Maxaa Ka Soo Kordhay Ciidanka Masar ee Somalia Soo Degaya

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • #SubcribeHashi

Комментарии • 127

  • @popular7493
    @popular7493 7 дней назад +1

    اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها وإحفظ مصر ❤

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 24 дня назад +5

    Ilaaheey Nooma Keeno Masar Waxaa Ku Shaqeysto Imaaraatka Si ay U Baabiso Wadankeenna Ciidan Masar Waa Calooshood U Shaqeyste Yaal 🙏🇸🇴Itopia Iyo Masar. In Ay Ku Dagaalamaan Wadankeena Waayo Webiga Neel Ayey Ku Dagaalamaayaan Waxaana Isku Direy Imaaraatka

  • @SomaliMaxamed-w9g
    @SomaliMaxamed-w9g 24 дня назад +6

    Welcome Masar Somalia 🇸🇴.. Egypt 🇪🇬 Somalia 🇸🇴 friends

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 24 дня назад +4

    Annaga Somali galbeed hadaanu nahay Masar waanu Soo dhowaynaynaa gaaladan yuubka qabta iyagaa dhaamo

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 24 дня назад +3

    99% of the Somalia nations welcome the troops and navy of the Egyptian and Turkey to Somalia that is the only message for enemies of Somalia to hear
    At moment Somalia needs needs drones and sophisticated weapons
    Abi Ahmed sees Somalia as weak and good opportunity invade and conquer
    It is time Somalia nations unite and forget their differences and forgiveness from Allah and also forgive themselves
    Thanks Mr.Hashi for his very excellent service for Somalia people and you hard work and love for your country

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h 24 дня назад +2

    Masar awdal ayaan kusoodhawaynaynaa guul egpty

    • @Mohamedibraahim144
      @Mohamedibraahim144 24 дня назад

      Masha'allah in awdal ay ethiopia qaadato muuse juudaan yaan laga yeelin

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l 24 дня назад +3

    💔😠😭🇸🇴 Xasan Xaraash Qaran Sidi Cadada aheed waxu i noo so Wadaa Ciidamo ShiSheeye 😭💔 Kuwii Geesiyada ahaa oo Halyeedii 🇸🇴❤👍 Somaliyedna deb ayuu ku shubay 😭💔😭 ILAHAYOW u naxariiso 💔😭🇸🇴💔😭😭

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 24 дня назад +2

    Masar waxa maamula 🇬🇧 🇺🇸 🇦🇪 si lamid ah Itoobiya waxayna doonayaan hadda inay ku heshiisiiyaan Itoobiya iyo Masar booboa Khayraadka Somalia 🇸🇴 waxa la galin doonaa dagaal Masar iyo Itoobiya ah kaasoo Itoobiyaan ka lagu midaynayo sidoo kale Masar waxa loo balan qaadayaa in biyo xidheenka la yareeyo halka Masar badda Somalia 🇸🇴 ay si farsamyson oo jilliin ah ugu warejin doonto Itoobiya 🇪🇹 itoobiya na waxay odhan doontaa baddan anaga ayaa nalagaga soo duulay amaankeeda ayaanna sugaynaa waa tabtii Jubaland kenya 🇰🇪 ku qabstay waliba dawladda Xasan sheekh horay ayy heshiis difaac baded Itoobiya ula gashay itoobiya waxa dabada ka riixaya Sahnuuniyada 🇮🇱 😢

  • @maxamedbare1247
    @maxamedbare1247 24 дня назад +2

    Imraadka iyo masar keeba u roon somalia
    Imarad waa kuwa gadaal ka riixaya abiya iyo muuse heshiiskodA

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan 21 день назад +1

    Maxaa .maasar naagaadhee xeeyaa iitoobiiyaa daalaa daada nagaxeeyey fiiriiniin iitoobiiyaa

  • @Jamalmaxamed-ms6bn
    @Jamalmaxamed-ms6bn 24 дня назад +1

    Waxas oo hadal ah waxa ka ganyo ma mssar dowlada hashis la gashay wale Ina itobiyan tihin rer cbb illaha mahad leh o na dhafiyay

