4 Suuq ee la Maalgashto | Forex, Stock , Crypto & Bond

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 окт 2024
  • Salaam
    Hadaad jeceshahey in aad website laguu sameeyo , ama Course rabtid, fadlan number kan nagala soo xiriir +252905582875
    👉 Services gellebashir.com/
    👉 Dalbo Course ama Website WhatsApp Link wa.link/zjb442
    👉 Kusoo Biir Course - gellebashir.co...
    👉 Join Our Newsletter - mailchi.mp/e2d...
    👉 Register Binance - accounts.binan...
    👉 Register Crypto.com - referral.crypt...
    👉 Register Skillshare - skillshare.eqc...
    👉 Buy Domain - namecheap.pxf....
    ✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
    ✅ SUBSCRIBE GUYS
    Gelle Bashir Academy:
    👉 gellebashir.co...

Комментарии • 131

  • @GelleBashir
    @GelleBashir  4 месяца назад +6

    🔥 Ogaysiis, Ogaysiis, Ogaysiis🔥
    Koorsadeenii ku magacawneed "Crypto Bilaw Ilaa Dhamaad, Af:Somali", way soo idlaatay duubisteedii, waxaana shaacin doonaa -eebe idamkii- 1 bisha juun, hasa yeeshee 100-ka qof ee u horreeya ee sii iibsada koorsada inta aan la gaarin 1 bisha juun, waxay helayaan qiimo dhimis dhan 10%. Ka faa'idaysi wacan.
    Booqo website-keena ah "gellebashir.com", oo halkaa ka soo dalbo koorsada, ama ka soo dalbo WhatsApp number-kan: +252-90-5582875. Amaba guji badhanadan kuu muuqda.

  • @saedqozta5386
    @saedqozta5386 4 месяца назад +3

    stock market sida loo maalgashto video dheer nooga soo saame iyo brokerska ugu fcn

  • @somaliICTtrader
    @somaliICTtrader 4 месяца назад +9

    hada rabtid inaad forex baratid waxaad kaheleysaa halkaan casharaan free ah oo afsomali ah waxana ugu talogalay in dhalinyarada somaida ah aanan lacag looga iibsanin koorsooyin kuwan diyaarinay cml ah marka halkaan ka baro si bilaash

  • @GelleBashir
    @GelleBashir  4 месяца назад +3

    Saxid : Bond waa dayn ay dawladu ka qaadato dadwaynaha kadibna dib ugu soo celisa waqti go'an ayada oo dulsaar/ribo ku dirta marka la gaaro "maturity date ka.
    Halkas wn isdaba mariyey oo muuqaalka kadib bn ka daawadey lkn sas u fahma Thanks .

    • @mohamedhussein3422
      @mohamedhussein3422 4 месяца назад +1

      Eng. Waxan Rapa inan barto cryptocurrency course keda o afsomali ah xagaan ka heli karaaa ado mahdsan

    • @mohsen6878
      @mohsen6878 4 месяца назад

      Wa cadeyn ina tahay xil-kas

    • @AhmedAli12831
      @AhmedAli12831 4 месяца назад

      Geelow wll waxaad iisheeg app aan isticmaalo marka aan maalgashanayo stockmarketka

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  4 месяца назад

      @@mohamedhussein3422 bisha danbe waa diyaar cours kas wll, insha allah

  • @DariqMuthe
    @DariqMuthe 4 месяца назад +1

    Anagu bocket option isticmaalnaa evry time quu shaqaeya runti dhaqale ficna wan ka samaynaa ❤

