HIMILO HEES U HADYEEYAY XAASKIISA HAMDA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 фев 2025
  • #subscribe like and shere #
    Thanks you wetching!!! ⚡️
    / @matanaaha
    facebook m.facebook
    instagran www.instagram
    Snapchat www.snapchat
    ___________________________
    Don't forget to Subscribe! / @matanaaha
    ____________________________

Комментарии • 278

  • @fowsiyoabdi4093
    @fowsiyoabdi4093 2 года назад +3

    Ibtigay alaw kaga dhig wllo dhal abwaan himilo asal faneed wllo toban jeer ban ku soo celiyaa fahma somaliga aftahan cod macan axsan fanan xamday ilhay hakaa dhigo ❤❤❤❤❤❤

  • @sharuzaadsmile2238
    @sharuzaadsmile2238 5 лет назад +13

    Habadey buu qabi jiray idil barkhad omar calafkodina wuu kala dhamadey
    Isku wara himilo hmda wda jira abid💏💏💏💏💖💖💖💖😍

  • @AhmedIsmail-kn5ue
    @AhmedIsmail-kn5ue 4 года назад +20

    Heestan Waa Hees Dareen Leh Runtii xataa Dareen Ayaa lagu Sameyay Erayada dareen ayuu ku Qadaya dareen Ayaa music lagu Tumaya Dareen Ayaa lgu Duubay Dareen Ayaa lgu soo Galiyay Meeshan Ana Dareen Ayaa ku dhagayisanay Ee ila mid ma tahay Adna like igu Qabo 👍👍

    • @nasmacumar3406
      @nasmacumar3406 4 года назад +1

      Xalku waa wada dareen 😂😂😂😂😂

    • @AhmedIsmail-kn5ue
      @AhmedIsmail-kn5ue 4 года назад +1

      @@nasmacumar3406 sow ma aha Hno😀😀

    • @zupermax3710
      @zupermax3710 4 года назад +2

      Wayo sxb himilada darenkiisa ka hadlaya xaaskiisa cusub xamda

  • @idhodeka2617
    @idhodeka2617 5 лет назад +8

    MNSHALLAH Mohamed adan himilo and his wife hamda hambalyo keep going jahuur👏👏👏😍😍😍

  • @hibaknuora486
    @hibaknuora486 5 лет назад +8

    Hamblyo indero Mohammed aadan himilo iyo dumazhiyo xamda dhisma oo dhaqma

  • @zupermax3710
    @zupermax3710 4 года назад +3

    Aad iyo aad dareen way dhaaftay alfanan and eng. Maxamed adan cali himilo legend aan taagero

  • @ahmedxasanhuseen2151
    @ahmedxasanhuseen2151 5 лет назад +2

    Masha alalh rabbi ha Odin barkeyo legend himlo adiga Murwada Hamda laxankaag iyo codkaaga macan nagu soo jiidataye abwan ganey eryo fadhiyo radiyalhu Canhu will iyo cano gabar barwaaqo

  • @ismahanmagan816
    @ismahanmagan816 4 года назад +3

    Hbn aad noogu wayn buu ahaa abtiyo himilo iyo marwadiisa dhismoo dhaqma❤❣

  • @engabdiqani8191
    @engabdiqani8191 2 года назад +3

    mansha allah hambalyo soo daahday sxp

  • @dr.abdihakimhassanjama6497
    @dr.abdihakimhassanjama6497 2 года назад +2

    One of my favourite song and memorial time and best artist in somalis singers

  • @deeqaluulaaaden3870
    @deeqaluulaaaden3870 5 лет назад +8

    I love 💕 jacaylka iyo families is jecel love is important Masha’Allaah because noloshaa ku xran qoyska ama Bini Adamka Isku waara Hambalyo 👏👏👏❤️❤️❤️

  • @DHAQANMAALONE
    @DHAQANMAALONE 5 лет назад +4

    Ilahay haysu barakeeyo oo guur waara ilahay haka dhigo gurkooda, himilo and hamda ....

