NIN QOYAN BIYO ISKAMA DHAWRO, DAGAALKA RUUSHKA & UKRAINE DAY 62

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 окт 2024

Комментарии • 89

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  2 года назад +9

    ASXAABTA FADLAN SUBSCRIBE SHERE IYO LIKE WAA XAGIINA GUULAYSTA.

    • @nouhsuleima742
      @nouhsuleima742 2 года назад +1

      ASC Wariye Abdi Xafid horta waan ku taageeraa oo waxaana aad isoo jiitay qaab ka farshaxan ee aad sheekooyinka sirdoonka noogu soo ban dhigto waxaan ka cod sanayaa inaad sheekoyinkaa noo soo badiso waayo dad badan baa jira oo siyaasada somalida aan xiisi badan u qabin oo Barnaamij yadaada kale xiisanaya Thanks🎉

  • @intasamahajecelofficial8710
    @intasamahajecelofficial8710 2 года назад +1

    Ilaahayow naga qabooji dagaalkan dan inaguma jirto dunida dhan buu saameynayaa🤲

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 2 года назад

    Mashallah Abdihafid Abe eng

  • @Ahmed-gx8hz
    @Ahmed-gx8hz 2 года назад

    Fadlan hoos uhadal ,sida eng oo kale mahadsanid

  • @hassanabdi1820
    @hassanabdi1820 2 года назад

    Sodhawada Abdi hafid adiga iyo eng Axmed abtidon Ramadan kariim waxaan joga dds

  • @mikmikis8845
    @mikmikis8845 2 года назад +1

    Asc c/xafid eng abtidoon dhaman somali weyn ramadan mubarak 👍💯

  • @xaruntajaceylka4318
    @xaruntajaceylka4318 2 года назад

    ASC Abdi xafid iyo Engineer Abti Doon Ramadan Kariim From 🇺🇬 Uganda 🇺🇬 Gar Ahan MBRAARA CITY Allha idiin Xafido Dhamaantiinba Bahda 🇬🇧 Birit 🇬🇧🇸🇴 Soomaali 🇸🇴 TV 🙏 Thankis Sid🙏💙💓🧡🧡💚 Quruxda badan Oo Ad Noogu Hurten Waqtigiina Qaaliga 🙏💙💓🇸🇴 Guul iyo Gobonimo

  • @muqtaarcali9459
    @muqtaarcali9459 2 года назад

    Weriyaha keli ee naga bereejeyeey weriyaasha duniida wakee wa c/di xafiid guushu wa xagaga insha allaaaaaaaaah

  • @jawhareyabuukar8076
    @jawhareyabuukar8076 2 года назад

    anaga waxaan ogaaney aduunka inay yahuuda xukunto yahuudna wey jaweysaa la soco.

  • @mohammedbarre6100
    @mohammedbarre6100 2 года назад

    Shaqo wacan brother Manshalah and great show

  • @abdulkadirhersi240
    @abdulkadirhersi240 2 года назад

    Mashaa Allaah Tabaraka Allaah Ramadan Kariim Salaan sare Suxufi Ruug Cadaa ah Cabdulxaafid Iyo Aqoonyhan Soomaaliyeed, Eng.Abtidoon

  • @caamircali4397
    @caamircali4397 2 года назад

    T.Cade iyo eng Seleneski salaaaaam
    From Ceerigaabo

  • @The-informed
    @The-informed 2 года назад +5

    Arinku waa ka balaaran donaa sida xisaabta reer galbeedku udhigteen. Ruushku wuxuu leeyahay xulafo og inay next yihiin hadii Russia laga guulaysto. Hawshu ma sahlana Chineseka, North Korean iiran iyo kuwa maraykan daris la ah kuli waa diyaar.

    • @ajecceja9842
      @ajecceja9842 2 года назад

      Wa runta ila Somalia iya hubkeda culus ku cawiin rushka

    • @The-informed
      @The-informed 2 года назад

      😂😂 Aamiin

  • @sahramuscrowhassaan5083
    @sahramuscrowhassaan5083 2 года назад

    THEY SAY WE AD HEAVY THEN BEFORE AND THEY MADE US HEADACHE HEAVY AND HEARTS HEAVY

  • @dekowabdirahman8392
    @dekowabdirahman8392 2 года назад

    ASC walale alaha nookaxafida waxan sisharafle kagacodsanaya nogusodar wararka. Somalida

  • @HMS33
    @HMS33 2 года назад

    C/xafid & ingineer of war SALAAN GOBEED ustad cabdoow engineerku waa Nin (BIRTA CUNAY )