  • @mohamedgorgor7465
    @mohamedgorgor7465 4 месяца назад +2

    mahadsanid macalin xog fiican ayaan ka helay muuqaalkan

  • @abdiazizomar7123
    @abdiazizomar7123 4 месяца назад +3

    Thanks ustaaad mahadsanid

  • @MaalmoFilms
    @MaalmoFilms 4 месяца назад +1

    Forex 🔥 ICT is a game changer 🎯🔍

  • @HibaaqGaafaa
    @HibaaqGaafaa 4 месяца назад +2

    Sidee saami ugu darsankaraa

  • @footballsports4958
    @footballsports4958 3 месяца назад +1

    Forex course ka soo samey sxb❤

  • @MaxamedMahadmuuse
    @MaxamedMahadmuuse 4 месяца назад +2

    Ustaad course nooga soo samee stock market yada caalamka kuwooa ugu fiican maalgashi iyo xalaal ahaanba waan kaa iibsanaynaa diyaar ayaan u ahay course kiisa mahadsanid macalin xogta sida aad inoola wadaagtay cryptocurrency iyadana course kiisa waan kaa sugaynaa.

  • @MohamedAbdi-d6d
    @MohamedAbdi-d6d 4 месяца назад +1

    Wow! Geele bashiir,

  • @djiboutiali2637
    @djiboutiali2637 4 месяца назад

    Good to see brother sharing
    Money making strategy.
    Be Aware of alot of Scams.
    Especially in Africa where country regulations is so poor

  • @princeismail9
    @princeismail9 4 месяца назад +1

    Sxb hadal bdn faiido malahe muhima kahadal mawduca iyo vidéo waxan lakul mayo ismalaha bro 😅 wallah bilahi

  • @muhsinbazarce
    @muhsinbazarce 4 месяца назад +1

    sanadkadip waa rajeynayaa inaa noqdo millionaire ❤❤

  • @Falanqeynta_musalsalada_Somali
    @Falanqeynta_musalsalada_Somali 4 месяца назад +1

    Cryptocurrency qaybta Spot marka laga reebo intooda kale wa xaaraan Qamaar ah weliba intaan hubo aad u qasaaro badan. bulshoow Cryptocurrency qaybta Spot wax aan ahayn hs isku galin

    • @AbdirashidADANyussuf
      @AbdirashidADANyussuf 4 месяца назад +2

      Hdaa aqon ulledhhy isoqwaa please 🥺

    • @mariyaxasancali
      @mariyaxasancali 4 месяца назад

      bot ma kutrade gareyo abyo

    • @mariyaxasancali
      @mariyaxasancali 4 месяца назад

      @@AbdirashidADANyussufnumberka isoqor ana kucawina

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  4 месяца назад

      sax weeye Spot un maalgashta ama trade gareya

  • @yaasinzalah
    @yaasinzalah 4 месяца назад +2

    Bro Iq option kasoo Hadal inu mustaqbal leeyay

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  4 месяца назад

      horey ban oga soo hadley wll

  • @TabularCumarjahehey
    @TabularCumarjahehey 4 месяца назад +1

    Adiga ayan si qas ayan ku rawaa saxp

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  4 месяца назад

      halkan nagala soo xiriir gellebashir.com

  • @Cusmaniyiinta
    @Cusmaniyiinta 4 месяца назад

    Ustaad meel aan kaala soo xiriiro iisheeg

  • @MahadHassan-zk8ih
    @MahadHassan-zk8ih 4 месяца назад +1

    Masax furaan

  • @Maaxduran7009
    @Maaxduran7009 4 месяца назад

    Thank you so much

  • @mohamedhaashi5987
    @mohamedhaashi5987 4 месяца назад +2

    Geele Bashiir waxaan weydiin lahaa inuu ka soo hadlo 2139 trade maal mahaan danbe suuqa kujira ma mid la isku dhici rabaa miyaa mise wuu jiraaa maxaane ku xaqiijin karnaa ustd? Waxaan rajayni inaad ka soo hadli doonto insha allah next vedios

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  4 месяца назад +1

      walibaa apps cusub oo yaryar lacag ha gashan wll.