    • @Matanaaha
      @Matanaaha  5 лет назад

      Amiin ya raabi thanks wllo

  • @ahmedabdi8486
    @ahmedabdi8486 3 года назад +2

    Waxaasa cod ah waa fan akhlaaqi ku dheehan tahay himilo fanka somalida nadiifta buu tusaale uyahay

  • @hamdaqani2752
    @hamdaqani2752 5 лет назад +5

    Masha Allaah qoyskii dhisma ee dhaqma Alle haydinka dhigo ❤❤❤♥️

  • @xubimuuse5272
    @xubimuuse5272 5 лет назад +2

    Masha allah himilo waa kabaxzaday alle hakaga dhigo intad shegtayba

  • @nimashine8475
    @nimashine8475 5 лет назад +3

    Legend himilo waa fanaan an xoog u taageero isku waara abidkin farxada himilo waa tayda

  • @mukhtarabdi9379
    @mukhtarabdi9379 5 лет назад +2

    Mashallah alfa mabruk bro himilo & walashy hamda best famil Allaha ini barakeyo

  • @amanyedd8432
    @amanyedd8432 5 лет назад +1

    Hees legende weeye qofki hibo leh sidaasu weligi ahaanaya top waxi niic meesha la taagana waa la waayaya

  • @falisabdi3206
    @falisabdi3206 5 лет назад +6

    Soo Romaric heestan. Isku waraaa jacylka. Ha guuulysooo🎤☘️☘️

  • @abdihassan8432
    @abdihassan8432 4 года назад +1

    Machallah mahamed himilo iyo xas kaga allahay ilxuun inynatuso amiin wa anigo katirsan koxda 4mars mabruk

  • @amanyedd8432
    @amanyedd8432 5 лет назад +30

    Weligay nin xaaskiisa amaan iyo duco isugu daray himilo kow ah allaha ku aqbalo ka dhigo hooyo uur nugul isku waara walahi gabadha niyada uga duceeya markaan heesta maqlo

    • @zupermax3710
      @zupermax3710 5 лет назад

      Himilo top weyan

    • @zupermax3710
      @zupermax3710 5 лет назад

      Inabti way jiraan hhhh

    • @amanyedd8432
      @amanyedd8432 5 лет назад

      Maxamed Aadan adiga miya labayn raba wallo

    • @zupermax3710
      @zupermax3710 5 лет назад

      Hhhhh mmaxan labeeya mana tii kowadba haya sugayaashan kamid ahayn xilka sugaya hhh adna inabti

    • @zupermax3710
      @zupermax3710 5 лет назад

      Amany edd

  • @NawaalGarasho48
    @NawaalGarasho48 5 лет назад +4

    Mnzha Allah Alle ha izu kiin daayo abti iyo adeer mohmed Aadan Ali and his wife hamda💖💖

    • @lamahuraanChanel
      @lamahuraanChanel 5 лет назад

      Quruxay ado raaliya subscribe ii saar mahadsanid jazakalaahu khayr wllo

  • @mahamoudgeedoow3906
    @mahamoudgeedoow3906 4 года назад +3

    Ar waxan hees weeydhaftay ee wax kale ku sheega😁. Hamblyo Hambalyo isku wara ❤️

  • @qisasduniya1053
    @qisasduniya1053 5 лет назад +2

    Ooninkani guur badana subxallah imisa mar ayu gursanaya norway ayu ku noolyahay

  • @hodancaday5496
    @hodancaday5496 5 лет назад +2

    Gratulerer så mye, Mahamed Himilo og Hamda, hees qiimo badan weeyi 🎶🎶🎶🎶🎤

  • @fardusaw9688
    @fardusaw9688 5 лет назад +4

    Aaaaammmmiiiinnn yarabi ilahayow isku kiin barakee.

  • @zupermax3710
    @zupermax3710 4 года назад +1

    Eng.Mohmed adan ali himilo legend taagere weyn u ahay

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 5 лет назад +2

    Masha Allah astuurnata ka helay qurux weeyi astuuridu

  • @h-mohamed4224
    @h-mohamed4224 5 лет назад +4

    Waaw mansha allah alle haysu kiin barakeeyo my song. ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @rayaansiyaad3337
    @rayaansiyaad3337 5 лет назад +3

    Masha allah gabar asturan Aqlaq Kaa Muqato ♥♥🌷

  • @safaso92
    @safaso92 5 лет назад +2

    Waah caadi maihin Masha alah

  • @aasiyaaxmed796
    @aasiyaaxmed796 5 лет назад +2

    Masha allah hambalyo guurkina guur khayr gurigina guri nagi gulow kayeel❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ ubad khayr qaba kala hela ❤️❤️

  • @hamdamumin3927
    @hamdamumin3927 4 года назад +2

    Mashalla barakalla buetifull🥰🥰💓💓❤️

  • @hani8826
    @hani8826 5 лет назад +2

    Mashaa allaah alle ha idin xifdiyo alle ha isu kiin daayo yaa rabbi

  • @umwaleedma9580
    @umwaleedma9580 5 лет назад +6

    She is the prettiest of them ALL abti. MashaaAllah .... Barak Allah Lakuma wa barak Alaikuma wa jamaca baynakuma bel kheer xx 😘

