Ya dhagsanaa heestan 2024 Himilo is back legend ❤️💪🏾🙏🏿💯 thank you walal give this a like I know people are here from youtuber chunkz I like him and he humble himilo is legend who watch this 2022
Omg back to the 2008 when I was student… aniga iyo nin aanu sxb ahayn ardayna kawada ahayn wadan Asia kuyaal sidoo kalena anu isku duruuf ahayn oo xaasaskayaga aanu kaso maqnayn bnu wada dhegaysan jiray … dhalinayaronimo+ardaynimo+familygii od ka tagtay nin so maray uun ba dareemikara.❤❤❤
Axyaa xasuus, heestan waxaa dhagaysan jiray anoo yar habarwadaagay nuuradiin siciid maxamed 2006 isagoo u qaadi jiray gabadh ifraax la dhaho oo ay jacayl wadaag ahaayeen. Caawa o ay 08 april 2023 waxan ku dhagaysanayaa laascaanood sool anoo difaac ku jira kuna jira halganka aan somaliland wadankayaga kaga saari doono insha allah mar danbe ban soo booqan anoo guulaystay
Maaida aragsan waan gulaystay alle weynena waa igu simay in anoo nool oo wadankaygii baraxay an mar labaad reply so galo allow mahadaa. Anoo isticmalaya user kalle
@@FaaraxdiiriyeDhadhanshe alhamdulilh Ina adeer hambalayo adigo cafimad qabto ayada markale reblye iso gashay. Allah waxa ka baray ina adeer. Ina mar kasta guusha. Adiga kul Jirto wax Dhib ahan uu na allah. Ku tu sin Gasiyow ina adeer 🥰 😘 gulayso mar kasta😘
Heestana waxaa ku soo xasuusanaya malin schoolka aan ka daahay wiil deriskeena Baabur noha wata isii dhaweey wll baa dhahay waa iga ogalaaday heestana baa ka shiidneed 😢2013 bay eheed magalada Mogadishu 18/7/2023/ daawanaya hada iga dembeyso like isaar
31 January 2024❤😢 Xumaan kuuma quuree Yaan laynakala xaman Yaan laynakala xadin😢 Xakamaha jacaylkana Xejiyoo ha siideyn🥲 I don't know if he loves me but I love him
Heestan wxa iiqadi jiray wiil aan jeclahay lkn hada wa iga gabsaday sidi uu iigu qadi jiray ayaan udhageysta wanan ku ilmeya isaga marka la hadlayona wa isku adkeya xnun ano daremaya ila hada wan jeclahay mana shegi karo inu ijecelyhy🥺💔
Maanta ay tariikhtu ku began tahay 11/03/2024 ayna tahay malinti axada wxaa Heestan igu kalifay inaaa dhagaysto gabadh aan dumarka dhan ka doortay ka dareemay inaaay is badashay 😢😢
Heeskan, waxaan hadyad uga dhigay marwdeyda mustaqbalka. Mar walba waxan aan jeclahay in ay dhagaheedu maqlaan erayada cudddon ee ku heesayo Himilo weliba sida bilaa turxaanta ah, heeskan waa xasuustayda adiga ayaana leh mar walba. Niyad sami iigu noolow mataantaydaay. 04/05/2024
Maxamed adan cali himilo waxan hestan ku dhagaysan jiray magalada burco 2007 wa fanan qaliya bariga album uu so saray ayay dadku aad u jeclayen garhana heestan
Xidigti habenkay xulashodaan ku haleye halsheey kamaan tagin xubi iyo galgacalkoo xageegi sidii ban u xanbar sanahe gaaro💔🥺😭 we love him because he loves us chunkz😂❤️
Sxb mahamed waan ku salaamaya heetaan iyadon sobixin ayu Aroskaygi haadyad iga dhiigay i never forget this Song thanks Abti nolow 2007
