Maxamed bk - Jawharad Best Official video HD

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 681

  • @ahmedkadarabdi5692
    @ahmedkadarabdi5692 7 месяцев назад +39

    War musica ha la iska dhafoo oo wallalayal ku saliya nabi maxamed Scw Scw Scw Scw allahay ka cabsada sxbayal❤️❤️❤️

    • @CxafiidFarax
      @CxafiidFarax 2 месяца назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @SamiirDaacadofficial
    @SamiirDaacadofficial 9 месяцев назад +102

    bk yaa ila dhagesanooyo hesahiisa 2024 😢😢 codkisa dib u soo raadiyey ninkan libaax hadu jiray Fan aduu ahaa sxp

  • @dhiibsanetvshow
    @dhiibsanetvshow 11 месяцев назад +44

    Qof ku jecel adoo jecel
    Very close 2024 and legends are Stil listening 👂 this masterpiece ❤😊

  • @muwdaaxmed8713
    @muwdaaxmed8713 Год назад +53

    2018bilowgisii waa hestii u horaysay ee uu soo diray wilkii aan waga wada soconay wagas oo ahyd xiligii aan saxmad casha ku so biray waqti xadirkaa oo ku sugna magalad burco isna uu ku sugnaa somaLiya qayb ka mid ah
    ilaa hada wan wada socanaa 6 year isha aalh 2023 iyo inka badan wan rajaynayaa l miss you gcliye💋💋💋💋👑

    • @qaaliahmedomar3413
      @qaaliahmedomar3413 Год назад +4

      allaha isku kiin barakeyo

    • @Abdiwahidyaasiinfaarah
      @Abdiwahidyaasiinfaarah Год назад +5

      illahow inTa is jicel CalaF IskuGu Dar AniGana illahow QalpiGa I qapooji MY Somali Proz n Siz Love U ❤🙏🫂🌍

    • @maxamuudildab4316
      @maxamuudildab4316 5 месяцев назад +3

      Kk sheekadiinu calaacal bay ku dhamaan
      Sheekada lama dheereeyo anba waa la is guursadaa anba waa lakala hadhaa
      Wixii intaa udhaxeeyaa waa khiyaali

    • @Malloofficial1
      @Malloofficial1 4 месяца назад

      Alle haysu kiin daayo wll mcn❤

    • @khubaybcabdirisaaq4196
      @khubaybcabdirisaaq4196 21 день назад

      Alle haku daayo❤

  • @aaminaabdi9088
    @aaminaabdi9088 3 года назад +62

    Bk wxan ku jeclaa ixtiramka markuu xaskisa gacanta soo qabanayo asmaa ayaa modaysa inuu iyada gacanta u tagayo, balse madaxa ayuu gacan kasaray waa qadarin iyo raali galin

    • @ClxakiinXasan-dt9yt
      @ClxakiinXasan-dt9yt 5 месяцев назад +3

      Indheer garad wllhi waan arkay waan jeclhy in la ilaaliyo qalbiyada hablaha☺❤

  • @abdiqanildn
    @abdiqanildn 9 месяцев назад +321

    Anyone at 2024👋🏽😂

  • @fight_stone1322
    @fight_stone1322 7 месяцев назад +3

    I have been listening to this song since 2017 now its 2057 still 1 of my favorite Somali songs.. massive love from trinDAD❤

  • @istafaneybuni8637
    @istafaneybuni8637 5 месяцев назад +31

    One of my wedding songs! Just watched my wedding video almost 7 years ago! mashallah tabarakallah he was amazing ❤

    • @amiircazkah9058
      @amiircazkah9058 4 месяца назад

      Macha alh araooskagi miyaa kan uu ka qaadayaa wllo 🎉❤

  • @sayidkifaaxsayid6386
    @sayidkifaaxsayid6386 2 года назад +32

    Aniguna jalèecada
    Geestaad iga jirtaabay
    Indhahaygu jiriyaan
    Iga dhaari jiifkana
    Qof jeelani ma seexdee😪😪😪

