AR SHIIKHI WA NAGU BOODEY😂 NO MORE 4 GABDHOOD OO LACAG ISKU DARSANAYO WAXAS WA PRANK KULAHAA SHIIKHA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024

Комментарии • 643

  • @HirShabele
    @HirShabele 3 месяца назад +150

    Inta nabiga jecel iso raaca❤scw scw scw

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 3 месяца назад +125

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga ❤

  • @abdihakimadanali1997
    @abdihakimadanali1997 3 месяца назад +44

    No home is complete without mother may Allah SWT grant all mothers jannah

  • @Muad-gd4kv
    @Muad-gd4kv 3 месяца назад +50

    Sarakisha waani salame🙏🙏🙏🙏🙏

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 3 месяца назад +45

    اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤❤❤

  • @FartuunMaxamuud-qg8he
    @FartuunMaxamuud-qg8he 3 месяца назад +54

    Adun macaa shiekhyadii prakn sameyan a jogna wasiir way idinku dhacde 😂😂😂😂😂😂

  • @MohamodAbdulS
    @MohamodAbdulS 3 месяца назад +40

    صلوا على النبي صلى الله عليه وسلم❤❤

    • @yarimysahra8061
      @yarimysahra8061 3 месяца назад

      اللهم صل وسلم على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم

  • @fahmadhagane6340
    @fahmadhagane6340 3 месяца назад +10

    Sheikha comeback ayuu sameeyay thanks😂❤

  • @BahjaAxmed-ut6qr
    @BahjaAxmed-ut6qr 3 месяца назад +38

    See daremaysan Cabdi Qasaaro Shikh 😅Thank you Abalkaga Jano Xasbunallah #WAZIIR Ninan kufuri donin yuu Kurarin❤

    • @Balaayada-cadeed
      @Balaayada-cadeed 3 месяца назад +2

      Kowdii ani ma ku jirin no more 4.....😂😅

    • @Ak_jimcale
      @Ak_jimcale 3 месяца назад +1

      Xalimo adi xitaa qac kayerte
      Waayo adi iyo sadex kale oo ayuta kujirtiin 😂😂😂😂

    • @MuhammadAbdullhi-wu7lq
      @MuhammadAbdullhi-wu7lq 3 месяца назад +1

      😊😊😊

    • @abdiazizansari5441
      @abdiazizansari5441 3 месяца назад

      Kkkk.madiyarsatayna ayuutadi sxbey waxaas kabaxe

  • @NasiyaHoussein
    @NasiyaHoussein 3 месяца назад +24

    Wasir qac baa niiga yeedhay 😂😂😂😂😂😂😂xalimo isn’t easy 😂 faraxo ha qaraarin 😂 Hal xasale wadanah nay nay 😂😂

  • @halimofarah9577
    @halimofarah9577 3 месяца назад +15

    Waziir waan ku fahmay adiga miro aad haysid buu sheekha qalqal ku furay.
    Dhiiqaa lugaha laguu galiyay.
    Madaxwaynaha 1 xidiglayaasha.

  • @Hussein_Mukhtar_10
    @Hussein_Mukhtar_10 3 месяца назад +10

    Team Saraakiisha Waan Idiin Salaamay 🫡🫡🫡🫡
    Fiidnimo Wanagsan My Team

  • @FatumoAhmed-c4i
    @FatumoAhmed-c4i 3 месяца назад +8

    Ku salli nabiga salallaahu caleyhi wasalam

  • @fardusa411
    @fardusa411 3 месяца назад +5

    Quusbaaa muuqata sheekha waxbuu ogyahay lkn inuuku adkaydto wuu kawalaacay

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 3 месяца назад +7

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nurahaajiaa4570
    @nurahaajiaa4570 3 месяца назад +8

    Illahay kaliya aan qaldanin wadaadku uu qaldamay, marka
    Caafis la aqbalay Sheick team 1.60m ❤🧍‍♀️

  • @abdulahihussein8702
    @abdulahihussein8702 3 месяца назад +19

    Comments lagu caayayo sheikha inad soo qadato od Akhrido wa qalad +qalad ee ka fiirso in badan inshallah

  • @SOMMEDIA12
    @SOMMEDIA12 3 месяца назад +7

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين عدد ما خلقت في الأرض وما في السما و ما بينهما

  • @ilhamadendirir5492
    @ilhamadendirir5492 3 месяца назад +11

    Zaki from Djibouti big fans.

