SHARMA BOY MAAKHIR DIRISLE ABDI REACTION

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 май 2024
  • SUBSCRIBE SAAR RUclipsKAN HADAAD ARKAYSO...
    WAXAAN AHAY WIIL JECEL INUU VIDEOYAAL SAMEEYO MARKAA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA 😊
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 215

  • @Zakibinxaaji1
    @Zakibinxaaji1 2 месяца назад +70

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariis badnaa, uguna akhlaaq badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW❤️ ‎ﷺ ❤️

  • @MohmoudAbdixakiin
    @MohmoudAbdixakiin 2 месяца назад +32

    Makhir saldanada ugu magaca wayn somalia 🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸

  • @user-cb8ce6qe4m
    @user-cb8ce6qe4m 2 месяца назад +22

    Rer Maakhir wa la kaftama kama kaftamo💚💚💚 warsangali wa qomiyaad rer cuqdad qaba maaha

  • @MowliidKuumbe
    @MowliidKuumbe 2 месяца назад +11

    Sharma wuxuuu awooodaa hal maalin ayuu wax walpa sameeyn karaaa the 🐐

  • @MaxakagalayMaxa
    @MaxakagalayMaxa 2 месяца назад +19

    Adigana qalbiga ka necebtahay sharma boy sax

  • @a-auslim-girl-from-yemen.
    @a-auslim-girl-from-yemen. 2 месяца назад +14

    يااخوني ياملسمين هل باقي انسانيه وّالَلَه ماتكلمتَ الَا من جوّع وًّمَنَ ضَيَقَ الَحَالَ انَا وًّامَيَ وًّاخَوًّتَيَ تَشَرَدَنَا مَنَ بَيَوًّتَنَا بَسَبَبَ الَحَرَبَ نَحَنَ فَيَ حَالَهَ لَايَعَلَمَ بَهَا الَا الَلَهَ حَسَبَنَا الَلَهَ وًّنَعَمَ الَوكيَلَ فَيَ مَنَ اوًّصَلَنَا الَى هَاذا الَحَالَ 💔💔وًّالَلَهَ الَعَظَيَمَ مَا كتَبَتَ هَذا الَمَنَاشَدَهَ غَيَرَ مَنَ الَضَيَقَ وّالَفَقَر يَاعَالَمَ حَسَوّا فَيَنَا ارَجَوّكمَ وّالَلَهَ الَعَظَيَمَ رَبَ الَعَرَشَ الَعَظَيَمَ انَه الَاكلَ مَا فَيَ عَنَدَيَ بَالَبَيَتَ وًّالَلَهَ يَا اخَوّانَيَ انَهَ اخَوًّنَيَ بَقَعَدَوًّ بَالَيَوًّمَيَنَ مَافَى اكلَ وًّالَلَهَ وًّضَعَنَا كثَيَرَ صَعَبَ نَحَنَ 4 نَفَرَ دَاخَلَ الَبَيَتَ وًّابَيَ مَتَوًّفَيَ وًّلَا يَوًّجَدَ مَنَ يَعَوًّلَ عَلَيَنَا وًّسَاكنَيَنَ فَيَ بَيَتَ اجَارَ لَانَسَتَطَيَعَ دَفَعَ الَاجَارَ الَلَيَ بَاقَيَ عَلَيَنَا
    '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''
    My appeal to every Muslim ☪️☪️☪️ Allah knows that we do not have the value of a kilo of flour and my brothers are young I eat my brothers, Islam, do good, I swear to God I will not lie to you or deceive you. I am a displaced Yemeni girl. My family and I. Our house rent is 20,000 Yemeni per month, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy. By God, my brother, he comes every day and insults us and talks about us. He wants to expel us from the house to the street because we cannot pay him the rent, and he does not leave after we cry. They came back and talked to the neighbors, and we were given a deadline of the end of the week, and if we paid him an oath to God, he would take us out into the street without mercy. We are displaced from our country because of this war, and we cannot find food for the day, and I, my mother, and my sisters are young. Our father is dead, may God have mercy on him, and we have no one in this world to stand by us in these harsh circumstances. I am a girl and I cannot work. By God, we cannot find a living, and now if one of us helped us, I swear to God, I will die of hunger. My brother, I am an outsider to God and then to you, and I want your help for the sake of God. I am a daughter with keen eyes and short hands. I do not have a father like you, and my sisters are young. Save us and help us before they throw us out in the street. We become lost or we die of hunger, my family. The good person who has the ability to help us does not delay us for a moment. This is my number 00967716649494 WhatsApp 📞 Whoever can help us can message me on WhatsApp Saab sent him the full name on the ID card and the address. He will transfer us as much as he can. May God reward you with good reward, benevolence and giving. I am a Muslim girl from Yemen.✍'☖↿↿↿☖☖☖☖☖☖↿↿↿↿↿↿☖☖☖☖☖↿↿↿↿↿↿↿↿↿↿↿↿☖☖☖☖☖☖،،،،,،،،،،،،،،،,،،،,،,،،،،،..،،،،,,,,,,,،،,,،،،

