SHARMA BOY KARBAASH EVERYDAY DIRISLE ABDI REACTION

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • SUBSCRIBE SAAR RUclipsKAN HADAAD ARKAYSO...
    WAXAAN AHAY WIIL JECEL INUU VIDEOYAAL SAMEEYO MARKAA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA 😊

Комментарии • 274

  • @Kabeeye_7
    @Kabeeye_7 5 месяцев назад +173

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariis badnaa, uguna akhlaaq badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW❤️ ‎ﷺ ❤️

  • @zakariyehazanali1157
    @zakariyehazanali1157 5 месяцев назад +102

    Waaba soo gashee ku sali nabiga SCW ❤

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 4 месяца назад +4

    Noloshada Ku Raxeyso
    Salaadana ilaali like Heyga ilowin 😂❤

  • @GoogleMate-sy2kg
    @GoogleMate-sy2kg 5 месяцев назад +37

    Team sharma isoo raac ✌🤞🇩🇯🇩🇯

  • @dhiirigaliyeofficial1751
    @dhiirigaliyeofficial1751 5 месяцев назад +31

    Almasal qofkii yaqano legend waye my school ❤😂

  • @MaxamedFaarax-t4q
    @MaxamedFaarax-t4q 5 месяцев назад +12

    Sharma poy waxani Karbaash wuu dhaafay wllhy🔥🔥🔥🔥

  • @moustacheone5436
    @moustacheone5436 5 месяцев назад +4

    The legend Dirisle horey usoco shodhahaygii from djibouti

  • @hebasaid3172
    @hebasaid3172 5 месяцев назад +17

    Sheekh mustafe xata hees waladhex keenay 🤔 yaab badanaa sheekha magaca udhiga

    • @AxmedYaasiin-s9g
      @AxmedYaasiin-s9g 5 месяцев назад +1

      Farxiya Oromo ayaa shekha cayday marka waala karbaashaya wuu ku saxanyahay

  • @MouhyadineAbdiAhmed
    @MouhyadineAbdiAhmed 5 месяцев назад +12

    Sharma boy légende ❤❤

  • @BusayriBiiga
    @BusayriBiiga 5 месяцев назад +6

    Time sharma and reaction dirsle abdi one love ❤

  • @axmedakchannel8179
    @axmedakchannel8179 5 месяцев назад +8

    Laba nin waYe
    Mid waa mid tiktokara oo la dhaho
    AARKA SANAAG
    midna waa XUSEEN OG

    • @amiroabshir
      @amiroabshir 5 месяцев назад

      Aarka sanag muxu sameeyay

  • @MohamedOmarMohamed-mp2wg
    @MohamedOmarMohamed-mp2wg 5 месяцев назад +8

    HalisTa🤟🏼 Dirisre GANG GANG⚔️

  • @aishaomar8861
    @aishaomar8861 5 месяцев назад +11

    Tan hees ma ahano waa mic toos ah maxaa ka hesey marka sharma boy afga lagalesey😂😂😂😂

  • @zuhaip9985
    @zuhaip9985 5 месяцев назад +6

    Hada heestan waxa lagu duqeyay ama lagu cayey laba nin iyo rerkii warsangali ahaa qofkii caqli leh wuu fahmay heesta

  • @mohamedissa5857
    @mohamedissa5857 5 месяцев назад +3

    Legend Dirisle Shad cade keep going

  • @Jennie-w7x
    @Jennie-w7x 5 месяцев назад +2

    Legend dirisle we need only reaction

  • @Moha-g7r
    @Moha-g7r 5 месяцев назад +8

    Qofkii ugu horeyay dawada😂

  • @fadumocali6908
    @fadumocali6908 5 месяцев назад +2

    Dadka haysku dirin subxanalaah ilhy kabaq

  • @AhmedNuur-bk4gx
    @AhmedNuur-bk4gx 4 месяца назад +2

    Magaceyga oo sadexan wllsaha weydii hde ku shegto amaa i dhahdaa seydiiiiiiiiiiii😂😅

  • @cabdicasisdayib5454
    @cabdicasisdayib5454 5 месяцев назад +10

    First view😂

  • @HassanKamil-jz5et
    @HassanKamil-jz5et 5 месяцев назад +16

    hhhh Hussen OG karbaash baa ku dhacay 😂😂😂😂

    • @sancho_8
      @sancho_8 5 месяцев назад +1

      Maaha isaga nefow

    • @ladiifoahmed5612
      @ladiifoahmed5612 5 месяцев назад

      @@sancho_8wa asga 😂

    • @sancho_8
      @sancho_8 5 месяцев назад

      @@ladiifoahmed5612 2 nin ayuu karbashku ku socda lkn kii dad badan. Cadbay ayaa loo adegsaday yaab

