Xanuunka Welwelka Qaybta 2aad Iyo Dr Jaamac Yuusuf Cilmi

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • Xanuunka Welwelka Qaybta 2aad Iyo Dr Jaamac Yuusuf Cilmi

Комментарии • 31

  • @user-ln2uv7lf9e
    @user-ln2uv7lf9e Год назад +1

  • @mohamedeprahim1926
    @mohamedeprahim1926 4 года назад +2

    Masha Allah Dr.jaamc Allah miisanka xasanaad ka kugu daro

  • @user-ln2uv7lf9e
    @user-ln2uv7lf9e Год назад

    Nabarakega. Isoo. Dira

  • @Rabiyownabadbaadi
    @Rabiyownabadbaadi 5 лет назад +8

    Somalida gaar ahaan ku qurbaha ku nool way ku badan yahay warwarku lakin xaaladay ku jiraan badi ma fahamsana

  • @mubaarikjammacmuuse9657
    @mubaarikjammacmuuse9657 2 года назад

    Manshallaah jasakalahu khayr

  • @buumocagaar
    @buumocagaar 11 месяцев назад

    dr quseeyo oo la tago magaciis asxaabta

  • @asiyoaxmed6454
    @asiyoaxmed6454 4 года назад +3

    Dhaman inta ad shegtay wey i hayan isla sacadan umul aya ahay gurigeygi xita waliga sokaxeye waxali dhahay amo jin haya dr maxa sameya

    • @simanxaaji228
      @simanxaaji228 4 года назад

      Abyo mcn Dr.maskxda aad.ana umul saas noqday il wa jin wa sida ley dhahaay xanunka ikusaaiday umul bn.ku qaday dawa kasta wa I.cawin la dahay marka.intu kugu badan aad dhaqtar

  • @sacdiyoomar5821
    @sacdiyoomar5821 4 года назад

    Jazaakalah dr

  • @xidigalu5087
    @xidigalu5087 5 лет назад

    Wll dr halkan kala xidhiidha waan ubaahanahaye

  • @Aliaboob-sk7je
    @Aliaboob-sk7je Год назад

    Xagee Kahela wll dictorka

  • @user-ln2uv7lf9e
    @user-ln2uv7lf9e Год назад

    Waa. I. Hya. Had. Maxa. Lasamenaya

    • @yaasiraxmed5163
      @yaasiraxmed5163 11 месяцев назад

      Wll wxa samaysaa Dr lakulan hala xishoon waa khasab inaad Dr lakulanto dhanka cibaadada iyo diintana u badnoow

  • @nimcomahamed5573
    @nimcomahamed5573 4 года назад +3

    Anigaa welwel ihaya ee xageen ka helaa

  • @user-ln2uv7lf9e
    @user-ln2uv7lf9e Год назад

    Xage. Ka. Helaya. Titorakan.

  • @xurmokhadar5853
    @xurmokhadar5853 3 года назад +1

    Wll xage lagla xidhidha

  • @mariamhusseini7426
    @mariamhusseini7426 4 года назад

    dr. lanbarkisa noso qora please help

  • @xurmokhadar5853
    @xurmokhadar5853 3 года назад +2

    Wll sida la daweyo noso galiya plz codsiga asxbta tix gali

    • @abdirisakmohamed5664
      @abdirisakmohamed5664 3 года назад +1

      Anigu dhakhtar an beri u tagay wuxu igu yidhi maalinkasta gidaar jabi oo caqabad dumi, tusaale hadanad dadka dhex gali karin maalin isku qasab 10 mirir inaad dhex gasho adoo baqaya, hadana malinkale isku day inad ka dhex hadasho sidaa kuwad oo buug ku qor.

    • @nasrohusseinbare8499
      @nasrohusseinbare8499 3 года назад

      Asc wall anaa baqdintaas i heysaa dadka madhexgali karo mxaan sameya mar wallba hoos firina qofka

    • @abdirisakmohamed5664
      @abdirisakmohamed5664 3 года назад +2

      @@nasrohusseinbare8499 wll waa caadi waa shay dabiiciya inaad sida dareento maaha xanuun kaliya waxad u baahantay isku day badan oo marba inyar aad hore uga soconayso waxa ku haysta 😊anba sidaadan aha muddo yar ka hor imika lakin qofkale ayan noqday

    • @nasrohusseinbare8499
      @nasrohusseinbare8499 2 года назад

      @@abdirisakmohamed5664 thanks wallkey qaali

  • @mustafabarkhad2482
    @mustafabarkhad2482 2 года назад

    Waxaan leeyahay sida dadka inaan dhax galo aadbay idhibta iyo warwar aan waxan kawarwarayana ma garanayo ?

  • @fuaadali1088
    @fuaadali1088 2 года назад

    Dr mahadsanid maxaa xal ad

  • @monaabdi7078
    @monaabdi7078 4 года назад +1

    Dr xagee kalaso xidhidha

  • @sulleymnciisecalifolow5911
    @sulleymnciisecalifolow5911 5 лет назад +2

    Anxtienty is not Good;