  • @hanad6666
    @hanad6666 2 месяца назад +14

    Goponimo hartinimo wan padbadina 🇸🇴❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥💯%

  • @muhamahad5611
    @muhamahad5611 2 месяца назад +7

    team quraan like ple

  • @AbsamoFilmsVlogs
    @AbsamoFilmsVlogs 2 месяца назад +12

    sharma ka sharma waa mucjiso wlhi
    goat hadad maqshusho waa sharma ka sharma
    no haqir

  • @haboonjano893
    @haboonjano893 2 месяца назад +2

    Wlhi zxp qosol iguma hadhin reactionkga keep going dirisleh abdi ninkan sharmana watgy waa lama taabtan cadiya wye 😂❤

  • @khadraalimuuse4504
    @khadraalimuuse4504 2 месяца назад +6

    Idirsle sharma Waa Talanti Ee LuGaha uGa Fuq JeLeec Kuguman Ogeene🦁 Legend is aDkeee

  • @Maanka_320
    @Maanka_320 2 месяца назад +2

    Masha Allah sharma isha allaha kaaa duwo talent buuxda

  • @Xafso25
    @Xafso25 2 месяца назад +3

    Ninkaas studio dhexdiisa erayada ku alifyaa another level waaye

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 2 месяца назад +5

    Ninrag ah Baa garta in uu qaldamay laakiin nacas taa magarto ee afkuu kor utaagaa Sharma boy waa fariid gartay in u
    Uhoydo tolkii❤️👑👑❤❤🌷🌺🌺🌷❤👑❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴❤️

  • @mohamedissa5857
    @mohamedissa5857 2 месяца назад +1

    Really legend is back Dirisle Abdi

  • @hanadabdi598
    @hanadabdi598 2 месяца назад +4

    Dirisle sxb sharma waa talent

  • @umalkhayrismacil1305
    @umalkhayrismacil1305 2 месяца назад +5

    First comment legends dirisle abdi 😂

  • @derock5274
    @derock5274 2 месяца назад +3

    Happy 26 may maakhir state🎉

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 2 месяца назад +1

    Sharma boy maashaa allaah tabaarakallaah kudheh Bisinkee

  • @user-tr3dl5fs4m
    @user-tr3dl5fs4m 2 месяца назад +2

    Makhir🎉❤❤❤

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 2 месяца назад +2

    Sharma boy mahadad idirislow baraneysaa Sharma heesladuubay waxaba lama aha ilaahay Baa hibo u siiye ee kafuq ishana kajedi 👑👑👑👑👑👑👑👑👑❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 2 месяца назад +2

    SUBXAANALLAH☝️🥺💯

  • @musdimohamed5127
    @musdimohamed5127 2 месяца назад +4

    Mashallh udhehh dee talented weyee adina hestisa quud kasii raadinaysa 😂

  • @Hodanaali
    @Hodanaali 2 месяца назад +1

    Ninka kaliye an taagero darisle ❤

  • @ibnoomar88
    @ibnoomar88 2 месяца назад +3

    Real drisle is back 😂

  • @aliqawrahofficial6554
    @aliqawrahofficial6554 2 месяца назад +3

    Sharma boy wuxu wax ku alifi karaa 4 hours bro dirisle ninkani waaa المؤلف الكبير