  • @ladane15
    @ladane15 24 дня назад +1

    Nacayb ay u qabaan xasan sheekh xittaa waa laga yaabaa inay kacbadda caayaan haddii iimaamka xaramka soo dhaweeyo madaxweyne xasan sheekh, ciddaan waa laga yaaban yahay

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 24 дня назад +2

    Warkaagu waa warkii Faqshta ee ahaa Xasan waa xunyahay,cid walba waa xuntahay farmaajo ayaa fiicnaa iyo siyaad bare,

    • @mohamedbaashi
      @mohamedbaashi 21 день назад

      Faqash mahee waa political analyst from Puntland Somalia lol

  • @rocky4066
    @rocky4066 24 дня назад +1

    Waxa la yidhi cadawgaada cadaowgiisa waa saaxiibkaa. Ogaada kuwa itoobiya u dabadhilifleeyo.

  • @MahubaBare-nv3yw
    @MahubaBare-nv3yw 24 дня назад +1

    War tartib tariiq sax ah mahasid

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h 24 дня назад

    Takale xaashi waxaan kuusheegayaa masar reer awdal hadaanahay waan soodhawaynaynaa markaa cidii oromo nagadicaacaysa waan soodhawaynaynaa

    • @salmanbashiir1712
      @salmanbashiir1712 24 дня назад

      Bro ninkan waa qabyaaladiiste sababtoo ah kuxumeen uu hasan kuxumeenayo ayuu masar wxbayay kagadhigaya tankle taariikhdii dagaalkii carabta iyo yahuuda safiican uguma hadlin 67 markay sreal sinaay qabsatay 1973 ayay xoog ugu soocelisay

  • @user-hs6ro6so6n
    @user-hs6ro6so6n 24 дня назад

    Xasan Xaraash Turki Ayuu Ka Xaraashay ,Haddana Masar Ayuu Haddana Ka Xaraashay Wuxuu Soo Dedijiyey Dagaal Nasar Iyo Etoobiya Oo La Isla Jiido dawladiisii Xasan Xaraash

  • @mariammire9145
    @mariammire9145 24 дня назад

    Asalaamu calykum Suleman xashi iyo dhesteyaasha, waxaan kabaqayaa inay hogaamiyeyaash masaaridu dilaalan dalkeena!

  • @user-fx4ec9bi1j
    @user-fx4ec9bi1j 24 дня назад +1

    Masar Waa Retire nation

  • @cumarmahamed5335
    @cumarmahamed5335 24 дня назад

    Dee masarana ha u saxeexo labada wabi juba iyo shabeele ha ka beertaan qamadiga ilayan khayaraadkii dalka wuu bixiyay xasan sheekh si ay itoobiyana ha inaga xidho wabiyada

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 24 дня назад

    DALKA MASAAR WAA DAD XIDHAAN.CIDNA WAXBA U AHEEN.FALASTIIN AYEY KA DHIDHIWAYEEN.

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 24 дня назад

    Horaa Waxa umaqli jiray Qaniinya Qaniinyo Kaa Fujiso Taliskan Abey Ahmed doonayo inuu Somalidii Midnimadeeda Inu Dhaawaco wey ku Qurux badan Tahay In Hamigiisii taliskan Tabarta Yar Ee Abey Ahmed Dhexda laga Jebiyo oo lagu Xuuxiyo Xabashiga Liito ee Oromka Ah Ciidamada Masar Meleterigooda La Mooral Jebiyo ❤❤❤❤ 9:12

  • @Mogadishu23
    @Mogadishu23 24 дня назад

    Suleiman Hashi.

  • @user-fx4ec9bi1j
    @user-fx4ec9bi1j 24 дня назад

    Absolutely

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 24 дня назад

    Nacaam.MASAAR MAXAA INOO KEENAY.MISE MAANTA MIYUU U BAHANYAHAY.