Heestan 2007 ayaan aad ujeclaa waxan xasuusta malin salasa 5/5/2007 anoo joga badiyaha deg. Shiikh malin dhan dhegsnayey sndksta bisha 5 comment ka bixiyaa❤ex reer shiikh wxn kaso slmyA Ottawa canada🇨🇦
Omg reer sheikh. Miyigee joogtayna ma calaacule
may waxan joogay waabaa meel la yidhahdo
M
A Walal anigana cawan heesta kula soo bookhde igu soo duce inaa aado canada 😢
@@NimcoAmiirama niyadaad ka jeceshahay dhoofka
Heestaan hadii soo booqotay 2023 adigoo jecl ku haayo oo rajo ku nol thy 🤣💝💝❤❤❤💋 ha ila dhaafin kii isla ogeyn 🤣🤣🤣
Wxn kaa soo salaamayaa egypt wllo rajo ku nool😂❤😢
😢❤❤❤
@@rahmaabdi4685 sidoo kle abayo kuu salamayaa
Taliye wa ku salmya😂
2023 dhageysanaya jaceyl na ima haayo wllo😂😂😂😂
Xusuus gaara runtii
Xural cayn lamoodyee
Naf jacayl xambarsho
Xiishii aduunkana xagaagauun
Ku koobta xubnahena kala
Maqan kala jira xag dheerba
Xanuunkooda dadaya 🥺🥺🥺🥺🥺🥰❤🤲🏼
Ya dhagsanaa heestan 2024 Himilo is back legend ❤️💪🏾🙏🏿💯 thank you walal give this a like
I know people are here from youtuber chunkz I like him and he humble himilo is legend who watch this 2022
me 25/2/2022🥰
Me 18 November 2022❤
Me 17/12/2022/😘
ani
07/03/2024
Omg back to the 2008 when I was student… aniga iyo nin aanu sxb ahayn ardayna kawada ahayn wadan Asia kuyaal sidoo kalena anu isku duruuf ahayn oo xaasaskayaga aanu kaso maqnayn bnu wada dhegaysan jiray … dhalinayaronimo+ardaynimo+familygii od ka tagtay nin so maray uun ba dareemikara.❤❤❤
thankz maxamed aden himilo fanan qiimo badan
heestan xidigti hawenkay 2010 ayan ad ijecla
lkin 2007 ayuu qaadey
Who is here because of chunkz❤️🔥🔥
How is Chunkz ?
Me
I’m here because of chunkz😭🔥
Same
Same
Sameeeeeeeee
Me as well what a coincidence! 😄
🤣🤣
Heestan waxa dhagaysan jirtay haboday aadna wey ujeclayd anigoo yar ban la dhagaysan jiray miss you habo 🇩🇪💕💋😍💔
Chunks made me relive in my childhood 2009. nostalgia.
Oh similarly wlhie bro
Yoo!!! Chunkz got me back to this song 😩😭
Fr🤣
Himilo dartiibaan kuugu saaray subscribe
Chunkz if u see this I love u with all my qalbi! May Allah make us cross paths one day inshallah ❤️
Caawa bishu tahay 2/5/2023 waxa heesta iso diray nolozhyda alle igama ka qado gacaliye abdifatah❤❤
❤❤
Axyaa xasuus, heestan waxaa dhagaysan jiray anoo yar habarwadaagay nuuradiin siciid maxamed 2006 isagoo u qaadi jiray gabadh ifraax la dhaho oo ay jacayl wadaag ahaayeen.
Caawa o ay 08 april 2023 waxan ku dhagaysanayaa laascaanood sool anoo difaac ku jira kuna jira halganka aan somaliland wadankayaga kaga saari doono insha allah mar danbe ban soo booqan anoo guulaystay
Guuleyso ina adeer ❤cadow kama guuleysto
Maansha allah waxaan mar sadexaad dhagaysanayaa 1 sept 2023 anoo magaaladaydii laascaanood xoreystay oo jooga jiida oog , laydhka oogna ii muuqdo wan awooda inaan duqeeyo laakin islaanimada iyo biniaadanimadan ilaalilanayaa , dulmigana wan iska fogaynayaa, laakin hadi 1 xabo kasoo dhacdo dhulka la simaya .
Alle weyne mahadii weeye inuu igu simo maantoo kale.