    • @Degaliah
      @Degaliah 2 месяца назад

      2 heesodba diyaar bay usi ahaayeen 😂😂😂 somaalida wa fahmay

    • @Eneahmettwarfaa
      @Eneahmettwarfaa 2 месяца назад

      Nooo adee waa laged ninkaa

    • @Eneahmettwarfaa
      @Eneahmettwarfaa 2 месяца назад

      Iska daa 4 hour ee wuxuu kusamayn karaaa 30 minutes

  • @umminoorka1763
    @umminoorka1763 2 месяца назад +1

    Legend wayee

  • @welltrustedprotein121
    @welltrustedprotein121 2 месяца назад +3

    Maskaxdada hadey footo noqotey tisa wa masha allah

  • @BadraHappy
    @BadraHappy 2 месяца назад +1

    26 happy day makjirland🎉❤

  • @nagadmohamedbella4697
    @nagadmohamedbella4697 2 месяца назад +2

    Sharma boy is not easy saxib Sharma ka Sharma nolosha saxib nololw mucjiso wallahi bro ❤❤❤❤

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 2 месяца назад +1

    Sharma cadi maha fir ka fir manalaha jemilec wa bir ,ninkan wa tarakhyahan ayan is dhahay ,!mida kale hadu warsangali shegay de weyku dhantahy,Saldano saln😍👋

  • @NajibAbdiweli
    @NajibAbdiweli 2 месяца назад +2

    Sharma waa talnte wllhi😊

  • @SooySoot
    @SooySoot 2 месяца назад +1

    Best reaction

  • @hodanmohamud-rr2fg
    @hodanmohamud-rr2fg 2 месяца назад

    Maansha Allah dheh

  • @mohamedfarhan-lo1tc
    @mohamedfarhan-lo1tc 2 месяца назад +1

    Sharmo boy is not easy ❤

  • @KhalitHabibi
    @KhalitHabibi 2 месяца назад +3

    MAANTA CIMAAMADIISA TUUURTAY SHARMA DIRISLOOOOW😂

  • @salahdiinmohamed5491
    @salahdiinmohamed5491 2 месяца назад +1

    La yaab ama ha layaabin sharma waa Taalantiga hadda ugu wayn Soomalida 🦁🤟😂

  • @MaxamudCawil-he3sy
    @MaxamudCawil-he3sy 2 месяца назад +2

    Xuseen wuudhin tay😂😂

  • @aadenissackabdirahman1546
    @aadenissackabdirahman1546 2 месяца назад

    Sxb waad iga qosol siisay wallahi,😂
    Go a head bro

  • @c.zhakurizbariije8228
    @c.zhakurizbariije8228 2 месяца назад +1

    Adeer waxba haka nixin ninkan waa talent soconaaya ee aamin ama ha aaminin adey ku taal hahaha

  • @Miski-or2us
    @Miski-or2us 2 месяца назад

    Sharma is not easy❤

  • @maankalaki7589
    @maankalaki7589 2 месяца назад +1

    Warsangali qoomiyad maha reer🆎️🔫

  • @Mulki_Gacal
    @Mulki_Gacal 2 месяца назад +1

    JAH JECLIYA NIN NAAGTIISA DIFAACI KARA
    SHARMA KA SHARMA ALLA D WAY

  • @husseinhared
    @husseinhared 2 месяца назад

    Walal madicafa tahay ninka wa lajalan marabo marabo inan ku dhaho daciif sharma alla siyay waxay ugu degen wa muhin wa lajan fackin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤alla siyey sacad ayu subibiya hees laxanka wu kutar fackin❤❤❤❤

  • @hiboomar3849
    @hiboomar3849 2 месяца назад

    It’s called talent dirisle qofka rapperka on the spot oo rap kuqada sharma neh he has his talent and it’s very possible inuu isku daba xijiyo

  • @TeamGKhuukh
    @TeamGKhuukh 2 месяца назад

    Aduu waxkeen danyeeroow😂😂

  • @Kassimyare
    @Kassimyare 2 месяца назад +2

    Hussein where are you bro?🙈😭🙈😂✅

  • @nashadsalah762
    @nashadsalah762 2 месяца назад +1

    😂😂 raali bn nahay🎉🎉🎉🎉

  • @adhanjelle6679
    @adhanjelle6679 2 месяца назад +1

    Side I thought you have 1M subscribers

  • @user-sc8xi6sz9u
    @user-sc8xi6sz9u 2 месяца назад +3

    Husein og aNoo QaBiiLKiiSa AH aYaaaN haDaNa nacayaaa ShaRma Is BaCk😂❤❤❤

    • @abdullahiahmed581
      @abdullahiahmed581 2 месяца назад

      Anaguba hadaan Sharma Boy team-kiisa nahay raali Kuma nihin tolkayo inuu wax ka sheego Ogaadeen lkn nin iyo nin haysu balansadaan oo hakala adkaadaan sax maahoo😂😅😅😅😂😂😂😅😅

