Horjooge Madaxeey oo isku soo dhiibay Ciidanka Dowladda..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 окт 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

Комментарии • 14

  • @cazkaosmaroble7397
    @cazkaosmaroble7397 6 часов назад +3

    Haladilo kuwan markee dadka laayeen ayee isasa soo dhibayaan yaalaga yeelin warkaad

  • @AbdikaadirMahamud-mf5yx
    @AbdikaadirMahamud-mf5yx 6 часов назад +3

    Iska ilaaliya yaan ciidanka lagu daran waa maquul in uu jaajuus yahay

  • @deeroibrahim2709
    @deeroibrahim2709 Час назад

    Wey jabeen jabiya

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 4 часа назад +3

    Aryaa nagada wax soo martay ee sheeg inta dad aad soo dishay ee soomaaliyeed ninkaan ha la weydiiya cali dheere

  • @wiilohassan3646
    @wiilohassan3646 2 часа назад

    Madaxay magac mahane ninka magacii

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 5 часов назад +1

    Ninkan in la dilaan rajeynaya gacan ku dhiigle hadaad daysan ogaada kuwa kalena intay dhib badan gaystan ayey is odhan doonaan gadaal iska dhiiba ogu yaraan ninkan xabsi dheer hala marsiiyo Aniga ka ahaan ninkan wadooyinka ha lagu nadiifiyo iyo xabsi guri dusha lagala socdo

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka 3 часа назад

    Nin lagaraacay oo la ag fadhiyo isha lagu gubaayo waaye

  • @IbrahimAbdirahman-r1q
    @IbrahimAbdirahman-r1q Час назад

    Halaga fojiknada ninkan

  • @AbdiMohamed-e3m
    @AbdiMohamed-e3m 6 часов назад

    Kan dhaqitaan badan ayuu ubaahanyahay, 16 sano wixii lagu shubayay iyo dhiiga uu daadinayay ciyaar ma ahan, haladhaqo ninkan.

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 6 часов назад

    mako iyo madiino.marki la so gubo aya la le yahay waa ka baxay maxkamad ha so tago

  • @AliFidu-lx8gi
    @AliFidu-lx8gi 5 часов назад +1

    XASSAN DHIIQO ASAGAA AH ARGAXISO

  • @AliFidu-lx8gi
    @AliFidu-lx8gi 5 часов назад

    MOORIYAAN TV BEENTA DADKA KA DAAYA. DAWLADNIMO MA AH DAMEERO DHAQASHO, SEE WEEYE?

    • @omarw5124
      @omarw5124 5 часов назад

      hhhhh adiga xataa waaku dhaqan quruxey love iyo dameer kusoodhawaaw waana lagu xuraynaa😊