  • @quulefaarax6513
    @quulefaarax6513 24 дня назад

    WAR ISKA HUBU WARKAAA TATAARKA NIMANKII JABIYAY WAA MASAR

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 24 дня назад

    ALLAH AYUUNBA WAX OG.SOMALIYA ALLAHA KA QABTO CADOWGA KU HAREERSAAN.AMIIN YA RA'BBY CAALAMIIN YA ALLAH YA WADDOUD

  • @user-fx4ec9bi1j
    @user-fx4ec9bi1j 24 дня назад

    🇸🇴 ❤❤❤❤hanoolaato

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h 24 дня назад

    Xaashiyoo taariikhda baadh masar waa ragii jabiyay tataarkii iyo caynujaaluud muslimiintana difaacay

    • @dhiblaawemedia
      @dhiblaawemedia 15 дней назад

      Kuwii jabiyey kuwan ma Ahan waa awoow yaashood bro kuwan falastiin caawin waayey

  • @Subeyriga
    @Subeyriga 24 дня назад

    XASHI HADII HOOYO AKHLAAQLE BARBAARIN LAHAYD WUXU UFIKIRI LAHA SI QOFKA ISLAMKA AH UFIKIRO EE RUMAYSAN AAKHIRO

  • @Subeyriga
    @Subeyriga 24 дня назад

    XAASHI AQOON YARE QABYAALAD BADANEY WADANIYAD YARE IIMAAN LAAWE

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 24 дня назад

    Sowtii Turkigu keynay Maraakibtisi uu ku cawinayey Somaliya.

  • @bmgmohamed4289
    @bmgmohamed4289 24 дня назад

    Aniga waxay ila tahay somali Wayn inaan ku dhawaaqno in dhulkii soomaali galbeed lasoo celiyo si ay xabishada u cabsato ileen dowlad malihin naga waabisa

  • @abdinasir7998
    @abdinasir7998 24 дня назад

    Somaliya tuga madaxwaynaha
    ay ka dhigten aya khayanay oon waxba ahayn ee shacabku
    waxay iska celin karan
    hayska celiyen...

  • @abdullahimahamud2487
    @abdullahimahamud2487 24 дня назад

    xaashi sxb hadalka xashan shikh ee hadalkii xalay

  • @yuusufgashanle
    @yuusufgashanle 24 дня назад +1

    XAY INAGA SO JERINAYAAN

  • @JiisGoley
    @JiisGoley 24 дня назад

    Nabar iyo naxdin ayad tagero u.eheyd mana uqalantid inlugu dhegeysto dowladda afka kalabax somaliya adokale ayaa kala fugeeye

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 24 дня назад

    XAAR DAAROOD

  • @user-sk5je4tu7n
    @user-sk5je4tu7n 24 дня назад +1

    Cidamada masar hadi somalia ay u soo socdan hala geeyo seylac iyo meesha Etiopiea ay rabto iney qabsato cidamada somalia halogu taba baro seylac saldhigna loga dhiso seylac hadey didan yan la kenin cidamada masar ayaga iyo waa isku mid wana cadowga shacabka somaliyeed 🇪🇷🇸🇴🇪🇷🇸🇴🇪🇷🇸🇴🇪🇷

    • @Mustafa-v8m
      @Mustafa-v8m 24 дня назад

      ethoipia sow kuwa gedo jooga, koonfur galbeed joogta. galguduud joogta!!!!!.ma xawayaan baad tahay????.

    • @TripleA0825
      @TripleA0825 24 дня назад

      Saylac marka la geeyo Itoobiya oo ay la socdaan maleeshiyo SNM iyo Masar oo ay la socdaan maleeshiyo Kale oo Somali ah inta la iska horgeeyo ayaa aakhirka Masar heshiis ku gali doontaa badda wayna ka bixi doontaa haddii biyo xidheenka loo sii daayo Itoobiya badda darteed Biyo xireenka way joojin doonaan intaa ka dib Itoobiya cid badda ka kicinaysa majirto waayo wadamo shisheeye oo hadda ba daba taagan ayaa difaaci doona

    • @Mustafa-v8m
      @Mustafa-v8m 24 дня назад

      CID KALE AYUUN BAAD KA SHEEKAYNAYSAA!!!!!.CID KUU DAGAALAMAYSAA MA JIRTO!!!!!.MASAR HADAY ETHOIPIA RABTO, MIYEY WADAY SI AY ULA DAGAALANTO????.XAARKII BAA KAA DA,AYA, SOMALIYA MEEL AY U SOCOTO LAMA YAQAAN!!!!.