Maaida aragsan waan gulaystay alle weynena waa igu simay in anoo nool oo wadankaygii baraxay an mar labaad reply so galo allow mahadaa.
Anoo isticmalaya user kalle
@@FaaraxdiiriyeDhadhanshe alhamdulilh Ina adeer hambalayo adigo cafimad qabto ayada markale reblye iso gashay. Allah waxa ka baray ina adeer. Ina mar kasta guusha. Adiga kul Jirto wax Dhib ahan uu na allah. Ku tu sin Gasiyow ina adeer 🥰 😘 gulayso mar kasta😘
Mujaahid ma nooshahay
Omg !! Himilo in the house .. long time i didnt hear this song
Caawa bishu 10/Jan/23
Heestan waxa ii Soo diray qof aan aad u jeclahay alleh igamakaa qaado hbbi😘🥺🙈❤️
Listening to this song with my best friend while we are in the university campus unforgettable noght❤
2023:6:10
heestaan xauus gooni beey igu leedahy aabaheey baan soo xasuusanaya alah unaxaristo😥😥😥😥😥😥😥❤
Aamiin
Himilo legend 🔥❤😚
Xumaan kuma qudhe
Yan layna kala xaman
Xakamaha jacaylkana
Xejiyo ha sii dayn
Macana
Maxamed Hilimo Garanaayuunbaa Garanaaaya Ilmaderayaaaal waaa Stii Fanka Come Back legend👌👏
To many more happy, full of health to the 1 i singed for this wherever you are at xumaan malahan. Thanks to the singer for making reminiscence
2012 aan aad udhagaysan jiray heestaan ilaa hadda waan qaadaa markaan kaligey ahay ama markaan waqti farxadeed ku jiro.
Xaajigii hore ee fanaanadeena idil barkhad maanshallah fanaan qiimo leh himilo. Wellcome back
Kaltuun waxa qabi jiray. . Fuad cumar walaalkii sir Maxamuud
Allow igu sin midkiii dhib waliba ii ilowsiiye Abdullahi 😭😭❤️❤️❤️🔐
21/7/2023 kampla. Ayaan ku dhegaysanya 1:13 daqiiqo. Hadaad iga danabayso Like.
Manta baa soo xasuusty in aan dib u dhageesto maxamed adan himilo 💥✔️✍️31/07/22
The one and only himilo welcome back waa lagu tebay😍👌🏽👏👏
Heestan anoo yar meelaha ka maqli jiray markan iskuulka kaso rawaxayo memory 😢 xafadaydii hindiyo layn never forget
Ninkan himilo waa nin wax bartay oo aqoon leh shaqaystana fanku hiwaayad ka yahay waana ta qurxisa markuu heesayo
Are we gonna ignore the fact that the guy in the blue shirt is high out of his head
I listened this song 2008, now remembering with nostalgia
Heestana waxaa ku soo xasuusanaya malin schoolka aan ka daahay wiil deriskeena Baabur noha wata isii dhaweey wll baa dhahay waa iga ogalaaday heestana baa ka shiidneed 😢2013 bay eheed magalada Mogadishu 18/7/2023/ daawanaya hada iga dembeyso like isaar
Ayo Chunkz good looks, this song is mad 🔥
Xusuus gaar ah 15 years ago maxamed aadan himilo mahadsanid 🙌
Who is here 19/9/2024😢🎉
Am 25.9.2024 Um 09:11 bin hier😢
heestan long time baan mqly manta anigo tik tok wareygayo ku dhex arky 27/4/2023 hdii aad iga danbeyso like ii saar
Heestan waxan dhagaysan jiray 2010 anoon qofna jeclayn ayuu jacayl iska kay gali jiray hhh xusius hada waxan dhagaysanaya anoo buugi jacaylka laabay
31 January 2024❤😢
Xumaan kuuma quuree
Yaan laynakala xaman
Yaan laynakala xadin😢
Xakamaha jacaylkana
Xejiyoo ha siideyn🥲
I don't know if he loves me but I love him