  • @RB-ns2cf
    @RB-ns2cf 2 месяца назад +7

    Back after 2 years of my previous comment ❤ listening on July 26/ 2024 in the airplane ✈️ from Boston Massachusetts to Minneapolis Minnesota ❤ waxay tahayjanno kale qof ku jecel adoo jecel ❤ BK you’re absolutely correct dear cousin ❤ nolow inaadeer ❤

  • @osmanaxmed5777
    @osmanaxmed5777 3 года назад +52

    17 /10/2021 ayaan dhageysanayaa hestan
    😭😭Waxan dhageysan jiray 2018 markii ay iga tagtay anigoo jacel💔 waqtiga tagayow salama ✋💔alla mxan Guudka sartay eed iyo qalad ayan galin😭😭
    Osman Ahmed Osman from moqdisho by

  • @abdullahimuktarhussein3113
    @abdullahimuktarhussein3113 Месяц назад +4

    this guy was the goat and still the goat of somali musicians, the lyrics, the flow, WOWWW

  • @AïchaosmanAhmed
    @AïchaosmanAhmed 7 месяцев назад +3

    j écoute jusqu'à mtn à Djibouti en 2024

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh6687 4 месяца назад +7

    Fankii wuu ooyaayaa anaguna (mucaashaqiintii) waanu ooyeynaa maxamed bkyow 😢
    22: 35
    16 june 2024 ciid mubarak

  • @xayatimohas2782
    @xayatimohas2782 2 года назад +20

    🥺🥺jexagyiiii midigeeyyyyy😭❤ my moomyyyy❤💋😭

  • @hooyokhadra2708
    @hooyokhadra2708 2 года назад +48

    3/8/2022/ malin arbaca anigo joga hargeisa hadad iga danbeyso likegta saar wll 😙😘🥲😗🥲😗

  • @AbdiNaasir-jf9xq
    @AbdiNaasir-jf9xq 7 месяцев назад +16

    Qof jecel adoo jecel ax ax ax😭😭😭ilhy hydaayo gacalisadyda iso duceeya asxaabey 😭🤲🤲

    • @Nimco-u4y
      @Nimco-u4y Месяц назад

      Jaceyl ❤😢😢

  • @nawrasnoraldeen456
    @nawrasnoraldeen456 2 года назад +71

    احلى شعب الشعب الصومالي حبايب روحي🥰 احبكم واحب دمكم وطيبة قلبكم❤️ ابن العراق

  • @nimcoahmeth6504
    @nimcoahmeth6504 Год назад +5

    Hesta ma ilawin filmkay kuso gali jirtay duhurki horn cable TV 2032 still listening this song ❤😢

  • @zeynabahmed2658
    @zeynabahmed2658 3 года назад +28

    Heestan waa hees xasuus igu leh runtii waa hees aan wada dhageysan jirney my hasban lkn marki danbo igu cidleye nolsha 🤱😭😭lkn wali kama dalin dhageysiga heesta nolshada farxada ku dhameyso melkasta joogto

    • @abdullahimumin1759
      @abdullahimumin1759 3 года назад +2

      Anah xaaskeyga aya I cidleysay ee ma is wada bogyo dhaynaa?

    • @Shaakir-Talk
      @Shaakir-Talk 2 года назад

      Inaad isheshaan rajeenayaa oo dib uwada dhageesataan

    • @sacadqolaab1260
      @sacadqolaab1260 Год назад +1

      Alle ha isku kin so celiyo

    • @sagalmohamudibrahim1158
      @sagalmohamudibrahim1158 Год назад +1

      Ninka tagay soco dheh abayo nolol kalo qurux bdn akurajeena ha ujoojin

    • @MohamedaminAmin-e8h
      @MohamedaminAmin-e8h 3 месяца назад

      Im sorry for that,life is not permanent

  • @sayidkifaaxsayid6386
    @sayidkifaaxsayid6386 2 года назад +16

    Wadnahaa jalbeebtiyo🫀
    Jisisida codkaagoo
    Qalbi kuu jaxaasmiyo
    Niyad kuu jiljilicduuu
    Jaahàagu dhayayaa😢🤦
    Sagààl jirkaygii
    šąfâ🥰🥲💔❤💕❣🤎