    • @user-sc8xi6sz9u
      @user-sc8xi6sz9u 2 месяца назад

      @@abdullahiahmed581 sax wye

  • @farduws_Mohammed
    @farduws_Mohammed 2 месяца назад +2

    Waa calaamadaha fulayga ninkaan shalay saan array u caayey maanta raali ahaw madheheen

  • @mahametfigoh.
    @mahametfigoh. 2 месяца назад +9

    Happy 18 may soomalilanders meel kaste aduunka ka joogtan💚🤍❤

  • @nimoqueen5617
    @nimoqueen5617 2 месяца назад

    Dirislow sharma waad necebtahay waana la hubaa

  • @anwarabdulaahijimcaale312
    @anwarabdulaahijimcaale312 2 месяца назад +1

    War sharma boy waa talent socda waxaan 10daqiiqo ayuu ku qoraya

  • @sacdiyaandulahi1801
    @sacdiyaandulahi1801 2 месяца назад +1

    ❤❤❤❤❤🎉

  • @Munisha-fh8jo
    @Munisha-fh8jo 2 месяца назад +1

    Waxaba kamagalin anaga wada dhalan waxa dir kaahaw 😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @ChoukriHassan-el7dm
    @ChoukriHassan-el7dm 2 месяца назад

    😊😊😊😊

  • @saiddhamuke499
    @saiddhamuke499 2 месяца назад

    Hussein og reaction kasoo bixi 😂😂😂

  • @somalighosht999
    @somalighosht999 2 месяца назад +1

    Baafin xusen oh

  • @AbdizYusuf
    @AbdizYusuf 2 месяца назад

    Dirisle abdi, sharma boy daqiiqad bu erayada ku sameysta sharma boy isaga weeydi wareeysi la samee, dirisle ha dambaabin bro,

  • @AnasDhegajuun
    @AnasDhegajuun 2 месяца назад +1

    mAAKHIR zaldala🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸

  • @umiirajama5954
    @umiirajama5954 2 месяца назад

    Wa san islaha horay ugu diyarsanayen😅

  • @user-hd8gm1mo9f
    @user-hd8gm1mo9f 2 месяца назад

    Dirsle adi yaa watadaa

  • @ognigga8886
    @ognigga8886 2 месяца назад

    Happy 18may

  • @abdimalikHaji12
    @abdimalikHaji12 2 месяца назад

    👌👌

  • @AarkaAmiir
    @AarkaAmiir Месяц назад +1

    Idrisle one question who one sharma boy kkkkkk whis sharma 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdifatahgaani7512
    @abdifatahgaani7512 2 месяца назад

    Sharma waa talanted heesa badan ayuu ku sameye wax ka yar 24 hours

  • @user-ui2dj5ie8z
    @user-ui2dj5ie8z 2 месяца назад

    Garinimo ❤

  • @AbdulJabarSulxii
    @AbdulJabarSulxii 2 месяца назад

    Shmaa Bodie and ❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😅😅😅😅😅😅😅😅🎉🎉🎉

  • @abdikhaliqjibril7726
    @abdikhaliqjibril7726 2 месяца назад

    Somali iyo Qabyaalad. Weligiin ma hor maraysaan.

  • @user-rl3zc2rk8z
    @user-rl3zc2rk8z 2 месяца назад

    Mucjisada fanka waaye 🤣🤣

  • @XanfarVlogs
    @XanfarVlogs 2 месяца назад

    Drisle Only listen No Dance 😂😂😂

  • @haaliade7426
    @haaliade7426 2 месяца назад

    Sharma abwaan maleh neefow ee cuqdada iska saar😂😂

  • @dhool9781
    @dhool9781 2 месяца назад

    The bigest rufiyaan

  • @user-dj3lg7tt8z
    @user-dj3lg7tt8z 2 месяца назад +1

    Dirislew anu reer maakhir ahey heesta funny ila aheyd qofkii o horeyey oo daawada ahaan