  • @mohammedbarre6100
    @mohammedbarre6100 2 года назад

    Shaqo wacan brother

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 2 года назад +3

    Unted nation ku maxay uga hadli waayeen Iraq Afghanistan iyo libiya mida kalle Unted nationaw kumaad tahay waa hayad reer galbeedka lee yihiin Russia waa ogahay bootada reer galbeedku way soo dhamaatay waxna sheegimayaan awalba hubka waa siinayeen hub nooc walba

  • @omargasleshop
    @omargasleshop 2 года назад

    Asc
    Rabadan mubarak ✨

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw6922 2 года назад +1

    Malaga yaabaa dagaalkan socda in mareykanka uuu waayo number 1 u dhinac walba ka yahay mise wa sii haysanaaa kalinta koowaad

  • @fardowsaomer5910
    @fardowsaomer5910 2 года назад +1

    Asc dhalinyradaan jeclaa

  • @isamkaiyodacwadaillahay5287
    @isamkaiyodacwadaillahay5287 2 года назад

    Asc habeen walba anigoo qaxayaan seexda

  • @abdirahmangulet4920
    @abdirahmangulet4920 2 года назад +3

    Xaqiiqdi waqtigu Dictator Putin tuurilaha Neclearka waala Joogaa Waxaana gaarsiiyay Dictatorada Reer galbeedka ee Maraykan ugu horeeyo.

    • @ubahhussein3252
      @ubahhussein3252 2 года назад

      Ilaaheey hanaga qabto ilaaheey uma suura galsho in uu nuklerka haweysto

  • @xaruntajaceylka4318
    @xaruntajaceylka4318 2 года назад

    40ka Wasiir Ee Germany Is Kugu imaneyso 🇹🇷 Turkey Maku jira

  • @LEON-nv8ux
    @LEON-nv8ux 2 года назад +1

    😍🥰🤔🙄😒👍👍

  • @abdullahikihara710
    @abdullahikihara710 2 года назад

    Asc eng waxan urki haya inu ujanjero dhinac sababyo ah rushka ma aho iraq ee runta halashego

  • @jawhareyabuukar8076
    @jawhareyabuukar8076 2 года назад

    anaga waxa ogaaney aduunka inay yahuuda xukunto.

  • @maxamadmaracademaxamadmara9550
    @maxamadmaracademaxamadmara9550 2 года назад +1

    Vladimir putin difaacida dalkiisa geeri iyo nolol ayeey utahay mana noqo doono asigoo wax goosan fiilaan iyo isweedhan warkooda waakudayid mana yeelo doono putin kubiirid iska daaye in NATO sogalaan dulkooda wiilka laholi waayay fariidka caqliga badan Vladimir putin guul butin guul 🇷🇺

  • @awildodi5771
    @awildodi5771 2 года назад

    Injineerka badal xalada meelxunbmarayasaaa wararka naga soo giiji qofkale soosaaar plz 2:3445

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b 2 года назад +1

    Un ta reer galbeedka wixii xadgudub kusameyeen aduunka maxay illegal udhihi waayeen

  • @fatimafaynus3360
    @fatimafaynus3360 2 года назад +2

    allaah ha naga qabto sharta soo socata Soonka waa maalintii 25 aad 😆

  • @abdiosman335
    @abdiosman335 2 года назад

    Taasi isma dhhin ka fiirsada raasia on rasiya

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 2 года назад +1

    Sidii Waxaad u hadlaysaan Reer Galbeedkii 😂
    United Nation iyo Nato waa iskumid adinka ayaa laba u haysta
    Ruushku xiise uma qabo UN warkooda waxna kama qaadi karaan hadii uu weeraro US xitaa

    • @cabdinasirclle2453
      @cabdinasirclle2453 2 года назад

      Hadeey isku mid yihin ilaa hada boto moyee maxeey ruuushka talaabo uga qasdi waayeen

  • @MrSultaan99
    @MrSultaan99 2 года назад +1

    👍👈

  • @sahramuscrowhassaan5083
    @sahramuscrowhassaan5083 2 года назад

    THEY MADE US HEADACHE EVRY DAY HOW WE BECOME THIN BUT BECOME THIN NOT BAD IS GOOD NOT GOOD TORTURE US HEADACHE ASLEEP LESS PAIN FOR SHOULDER AND NECK THEY THREATENING US AND TORRID US HANDICAP EVRY WERE EXPENSIVE AND GENOCIDE ALL OF US IF SOME THING HAPPEN US RESPONSIBLE KENYA UGANDA BURUNDI AND AMERICA HINDIA ALSHBB PRESIDENT UHURU KINYATA RAILA UDINGA KUKUYU MASAY MAJALWO HINDIA ALSHABB

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 2 года назад

    ukrain waa sii waalayaan reer galbeed

  • @hamseabdillahimuhumed7765
    @hamseabdillahimuhumed7765 2 года назад

    Ciraaq wadan maha ee Ukrayn ayaa dawlada taas ayaaa sharci ku sheegaysaan

  • @maxamadmaracademaxamadmara9550
    @maxamadmaracademaxamadmara9550 2 года назад +1