    • @dekieebrhm1176
      @dekieebrhm1176 8 месяцев назад

      jicsinsada weeye ee maaha jisisida

  • @AK-zg6kz
    @AK-zg6kz 8 месяцев назад +5

    Inta 2024 dhageysaneso😂❤🎉

  • @cabdicasiismaxamud3560
    @cabdicasiismaxamud3560 8 месяцев назад +4

    2024 yaa daawanaya😮😂

  • @NoorMohamed-ke9ro
    @NoorMohamed-ke9ro 2 года назад +37

    Best Somali artist of twenty first century

  • @dowsapdi9886
    @dowsapdi9886 7 месяцев назад +3

    Qof ku Raba ka jeesiyo maba gayo ku joogsiye xasha 😢💔🤝

  • @hodanizha4262
    @hodanizha4262 3 года назад +44

    2021 hadii aad dawaneyso sideydo kle like 👍 isaar

  • @TheAhlaamoo
    @TheAhlaamoo 9 месяцев назад +5

    2024 waxan jooga nairobi kenya waxan rajeyna sanadka so socdo inaan gaaro meshan rabo insha allah❤

  • @RB-ns2cf
    @RB-ns2cf 3 года назад +29

    Fanaan qaran allah toobadiisa ma jeediyo geesi geesi dhalay, hats up to my legend BK ❤️❤️❤️

  • @mubaarikdhago4393
    @mubaarikdhago4393 8 месяцев назад +5

    Wllhi Xazuuzaha Qaar Waa Xanuun Heztan Markay Zo Baxday 2018 Waa Wakhtigii Iigu Danbyzay Ee Qofkii Aan Nolozhayda Zi Dhaba U Jeclaado Aan Waayo Ma Aqaan Meel Aan Ku Zheego Muhiim Allah Hakugu Xafido Meelkazta Aad Joogto!!!💔💔💔😭😭😭😭😭😭

    • @CismanAbdi
      @CismanAbdi 5 месяцев назад

      Jacaylka kobaad xasuus tiisa sidaad ku ilawdaa way adagthy ee iska samir Zxp Nasiibka markale cugo😭😭😭😭

    • @NasricllahiCabdi-c1j
      @NasricllahiCabdi-c1j Месяц назад +1

      Waa xasus xanuun leH lkn is adkee😢

  • @mohanedsimba
    @mohanedsimba 9 месяцев назад +6

    Heestan anoh yar ban maqli jiray ila hadana wan dhageysata still lasting 1/1/2024 ❤

    • @maryansalax8714
      @maryansalax8714 9 месяцев назад

      2017 ma yared 😂

    • @Fadaro
      @Fadaro 5 месяцев назад

      Hesaha gab ka dheh dugsi aad wll😂😂

    • @goodlyrics2243
      @goodlyrics2243 4 месяца назад

      ​@@maryansalax8714haaa halayabin anagaygan kula hadlyna mobile xitaa manan lahayn oo game baa laga shidi jirey wagas na dugsiga dhexe ku jirey hadana univeraity mrka halayapin😊

  • @MohamedNorway
    @MohamedNorway 7 месяцев назад +3

    Everything time I listened to this song I remember my ex 3:16 🛣

  • @newtech7519
    @newtech7519 Год назад +4

    Wadnahaa Jalbeebtiyoo
    Jasasada codkaagoo
    Qalbi Kuu Jixaasmiyo
    Niyad kuu Jiljilicdaa
    Jaahaagu dhayayaaa
    Ala maxay hees tahay❤️

  • @ayaanaxmed7933
    @ayaanaxmed7933 Год назад +14

    Amazing son when I heard this song brings back allot of memorizes

  • @zimbayare5554
    @zimbayare5554 2 месяца назад +2

    Waayo wayo halka waxa iga muqata quruxdi fanka somalida Hamd On the Qn

  • @yowgamer
    @yowgamer 3 года назад +26

    Hees aan si qaas ujeclahay watching 2021✌✌🔥🔥

  • @khadarabdi2764
    @khadarabdi2764 2 года назад +6

    Sheekhaygi fankii Somaliyed maalintad katagtay buu God galay

  • @taliyenasir4533
    @taliyenasir4533 3 года назад +28

    Best Somali artist wlhi , Awesome dude

  • @mohamg1974
    @mohamg1974 2 месяца назад

    Daawasho wanaagsan 2024 Bk fanaan jire weeye xalanka caashaqa 😮❤

  • @mowliidofficial463
    @mowliidofficial463 2 года назад +6

    14/02/2022 malinta jaceylka aduunka sow joharadeydey jiirkeygu kuma tapo jeexaygii midigey midigey ❤️❤️❤️