    • @Mustafa-v8m
      @Mustafa-v8m 24 дня назад

      @@TripleA0825 TURKIGII KU DIFAACAYEY MEE?????.

    • @TripleA0825
      @TripleA0825 24 дня назад

      @@Mustafa-v8m Turkey cid uu difaacayo majirto meeshan Somali in la boobo ayaa lagu soo tashaday in next Falastiin laga dhigo adiga uun baa iskala qaadayee meeshan Yuhuud iyo Amxaro wada socda soo gashay Badda inay halkaas ka control ayay doonayaan sidoo kale xuutiyiinta ay uga duulaan dhibka meesha ka dhashana cidda ugu horaysa ee uu taabanayo waa Berbera iyo Hargaysa 🤷🏾‍♂️

  • @YosofMumin
    @YosofMumin 24 дня назад

    Intaay kuwa qaar dusha idinku dulnolanlahayen armay sidaan dhaantaa

  • @user-id6ei4ij5p
    @user-id6ei4ij5p 24 дня назад

    Ururka.jaamacda.carabta.wax.jira.maaha

  • @yuusufgashanle
    @yuusufgashanle 24 дня назад

    @villasomalia halis bey inoo wadaa shicibkena masar difaacimee ee. Dagalka u dhexeyo Ethiopia iyo masar miyaa inalosoo raraaa

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 24 дня назад +1

    War soomaliyey qofkan madaxweyne ku sheeggga liita yaa inaga tuura waa xoolo aad u liita han yar maskxun tuug ah.

    • @salmanbashiir1712
      @salmanbashiir1712 24 дня назад +1

      Lkn ex xaaskii abii ahmed mss farmajo ayuu dhama

  • @Apdi_maalik
    @Apdi_maalik 24 дня назад

    Ilahay cadowga umada somaliyed haka qabto🇸🇴😢

    • @mixedboy442
      @mixedboy442 24 дня назад +2

      Somalidu cadowga ugu wayn iyaga isku ah

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 24 дня назад

    BIYO AYEY U DIIDEEN CARUURTI REER FALASTIIN ADNA MAXAAD KA SUUGI.

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 24 дня назад

    intaa masaarida waxaa sheegay mr biixi ee wax cub ma wayday adigu😅😅😅

  • @Abdikadirsaid-q5l
    @Abdikadirsaid-q5l 24 дня назад

    Somaliyeey ma rabno masaari iyo itoobiya waa ka saareynaa horgal mareykan iyo yurub ujeedada in ay hakiyaan halganka yaman

  • @XamdiXaabsey-rl2ok
    @XamdiXaabsey-rl2ok 22 дня назад

    Masar waxna uma soo kordhin doonto soomaaliya .

  • @ahmedaddow4875
    @ahmedaddow4875 24 дня назад

    Mailowday kii 1973 kaas guusha ka muhimsan muxuu yahay oo ay kusoo ceshatay bariga sinaa ilaa sharma shiikh

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 22 дня назад

    Soomaaliya (Afsoomaali, Afsoomaaliga)

  • @user-pg9qi6dz3b
    @user-pg9qi6dz3b 24 дня назад

    Wey ku guulaysten waliba dagalki tatarka ee caynujalu

  • @YosofMumin
    @YosofMumin 24 дня назад

    Umaleeyni maayo inaay isbadal keni donta heshis lalagalay masar

  • @Mohamedibraahim144
    @Mohamedibraahim144 24 дня назад

    Wllhi ilaahay inagoo islam ha noo jabin maayo amxaar

    • @warsamesaid8904
      @warsamesaid8904 23 дня назад

      African madow oo dadkana laynaya duunyadana dhacaya wax farqi ah oo u dheyaa ma jiraan.
      ama Ethiopa ha ahaato ama urur Samaale ha sheegato