2023😭💔Dareen Qalbigeyga jira Taabatay Heestani🙈
Heestan wxa iiqadi jiray wiil aan jeclahay lkn hada wa iga gabsaday sidi uu iigu qadi jiray ayaan udhageysta wanan ku ilmeya isaga marka la hadlayona wa isku adkeya xnun ano daremaya ila hada wan jeclahay mana shegi karo inu ijecelyhy🥺💔
Sis niyada khayr usheeg mid aad ku ilowdo ayaad heli😥
Sorry😢
Cawa heestan ii horaysa 4 July 2023 wixii iga danbeyow salan sare❤
heestaan hadii soo booqatay 2024 Lejin ayaa thy wlhi ❤❤
Best album himilo xasuus ❤
Heestan 2024 lejenka daawanaya waliba isagoo islaantiisi uu guursanayay u dhagaysanaya😂❤🎉
Garxajis are the best singers and best looking people 🥰🥰🥰🥰
Anna wasa garxajis iy0 hoyadaapa wase
@@halabuurbuuxa9658 heego always weird 😂😂😂
@@annemarieevamarie2010 Heeg0 wataa futadda niga waseysa ee xooga nigu haysta ma waxbad ka odhan kareysaa
@@halabuurbuuxa9658 you wish 😂😂😂
@@halabuurbuuxa9658 Markad garxjis maqasho miyad kanxda magac adoonyow ilaahayba na badiyey dee mana dhulka qaybino qoonbad idin siinay😂😂
Maxamed adan [HimilO] Top Songers🎶💯
Ragii fanka lahaa baa soo noqday
Heeskan cidii dib usoo boqtay 2023
Ee niyad jabsan sidayda like ha ila dhaafin ❤🎉
ragii fanka lahaa weeyan maxamed aadan himilo legend
Maanta ay tariikhtu ku began tahay 11/03/2024 ayna tahay malinti axada wxaa Heestan igu kalifay inaaa dhagaysto gabadh aan dumarka dhan ka doortay ka dareemay inaaay is badashay 😢😢
Ka tag sxb
Xidigtee hawenkeen xulashadha kuhalyey, halshey kamantagin xubigiyo kalgacalkoo xageygi sidhi baan uxambarsanee garo😭😭😭 love you sweetheart ###siman❤💝💘
Cwa wa habeen 14 February 2024 .
Wxn ahay qof daciifa wlh
O nugul .
Ilahow isahal 😢
Monday 11 July 3:56 wlhi xasus ayay iahan donta heestan I.a waan so bogan dona qoralkan 🥺❤️🔥
Xakamaha jacylakana xaji o hasidryn ❤
Wxaa aan dhageesanaayaa heestaan 22/July/2023 3:06 😢 xakahama jaceylkana xaji oo hasii deen 🥺🫶🏻 xiisihii aduunkana xagaag uu ku koobtay xumbanaheena kala maqan kala jira xag dheer xanuunkooda dadayaa hbnkiina xeerkood riyo igula xaashtaaa xumaan kuuma quuree yaanakala xadin xakamaha jcylkana xaji oo hasii deyn 😢🥹
Himilo ❤️ walahi fanaan dhaba madaar ayaanu kulaney 2013
Heez aan aad ujeclhy caruurnimadaydii 2010 wxn maqli jiry anigoo 8 jir ah wlhy waa heez agtyda aad qaali ugu ah barigaa ma aqoon macnaha heezta lkn hda ayaan dareemay waxy ka hadlyzo barigaa heezta la qaaday waxaan daganaa burco waqtigaa izbedelay hda waxaan daganahy sweden wlhy waa wada stress 😢😢😢
Masha alllah maxamed himilo nolow fanaan qaaliya❤
This song is a special memory , 2008 was the year.
Walhi it's a special memory I wish I could return it back 😔
Wow eeshcalaa legend Mohamed Aden himilo iyo hees dareen leh 15/08/2023 iyo Washington D.C
Dareen igu jiraan maanta u dhagaystay heestaa ❤
Put this on spotify asap!!! 😩
Waaaw eesh calaa sound maxamed Ahmed himolo xasuus igu dheer 2009) inta dhagaysanysa 14/01)2022 like saara
Caawa waxan dhagaysanaya heestan aniga oo qof aan aduunka igu jeclaa .