  • @ayaanleibraahim8194
    @ayaanleibraahim8194 Месяц назад

    crypto crash video ka soo samee macalin

  • @AbdulahiEid
    @AbdulahiEid 3 месяца назад

    Homester kombet tlegram Coins kasba suuqa mel walba kaga so horbaxaya xog naga sii ustaad

  • @siciidcartan7171
    @siciidcartan7171 4 месяца назад +1

    Saxiib lacagta forex ay somalida ka dhaceen yaa dadkii u celinaya, yaa idiin aaminaya.

    • @AxmedAlpha2024
      @AxmedAlpha2024 4 месяца назад

      Forex real ka ah wali Dhulka soomalida masoo gaadhin waxad samayn kartaa hadaad qurbaha joogto kaliya....

  • @sayidcali9965
    @sayidcali9965 4 месяца назад +1

    Na caawi sxb

  • @mohmedupdy8810
    @mohmedupdy8810 4 месяца назад

    Crypto & Bond

  • @CabdiqaadirCalimaxamed-ft2ip
    @CabdiqaadirCalimaxamed-ft2ip 3 месяца назад

    Suuqa broket option maad ka soo hada shid zxp

  • @yuusufmohamedadan7820
    @yuusufmohamedadan7820 4 месяца назад

    Macalin gelle bashir coinska matic iyo Xrp ayaga ma xaaraan baa shirkadaheena leh

  • @kingayooze5031
    @kingayooze5031 4 месяца назад

    abtiyow inte kagala so xiriira arimahan muhiima u ahay sxb barnamijka

  • @abdiabdullahikhalif2762
    @abdiabdullahikhalif2762 4 месяца назад +1

    Ustad stock market kuso dar casharka crypto currency

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  4 месяца назад

      casharo gaar ah bn kaso samenaya waayo isku shaqo maaha

  • @DalkaGuusha
    @DalkaGuusha 4 месяца назад

    Wll halkee lagaala xidhiidhi karaa

  • @guleidmaxamed4888
    @guleidmaxamed4888 4 месяца назад +1

    Ustaad qof Somalia jooga siduu uisticmaali karaa stock marketka

  • @Maandheere24-js3lp
    @Maandheere24-js3lp 4 месяца назад +2

    Wall salona maxaaraanbaa waxaan kaacodsanaa koynanka xalaashaa inaad muuqaal nooga soo sameyso sxb

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  4 месяца назад

      solana waa xalaal , waan coin fiican

  • @DAMELpodcast
    @DAMELpodcast 4 месяца назад

    Ustaad ka soo hadel 2139 research ku soo mameee sida lacagta Logan sameeyo

  • @aymanhassan733
    @aymanhassan733 4 месяца назад

    Asc ustaad please waxaa program nooga soon smaeysaa bitcoin etf yada laga sameeyey north America