  • @AmranAbdi-es6iz
    @AmranAbdi-es6iz 10 месяцев назад +5

    18/12/2023 Malin isniina 🎉 schol ban dhex fadhiya😂❤

    • @RiyaqAbddi
      @RiyaqAbddi 9 месяцев назад

      29/12/2023😂malin jimco ah gurigeyga dhex fadiyaa😂😂😂

  • @mawliit.mahametapdi
    @mawliit.mahametapdi 3 года назад +27

    Still listening this song 🎵 👌 yaa illah dhagayzanaaya 23 October 2021 and waiting 2022 sweet song yet And forever

    • @sbiofficial2385
      @sbiofficial2385 3 года назад +1

      Aniga

    • @ibrahimmadaale6141
      @ibrahimmadaale6141 3 года назад +1

      Sidoo kale

    • @mohamedyuusufhasan3674
      @mohamedyuusufhasan3674 Год назад +1

      Waiting 2023

    • @munasiciid9286
      @munasiciid9286 Год назад +1

      I still listening this song 🎧🌹❤️ 2023

    • @mawliit.mahametapdi
      @mawliit.mahametapdi Год назад

      @@mohamedyuusufhasan3674 thanks brtha AllaH naPaD waa inagu soo gaadhziiyay 2023 mnsha Allah AllaH zanado padaN hayna sii wada joojiyo wallo iinah hanpalyee waxaan noqday qofkii koopaadee subscribe kuu saara channel kaaga 🤗

  • @ilyaasslb3065
    @ilyaasslb3065 2 года назад +7

    Waxay Tahay Janoo Kale Qof ku jecel Adoo Jecel 🌹🥰🥰🥰

  • @jablibaax
    @jablibaax 3 года назад +11

    Hadaad dhagaysnyso kadib marku fanka ka baxay waxa tahay qof xaasida hhhhhh sheikha ciyaarta kadaya

  • @Munaliiza31
    @Munaliiza31 11 дней назад +1

    Xasus 2018😢dhamaad kisii😢
    Hada wakhtigan Laa jogo waa 9:28pm /2024/10/8😢Alx mdulilah🤲🏻📿 wax kasto dhaca
    Yaa cawa ila dhagey sanaya
    Maxamad Siciid bk😢✋🏻
    Wakhtiga tagayow.
    Salama😔✋🏻

  • @naasirnasri8849
    @naasirnasri8849 3 года назад +5

    SapTi 7 august 2021 sacadaa 10.58 pm Ethiopia dire dawa xafadaha marmarsa masjid nuur ciise 😎👀😇

  • @abdilahifadan6484
    @abdilahifadan6484 Год назад +5

    Still I listening in 1J/2023 ya ila dhagysanaya😉

  • @asmuutaasmutii1926
    @asmuutaasmutii1926 2 года назад +6

    Jcylkygi khadar aad baan kugu xisay galpta xasus 13 may 2022 Friday very sad 😥😭💔

  • @ahmed77504
    @ahmed77504 7 месяцев назад +1

    When Bk left out the fun fun goes down...No fun after him

  • @apdiaziizdayib9805
    @apdiaziizdayib9805 10 месяцев назад +5

    heeskan waxn soo boooqday markle markiii hore waxay ahyd 5 sanno ka hor dadkiii aan la dhagaysan jirayy waxay joogan sweden ana africa gaar ahaan jigjiga waxan soo boqon doona anoo meel sare is geeyeyyy i.a❤😊