  • @Mokaamil-bd6ih
    @Mokaamil-bd6ih 2 месяца назад +1

    Dadka ha isku dirin 😂

  • @libanciro7070
    @libanciro7070 2 месяца назад

    🎉🎉🎉🎉

  • @caliya7534
    @caliya7534 2 месяца назад +1

    🇧🇸🇧🇸🤴

  • @Soomaliboy
    @Soomaliboy 2 месяца назад +1

    Dirisle adiga Sharma miya ka xuntahya wllo mise waxan kuu dhaqan war umadda xinayaha uga fiiq Sharma quuuuuuuuuuuuuuuuuute😂

  • @QaliSharif
    @QaliSharif 2 месяца назад

    No sharma boy sacad keliya buu ku sameyn kara ❤💗🌹💗🌹

  • @NajiibMaxamed-pe3tj
    @NajiibMaxamed-pe3tj 2 месяца назад

    Ninka talentigiisa uqir hadu sameeye

  • @abdiahmedadan9644
    @abdiahmedadan9644 2 месяца назад

    Studio ida ugu yaala umaleynaa kkk ninkaan waxa a hada soo wada ka daran

  • @LibaanMaxamuud-kk5ex
    @LibaanMaxamuud-kk5ex 2 месяца назад

    Waryaa ragga libintiisa waloqiraa sharma k sharma uqir hibidiisa hadii kale gar.....?

  • @rodaali169
    @rodaali169 2 месяца назад

    Xuseen wuu dhuuntay ,sharma waa sheeko kalee 🤣🤣🤣

  • @abdiahmedadan9644
    @abdiahmedadan9644 2 месяца назад

    Ninkaan abwaan uma bahana waa cunteeya uun😂😂

  • @najuumbilcan9301
    @najuumbilcan9301 2 месяца назад +2

    Rag ilmadera maxa u dhex cararaysa

  • @user-jz2ro5vn5h
    @user-jz2ro5vn5h 2 месяца назад +10

    😂😂😂😂😂❤❤

    • @TufaaxXasan-dq9hx
      @TufaaxXasan-dq9hx 2 месяца назад +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @TufaaxXasan-dq9hx
      @TufaaxXasan-dq9hx 2 месяца назад

      Sharmakashama❤❤❤

  • @user-fq6gx3is2x
    @user-fq6gx3is2x 2 месяца назад

    Anaa ciise madobe

  • @user-xs9hi7mx9c
    @user-xs9hi7mx9c 2 месяца назад +1

    mxa kaa galay adigu xabash ka ahow wxs😂😂

  • @AarkaAmiir
    @AarkaAmiir Месяц назад +1

    Sharma he is king😂😂😂😂

  • @mudubhai7770
    @mudubhai7770 2 месяца назад

    Shaxda fahma

  • @AlmaMuuse
    @AlmaMuuse 2 месяца назад +1

    Marka maskax meesha ku heyn sidaa dirisla noqon😅😅😅😅

  • @alisaalpe
    @alisaalpe 2 месяца назад +1

    War nio xusen og iyo warsangali maxa iska galy xaseen waa ogaden lknse warsangali 26 may daryed bu hesta ugso qaday

  • @TheAdoonAlle
    @TheAdoonAlle 2 месяца назад +1

    Ilahow Af iyo Il xun ba ka xijaab Sharma. Allahumma Aameen

  • @maxamuudoston7704
    @maxamuudoston7704 2 месяца назад

    Sharma heestaan 1 saac bey ku qaadatay sida la sheegay no 24 hours

  • @user-ww3lq3bk6q
    @user-ww3lq3bk6q 2 месяца назад

    Ninkaan wa talant 10minet buu wax ku alifin

  • @Siraadcalisirqadcali
    @Siraadcalisirqadcali 2 месяца назад

    Dirisle nagow wax u diyarsana ma lahan sharma rabka wax kuma qataan video so bixineyso aya malmo ka firsata

  • @Degaliah
    @Degaliah 2 месяца назад

    I aamin labada heesodba wu sidiyaarsaday 😂😂😂😂

  • @umuxaniif4735
    @umuxaniif4735 2 месяца назад

    Jawabta wala haqira miya

  • @user-tk6gg5yf1s
    @user-tk6gg5yf1s 2 месяца назад

    Hees maqaadee waa uu hadlaa