5915 3 года назад

    Soo daawada chanaleynga cusub

  • @ADIRAHIM.JAMA123
    @ADIRAHIM.JAMA123 3 года назад +1

    Soomaalidu intay qaadan soomaliyeey toosoo isku tiirsanada ayaaad is odhanaysaaa haday soo wantoobeeen imakay dad nimodii garteeen oo calamka la tartamayan sacad ka dib waxad arkaysaa iyagoo leh waxan ku nqonayna 1999 ama leh anigoo reer hebela yaaab ayaa i dilay wlhi 😅😅😅

    • @codkabeesha
      @codkabeesha 3 года назад

      Kkkkkkkkkkk

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 3 года назад

      Waa runtaa waxay yidhaahdaan 1991 beynu kunoqoneynaa qorigiina wuu cabeysan yahay amaanka uunban sii deynayaa. Allaha nahanuuniyo

    • @ADIRAHIM.JAMA123
      @ADIRAHIM.JAMA123 3 года назад

      @@hafsaali4297 xaqiiq wlhi gabadh wax garada ayaaad tahay aqoon leh wllo

    • @ADIRAHIM.JAMA123
      @ADIRAHIM.JAMA123 3 года назад

      @@hafsaali4297 wllshy qali aaadban u ga niyad jaba wlhi ani wadanka ma jogo balse wadankan joogo dadka iska leh sida sharafta leh iyo qiimaha ee ay isku wada jecel yihiin markad aragto odhanaysaa kuweeenu waa bulaaacad eee miyey dadka la tartamaaan

  • @aqoonsahmiye6699
    @aqoonsahmiye6699 3 года назад

    Baribaanu badhi weyn lahayn inaga daaya🤤🤤

  • @abdifataahdeyibseid3269
    @abdifataahdeyibseid3269 3 года назад

    Dhul khasab lagu haystaa majiree sharciga aduunka sidaasa

  • @Chanel_1-0ne
    @Chanel_1-0ne 3 года назад

    Hubaal ilyar mareexana baa thy xaaryohow

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 3 года назад

      ستعرف قيمة صلاتك في اول ليلة لك في قبرك فحافظ عليها إن كنت تريد النجاة
      قم....فصل....قم......فصل
      Walaalo ciduu rabo ha ahaade arintu kahadlayo waa Xaqiiq. Dadkii noola baa kabixinaya tacliiq. Ee walaalo Qabiil dhan ha unicin shaqsi aad nacday. Midda kale yaa tiriyay:-
      Dambarkeeda nimaan maali jirin dowlad hanan waayaye
      Duqii doona ducana ugu dara waad nadubateene.
      Allaha soo celiyo sharaftii iyo cizadii Soomaaliya. Allaha nasiiya Madaxweyne Caadil ah oo Allaah yaqaano.

    • @Chanel_1-0ne
      @Chanel_1-0ne 3 года назад

      @@hafsaali4297 masha alah wll gabar akhlaaq leh baa thy
      Waanka aqatay waanada

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 3 года назад +1

    Jabhadaha xuriyaddoonka ayay soomaaliya u fidin jirtay taageera kulaha, kkkk.
    soomaaliya iyadaaba dhul iyo dadba laga haystay, ma iyadaaba wax jiraba aha illa iyo maantana wax jira ma ahan mana jiri doonta waayo waa waddan dhulkiisa iyo dadkiisa lakala haysta