    • @dowsapdi9886
      @dowsapdi9886 7 месяцев назад +2

      insha alllh powe meel kheyr qabta kuu rajyn ❤❤

  • @qnayaaniito7583
    @qnayaaniito7583 2 года назад +8

    Waxay Tahay janoo KaLe Qof ku JeceL Adoo JeceL😩💔

  • @fartuunahmed6629
    @fartuunahmed6629 3 месяца назад +2

    2024 walina wa jeclhy heestan 😍😍bk

    • @WaxcusubCusub
      @WaxcusubCusub 3 месяца назад +1

      Waxa thy janoo kale❤

    • @fartuunahmed6629
      @fartuunahmed6629 3 месяца назад +1

      @@WaxcusubCusub so ma ahan 🥰🥰❤️

    • @WaxcusubCusub
      @WaxcusubCusub 3 месяца назад

      @@fartuunahmed6629 ado iga xuman lambarkaga isii

    • @WaxcusubCusub
      @WaxcusubCusub 3 месяца назад

      @@fartuunahmed6629 haaa abyo

  • @samarkafiya8073
    @samarkafiya8073 3 года назад +11

    Aniguna jaleecada
    lasted iga jirtaaah
    indhahaygu jiraan
    igadhaari jiifgo
    noqoq qofkake
    kama saxdee 😓

  • @kingcjofficial5574
    @kingcjofficial5574 9 месяцев назад +1

    Still i'm listen 2024👋🏻💔

  • @yaasmiindaauud4059
    @yaasmiindaauud4059 4 дня назад +2

    Heestaan waxaan si wada jir u dhageysanahay taariiqdu marka ay ahayd 13-10-2024 maalin axad ah 12:14 gacaliyaheyga, keygii aan aduunkaba u jeclaaa, boqorkii i boqraday ee dumarnimo sareysa i dareensiiyay weliba qeyb ka mida isaga oo iigu luuqeeyay kooris koorisna si gaar u dhageyso igu lahaa weynaha waxaan weydiistay in uu isku kay soo dhaweeyo mid xaq iyo jacayl, nabad iyo abshireysan, barwaaqo iyo naruuro leh.

  • @Siciidiimaan
    @Siciidiimaan 3 года назад +18

    Meel aan hortaa jire
    Weli jaanta soo dhigin!.
    Miisaan culusaaa labadaa weedhood.

  • @CABAASAk
    @CABAASAk 23 дня назад

    Fannkka sanadka 2024 feetarkeena❤❤❤❤

  • @a.bismail6492
    @a.bismail6492 2 года назад +6

    In NY 3yrs ago bumping into the city makes me wanna visit my homeland soon.

  • @yahyeabdi7206
    @yahyeabdi7206 5 месяцев назад +7

    2024 may
    In xamar cadey friday night listening this masterpiece 😢

  • @deeqhasnio9854
    @deeqhasnio9854 3 года назад +104

    2021 sep somewhere in turkey driving 200km distance long while listning to this masterpiece

    • @maslaxmx2254
      @maslaxmx2254 3 года назад +4

      love life to the fullest young bruh

    • @Illyv4ever
      @Illyv4ever 3 года назад +2

      I want this to be me but fuck I’m
      I’m ghetto ass Minnesota anyways this is a pop 😚

    • @roodacabdi9049
      @roodacabdi9049 3 года назад +1

      Faha8

    • @farahyusuf9245
      @farahyusuf9245 Год назад

      ​@@maslaxmx2254😊😊

    • @RaxmaCabdi-vt2yw
      @RaxmaCabdi-vt2yw Год назад

      ​@@Illyv4everrhima baliz🎉

  • @ekramahmed6527
    @ekramahmed6527 2 месяца назад

    Iam in love with this song❤❤❤

  • @ahmedsouleimansamirieh6817
    @ahmedsouleimansamirieh6817 3 года назад +58

    Am listening intil 2021,its so amazing, am in love with this nice song!

  • @khaalidhaamud3738
    @khaalidhaamud3738 3 года назад +12

    Who still listening 2021 August 24

  • @aminaabdi6538
    @aminaabdi6538 3 года назад +26

    Who still listen 2021

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Год назад +3

    2:18 Jawhareyday jirkaygu kuma tabo😍intaas baa waxan lo dhigo jirin Heesta

  • @robertkinyua6193
    @robertkinyua6193 10 месяцев назад +1

    Hesti macaan.. Kenya Jael badaan❤

  • @Gi8iii__i
    @Gi8iii__i 2 года назад +16

    I love this song even tho I don’t understand many of the words 🥹..