    Wararka warbaahin ta laga sheegayo waabeen raashka waajibshay yugreen iyo reergalbeedka vladamer putin oo maalin dhaw dabaal dagaayo ayaa arki doonaa

  • @ismahanita4
    @ismahanita4 2 года назад

    Allaha ka badbasho islamka ku dhex jira

  • @LEON-nv8ux
    @LEON-nv8ux 2 года назад

    Asc

  • @alabariabdihakim664
    @alabariabdihakim664 2 года назад

    Sharcigu maruusha iyo dawladaha islaamka kaliye buuqabtaa reer galbeed waxayrabaan baaxallaal ahkaliyeh miyaa dulmi faqol dulmi un iyo galbeed

  • @calishariifcaalimcabdi8426
    @calishariifcaalimcabdi8426 2 года назад

    c/xafidow ing waaqici maahan noraadi aqon yahan lasaaan qaadi kara xaalada socota waayo reer galbedka iyo maray kanku imisa wadan oo madax banan ayay dumiyen ayaa is weydiiyay

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 2 года назад +1

    Annigu waxey ila tahay ruushka inuu u turturaya yukrain laakiin nato markay noqoto amuu balaayo ku noqdaa kuwan is walwaalayo amey iyaguna darbiga soo taabtan london noqotaa mariopol oo kale fudeed ma fiicno

  • @rashkaarow45
    @rashkaarow45 2 года назад

    Hodhodho . Xuuraanka beenta ah ee reergalbeed yuusan kusirin boowe . Reergalbeed gabalkoodi baa dhacay . Kani waa dagaalkii seddaxaad oo kasoogudbay xamaarashi kuna siiqaya salka , wuuse gurguurandoona , kadibna dhababaceyndoonaa . Dhagahaaga yaan lagaa wasaqayn , ee isticmaal indhahaaga , waa haddaad u madaxbanaantahay aragtidaada .

  • @maxamadyare1362
    @maxamadyare1362 2 года назад

    C/. Xaafidaw habrahaan nagaddaa soodaa farfasoorka galbeedka keenya Ayaanjoogaa

  • @saraxlaboodosman5362
    @saraxlaboodosman5362 2 года назад

    mahad sanid C. xafiid

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 2 года назад

    Kulaba noqon maayo ruushku sidii ciraaq iyo Afghanistan oo kalle iyaguna way og yihiin bootadooda ha dhagaysanina waxa been iyo bironbogaandho aduunka ku haystaan kaga socon mayso laakin russia

  • @roobiyorays8398
    @roobiyorays8398 2 года назад

    Ukraine Waa calankii casaa ee Dibida Spain lagu wayrixinaayey si looga cadhaysiiyo

  • @fardowsaomer5910
    @fardowsaomer5910 2 года назад

    Sow tan laleeyahay rushku waxbay dhameeyeen oo qabsadeen

  • @hibakahmed3206
    @hibakahmed3206 2 года назад

    Nuclear weapons marka rush ma la sexanyaaa Lkn rush sxpadii may amusayaan

  • @jawhareyabuukar8076
    @jawhareyabuukar8076 2 года назад

    wadankan ukraine waa burburaa

  • @ducaysanemohamed6627
    @ducaysanemohamed6627 2 года назад

    warka warka yukrayn iyo rushka iiga tasho

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 2 года назад

    meeshan belaa ka higle anigu waxaan dhihi lahaa somaalidu ticket dadooda ha goosteen ,arinku waa qatar, russia waa ka baqeen khatarteeda way burburinayaan nuclier war russia waa ku qasban yhy inuu qaybiyo.foostooyinka

  • @jawhareyabuukar8076
    @jawhareyabuukar8076 2 года назад

    barwaaqadan ay ku jiraan yurub iyo amerka waa gebo gebo ogaada.

  • @qasingaboow2740
    @qasingaboow2740 2 года назад

    inj liibiya iyo ciraaq suriya aawey

  • @calicilmi1276
    @calicilmi1276 2 года назад

    Maxkamadas may israil ka celiyan falastiin

  • @maryamanuur9809
    @maryamanuur9809 2 года назад

    Marka soo lagama yaabo in ruushku uu surimi rido

  • @craxmanmaxamed3771
    @craxmanmaxamed3771 2 года назад

    Waxaan la yaabanahay kuwii la birburiyay oo bariga dhexe ma loo maray QM teeda kale maxaa hortagan in falastiin dhulkooda loogu jiro oo maalin walba lagu laaya sharcigaasna ma u dhigan yahay QM ruushka nukliyeerkiisa ha isticmaalo

