Wasiirka Batroolka iyo Macdanta XFS oo ka warbixiyey Markabka baaritaanka Shidaalka.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 окт 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

Комментарии • 35

  • @abdallasonkor4769
    @abdallasonkor4769 2 часа назад +5

    Mahadsanid wasiir abdirisaq Galmudug iyo Dhamaan Somaliya horumar baan U rajeynayaa Insha Allah

  • @jamalb6925
    @jamalb6925 53 минуты назад +1

    Waa Guul iyo horumar dhamaan umada somaliyeed. Siiba dhulkii nasabka ee Galmudug

  • @fe8445
    @fe8445 23 минуты назад

    الله اكبر ولله الحمد.

  • @Atoosh55
    @Atoosh55 2 часа назад +2

    Guul somaliya gaar ahaan birmade Hassan sheikh mohamud

  • @Xaswawa-rz2et
    @Xaswawa-rz2et Час назад +3

    Dhalaanka soomaliyeed ee Injineeradda ah oo dalka iyo dibaddiisa ku wax bartay uruursha oo ka qeyb geliya oo weliba kaalin mug leh ka siiya shaqadda batroolka dalka waayo iyagaa leh oo u hadhaaya dalka.

  • @I_Trade_Money
    @I_Trade_Money 57 минут назад +1

    War kii igu farxada badnaa tan iyo markaan dhashay❤

  • @ahmedkaka9213
    @ahmedkaka9213 Час назад

    Guuleysta oo kuwa iimaanka la alaha qabto guul soomaaliya guul galmudug

  • @MustafYareMustafYare-gq2dj
    @MustafYareMustafYare-gq2dj Час назад

    M.a Hambalyo Hambalyo

  • @calixasan6688
    @calixasan6688 Час назад

    Masha allaah shaqadii ugu wanaagsaneyd ee aaan kuxasuusandoono mamulkan oo hogamiyo xasan sheeq oo kudhiiraday go ankaan uu qaatay mamulkiisi hore arimaha badda mantana arimaha shidalka intakale animahuwe waxleelaga sheegayo

  • @143-k1d
    @143-k1d 2 часа назад +6

    Carabta Wadna Xanuun Aaku Dhacay Waa Xaasidiinta Soomaaliya , Carbta Xiriirka Hada Haloo Sii Jaro Wax Faa'iido Ee Lee Yihiin Malaha.

    • @DjMüllar
      @DjMüllar Час назад +1

      Waba runta

    • @caseerdiiriye8519
      @caseerdiiriye8519 33 минуты назад +2

      Walee carab in ay cadaw yihiin anaa og

    • @saadaqnuurgeedi7777
      @saadaqnuurgeedi7777 28 минут назад +1

      Waxaa ka daran Kuwakale oo Somali kula sheeayana waa sakaraat maanta hhh

  • @bakarAbadiir
    @bakarAbadiir 39 минут назад

    Guuul soomaliyeey

  • @fe8445
    @fe8445 19 минут назад

    Caqligeena aan isticmaalno. Qilaaf iyo muran aan meel iska dhigno. Soomaali Muslim walaalo ah baynu nahay. Nimcadaas Allah swt na siiyay aan calfano.

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 26 минут назад

    Comments kayga waxaan ku darsanayaa waa in uu dalkeena uu ka mid noqon doono inshaa allaah dalalka aduunka ee barwaaqo sooranka ah. Guul Soomaaliya madaxwayne Xasan Sheekh oo noqday madaxwaynahii goolka dhaliyey oo wixii la sheeg sheego Soomaaliya ayaa leh batroolka waa uu ka dhabeeyey. Marka guul Soomaaliya ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 31 минуту назад

    Guul dalkeena Soomaaliyeed po

  • @CxamiidKashka-vb9gx
    @CxamiidKashka-vb9gx Час назад

    War waxaa noo soo dhawaadey

  • @CadaaniCadaani-t2m
    @CadaaniCadaani-t2m 47 минут назад

    Puntland ma imanayo

  • @DhagacadeGaney71
    @DhagacadeGaney71 Час назад +1

    see loogu heshiina wax kayar ayaan isku fahmi weynay?

  • @bonfire7803
    @bonfire7803 36 минут назад

    Hawiye tuugo tuugo dhashay

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 2 часа назад

    Markabkaas ha gubto oo Ilaahay ciideena ma keeno. Itoobiya, Carab iyo Kenya Cismaaniyiinta wax isma dhaanto waa gumaysayaasha ugu xun ee Rabbi shartooda ha ina dhaagiyo. Shidaalkaasna meeshiisa Ilaahay Kama soo saaro oo xoolaha iyo dadkaa u baahan inuu meeshiisa si ay cimalada nooga xumaan ee Rabbi dhagax ha ka saaro cidii isku daydo inay soo saarto maraakiibtoodana Rabbigay ha gubo. Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin yaa Rabbi

    • @AbdirizakHasan-g3y
      @AbdirizakHasan-g3y 2 часа назад +1

      Ma waxaad ka xuntay horumarka ay ku tallaabsatay soomaaliya mise waxaad doonaysay madaxweyne kugu heyb ah inuu keena guushaa

    • @MuslimLifeCoach-q3d
      @MuslimLifeCoach-q3d Час назад +2

      Oromo afsomaali bartay miyaa kani kkkk

    • @yunismahamed3324
      @yunismahamed3324 Час назад

      Oromo yana laguwasin 😂

    • @DjMüllar
      @DjMüllar Час назад +3

      Walahi waa Oromo afgadi baratay waa xaasidin oromada iyo wixi lamida hormarka ayeyba ka xun yihin

    • @Bulshodhamaanteed
      @Bulshodhamaanteed Час назад

      Oromo urtooy naga aamus 😂

  • @MohamedAli-lh6gi
    @MohamedAli-lh6gi Час назад

    Farxada somali waa raajo wanagsan alhamdulilah ilaahi ha na siiyo somaliya barwaqo ah nabad ah batroolkana manta malin fiicanahay ma jirtow ha la soo saaro petrol ka somali noogu jira dhadkeena faqriga ka baxayan kuwi dhalkoda ka faida aduunkan kale musliminta ku nool ka faidaan iyo xita galada wii auun ilaahi uaarayna ka faida ilaahi ha ka yeelo sharkana ilaahi ha naga xijaabo inshallah ❤