  • @mohamichu6711
    @mohamichu6711 3 года назад +22

    20/3/2021 Kenya qasatan Nairobi islii 12ka dhanka shaah macaan 🙏🙏🙏🌼💟

  • @ClahiDhiinka
    @ClahiDhiinka Год назад +1

    Waxey thy janno kle qof ku jcl ado jcl ❤❤
    Sida gootka io mria❤❤❤❤❤

  • @KaIb-v3n
    @KaIb-v3n 10 месяцев назад +1

    Bro as gangster with his way 🎉

  • @mohamadabdiyussuf5461
    @mohamadabdiyussuf5461 Год назад +1

    20 January 2023 qof kujecel kaa jeesiyoo omg 💔💔 mrkaa cidlo dareemo fanaanka kiliya aan dhageysto still BK 🥺😭💔

  • @queenzuhuur7640
    @queenzuhuur7640 2 года назад +3

    9/oct/2022 jamadashu baariyo waxay thy janno kale qof kujecel adoo jecel ❤️😩

    • @farahabdullahi7801
      @farahabdullahi7801 Год назад

      1 November /2022 6:25 Am maalin talaado ah xaalka siduu yahay garan maayee rabi talo ku filan

  • @sulthanmalik9182
    @sulthanmalik9182 3 года назад +40

    This song make me cry 😔

  • @Ikran_isse4890
    @Ikran_isse4890 Месяц назад

    2017 bn jecla imika 2024 dib uso radiyey❤❤😢

  • @MahamethOsman
    @MahamethOsman 4 месяца назад +4

    5/2024 hadaad dawanaso liKE KuXaD

  • @Emii.6592
    @Emii.6592 Месяц назад +2

    Last months of 2024❤😢

  • @HassanAli-jf5rq
    @HassanAli-jf5rq 6 месяцев назад

    Atlanta 2024 and tommorow is ciid. Maasha Alaah

  • @Ladydiva15
    @Ladydiva15 9 месяцев назад +4

    The feels in this song ❤❤

  • @Abdiwahidyaasiinfaarah
    @Abdiwahidyaasiinfaarah Год назад +2

    2/8/2023 maalin Arbaca aniGu joGa Austria Wxn XasuusTy Gabdha 4years In Kabdn XiRiir jacyl DhaGa DhaxeYay Hdana ANan Aqon Meel Ay Ku suGan Thy Any Way meel Walpa Aad Tagto Dadku Hoyo io Aapo WxN JoGy Markz Caasimd Puntlnd Garowe aydana Casimada Somaliland HarGaisa WakhtiGi TagaYo Salama 😞🙏👋♥️🇸🇱

  • @khanaamuhmed4891
    @khanaamuhmed4891 3 года назад +26

    17.3.2021 dhagayste wanagsan inan ahay sidaas ku ogow

  • @mamusosman4692
    @mamusosman4692 6 месяцев назад

    Best song ..long live bk mohamed ❤

  • @sayidkifaaxsayid6386
    @sayidkifaaxsayid6386 2 года назад +5

    Qofku jecel ka jeedisiyo
    Maba gago ku joogsiye
    Jamashadu badhaadhiyo
    Wxy tahay janoo kale
    Aniguna jalèecada
    Geestaad iga jirtaabay
    Indhahaygu jiriyaan
    Iga dhaari jiifkana
    Qof jeelani ma seexdee😪😪😪

  • @Kureejo
    @Kureejo 3 года назад +101

    Except for our former singers no one is even close to legend BK. The living legend😍

    • @AxmedBahjad
      @AxmedBahjad 3 года назад +13

      You could have that statement in Somali!
      Waan ku faanaa afkayga Hooyo!