  • @roobiyorays8398
    @roobiyorays8398 2 года назад

    Nuclear ka maxaa loo samaystay hadaana la isku tuurtuurayn, hadayna u egtahay, alaha sahlo

    • @nimomohamed9872
      @nimomohamed9872 2 года назад

      Hadii leysku tuuro maxa faiday Ilahey hanaga qabto dagal faido maleh

    • @roobiyorays8398
      @roobiyorays8398 2 года назад

      @@nimomohamed9872 aniga faaiido iiguma jirto ee hadalka ha leexin, laakiin waxay u samaysteen ayaaba in ay iskugu Gooniyand ah, haddana Waa u egtahay ee alaha sahlo

  • @jawhareyabuukar8076
    @jawhareyabuukar8076 2 года назад

    injinere adiga iyo cabdixaafid ma,noolaneysiin waayo yurub iyo america ma,noolaaneysiin ogaada ruushka waa ninka keliya germalka jewiyey.

  • @seriyahya7351
    @seriyahya7351 2 года назад

    Odaga wu dalanyahay

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 2 года назад

    Hubka halista ah ayuu adeegsan aduunkana halis ayuu wajahayaa umalayn maayo inoo iska fiirsan hadii aw nafta uyaabo waa adeegsanayaa nuclear weapons cid guulaysanaysaana ma jirto waa laysa wada degayaa

  • @abdinasiraden5293
    @abdinasiraden5293 2 года назад

    Abdixafid sxb wararka muqalo kuso kordhi sxb yowyow iska dhig sxb ciyalka xafada hh

  • @jujuqoolif4517
    @jujuqoolif4517 2 года назад

    Wax Yar ma idiin sheegaa sheekada dhan waxay ku socotay Turk iyo madax weynah Turk oo mareykanku u yaqaan big dog ama eeyga wayn waxan umaleyn ducooyinkii shujuuda baa dhinaca kale u wareejiyey dagalka hadana ilaa Turk la soo afjaro dagalku ma dhamanayo

  • @dagganshafeec2960
    @dagganshafeec2960 2 года назад +1

    Ruushku haduuba ku khaldan yahey inuu weeraro ukraine 38 waddan oo nato ubadan thy weerarkey ku qaden ciraaq ma sax 14 waddan ee dalka maali weerarkey ku qaadeen isna masax baa maya waddadii munaafaqnimada weyso dhamaatey rushkuna jilbo dhulka uma dhigidonan waayo taageersan bu leyhy oo dagaal uharaaryoonayaa putina wuxuu isticmaalidona nucleer reer galbed iyo mareykan jiritaankoda ayey ku dheelayan dunida klen a wey galaafanaya

    • @warfaa_soysoy
      @warfaa_soysoy 2 года назад

      Koonfurta soomaaliya intee wadan baa jooga toloow ileen nabad ilaalin ma u joogaan e

  • @muxudiinxasanraage4038
    @muxudiinxasanraage4038 2 года назад

    Waxaan kadawanayaa kaaraan

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 2 года назад

    Mida kalle China iyo America ayaanay arintoodo fiicnayn dagaal sedexaad ayay u eeg tahay engineere

  • @jawhareyabuukar8076
    @jawhareyabuukar8076 2 года назад

    dagaalkan waa dagaalka sadexaad kamana marna kuuriyada woqooyi iyo shiinaha.

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 2 года назад

    Ukraine waa dariiqii dagaalka loo marayay in aw awoodiisa soo qadimo looma baahna waxa la ilaalinayaa siro military kulka ay naato iyo noqoto waa isbadalaysaa sheekado russia waa nuclear power taasi engineer miyayna ahayn in dhankaa laga eego sheekada

  • @nasriinmubarak2729
    @nasriinmubarak2729 2 года назад

    Un xaggey jirtay markii waddamo bdn aad ogthin sharcidarro lagu gelaayey ....west media

  • @ahmedmuhumed4929
    @ahmedmuhumed4929 2 года назад

    Dagaalkan ayan ladhayal sanin

  • @tahlilmohamud1653
    @tahlilmohamud1653 2 года назад

    Cabdihafid engereka waxuu ku cel celiyay hala diyaar garowo adiga neh afkaa kaxirtay sidaan dareemayo oo hadalo badan baa soo riixaye
    Maxaadan fursadaas noga faideyn oo aadan u weydiin sidee baa loo diyaar garobayaaa🤔

  • @hassanibrahim300
    @hassanibrahim300 2 года назад

    Ruushka weligii dagaal loogama reen haduu jilicsanyahay dagaal magaleen

  • @ilyasmciise8813
    @ilyasmciise8813 2 года назад

    Kkkkk afkii timacade ayaad kuhadleysaa

  • @muxudiinxasanraage4038
    @muxudiinxasanraage4038 2 года назад

    Asc