  • @saxansaxo5081
    @saxansaxo5081 5 месяцев назад +3

    Sharma horay uu usheegay inuu idin biilo 😂😂😂 reaction business is not easy 😂😂😂

  • @AxmedYaasiin-s9g
    @AxmedYaasiin-s9g 5 месяцев назад +1

    Sharma boy waa ninrageed xaskiisii toosbuu ugu reebay farxiya iyo yaryarkii

  • @muhamahad5611
    @muhamahad5611 5 месяцев назад +2

    team quraan like ple

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 5 месяцев назад +5

    Omg Sharma boy 🔥🔥🔥🔥🐐💪🏽

  • @CaliDhoore
    @CaliDhoore 5 месяцев назад +2

    Sharma is the best🎉

  • @farduws_Mohammed
    @farduws_Mohammed 5 месяцев назад +7

    Laakiin Aabahaa Mar Horgan gawracay ilkacase ayuu ka wadddaa

  • @Aza_7
    @Aza_7 5 месяцев назад +1

    From big moha viiva sharma boy❤🎉

  • @khadarfanyiis
    @khadarfanyiis 5 месяцев назад +2

    I am big fan dirisle

  • @AishaMohamed-u6l
    @AishaMohamed-u6l 5 месяцев назад +1

    Qofka kaliya oo aamusinikaro xusen oge waa sharma boy😂😂😂😂😂 7:13

  • @sharmaakecarabofficial6583
    @sharmaakecarabofficial6583 5 месяцев назад +1

    Sharmo boy faruhuu ka baxay maalmahan😂😂😂

  • @sharmaakecarabofficial6583
    @sharmaakecarabofficial6583 5 месяцев назад +1

    Macalaa heesta riyo ayaa ku jira😂😂😂

  • @Judebellingham-05-rm
    @Judebellingham-05-rm 5 месяцев назад +1

    Dirislow Hooyada Markad Tidhi Cashadii Aan Cunayan Ku Saxday Qosol Dartii😂😂😂

  • @warsamemohammed9422
    @warsamemohammed9422 5 месяцев назад +2

    Boqol hees ha soo qado isagaa daaliye ha ubixin ka soco

  • @MadinoMahamad
    @MadinoMahamad 5 месяцев назад +2

    Walaahi waa iga qoslisay dirisle kulahaa kor ayuu kasoo bilaabaa hooyadaadii😂

  • @SulekhoSulekhocali
    @SulekhoSulekhocali 5 месяцев назад +1

    Dirisle hees kuma jawabi karo ha waalin maskiinka😅😅😅

  • @IsmaelAbdi-e1g
    @IsmaelAbdi-e1g 5 месяцев назад +1

    légende dirisle abdi

  • @moussaabdi-vp1sy
    @moussaabdi-vp1sy 5 месяцев назад +1

    Sharma boy lengend

  • @rodaali169
    @rodaali169 5 месяцев назад +1

    ALA WAA XUSEEN OG SHARMA FARIID, CIISANA WUU CAYAY HEES BAA LOO HELAY MUXUU JAWABI 🤣🤣🤣SOO XIDHO 🧘‍♀️

  • @YacqubCabdale
    @YacqubCabdale 5 месяцев назад +1

    Waa caran qabiilays te 😅😅 sharma waan wataa

  • @Dhugucdhuguc
    @Dhugucdhuguc 5 месяцев назад +1

    Dirislooow kursigaa kufadhido ma indhuu leeyahay😂😂

  • @abdoulkadersaidzakaria862
    @abdoulkadersaidzakaria862 5 месяцев назад +1

    Bro plz réaction ilkacase qays

  • @abdoulkadersaidzakaria862
    @abdoulkadersaidzakaria862 5 месяцев назад +1

    Sharma kaa sharma is not easy

  • @Horyal24
    @Horyal24 5 месяцев назад +1

    Mama malyuun waa la dilay reaction Ka soo. Ixi

  • @ammenmo8782
    @ammenmo8782 5 месяцев назад +1

    Qaybta hore yar warsangali ah baa leh. Qaybta farxiyo oromo na Xuseen Og baa leh 😂😂😂😂