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h 24 дня назад

    Kumaan moodayne inaad xaashiyow aad hadii aanu daarood cifaacin ama madaxwayne ka ahayne soomaali aanad taageerayne

  • @Subeyriga
    @Subeyriga 24 дня назад +1

    Well come to masar

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h 24 дня назад

    Turki daacad kama aha difaaca bada soomaaliyeed

  • @macruufsheikh4449
    @macruufsheikh4449 24 дня назад

    Markaad dhageysta dadka masaarida qaarkood markay kahadlayyaan al siisii iyo dadnimadiisa waxay kuleyyihiin xitaa mahan nin garaa oo caadi ah waa axmaq aan damiir iyo dadnimo midnalahayn. Ma.ogii ayaga unbaa naga aqaanaan

  • @sdn6082
    @sdn6082 24 дня назад +1

    Tan kuma fiicnide, nin yow shaqo kale raadso

  • @Drqadraqurux
    @Drqadraqurux 24 дня назад

    Masar iyada dhaqale la shega lahayn halka Somaliana ka sii hoseyso marka waxba soo kordhin mayso arigtidyda

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 24 дня назад

    Masar soomaali waxba uma tarayso,
    Xasan dagaalkii itoobiya iyo masar
    Ayuu soomaaliya u soo rarayaa.
    Waa guuldarro siyaasadeed .

  • @Subeyriga
    @Subeyriga 24 дня назад

    ALLAHAYOW MASAR IYO SOMALIA GUUUL

  • @fatumanoor3261
    @fatumanoor3261 24 дня назад

    Xasan sheekh khayr ma keeno ciidan waraabe taag ama magalooti ah iga dheh 😡

  • @munayousuf8460
    @munayousuf8460 24 дня назад

    israa'il way ka adkaadeen

  • @AbdulqadirLyli-cx5ul
    @AbdulqadirLyli-cx5ul 24 дня назад

    Soomaalida cidka Fulaysan ma jirto!waddanka Soomaalida 45%Ethiopia/Kenya ayaa Qaatay Masar ka geesisan

  • @ashawooo
    @ashawooo 24 дня назад

    Masar ma faida malaha waa cadawaga reer falsatina ninki walaalkisa uu gara gare waya muxu ku taraya fiiri Somaliya masar waxa darisa leha walaalah reer falsatina wayan ka xiratin xudaki cunta uu soo mar jirataya

  • @ShariifNahar
    @ShariifNahar 24 дня назад

    Ciidankii jebiyey tataarka waa masar

  • @Subeyriga
    @Subeyriga 24 дня назад

    MARKA WAALIDKA BARBARINTA IYO AKHLAAQDA ISLAMKA AANEY KUGU BARBAARIN SIDA XASHI OO KALE AYAAD UFIKIREYSA

  • @caydaruusshekhahmed686
    @caydaruusshekhahmed686 24 дня назад +1

    Eray Bixinta Ah Dawlada Somaliya Waa Qalad❌
    Waayo Somaaliya Dawladi Kama Jirto ee Waxa Ka Jira
    Maamul aan Umada Somaalidu Wada Lahay oo Fadhiida isla Markana aan Waxba Gacanta Ugu Jirin oo Xalane Laga Maamulo
    oo Xata aan Awoodin in Ay iyagu Sugan Amnigooda oo Ciidamo Shisheeye ilaaliya Dalka Meesha Laga Kala Jirjaro ee laga Burburiyana Waa Xamar oo Maal Gelisa Maamul Goboleedada Marka in nin Weriye Ah oo Og Waaqica Jira uu Umada isla Soo Hor taago Eray Bixinta Ah Dawlada Somaliya Caqliga Umada Somaaliyeed Ayuu Caayaya Waxaanu Galay jariimo iyo Gef aad u fool Xun Waa Khaayinul Wadan Qof kastoo aan hore taas u ogayn waa in uu ka dhiidhiyo oo fal celin laga sameeyo