    • @hodanaxmer4916
      @hodanaxmer4916 3 года назад +1

      8ok

    • @Kureejo
      @Kureejo 3 года назад +6

      @@AxmedBahjad waa runtaaaa sxb mhdsnd in badan.
      Somalidu waxay ku mahmaahdaa "Lama huraaan waa cawska jiilaal" Afkeenna hooyo waa lama huraaan❤

    • @AxmedBahjad
      @AxmedBahjad 3 года назад +4

      @@Kureejo mahadsanid walaal. Caqli ayay u baahantay in la fahmo afraid Hooyo.
      Ilaahay caqliga ha kuu daayo.

    • @asadabdi8481
      @asadabdi8481 3 года назад

      Amazing

  • @biinbiin1673
    @biinbiin1673 2 года назад +12

    January 17th 2022 still a banger 🔥

  • @shan-maalsomali8533
    @shan-maalsomali8533 3 года назад +10

    Gobolkii Cagaarnaa ayay imika oo saacadu tahay 1:15 Habeenimo iiga daaran tahay waanan idin salaamay sxbyaal......... geestaad iga jirtaabay indhahaygu jeedaaliyaan

  • @MohamedAbdiMohamed__
    @MohamedAbdiMohamed__ Год назад +4

    This song >>3❤

  • @ducaysaneina1598
    @ducaysaneina1598 Год назад +1

    16 jun 2023 ayan dhegaysanaya saacda 7 26 habenimo jaceyla bilaabaya imkadan hadaad iga danbeyso love isar 💖

  • @anasgantaal5765
    @anasgantaal5765 2 года назад +4

    Jamashadu badhadhiyo waxey tahaye jano kle qof ku jecel ado jecel ❤️😓 bk

  • @barirahahmed4230
    @barirahahmed4230 3 года назад +8

    Bk fanka waa uu u baahnaa wlh. ❤️😋

    • @lilzaakirgamer6695
      @lilzaakirgamer6695 3 года назад +3

      Marna allah hakuusoo hanuuniyo la dhahayaa marnaa fankaa kuu baahan😂😂😂

    • @elmimuhiyadiin7746
      @elmimuhiyadiin7746 3 года назад

      @@lilzaakirgamer6695 waa runtaa wll 🤣🤣🤣

  • @sayidkifaaxsayid6386
    @sayidkifaaxsayid6386 2 года назад +1

    Saw joxoradaydày
    jiidhkaygu kuma tabo
    Jiidhkaygii midigeey
    Ima dilin jidh-boholyaw🥈

  • @ayaanmohamed4802
    @ayaanmohamed4802 3 года назад +3

    Jago waxaad ku leedahay
    Meelaan hortaa jire wali
    Jaanta soo dhigin 17th October, 2021

  • @adeshsrk7646
    @adeshsrk7646 Год назад +3

    It looks like my fav one❤

  • @As-uo5vu
    @As-uo5vu 2 месяца назад +1

    Iga dhaari jiifkana❤❤❤ 11,8,2024 time12.07

  • @NalkaNuurka-q6l
    @NalkaNuurka-q6l 4 месяца назад

    Axsan yaa fanaan 2024

  • @moussamohamed8243
    @moussamohamed8243 7 месяцев назад

    Jusqu'à présent j'écoute 😂 2024 med bike tu es légend

  • @hanaddada1255
    @hanaddada1255 3 года назад +15

    Heestan waa hees meel tawaneeso 🇧🇲🇧🇲🖐🖐

  • @khadijasuleiman4863
    @khadijasuleiman4863 2 месяца назад

    2024 and still listing ❤❤❤

  • @yaxyeym3766
    @yaxyeym3766 3 года назад +8

    Heestani xasuus bay igu ledahay barigu magaalku shidnaa fridey 9/7/2021 2:50 galabnimo

  • @AsmaAden-gu4ml
    @AsmaAden-gu4ml 8 месяцев назад

    Jago waxaad ku leedahay meel aan horta jire wali jaanta so dhigin❤ love this song😢

  • @apdiqaniQurpo
    @apdiqaniQurpo 11 месяцев назад

    2024 i lestining this 😢❤

  • @ismah5122
    @ismah5122 2 года назад +31

    C’est un chef-d’œuvre cette chanson incroyable ❤️