Ima adeerayaalow tol hadaa tihiin gabadhaas shacbaan ah waan jeclahaye daydaygeedana ku daalaye num. Cidii ka haysa ha ii dhaafo sano iyo badh unbaan raadinayee caawa dhan iyada uun fiirsanayaa heesahaba ma dhageysanhayo
Ina DDSI moha sxb haddaad sidaas u jeceshay waa in jacaylkeedu ku geeyaa Jigjiga, haddii kale waxaan dhihi karnaa wax Jacayl la moodo ayaa ku haya 🤓. Halkaas ayaad ka hellaysaa!
Hayaay war waxanoo fanaanina may iga danbeeyeen lkn wllhi fanaanka ugu horeeyaa inta codkiisa kaheshay plz like iigu qabta
Haa zxp waan yaabanhay waxanoo fanaaniina
xiis inanta kaliya ee igu quruxda badan fananinta jigjiga ciidi LA qabta like isaar🙏😍😍😍😍
Axyaa jigjiga my home like igu qabta inta deegaanka uxiistay
Abdiqahaar waa fanaan cod macaan jijiga Number one weeye dhankayga ninkaa Taageero hala siiyo ..Horay u soco
Cabdifatax Mukhtar
Runtii
Legend
Waay Wada Kaceen
1.000
123434445
Lyric 🎤👌...................
Nin waynoo waayo jirey
Warkiisa yaraysanmaayo
Taladada aniga iga waaftey
Walalkey ka waayi maayo
Wadaadkii labo kitaabla
Wacdiga ka dhegeysan maayo
Wakhtigu waa subaxba cayne
Qofbaahan ku wiirsan maayo
Sidii wiil yaroo colmoon
Nin waalana waabin maayo
Samaha lagu wada heshiiyo
Qoor taag kaga weecan maayo
Nin ragi fikirku uu waleeyo
Quudhsiga ku wiiqi maayo
Wajigu waa baasboore
Dadnimo waydeyni maayo
Waxa lagu galaa cadaabe
Gar’ eexo u weehan maayo
Wuxu wayne igu ogayna
Anoon arkin warani maayo
Xaqii wehel iiga baahan
Warmaha dulmi ku oogi maayo
Wanaag ruuxi sameeyay
Wax maadsare odhani maayo
Weedhii quman waa sadaqee
Waligey samo hagrani maayo
Samaha lagu wada heshiiyo
Qoor taag kaga weecan maayo
Nin ragi fikirku uu waleeyo
Quudhsiga ku wiiqi maayo
Wajigu waa baasboore
Dadnimo waydeyni maayo
Waa la heesa looma heeso
Waxa fanka layidhaahdo
Waa hibo fananiintu wada lahayn!!
Jamaalow janada
Cadaabta haka dooran
Waa habeenkii lagu tusay jidka
Waxad u kacday inad heesto
Waxad ku hamiyeysay inlagu weydiiyo su'aalo dabcan sida waxad soo diyaarsatay
1 heesta
2 laxanka
3 musikada
4 bakhtiyaanasiibka
Lkn 🔢 numberka 5 waxa lagu tusay laba jid
1 Waxa lagu yidhi saligaa qaado ku tuko illahayna ulaabo kaasi waa kan ku anfacaya adunka iyo aakhiradaba
2 waxaa lagu siiyey makarafoon waxana lagu yidhi hees inyar wey ku qosli donan lkn waxba kama badalayan heerku gaadhi maysid oo wax illahayna necebyahay sheydaana jecelyahay
Waxan ku odhan lahaa ka fogow laqwiga sxb jamaal nimcaan hilaac u Cod eekow
Illahayna hayna wada hadeeyo
Aniga adiga inaga Iyagaba
Nio midhayar ee xiiz la leyahay naftayda wlhy iska kaja cel ❤
Nasteexo indhoo Gabanbaa Meesha ka muuqata yaa ILA arka??
Reer jigjiga Mogadishu hargeisa Jabuti kismayo please like iyo subscribe igu qabta
fanaanka cusub jamaal waaba nimcaan hilaac codkiisa oo inta taagan hada igu raacsan tahay like i saar
21 to 31 minit gabadahasaa ugu codmacaan habalaha mesha hesaya
Adeer dee meday. Labada. Hablood ee mesha u dhaa dheer inanta dharka huruuda. Xidhan hesteda sugayay. kuma jiro mesha 😡😡 👊👊
kaled yusuf qaybtii 1aad ayay ka heestay taas.... dib u raadi qaybtaas.
14243e34e33er43ee344rrr5543
Xis iyo shabcan ii geyaya wale oo pile qodhi Ogaden waa ka muqata 😘😘❤🙏
Waaw inanta cusub ba khatara sawiradadaydo boqol jaada jawabtodu kugu maqan😍😍😍😍😍
Walee iyadaa ugu cod wanaagsan fanaanad buuxda
Ninka yari cod toolmoonaa oo erayo culusaa heestuu qaadayaaa.
Heesta uhoraysa caadi ma ahan wlhi fanaanka cusub waan wataa
Adaaa ubax🌹 jarareed hadaba laamo jarayeed dheh😘😘😘
Mataqaaney Jarar Jano walahay heesta baba ka qatay meesha cadi maha
maya Maxamed.