  • @ubahabdilahi879
    @ubahabdilahi879 5 лет назад +6

    Edo mcn allaha ku dhawro 😙😙😙😙😍😍😘😘😗😗💑💖💖💗💙💚💚💝💝💜💜💛💞💞💟❣💌💚💚💗💖💓💓💓❤💘💘💘

  • @sahraahmed3938
    @sahraahmed3938 5 лет назад +4

    Masha'Allah Tabaraka'Allah illahaw idin xafid osha cadawga idinka hay

    • @lamahuraanChanel
      @lamahuraanChanel 5 лет назад

      Amin wllo qali ado raaliya subscribe ii saar mahadsanid

  • @zupermax3710
    @zupermax3710 3 года назад +1

    Eng mohmed adan cali himilo ahna alfaan himilo walhi taageere weyn oo walib special ah ban u ahay tolow yaa whts apkiisa isiiya

  • @umushadib3702
    @umushadib3702 5 лет назад +2

    Maxamed adan cali wayne abtigay masha Allah

  • @luulaxaaji3455
    @luulaxaaji3455 5 лет назад +2

    Masha allh hnplyo adeer

  • @moedacar3100
    @moedacar3100 5 лет назад +4

    What the great voice himilo congrats 👏.

  • @wacanmadar7409
    @wacanmadar7409 5 лет назад +4

    Masha alllh mabrook alfi mabrook

  • @hasnaharoun969
    @hasnaharoun969 5 лет назад +2

    Masha Allah beautiful dress and beautiful bride 💕💕

  • @7aydarus
    @7aydarus 5 лет назад +6

    Eng ku wali Waa shidan Yahay Mansha Allah Isku waara Codkiisu wali Ismuu badan Dareen Aan U qoto dheer buu ku Heesayaaa

    • @qaaliluularajadacalafkaans6649
      @qaaliluularajadacalafkaans6649 5 лет назад

      Ninka xageed u gaboojisay sawkii maalin dhaw aheed album kii himilo

    • @mahamudabdi4107
      @mahamudabdi4107 5 лет назад

      Kkkkkkkkkk sheekhaygii ibnu cali deeq gubuu kaa kaawaynaa sidaan warka kuhayo

    • @nimcorooble1188
      @nimcorooble1188 5 лет назад

      Masha Allah huno nice

    • @hamdijama5945
      @hamdijama5945 5 лет назад

      Jaw kan wareersani muxu ahaa oo Goormu codkiisu is badala miyu gaboobay

    • @saynabsiman4182
      @saynabsiman4182 5 лет назад

      Hhhh o ma nin weynba haduunbuu yahay ragu markay ugu wanaagsanyiin xaga dada

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 5 лет назад +2

    Mansha Allah Allah ha isu keen dayo amiin amiin yaa Rabi

  • @jasmine-007
    @jasmine-007 5 лет назад +2

    Maasha Allah 😍 barakallahu fiikum🌷👏

  • @munaayomohamed3034
    @munaayomohamed3034 5 лет назад +2

    Gratulerer so mye Himilo iyo Hamda❤️

  • @ALRiyadiljana-MC
    @ALRiyadiljana-MC 3 года назад +3

    Cibadada ilahiyo
    Alle waheshigiisiyo
    Umo hooyaday iyo
    Sharaftayda idilkeed
    Tu ilaalinayso
    Aan ku aminaad tahee
    Duco walideey edeb
    Dadnimiyo amaan badan
    Dhaqankii islamkiyo
    Anshax iyo samanbaan
    Aan kaa arkoodee
    Moni ayahayagaay
    Ilahay hakaa dhigo afo
    Khayr qabtoo bilsn
    Ori lagunastooo nagi
    Iyo hooyo uur nugul
    Iftinkaaga quruxdiyo
    Indhahayga deeqiyo
    Dabcigiuo asluubtiyo
    Ereyada macanbaaa
    cashaqa abuuroo
    Naxariisto waa adi
    Marna urursamantiyo
    Asturnanta sharaftiyo
    Goba ahandhaga iyo
    Hidihii ayeeyaa aan
    Kaa arkooday