  • @Munoahmed57755
    @Munoahmed57755 5 месяцев назад +6

    Kaas ma Heesi karo cay Mareexan kuso caan baxay 😂

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 5 месяцев назад +1

    Kz inu heso iska dye xita qofka mic 🎤 ula qdanyo awod uku dhgesto mlhn 😂

  • @yacquubseed9992
    @yacquubseed9992 5 месяцев назад +1

    Sharma is alegend ❤

  • @FATHIKHADAR-u5i
    @FATHIKHADAR-u5i 5 месяцев назад +3

    Wax la soo wad doo waa dabdi iyo holac 🔥big mooha 👑

  • @MuhiyodiinSokor
    @MuhiyodiinSokor 5 месяцев назад +1

    Dirisle cabdi waxani reaction maha lkn ninka adiguna wad karbashaysa mala odhonkara 😂😂😂

  • @Maxamedjeeko
    @Maxamedjeeko 5 месяцев назад +3

    Wuu u qalma ina hees lagu karbaasho waayo qabyaalad ayuu dadki ku kala soocay 😂

  • @Hachi_Hamse
    @Hachi_Hamse 5 месяцев назад

    Inta dirisle ila neceb like saara 😂

  • @AsadAadan-m1z
    @AsadAadan-m1z 5 месяцев назад +1

    Mizanka culus derisle iyo sharma

  • @kingakram8988
    @kingakram8988 5 месяцев назад +3

    Naf hheesi karta ma ahan e nabar xaqdaro alaha kaga dhigo dheh 😂😂😂😂

  • @aishaomar8861
    @aishaomar8861 5 месяцев назад +2

    😂😂😂😂 jaa Adiga u qaatey una artey hayeey yaa ka celinaayo sharma

  • @namelos2963
    @namelos2963 5 месяцев назад

    Ish gacanta afka saar hashiii😮

  • @tigershorof8113
    @tigershorof8113 5 месяцев назад +1

    Darisle heesaha reaction kama bixiyee uu dhagaystaa 😅

  • @updallemohameddhagey
    @updallemohameddhagey 5 месяцев назад

    Aabaha mar hore soo kala goyay ilkacse laga wada frhio oroma ku heysay inta ilkacse iladhashy 😂😂😂😂😂😅

  • @farduws_Mohammed
    @farduws_Mohammed 5 месяцев назад +2

    Umalayn mayor xuseen wax u hiiiya in uu helicopter waayo cidwalba cadowbuu ka dhigtay

  • @ismailabdul-y2k
    @ismailabdul-y2k 5 месяцев назад +1

    war maaaaaa adi miya heesta lagugu casumay ina ka dhex tiraahdo

  • @CabdiNaasirfaarax-g3r
    @CabdiNaasirfaarax-g3r 5 месяцев назад +23

    😂😂😂😂😂😂

  • @khadarmowlid5474
    @khadarmowlid5474 5 месяцев назад

    Karbaash way dhaaftay sharmo boy is not easy 😂😂

  • @MagicAkhaa
    @MagicAkhaa 5 месяцев назад +1

    Wiil aaana Gambian😂😂🫶🙏🏻

  • @Fuaadabdalla69Fuaad-yd1sn
    @Fuaadabdalla69Fuaad-yd1sn 5 месяцев назад +2

    Ku soco is tubid xusen og

  • @AlvaanoYare
    @AlvaanoYare 5 месяцев назад +3

    Firt coment

  • @Amii395
    @Amii395 5 месяцев назад +2

    Ay ay dhalay kulaha adoo wax ka daáyaan ma wada hadlin karno kulahaa always xiro 😂

  • @DhuxulCadaaawe
    @DhuxulCadaaawe 5 месяцев назад +1

    Adna sharma haysku dirin😂😂😂

  • @MadinoMahamad
    @MadinoMahamad 5 месяцев назад +1

    Cagtii joogsan weydo marbey ceeb lakulantaa dhaaf hala waso eyga😂😂

  • @fadumawarsamemumin4232
    @fadumawarsamemumin4232 5 месяцев назад +2

    Waa hussen og😊

  • @SleepyIsoscelesTriangle-cc5je
    @SleepyIsoscelesTriangle-cc5je 5 месяцев назад +1