  • @Najminaa
    @Najminaa 3 месяца назад +5

    Laata Aaamin xataa sheik😂
    Sheikh weerara midhaa kuqaadeen team dumarland is not easy😂😎😀😁😅🤣

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 3 месяца назад +43

    See Dareemeysiin. Cabdi Qasaaro😂😂😂😂😂

  • @elminaahmed1070
    @elminaahmed1070 3 месяца назад +4

    SHEEKH WAA CABSADAY XALIIMA KADANBAYSO XAALIIMO GUULAYSO AFARTA UU QABO WAA DIFOOSAYASHA GABDHAHA 😂😂😂❤

  • @saciidaxmed6935
    @saciidaxmed6935 3 месяца назад +5

    Team washamsi aawey nakeena sheikh aa hal mar booqane

  • @Ak_jimcale
    @Ak_jimcale 3 месяца назад +4

    Rag iyo dumar Qacdan wa usimanahay wlh sheka kulahaa Kaftane aheed 😂😂😂😂

  • @cashocabdullahi6700
    @cashocabdullahi6700 3 месяца назад +4

    Aaway baraamishkii dhacdooyinka taleefooada SOOFUDUDEEY WASIIR 😅😅😅😅😢😢😢😢

  • @maowin234
    @maowin234 3 месяца назад +3

    Wazirka sheikh waa lagu boodey aan kuqaadhano hajiyadii ayaa kuken kentee 😂😂😂😂😂

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 3 месяца назад +17

    Cabdi khasaaro see dareemi😂😂😂

    • @sadiiqjimcaale
      @sadiiqjimcaale 3 месяца назад +1

      𝙦𝙖𝙡𝙗𝙞𝙜𝙖 𝙗𝙖𝙨𝙝😂😂😊

    • @Fatma_zaharat
      @Fatma_zaharat 3 месяца назад +1

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣​@@sadiiqjimcaale

  • @INDHO-mu4lj
    @INDHO-mu4lj 3 месяца назад +13

    Hhhh waziir wixii idin😂Helaa ka yaabay 😂😂😂😂😂😂

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 3 месяца назад +3

    Waaa laba wajiile caadi ah
    😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
    Muslim waa wareeraaa😅😅😅😅😅

  • @NuurKusow
    @NuurKusow 3 месяца назад +37

    Tim haye like

  • @mohamudyasin4393
    @mohamudyasin4393 3 месяца назад +3

    See nayeeshay shiikhow Only love Team waziir ❤

  • @luqmanmohamed6550
    @luqmanmohamed6550 3 месяца назад +6

    Sheikha wajiguu iskahaleyee😅😂😂,,xalimoy adna hakudarsamin 😂😂

  • @mohamedsandheere6995
    @mohamedsandheere6995 3 месяца назад +3

    Wlh Muslim waa warera ee ALLAAH ha na waafiyoTowfiiqdda

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 3 месяца назад +4

    I hope hada kadib in culumadu kafiirsadaan waxyaalaha diinta kabaxsan oo aysan kukaftamin.

  • @Siraad-b5i
    @Siraad-b5i 3 месяца назад +2

    Aniga hooyo wayn baan ahay , sheekha yaa aada baa ku qabanaysa ma tiraa maxaad u jeedaa, laakiin wuu isa saxay❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @cabdisheikhmaxames8859
    @cabdisheikhmaxames8859 3 месяца назад +1

    Sheekh waa afar xaaisli waayi mukthe hen misi❤❤❤❤❤❤

  • @CabdulaahiCabdulaahisaciid
    @CabdulaahiCabdulaahisaciid 3 месяца назад +6

    Shiikh aad ha u ugu talaxtagin

  • @FarxaanYARE-sr7ix
    @FarxaanYARE-sr7ix 3 месяца назад +16

    War shiiqa mx ka qaldan😂waaba sii aalmiitynayaye😂😂😂😂 shiiqa follow aan kala laabano😂😂

    • @xanaan9003
      @xanaan9003 2 месяца назад

      See dareemoosaa xagee maroosaa😂 faarax qasaro

  • @FarhanAli-uo7ty
    @FarhanAli-uo7ty 3 месяца назад +5

    ❤ sxb waa ku laqaban cilada soo kartaya

  • @yussufhassan486
    @yussufhassan486 3 месяца назад +2

    Allah hanoga dhigo nabar an geeri geenin shekha wa lodatay kuwi guriga uu jogay aya gadoday