  • @shukriciidle1188
    @shukriciidle1188 5 лет назад +2

    Masha Allah hambalyo isku wara abid🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @mohamedosman977
    @mohamedosman977 5 лет назад +10

    illaahey farxadaa idinka muuqata ha idinku waariyo,ubad wngsana haydinku arsaaqi

    • @lamahuraanChanel
      @lamahuraanChanel 5 лет назад

      Wllo qali ado raaliya subscribe ii saar mahadsanid

  • @FaadumoAbdullaahi-jh8fx
    @FaadumoAbdullaahi-jh8fx 5 лет назад +2

    Masha allah alif alif mabruk farxad ku wada nolada

  • @abokorahmedsaidreerbelgium2605
    @abokorahmedsaidreerbelgium2605 5 лет назад +6

    Manshallah himilo and hamda
    Alif mabruuk will iyo canno allah Haa inu Arsaqoooo amin amin

  • @aishamohamed2206
    @aishamohamed2206 5 лет назад +5

    Congratulations may Allah bless you guys 👏👌👌🥰🎈

  • @happybintuabdi5661
    @happybintuabdi5661 5 лет назад +1

    Mansha allah isku waara abid

  • @zupermax3710
    @zupermax3710 5 лет назад +2

    Hambalyo maxamed aadan cali himilo iyo xaaskisa hamda

  • @nadiamohamed177
    @nadiamohamed177 5 лет назад +22

    Rabiga weyni haydin hadeeyo waa akhiro saban waa umad luntey
    Rabiga weyni xaqa ha tuso umad wixii rabiga weyni xaaraan ka dhigay ku dhaqmaaya umad yaable miyaanay ka baqayin in cadhada rabiga weyni ku dhacdo maxaa u diiday inay guriga kheyer ku dhisaan

  • @LibanYusuf-g3e
    @LibanYusuf-g3e Год назад +1

    Marna urursanaantiyo
    Asturnaanta sharaftiyo
    Gob Ahaan Shahaagiyo
    Hiddihii Ayeeyaa

  • @macckpolar6673
    @macckpolar6673 4 года назад +2

    nice song 🎧 love it many congrats both of you

  • @zakariamohamed754
    @zakariamohamed754 4 года назад +1

    Axya himilo Fanaan jira iga dheh

  • @ardoolow2482
    @ardoolow2482 5 лет назад +1

    Mansha Allah isku waraa lamanaha is jecel

  • @deeqaluulaaaden3870
    @deeqaluulaaaden3870 5 лет назад +3

    Wow Beautiful Masha’Allaah nice song congratulations wonderful 👏👏👏👍❤️❤️❤️

  • @warsandehir605
    @warsandehir605 5 лет назад +2

    Idil barkhad waxay ahayd gabar aad u qurux badan

    • @salmabila6099
      @salmabila6099 4 года назад

      quruxdu waxba mayartoo lasoxo dadnimadaaa la fican quruxi waaa qalbiga 👍

  • @idliibrahim9135
    @idliibrahim9135 5 лет назад +2

    Manshaallah alif mabruuk

  • @reo9475
    @reo9475 5 лет назад +4

    Waa inan asturan Mashallah ♥️♥️

    • @Official-fu2gb
      @Official-fu2gb 5 лет назад

      Sanma asturnan ah way qawantahay toobku waa shabag inta saro dhan

  • @monam7931
    @monam7931 5 лет назад +2

    Mansha Allah. Himilo long time. Hanbalyo

  • @hirrowleofficialchannel3186
    @hirrowleofficialchannel3186 5 лет назад +3

    Maasha alaah isku waara idin ale.
    Eng: Himilo iyo Xamda

    • @lamahuraanChanel
      @lamahuraanChanel 5 лет назад +1

      Wllo qali ado raaliya subscribe ii saar mahadsanid jazakalaahu khayr

    • @hirrowleofficialchannel3186
      @hirrowleofficialchannel3186 5 лет назад

      @@lamahuraanChanel waanigaa kuu subscribe gareeyee adna waan kaa codsanayaa inaas subscribe ii saarto.

    • @lamahuraanChanel
      @lamahuraanChanel 5 лет назад +1

      @@hirrowleofficialchannel3186 waan kuu saaray wllo

  • @caamirxuseen7848
    @caamirxuseen7848 5 лет назад +3

    mansha allah ha waaro jacaylku

  • @zupermax3710
    @zupermax3710 Месяц назад

    Mohmed aadan cali himilo legend

  • @invisiblehandsmaliby3266
    @invisiblehandsmaliby3266 4 года назад +1

    Hala Hala Himilo hamblayo zxp

  • @lailaabdi4565
    @lailaabdi4565 5 лет назад +2

    Maansha alla wey asturanty laakiin miisugu waa danbi ereyada amaanta wey banaanty inaad ka dayso ayay ahayd