    Team sharma boy is not easy

  • @rahmaabdilahi9395
    @rahmaabdilahi9395 5 месяцев назад +1

    Kani garcasanaa waaba gan bidix Idirsle mudeen maah😂😂

  • @MohacadeaxmadMuhanadAsadAhmed
    @MohacadeaxmadMuhanadAsadAhmed 5 месяцев назад +1

    Lkn shabalala wo kacan San yahay dee

  • @BARWAAQOAbdirahmaan-m8p
    @BARWAAQOAbdirahmaan-m8p 5 месяцев назад +2

    Kkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂👌

  • @abdifatahajaafo8195
    @abdifatahajaafo8195 5 месяцев назад +4

    First

  • @calialdai6426
    @calialdai6426 5 месяцев назад

    Sharma is another level😂😂😂

  • @idiriskaiitaabofun1339
    @idiriskaiitaabofun1339 5 месяцев назад +1

    Afkiisa waxaa la moodaa kuwa jaqo. Horaan uga shakiyey afkaas mid gus lagu dhuuqo u eg

  • @HoumeddararMouna-kq4hy
    @HoumeddararMouna-kq4hy 5 месяцев назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 inader qali ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @DAACAD_FILMS
    @DAACAD_FILMS 5 месяцев назад +1

    😮heesta dhameystir

  • @kadernour7755
    @kadernour7755 5 месяцев назад +1

    Sharmo legend

  • @maryanali9871
    @maryanali9871 5 месяцев назад +1

    Ninka meesha fadhiyada waa dirdiraale

  • @Apdulrahman58
    @Apdulrahman58 5 месяцев назад +4

    Apdirizak❤❤

  • @ShaaficiCabdi-sw5tv
    @ShaaficiCabdi-sw5tv 4 месяца назад +2

    😮😮😮😮😮😮

  • @SadaqDeeq
    @SadaqDeeq 5 месяцев назад +1

    𝑥𝑢𝑠𝑒𝑒𝑛 𝑜𝑗

  • @khadarfanyiis
    @khadarfanyiis 5 месяцев назад +1

    Kkkkk IAM team dirisle

  • @stopbeenta7040
    @stopbeenta7040 5 месяцев назад +1

    Hhhhh drisle waa waaa wareeray heesta

  • @MadinoMahamad
    @MadinoMahamad 5 месяцев назад +1

    Dirisle caadi maaha hada waa isku balaminee miyaa😂😂😂 hees usoo qaad kulahaa xuseen OG wax baa helay ninkaa shiiq mustafe xataa macafin eyga somaline wey nacday iyadoo qabiil aheyn

  • @ابورزاانالاسمري
    @ابورزاانالاسمري 5 месяцев назад

    Hasan og loma oye haso jawaabo hadda

  • @Love_Is_History
    @Love_Is_History 5 месяцев назад

    Heesta ka Saar ku Dhaha Buu ku Waashay Husein Xaaraaye😂

  • @abdikarimabdullahi4084
    @abdikarimabdullahi4084 5 месяцев назад

    Ninkaan Darisle ah miyuu yara gargaraacan yahay ani wn ka yaabaye

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 5 месяцев назад +1

    Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh yaab

  • @Mulkimohamud640
    @Mulkimohamud640 5 месяцев назад

    Wu isku balaminaa day hees so qaad kulahaa😂😂😊

  • @NimcanAwga
    @NimcanAwga 4 месяца назад +1

    waxan hees way dhaftay

  • @marwoabdirahman2826
    @marwoabdirahman2826 5 месяцев назад +1

    Hussein wu washay wecelka ha la cayo😂

  • @UbaxYarisey
    @UbaxYarisey 5 месяцев назад +1

    Scw scw scw

  • @farduws_Mohammed
    @farduws_Mohammed 5 месяцев назад +1

    Ninkasta oo naag caaya ha LA karbaasho

  • @aasiyashireharbeeye7370
    @aasiyashireharbeeye7370 5 месяцев назад

    Abeeso godkeeda ugu galy ogeeee😂😂

  • @naimamohamed8010
    @naimamohamed8010 5 месяцев назад +1

    Cool

  • @Bilal-hq3gb
    @Bilal-hq3gb 5 месяцев назад

    Ilmahan sharma waa talent socda 😅

  • @AbdulahisiedAbdule
    @AbdulahisiedAbdule 3 месяца назад +1

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @dhawrsanaxmed-pv6hz
    @dhawrsanaxmed-pv6hz 5 месяцев назад +1

    Heesta iska dhaaf ma micneneyside