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 3 месяца назад +3

    Farax degdeg kaxaxabiya hee Prank wadinkii bururtena iska hadashene isla shikhii idin toogtay 😂😂😂 nolow Shiikhqow 😂😂

  • @SaciidoAbdirashid
    @SaciidoAbdirashid 3 месяца назад +2

    Maahmaahyo somaaliyeed baa waxay leedahay intaa falin waa inaa ka fiirsataa marka waziir tan way kugu dhacday sabar iyo imaan Allah ha ka siiyo ee xariif iska dhig wasiirada prank aan samaynayey waaye dheh waa haddaa naftaada jeceshahay😂😅

  • @Xamdi_xilkas
    @Xamdi_xilkas 3 месяца назад +3

    Inee soconen buu ogaa sheekha wuuw farax qac qababac we isi diyarinayen mac sokor😂😂😂😂

  • @abdifatahahmed83
    @abdifatahahmed83 3 месяца назад

    Sheqow behind the scenes ku kaftan hada kadib

  • @AbdirisaaqYusufAbdi
    @AbdirisaaqYusufAbdi 3 месяца назад +8

    Taliye waad fududaatay shiiq xasan allwaajidi waa shiiq weyn oo qaari ah wana ardada uwanaagasan ardayda shiiq cabdirashiid shiiq cali suufi hadaa daqaan cafisna weydiiso shiiqa xasan alwaajidi ❤❤❤❤

    • @xamdiapdi2646
      @xamdiapdi2646 3 месяца назад

      😂😂😂 war naga aamus muxu ka shegay waa adiga cafis waydiso dhahaye

    • @AbdirisaaqYusufAbdi
      @AbdirisaaqYusufAbdi 3 месяца назад

      @@xamdiapdi2646 intee ku soo xanuuntay makistuu shiiqa idindhahay xoogaa ayuuto iskudarsada midalawaad dimarka lama murmi sariirdaa inoobalana

  • @IsmailAbdi-xg1tf
    @IsmailAbdi-xg1tf 3 месяца назад +2

    Sheikha xafadaa laga tashkiliyay dantiisa ayaa kujirto

  • @GAASHAANLE
    @GAASHAANLE 3 месяца назад

    Waziir shekha Haku dhegin waaa qaariga 2 ee somalida ugu caansan sh abdirashid sh Ali sufi ayaa ka horeeyo

  • @NimcoMuuse-j4e
    @NimcoMuuse-j4e 3 месяца назад +2

    Waziir deg degaa ku dilaayo see dareeme and faarax lugo baasto😂😂😂

  • @bnl7762
    @bnl7762 3 месяца назад +5

    Wasiir sheekha waa loodatay😅😅

  • @aminaomar6271
    @aminaomar6271 3 месяца назад +2

    Jecliyay sarakiish, jecliyay sheeqyada somalida jecliyay somalida social media, jecliyay wa baranki, jecliyay canka somalida gurkood iyo kaltagooda bilaha ah. Somalida ha la ducaysto

  • @ParkAnas
    @ParkAnas 3 месяца назад +4

    Wasiir sheekh Haa aminin 😂

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 3 месяца назад +1

    IFAHMA OO IDAREEMA 1K ❤❤❤
    Team Waziirka Zaki Bin Xaaji
    Waan Taageeraa Walaalaha Soomaaliyeed idinkuna Cimaamada igusoo Tuura ❤❤❤❤

  • @SurprisedGamingHeadset-mz9lt
    @SurprisedGamingHeadset-mz9lt 3 месяца назад

    Waziir sobadi qusol ayaaiga dhameysey wllhi wakawataa❤❤❤

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 3 месяца назад +3

    Waziir aniga adaaba kujeclahay warkaas iga dhaafhee malugu qawaa mise❤

  • @MaryamBare-v2e
    @MaryamBare-v2e 3 месяца назад +2

    Xajiyad ma jirto sheikh waa afar xajiyad leh hore ma u arkin miyaa qariga xaasskiisa 😂😂😂

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 3 месяца назад

    Waziir kajoog imisan kulahayn dumar waa musiiboyinka dunida 😂😂😂😂

  • @HASAN-k2f6d
    @HASAN-k2f6d 3 месяца назад

    War zaki caawa wuu soo wada baxay
    Sheekhan wuu kudha maaday😂😂😂😂😂

  • @SCribblesports
    @SCribblesports 3 месяца назад +4

    Sheeq mahadsanid

  • @MrShaacir
    @MrShaacir 3 месяца назад

    Saki sxb maanta serious baa tahay shiiqu toos baa u jaftay owal culimada waa ka xishoon jirtaye😂😂😂