  • @user-fc3du7zj5n
    @user-fc3du7zj5n 24 дня назад

    Wan ogahay ciidaka masar iney cadow yihiin sababta ay uimaneyso somaaliya waa iney somaliya iyo itobiyaanka isku gubaan iyo wabiga niil iney kagaad gaado wa intas wax kale majiran

  • @abdulkadirmohamed8285
    @abdulkadirmohamed8285 24 дня назад

    XAANSHIYOOW
    XAANSHIYOOW
    YAA KUU SHEEGO TAARIIKHAHAAN AAD DADKA ISHEEGTO MISE SIDAAD JECESHAHAY AYAAD WAX NOOGU SHEEGTAA

  • @adanhasan1897
    @adanhasan1897 24 дня назад

    Masar haday wax tarayso gaza wax hatarto

  • @yasserhirey3984
    @yasserhirey3984 24 дня назад

    Nio qabiilka ku qaado kuma dhigo ader masar waa dal muslim ah Mid kle Inaa umadax banaano arimaheena ethopia laga ma hadlaayo ader

  • @mukhtarmaxamed5988
    @mukhtarmaxamed5988 24 дня назад

    Hooyada,iyo cuqdada ka qabti somaliland

  • @yusra2501
    @yusra2501 24 дня назад

    Markad xasan maqasho ha waalan

  • @user-fx4ec9bi1j
    @user-fx4ec9bi1j 24 дня назад

    Ma qof dhintay ayaa caawin laga sugaa??

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 24 дня назад

    Why they don't support plastine instead of Somalia.

  • @XasanBariise-o7k
    @XasanBariise-o7k 24 дня назад

    Hadalka iska haagaji
    Ma madaxwaynaha jamhuriyadaa somalilaand ayaad maamuule ku sheegi
    Waanu ka baxayna warbahuntaafda

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 24 дня назад

    Soomaaliya waxay hadda u baahan tahay, garabka masar, laakiin hadda sida aad sheegeysid maahan waxa aad ka hadleysid ma cquul maahan sidaa darteed, runta ma taqaanide masarna ma taqaanide ee iska aamus

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 24 дня назад

    bal eega waxaa kab iyo lax wuxuu ku hadlaayo qabyaaladaa lafaha jebisay

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 24 дня назад

    Waxa öagala gagaalamay carab technolojoga waana lahau guuleysey aqoonta waxabarashada
    Dhisaidda dadka iyo dalKa
    Markaa waa dalal gadaal uun u socda ee aaan wax horumar ah samaynayn .bal eeg iiraan malysia indoniya way socdaan
    Waayo technology dhisidda Qoonta
    Jihaynta dalka .
    Laakiin carab backward onli

  • @Sumaya-v5x
    @Sumaya-v5x 24 дня назад

    Waad xiiqday beentanagadaa

  • @MohammedMaxamuud-c8m
    @MohammedMaxamuud-c8m 24 дня назад

    Xaashi adiga waxaa doonto miyaa inaga dhaadhicinee

  • @SaidAhmed-t5c
    @SaidAhmed-t5c 24 дня назад

    Masar iyo jabuuti waxaa laga doonayaa ineey ciidamada soomaaliyeed la'hoowlgalaan kaliya taas baa keeneeysa caqabadaha gudaha in laga boksoodo deetana xuduudaha amaankooda loo gudbo

  • @GalolPro
    @GalolPro 24 дня назад

    Egypt Welcome to Somalia,s Soil & Teritory...