Qalbigeda jabiyey lkn ka rajo dhigi Mayo inan kabo .
He is my favourite singers ❤
Ilaa 2008 kii xataa jacayl ma aqoon hadana waa jeclaa heestaan😢
Ya so boqdeyy hestan 2023 isagoo lgu weyn yhy😢❤😅😅 hwen khimasa ⁵/7/20²³
Chunkz threw me here😭lol
2023😢 from TikTok 😂
I'M here becouse of Chunkz😭💋🔥
Xasuus qaali igu ah❤❤❤❤😂
Chunkz brought me here 😍
Himilo my favourite singer ❤
Xulasho xusus igu qaliya 🎶 🎵 🪕 🎼
Lol
@@abdirisaaqabdirisaaq-qe2vo hhhh😂maxa wuxu soo xasuuste maxa ugu qoslee 😭
Ninkan wa la helay wwow welcome back ur a legend man
Still listening 😢
Who is here after chunkz in tiktok
Since 2002 studio Titanic hargeisa khaasatan idacada ❤❤❤❤
waaan xasuustaa himilo anoo yar ayaan dhagaynsanjiray 2003
One my of my all time favors , thanks himilo 💜💜
Alla maxaanu gabownay old is gold ilaahow maal maha nolosha noo hadhay noo wanaaji 😊 kuwii naadhafyna noo cafi❤
Xakamha jclkna xejiyo hasiidyn 😊
Heestan qoftan uqaadi lahaa malaa maba noola🖤💯
Chunkz made me from tiktok🥶🥶🥶
Heeskan, waxaan hadyad uga dhigay marwdeyda mustaqbalka. Mar walba waxan aan jeclahay in ay dhagaheedu maqlaan erayada cudddon ee ku heesayo Himilo weliba sida bilaa turxaanta ah, heeskan waa xasuustayda adiga ayaana leh mar walba. Niyad sami iigu noolow mataantaydaay.
04/05/2024
Heeadan waxan sobookhdayay galbta 19/8/2024😢 jacylka nasiib umalhii blze manta gonsadaay inan farahaba kaqado😊
Goankaas kulaabo abyo ❤
Maxamed adan cali himilo waxan hestan ku dhagaysan jiray magalada burco 2007 wa fanan qaliya bariga album uu so saray ayay dadku aad u jeclayen garhana heestan
Waa ni ka codkiisa u qiray runtii laguma gaadho walaal ❤❤❤
Hadad hestan Midhaha machan and soo boqotay like isaar ❤
I love this song. What is he singing about? I am not Somali.
Dadki fanka ku xaragodaY🦁
Legend is come-back
best of all❤❤ love it 18/1/2025
Ereyadii AUN abwaan Maxamuud Cabdullaahi Ciise (Sangub) .
wxan Daawanayaa 2024 because of Chunkz😂❤ Been miyaaa
Long time heesden 2007 so baxdey wale xasuus ayab galay cadi ma ahan waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw
Heeestan ayaaa Sameeyay Aan Abaal Marin siiyeeee abwaanka Ha Laysheegu
Sidaan ka maqlay cumar seerbiya oo uririya fanka
Waxa lahaa Abwaan maxamuud cabdullahi (sin-gub)
Xalah waa lay iso werrarray waa li ceeshay. Hadi aad ku noqotiin waan ni so werrarrayna.
Hees Wada jirta wanasocota cod music ilaa laxan thanks himilo old boy
Wow ! Old is gold 😢🥺😢😭
Fav Childhood Song__👸❤️
Legend alfanaan himilo manshalah hal habeen kama tagin alle cimriga hawsiyadiyo 24 jir ayadba mooda
Hannad Kaafi dadka ha walin waa odey waa la argaya 🤣
Xidigti habenkay xulashodaan ku haleye halsheey kamaan tagin xubi iyo galgacalkoo xageegi sidii ban u xanbar sanahe gaaro💔🥺😭
we love him because he loves us chunkz😂❤️