  • @farhiyadhamys6403
    @farhiyadhamys6403 5 лет назад +1

    Mansha allah Allah ha isku kiin dhowro Hambaliyo fanan Himilo iyo xaaskisa 👏😍👏😍👏😍✌❤👌

  • @Princezzasma
    @Princezzasma 5 лет назад +1

    Masha allah indr alle hakaga dhiigo guur khyr qaba

  • @rahmaadan5053
    @rahmaadan5053 5 лет назад +3

    Ilaahay hakaaga dhigo mid khayr qabta

  • @moali6857
    @moali6857 5 лет назад +1

    Ilaahay ha idin xafido bless bro

  • @shukrimohammed7682
    @shukrimohammed7682 5 лет назад +2

    ALfanan HiMiLo HanbaLYoH❤😘

  • @hiboyinis1572
    @hiboyinis1572 5 лет назад +4

    Mansh Allah walaalkay hemilo

  • @shabcanmohamed2286
    @shabcanmohamed2286 5 лет назад +2

    Alpha mabrouk 😍

  • @AbdoubakerHOUSSEINAbdi-ee2ir
    @AbdoubakerHOUSSEINAbdi-ee2ir 10 месяцев назад +1

    Masha allah

  • @ayaanaadam5777
    @ayaanaadam5777 5 лет назад +2

    masha allah dhismoo dhaqma

  • @iqracapdirashiid8248
    @iqracapdirashiid8248 5 лет назад +1

    Aamiin alle ha isku kiin barakeyo

  • @hamdahassanomer3529
    @hamdahassanomer3529 4 года назад

    Himilo favorite wllhy

  • @queenabdi7278
    @queenabdi7278 5 лет назад +1

    Maansha allah mabruk nin raged baa heshay kugu fanayo

  • @IbrahimAli-qg1lg
    @IbrahimAli-qg1lg 5 лет назад +2

    Mansha Allah Allah bless you're M

  • @xamdamohamed6656
    @xamdamohamed6656 5 лет назад +2

    Mashallah isku waara ubad kheyr qaba kala hela

  • @ladanfaysal7765
    @ladanfaysal7765 5 лет назад +4

    Mnzhallah alle haysku daayo

  • @nasirjamacjamac869
    @nasirjamacjamac869 3 года назад +2

    Himilo fanan qaliya

  • @Caliya2020
    @Caliya2020 5 лет назад +3

    She's beautiful hambalyo

  • @nawalsaid9421
    @nawalsaid9421 3 года назад +1

    idilba waa hooyo uur nugul wataa caruurteedii qurbaha ku korsanaysa

  • @aminamuhmed8840
    @aminamuhmed8840 5 лет назад

    Alow curada kharyliyo caruur khayrle idinsii aloowcaano iyo nabad cimrigiinku waartaan xamda iyo maxamed 💝💝💝💝💝💝💖💖💖💖💖💖💖💖💌💌💌💌💌💌💌💌💌💯💯💯💯💯💯🤲🤲🤲🤲🤲🤲👏👏👏👏👏👏👏👍👍👍👍👍👍

  • @fartuundheeyman2825
    @fartuundheeyman2825 5 лет назад +3

    ماشاء الله is kuwarah ubaad qeyr illaah hanisiyo

  • @cajibiyos
    @cajibiyos 5 лет назад +2

    mashallah mashallah Mabrook

  • @indhouroonindhodeeraaleey6608
    @indhouroonindhodeeraaleey6608 5 лет назад +13

    Ex idil barkhad ahaaa😂😂

  • @ifraahahmed5006
    @ifraahahmed5006 5 лет назад +2

    1 love 4 u bbe himilo my fanaan

  • @hamdahassanomer3529
    @hamdahassanomer3529 4 года назад +1

    Himilo fans haduu culsyhy fanknaa culus 😍🤩🤩💯

  • @raagedirir9171
    @raagedirir9171 5 лет назад +4

    top song himilo

  • @nimcomaxamed9351
    @nimcomaxamed9351 5 лет назад +3

    Masha Allah

  • @lindaadam6139
    @lindaadam6139 4 года назад +1

    Beautiful song .

  • @bartaynoloshicusbeyd8103
    @bartaynoloshicusbeyd8103 5 лет назад +3

    Waa hees daren keda wadato. Gawadha xita wey qushucday
    Hambalyo walal

  • @dhemankhadar8391
    @dhemankhadar8391 5 лет назад +1

    Hambalyo indr Himilo
    Xamda sodhawow Dumashi

  • @gulledyare9619
    @gulledyare9619 5 лет назад +6

    idil barkhad kaqariya kkk😂😂😂😂