Ma tidhi wllshy
Bashiir jawi hesta u qadayo wlhi waaan ooyay ax waa qiso xanun badan
Aaaaax My home city jjga cadey one love Dddsi ❤❤❤😘🙏
Wlle gabadha Hodan ladhoho waaa assal mashlh. hadaaad heesteeda jawaab ka heshay. Jacayl iskasoo baadh, dhakhtarka kuugu dhaw.
Allaaa san u qoslayey ayaan fuurey walee, ragii wada niic ayey noqdeen hoogey naaguhu waaweynaaa ma dagaalbey usoobexeen mise waa USA military.
I love my people, keep the good job
22:40 Hodan heesta ay qaadayso mashdhaca musiga, codkeeda baxsan iyo ereyada dabacsan ayaa meesha ugu shidan. Iska daa waxkalee, shaqo aaan hayay ayaan xitaa joojiyey intii heestaas ay socotay, wallow ay tahay hees isugu jirta jeedaallin iyo jacayl laysku adkeeyay..... 😎
ninka fanaanad qabo iga dhimir adag wlhi allow xaaskeyga fananad haka dhigin
Guuled Muhumed 😂😂😂😂 maser.com shoow
Eyban Hussein hhhh haaa wlhi ma xaaskeyga ayuu rag ila dawanayaa halkii aniga oo kaliya leey baneeyay inaa daawado oo ku raaxeysto😡😡
Guuled Muhumed wil iga deh waa runta even nin fanan ehh waa maser kale
Eyban Hussein haaaa wlhi sxb aniga xagaa ayaan ka marayaaa wax nadiif ah ayaan rabaaa
Halla DDSI 😘 firs comment loz
Caaja ib wlle dunidan way waayo badanty bal eega heesta fanaanka anigu aan u aqaano macalinka masraxa wa jaawi qisadi igu yaabka badnayd intn jiray
Talada aniga iga waabtay walaallkay ka waayimaayo!!!!!
Wad shidan tihiin lkn ragaay ka jiiftaaa
Ima adeerayaalow tol hadaa tihiin gabadhaas shacbaan ah waan jeclahaye daydaygeedana ku daalaye num. Cidii ka haysa ha ii dhaafo sano iyo badh unbaan raadinayee caawa dhan iyada uun fiirsanayaa heesahaba ma dhageysanhayo
Ina DDSI moha in
Ina DDSI moha sxb haddaad sidaas u jeceshay waa in jacaylkeedu ku geeyaa Jigjiga, haddii kale waxaan dhihi karnaa wax Jacayl la moodo ayaa ku haya 🤓. Halkaas ayaad ka hellaysaa!
riwaayada nosoo gasha plz waxn igu socon maayaane
Haaaheeyaaa 2 ayan ka helay fanaaan iyo fananad hodan iyo bashiir jawe
Istaaahil meeeday estv
Xariir maku jiraaa
141e24172y w2t7th and a 9th the same way to pay way
DDSi one LoVE
Middan nastexo indho u egna maxay ahaydna wlylw
abdi zaki kuma jiro abdiraaxo
xariir sudlan Mukhtar Jigjigow meey
Kabaha dhaadheer kasaara naagaha maba ciyaari karaane takale ragii bay bahdileen
Jabhadka duulla hno isla xishoo oo mashqulka daa
Q1 aad wali ma arkin halka waxba igu seegan umalayn
Long Live Ethiopia
yaa ila arka ama maqlay fakii puu ku dahlaya (AAN IZKU PUZHEE PUU DHI'I)
Dee wiil ka oga hore heesay heat ba dilay naagaba ku urur
Hamda Garbo 😂😂😂😂😂😂😂
Heesta uguhireesa waayo fadhisaa heestu
Omar Dahir
Qofki Labad
ESTv DDDSSII nolaada **********
Haboon waad nuuraysa
Wooooooooow
Oo miyay xanunsatay gabadhani
CMC iyo XDSHI warqad iiga geeya.
Cagdheerti way ilbaxeen😁🤣
Waxa saa laga dhaha shaw
Hotel galool waa hutel zhaaha looga hadhay
BASHIIR QIIRO INA JAAWEY POQORTOOYO NLOOW APWAN C/SHAKUUR QUDE FRXD IGU NOLAAADA WLIGIIIN
Ruuxan wayn ee nasteexo indho u eeg hadana ka foolxun may caruurta ka dhex baxdo
ninka dhiiga u shuba somali land waryaahee walhi waad iga qoslisay 🤣🤣 armey Heestaa iyaduna
Farhiya Ali ,waabay heesaysa walaalo ,yaaaàaaaab iyo gadaasheedooy gaadi kar laadahay RABAAW sahal amuuraha
ninka dhiiga u shuba somali land kkkkkkkkk
ninka dhiiga u shuba somali land oo ma adaaa og mid koda wayn mise af hayenki nastexo indho ayaad tahay gabadhan ayaaba ka yar nastexo indhe
Wadnaha Iyo qalbiga lama waraabshe salka kawarabshy noqo kudhe dhimo e hees xumo
Wow
ww
Walee Doornafadi sii fican bay oga shaqaysa Africa kkkkk Gabadhah Somalida waa caaden
kkkkkk ala badow sanaa ofanaan badanaa
rahma adan sssss
Wooooow reeer jigjiga viva
.
nimo ismail