Sooraan iyo Jawaan waraysi xiiso badan haboon ugaas
HTML-код
- Опубликовано: 8 фев 2025
- Please watch: "Barnaamijka Cawayska VOA Hargeysa iyo Fannaaniinta Xidigaha Geeska FULL"
• Barnaamijka Cawayska V...
~-~~-~~~-~~-~
Hoyga Fanka & Madadaalada Like, Share, Subscribe & Comment www.facebook.c...
Inta daawanaysa marku sooran Geeriyooday Like
Allah ha u naxaristo legend (26-5-2021_. BLACK DAY
Shalay ayuu dhintay sooraan ismaaciil sugule alle godka ha nuursho
Soraan iyo jawaan waa raga manta somlida xaga riwaydaha kadhex muuqda viva
Wllo wuu dhintay maxay bulsho ka dhex muuqdaan sooraan ismaaciil sugule alle naxariistii jano haka waraabiyo
Allaha unaxariisto unuuriyo qabriga
AlleH haku naxarizto u ducee hdii iga danbaYzo Soran izmail sugule
VIVA SOORAAN IYO JAWAAN NOOLAADA UMADIINA SOOMAALIYEED
WEEY IDINJECESHAHAY
ilaaahoow u naxariiso
Walhy horaa loo yidhi ama buuur ahow ama buur kutiir sanow marxuuunkiii sooran siduuu adunkii uga haaajiray ninkiii jawaan ahàa shaashadihiiiba diba wuu uga sooo muqan waayy marxuunku tiir lagu tiir sanaaa buuu ahaaayooo tiriiig bulshada ifiiin u ahaa baaa naga baxay ilaahy qabrigiiisa ha unuuriyo ilahyna naxaristiiisa ha ugu bishaareeyo janooyinka teeda ugu qalisan wlhy ilaa hada marxuunku qalbigayga ayuuu kudhex jiraaa
Ilaahay hownaxariisto ❤❤❤ amiin amiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
wuu ku dhacay mooyaane digaduu ka dhigay jawaan said hhhhhhh
Waa. Rag qabiil diloodey ragani
waa asal kkkkkkkkkkk
Ahlan soraan and jawaan noolada waligiin
Nic walahay soraan and jawaan
Walee idinka qabyaaladi idin waashay.
inta og inay soomalilnd qabiil u haysta lkie igu qabta cadawga soomalilnd alle hanaga qabto
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk nice sooraan and jawaan
sooran codbuu haya walee wuu hesi karaa
fanaan qabil male naagtan waraysanaysa ku leesisay qabilka
waaaaooooi
aaaaah aaah aaaaaaah aaaaaah kulaha iyadaba aah aah aah tidhi
SOORAN IYO JAWAAN_GIGI IYO FARANCO
♥️♥️♥️♥️😫😫😫😫
alla maxay malayacniga kobka qadeen
🚺🎻🌹Hawa
hhhhhhh wan qosli karaaa hhhhhhhhhhh
hhhhhhhh so dhawada
Soran jawan
lolz nimanka ma yaqaanaaan habka tv yada looga hadlo
hhahhahah oromo ayaaba lagu heesayaaa
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Hhhhhhhhh
Kkkkkkkkk