  • @queenfardowzaofficial4444
    @queenfardowzaofficial4444 3 месяца назад +1

    Nuucyada ugu muhiimsan vitamins oo jirkagu ubahanyhy kasoo daawo chnnlka queen fardowza official ❤❤

  • @BuuhroobleAfteeb
    @BuuhroobleAfteeb 3 месяца назад

    wasiir samir iyo iimaan alle hanaga siiyo
    ha qaraarin wxba hadl waa nagatay
    yaan lagaa dareemin 😂😂😂😂😂😂😂

  • @Qaasqaas3
    @Qaasqaas3 3 месяца назад +1

    Muslim waa wareera😢❤

  • @hafsoupdi670
    @hafsoupdi670 3 месяца назад +4

    Teamka no ayuuto no more 4 one like😂😂

    • @anasinho8798
      @anasinho8798 3 месяца назад

      Sheikhow hadal waa kii horeeye afartee waa isku aadistey😂

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan 3 месяца назад +2

    Sheekha waxaan umaleynayaa Dumarland baa karkariyay😂

  • @cabdalaabdijimcale9117
    @cabdalaabdijimcale9117 3 месяца назад +3

    Wasiir Allah ya sharfak

  • @xanaan9003
    @xanaan9003 2 месяца назад

    See ni yeelay sheekhu waa runtii😂

  • @MaryanMohamudAbdulle
    @MaryanMohamudAbdulle 3 месяца назад +1

    Muslim wuu wareeraa wlllhi dumarlaan wey u kaarday 😂😂😂 is nod ii si dumar lan😂😂😅

  • @ibraproduction2786
    @ibraproduction2786 3 месяца назад +1

    Wasiir meshan qofka kaliya manta ka so booqay waa aniga from kismaayo youtuberka kaliya kismaayo jooga ahay cimamadayda maxa u haysataa bro halmalin wasarada haga so gar baxdo yaqay

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis 3 месяца назад +1

    Wasiir shiikh xitaa aduu ku dhagaysaty baan isiri hidia adaa sheegayay hakugu taagnaato shiilhow raali galintii waa kaa aqbalnay

  • @AminaMuse-p5k
    @AminaMuse-p5k 3 месяца назад

    Sheekha walba meel kama banaanayne dadkii ayuu waaley

  • @aminCiidle
    @aminCiidle 3 месяца назад +1

    Waziir wadaadkaan awalba wixiisu branki buu ahaaye shilalkii talefonada kaama hayno 5veidyow oo shilalka telephonadaa kugu leenahay ee soodaa 😂
    Saraakiisha waa salaamantihiin marka hore zhbayal shilalka comantiga halagasoodhigo 🙏🙏

  • @Kaahanuura12
    @Kaahanuura12 3 месяца назад

    Dag dag wa camal.sheydan wasir marki horaba dag dagti dhaga hadalkaga allaha ku qeyr galiya😂😂😂

  • @SafaOmar-up4gk
    @SafaOmar-up4gk 3 месяца назад +5

    Wasiir see dharemee 😂😂😂

  • @NAJAXAhmed-n6o
    @NAJAXAhmed-n6o 3 месяца назад

    Ar wasiirkiii caawa qaraar badanaaa is adkee adba markaaga nagu camiranayseee😂😂😂😂dumarland is not easy 😂

  • @Sakariye-f6o
    @Sakariye-f6o 3 месяца назад

    😂😂😂wllhi shikha wana xumeeyey meel dhexe ayee wax imarayen shiikh aamin malahan😂

  • @sharmaboyboss6743
    @sharmaboyboss6743 3 месяца назад

    Wasiir SAAMIYO AXMED 200K EE GAARTAY KA SOO HADAL😂😂😂

  • @MuqtarXasan-kg4gt
    @MuqtarXasan-kg4gt 3 месяца назад +1

    Aduunyo shiikhintii prank sameynaayaane❤

  • @KABTANMOHA-i2o
    @KABTANMOHA-i2o 3 месяца назад

    Waajidhaa waxba shiiqa ha ula yaabinina Anaa qaba 4 ayuuta ah😂😂😂

  • @Kabtanka3
    @Kabtanka3 3 месяца назад +1

    Wllhi waa Soo Kulu Ley say Xaliimo Bala Ku Qeeday dheh 😂😂😂

  • @CabdiCiiltire
    @CabdiCiiltire 3 месяца назад

    Ani maqasaarin afar isoo dalbateyna waan ka diiday hadey idilaan kawaran heeee

  • @SadiaAbdiMohamed
    @SadiaAbdiMohamed 3 месяца назад +1

    Sheekha islaantisa intaan wacay aan ku dhahay ayuuto kun mase shan boqol isla galnaa 😂😂😂