  • @Subeyriga
    @Subeyriga 24 дня назад

    HADII SOMALIWEYN GUUL DOONEYSO WAA INUU DHACAA DAGAAL ETHOPIA LALA GALO

  • @Shxusen55
    @Shxusen55 5 дней назад

    👍👍👍👍👍👍🦾🦾🦾🦾🇸🇴🇸🇴👍👍

  • @user-fx4ec9bi1j
    @user-fx4ec9bi1j 24 дня назад

    Non laleeyahay

  • @halbeegtrading7632
    @halbeegtrading7632 24 дня назад

    HADIIBA 2024 SII DHAMAANEYSO UU QORSHUHU YAHAY IN SOMALIA CIIDAMO CUSUB OO HOR LEH IN LA KEENO WAXAA II MUUQATA INAAN WILI XOR AHEYN SOMALIYANA EEY GACANTA UGU SII JIRI DOONTO QUWADO CAALAMI AH 🫠🤨🤨🤨

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 24 дня назад

    Carabi waa magac ee raggfa adddunka kuma jiraan .
    FagaaraAsha adddunka .

  • @aliqass1284
    @aliqass1284 24 дня назад

    Waa wax aan fiicnayn

  • @yusra2501
    @yusra2501 24 дня назад

    Waxad isu haysataa nin wax og laakiin waxad tahay qof an is ogayn wuxu ku hadlayo oo madhan ayka so hartay negatif iyo xasan kuwalo😭😭😭

    • @Sadam_Philipine
      @Sadam_Philipine 24 дня назад

      Waa ciil qabe maaha wariye waa nin reerkooda meeshan u fadhiya, waa ninka leh puntland Somaliland waxba Uma aragto😂😂😂😂😂

    • @Bilekhyr
      @Bilekhyr 24 дня назад

      Oroomaday tuugo 😱 SNM Tuugo Amxaaro tuugo sixiroole
      Abaa gadhayaasha

  • @theonlyman1405
    @theonlyman1405 24 дня назад

    Somali jogeya wadamada xasedka nagu ah oo adh hos tagaysan please carab ma ahan dad la isku halay karo masar imaradka waxay wax oo qaban la hayen Sudan ama falastin ma jero cadowga kowad wa carabta iyo Kenya Ethiopian ama Africa oo Dhan an dehe Kara aniga please somali wadowgena waxay ku so gabanayan qabiil ka an jojeno please an defacanno magaca somali 🇸🇴🇸🇴 please

  • @Subeyriga
    @Subeyriga 24 дня назад

    MADAXWEYNE XASAN SHEEKH ALLAHA GUULEEYO WAA WADANI GEESI AH

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 24 дня назад

    Maamulka ugu xoogan uguna dhaqaalaha iyo ciidanka badan guud ahaan somalia waa somaliland, punthland marka somaliland loo eego dhaqaale iyo military ahaan waxay ka noqonayaan 30%

    • @Sadam_Philipine
      @Sadam_Philipine 24 дня назад +1

      Waa ciil qabe sxb Kani,warkiisuna waa cadyay, kuye Somaliland puntland waxba isaga tirin mayso
      Kaasa wariye dhex dhexdaada sheeganaya kaasa ku leh qaran somaliyeedbaan rabaa, hadii la rabo sababta somali qaran ugu dhismi la,yahay waa tan reerbuu dabada ku hayaa qarana wuu doonayaa, hoyaadaa kuwas nijaas nijaas dhalay weeye oo ciil qabe ah.

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 24 дня назад

    MASASRIDU QARNI. HORE. AYAY KA XABKAYSAN JIREEN DHULKA. PUNTILAND. WAXAANA. LOO YAQAANAY. BILAADU. PUNTI

  • @axmedhaaruun2195
    @axmedhaaruun2195 24 дня назад

    Xaar firdhiye hooyadaa beenta ka was

  • @osmanyusuf3221
    @osmanyusuf3221 24 дня назад

    Waxan u malaynaya intaa aad sheektay ee aad sharaxzda ka samaysay, waa wax adiga aan ku dhafsisanayn,waax badan aanad ka ogaayn wax maanta xaqiqaadu tahay, waxaad is dhax dhigtay waxaan is la haayn,

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 24 дня назад

    Incorrect analysis

  • @ahmeddhabibboko1311
    @ahmeddhabibboko1311 24 дня назад

    🇪🇬🇸🇴🇸🇴🤔👉🇪🇹🇮🇱🇺🇲🇲🇫

  • @CabdiGadhle
    @CabdiGadhle 24 дня назад

    Aduun peenanle