Somali Cryptocurrency Complete Course l Bilow ilaa dhamaad

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 июн 2024
  • Salaam
    Hada Dalbo Online Courses iyo Website Design Service
    📞 WhatsApp link wa.link/zjb442 ama +252905582875
    👉 My Website gellebashir.com/
    👉 Subscribe-garee Newsletter-keena mailchi.mp/0c2fc5c59e2f/6lf5v...
    👉 Register Binance - accounts.binance.com/en/regis...
    👉 Register Crypto.com Exchange - crypto.com/app/cx5hv7qvkv
    ✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
    ✅ SUBSCRIBE GUYS
    Gelle Bashir Academy:
    👉 gellebashir.com/lms/

Комментарии • 43

  • @SaamiyaCabdi5555
    @SaamiyaCabdi5555 8 дней назад

    Haaa😢

  • @IftiinJanno
    @IftiinJanno 8 дней назад

    Qofka ugu horeeya

  • @ABDIRIZAAKMOHAMED-jp1uo
    @ABDIRIZAAKMOHAMED-jp1uo 8 дней назад +2

    Wll qiima dhimis noo samee geeli bashiir aduunku waa harkiisa laba gelin waa ogtahay soomaaliya xaalkeeda idinkaa fursad uhelay wadamada moromaray in aad tagtaane

  • @abdikarinhusseinnor6805
    @abdikarinhusseinnor6805 8 дней назад +1

    Qiima dhimis noo sameey ustaadow

  • @apdirihiinomaradou
    @apdirihiinomaradou 8 дней назад

    Ok

  • @idoko327
    @idoko327 8 дней назад

    Interesting, thank you. Sorry if it's off topic, but I have a question, I have USDT in the Okx wallet, I want to withdraw them to Binance. But I don't know how to do it correctly, so as not to send them somewhere without a trace.. There is only a phrase for this wallet: head isolate sound end kit industry choice festival limit stable dolphin derive. Can someone describe how to do this correctly and safely?

  • @yuusufhassan2664
    @yuusufhassan2664 7 дней назад +1

    Qof gatay coursada haduu jiro haiga caawiyo walaalayal

  • @SimYuufa
    @SimYuufa 7 дней назад +1

    Asxaabta youtube kanga booqda yufa axmad pleas😢😢

  • @GelleBashir
    @GelleBashir  8 дней назад +1

    Hada Dalbo Online Courses iyo Website Design Service
    📞 WhatsApp link wa.link/zjb442 ama +252905582875

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  8 дней назад

      Wll already wn bixiyey, dadki ku guuleystana wn so dhigey

  • @MohanCabdinaasir
    @MohanCabdinaasir 7 дней назад

    nio yuutubka soo dhig sida mucalimu oo usoo dhigay forex bilow ilaa dhamaaad

  • @mohamudmohamed3300
    @mohamudmohamed3300 8 дней назад

    Course crypto marka aan gatay aad ayan uga fa’idey thanks ustaad

  • @bukharimohamed3828
    @bukharimohamed3828 8 дней назад +3

    Geele sxb mafiicna iimaan la’aanta koorsooyinkan free kadhig hada waxaad haysataa 240 kun oo macmiil waxaan hubaa hadaad halkaan sogaliso inaad 1 Million iyo kabadan heli lahayd Facebook waa free hadana ninka iska leh waataajir mafiicna waxa aad kabaratay intarnedka inaad bulshada lacag ugaqadatid.

    • @maaidaibrahim836
      @maaidaibrahim836 8 дней назад +1

      Runta Waye Waa noo hadashey saxiib 😂😂

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  8 дней назад +1

      wll waad mahadsan tahey , Academy-yada courses kala duwan baa ka baxa , ardey badana waxbey ka bartaan . fadlan nala soo xiriir qiimo dhimis ban ku samayneynaaye.

    • @ASMAAABUKAR-qu9th
      @ASMAAABUKAR-qu9th 8 дней назад +3

      Hhhh waxa iskaka daayey waa intaas midwalba 20 dollar ba ugu yar lacagtu sheegayo wlhi somali hadey waxbartaan wa gumeysi caadiya😂 , idinka hada ka shaqeysataan oo lacag ka heshaan internetka ma walalihin uga faaideysaan ajar ka heli laheydeen .

  • @abdiazizabdullahi7409
    @abdiazizabdullahi7409 8 дней назад

    Halkee kaala soo xariira

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  8 дней назад

      📞 WhatsApp link wa.link/zjb442 ama +252905582875

  • @hussainashkir5178
    @hussainashkir5178 8 дней назад

    Walaal money easily kaso hadal

  • @xooshyare4201
    @xooshyare4201 8 дней назад

    SIDE LO SAMEYA LACG SXB❤❤❤❤

  • @Ayuub567
    @Ayuub567 8 дней назад

    Ina aderow gacaliye good dollar wallet kaso hdl one time plz

  • @AhmedBaari-st7qe
    @AhmedBaari-st7qe 8 дней назад +1

    Qimaha xogaa wali qaliya ustad
    Qima dhimis samee adiga o qimrynaya dadka halkan kaga xidhan

  • @abdirizakfoad8758
    @abdirizakfoad8758 8 дней назад

    Sxb bull runku waa goorma la filayaa?

  • @libanabdi3418
    @libanabdi3418 8 дней назад

    Zxb bitcoin hoos ayee usocotaa kasoo hadal

  • @MunaMaxamed-z2y
    @MunaMaxamed-z2y 8 дней назад

    Sidee loo sameeyaa ‽???

  • @AbdiWali-fr7xz
    @AbdiWali-fr7xz 8 дней назад +1

    Course sadaan wan sugaay lakin qali ayee ikunoty
    Marky raqiis noqoto ayaan gadanaa

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  8 дней назад

      Discount baa jira fadlan nala so xirir

  • @fathiyashire5418
    @fathiyashire5418 8 дней назад

    Horta cryptocurrency lacag ma laga hela isheega

  • @ABDIRIZAAKMOHAMED-jp1uo
    @ABDIRIZAAKMOHAMED-jp1uo 8 дней назад

    49 dollar ee aadgadaysid soomaaliya biahii baa lagu shaqeeyaa walahy

  • @AbdihakiinAbdillahi-tz6px
    @AbdihakiinAbdillahi-tz6px 7 дней назад +1

    TUUG iyo Beenaale ayad tahay dadka ayad lacag ka samaysa adigu 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AbdiWali-fr7xz
    @AbdiWali-fr7xz 8 дней назад

    Qali ayaa kadigteen 49dolar qali waa sxb 10dolar nooga diga Mr gelle