  • @aliosman8874
    @aliosman8874 3 месяца назад

    Wcs brother, Allaha sahlo amuraha Amin ya rabbi

  • @abdurahmanyusuf7704
    @abdurahmanyusuf7704 3 месяца назад

    Shiiku Malaha sadex buu qabaa oo tii afraad ayuu u qiildayayey 😂😂😂😂oo laga baloogay

  • @caashajeylani6828
    @caashajeylani6828 3 месяца назад

    Waziir Dhagahaaga iyo Afkaaga Isma Maqlaan Miyaa 😂😂😂😂😂

  • @BEERLULE1
    @BEERLULE1 3 месяца назад

    Hadii ayuutadooda aan ku aqal galno waa na iibsadeen miii oo hadii aan anagana lacagteena aan kala baxnana waa aroosnay miiii😅😅 shiiqoow hadaan kaa yeeello SAAAN ALLAH IGA DHIGO waa lacaayey kulahaa

  • @damalofficial4570
    @damalofficial4570 3 месяца назад +1

    Sheikhu Afarbuu qabaa isba markaa tolow ma isku soo dardareen mooji astaqfurullah 😂😂😂

  • @zamirazuban1776
    @zamirazuban1776 3 месяца назад +1

    Viedogi hore waa saaris sw maaha wasiir 😂😂😂😂

  • @Hayaad112
    @Hayaad112 3 месяца назад +1

    Oooo hada qolkii shirka aan u goglayay een shaaaha ukari islahaa maalintaa ka bariisee inta shirku socsa hada ma kala kacday 😊😮

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan 3 месяца назад +1

    😂😂😂😂😂 awalba gar xaq daran bey aheyd wasiir…Ee wasiirada ha naga wali sheekh wuu idin galiyeen.
    Prankigan test buu wana na la idin ogaaday. 🤣👍💯
    my Fellow Com-mentors Wasir ka Number kan ma ku ilownay wlhi he deserve it to reach 1M. Ee aan Isgarano to subscribe, Like and share! Amazing brother him and his family 🤲💯👌!!

  • @Caaliyow121
    @Caaliyow121 2 месяца назад

    Shiiq baranki subinayo we ii dhimantahay

  • @SoowdoReermudug
    @SoowdoReermudug 3 месяца назад

    😂😂😂😂😂😂😂jabaa idinku dhacay runtii ninkaan xaajigaa isoo diray lkn hada anigaa udiraayo

  • @iqrahodan303
    @iqrahodan303 3 месяца назад

    Waayi kugu macantahayi wayo odayashad naga walayisayi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @sagalapdy368
    @sagalapdy368 3 месяца назад +2

    Sakiyaw qacda qaaata 😂😂 qaaasaaraaa awalpa ahaydeeneee 😂😂

  • @IqroaragsanCabdi
    @IqroaragsanCabdi 3 месяца назад +1

    Waligey qof maninayii nya lacagta nokala celiyaa😂😂😂

  • @banbaascitychannel8653
    @banbaascitychannel8653 3 месяца назад +2

    Arsaana sheekh inta ka yaabtay like saara

  • @mukhtaarfrance8634
    @mukhtaarfrance8634 3 месяца назад +2

    Maxaa igu watey inan afka furto qac buu naga yeersiyey wlhi😂

  • @duceysansheikh7019
    @duceysansheikh7019 3 месяца назад

    Xaqiiq video gii hore aad ban ola yaabay balse hadadba qaladkaga qaadatay Allaha ku cafiyo markale un xaalaadka noocaasa iska ilaali insha Allah

  • @dhelatira
    @dhelatira 3 месяца назад

    Kkk waziir shikha xajida so qaracday malahaa adna wazirada wa Ina si hore ula hadalnaa😂😂😂😂

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 3 месяца назад

    Zakiyoow barnaajimka xiga bal sawiro kasoo dhig bi'idnillah ☝️🤗🥰

  • @Kalthuuma
    @Kalthuuma 3 месяца назад +1

    لا تأمن حتي ولو كان شيخا😂😂