  • @Masqaniine8
    @Masqaniine8 4 месяца назад +2

    Ustaad inan forex had bilawan raba maxa igula talin lahed. 🙏

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  4 месяца назад +1

      skill fiican weye lkn marka hore si fiican u baro

  • @Qabaridahar92
    @Qabaridahar92 4 месяца назад +1

    Asc bashir

  • @AbdirashidADANyussuf
    @AbdirashidADANyussuf 4 месяца назад +1

    Please guide me bro wlhi in an brtaa.n rawa manaaqana wxn sameya isoqwaa

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  4 месяца назад

      halkan nagala soo xiriir wll gellebashir.com

  • @BARAKE-B
    @BARAKE-B 4 месяца назад +3

    Ustaad forex xalaal miyaa

    • @MohamedEmmo
      @MohamedEmmo 4 месяца назад +1

      Haa wixii ribo ah aya xaraan ah

    • @cumarcabaaye856
      @cumarcabaaye856 4 месяца назад

      Sidee ribbo u Soo gali kartaaa forex?​@@MohamedEmmo

  • @mohamedmohamudkk
    @mohamedmohamudkk 4 месяца назад +1

    Wow ❤

  • @wisdomooze
    @wisdomooze 4 месяца назад +1

    Sida loo maal gashto muqaal nooga samee mahadsanid

  • @HudeyMaxamed
    @HudeyMaxamed 4 месяца назад

    Ee sxp geele kama aadan jawabin in forex xalal tahy iyo in ay xaraan tahy sxp

  • @CrisaaqmaxamedCumar
    @CrisaaqmaxamedCumar 3 месяца назад

    Inaa Barto ayaa rabaa what's up iisheeg wll

  • @liibaanahmed4573
    @liibaanahmed4573 2 месяца назад

    Sxb walal keyga hadaa tahay fadlan ila so hadal waxan rabaa inan malgashto lacakna wan heystaa plz ilaso xiriir ama numbar kaga ireeb🙏

  • @calicabditokiyo9692
    @calicabditokiyo9692 4 месяца назад +1

    Soo sheeg sida loo maalgashado cribtocrcucy

  • @HamseMahamoud666
    @HamseMahamoud666 4 месяца назад

    Pls bro hadalka ha dadajin
    Tankale codkaagu waa law

  • @HibaaqGaafaa
    @HibaaqGaafaa 4 месяца назад +1

    Qaab online ah miyaa lacagta la isku diiwaan galinyaa

  • @Emma24442
    @Emma24442 4 месяца назад

    Bonds waa xaaraan, sida aad u sheegtayna maahan dowlada iyadaa shacabka ka qaadato deynta

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  4 месяца назад

      haa wn is daba mariyey thanks

  • @QOLOFEY_8
    @QOLOFEY_8 4 месяца назад +3

    Utd fiiri hadan malgashto crypto bil kadib makala bixi kraaa

  • @monadeek4233
    @monadeek4233 4 месяца назад

    Forex ❤

  • @cumarcabaaye856
    @cumarcabaaye856 4 месяца назад +4

    Luck of computer 😢

  • @maimoonmohamoud2529
    @maimoonmohamoud2529 4 месяца назад +1

    Wllo person what's upkada iisheeg ado mahadsan.dhoowr jeer ayan msg ku qoray lkn maba iso jawabin.

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  4 месяца назад

      gellebashir.con ba ka dhex helaysa wll

  • @Fast.money86
    @Fast.money86 4 месяца назад

    Sidaas darteeda faa,idadeyda waxay kuhirantahay maalgashigeyga asxaabteyda qaar waxay sameyaan maalinti $1000 anigana waa ........

  • @Kingfiile
    @Kingfiile 4 месяца назад

    Kuex app kawrn oo forex ah

  • @abdullahiaadan595
    @abdullahiaadan595 4 месяца назад +1

    Mr gelle mahadsanid lakin xogaa sharaxada aad ayaad u bobsineysaa hadalaka .

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  4 месяца назад

      youtube noocas ah wll, muuqaalka in gaabta weeye hadi kale dad muqaal dheer dhameysan mayaan

  • @nasrohajiabdihamid1186
    @nasrohajiabdihamid1186 4 месяца назад

    Ustad side an isaga diwan gelin kara courses ka aad bixisan?

  • @MaarigCabdi-s1q
    @MaarigCabdi-s1q 4 месяца назад +2

    First

  • @CabdirisaaqCaliAhmed
    @CabdirisaaqCaliAhmed 4 месяца назад +1

    asc macalin wan kusalamay waxan rabaa inan kuweydiyo kuex cryptocurrency maxawyahay macalin jawaban kasugaya

  • @muhsinbazarce
    @muhsinbazarce 4 месяца назад +1

    summarize book 📙 richest man in the babylon.
    "The Richest Man in Babylon" is a classic personal finance book written by George S. Clason. It offers financial advice through a collection of parables set in ancient Babylon. The book emphasizes timeless principles of saving, investing, and wealth building, such as living below your means, paying yourself first, and seeking sound financial advice. It stresses the importance of taking control of your finances and making them work for you, rather than being enslaved by debt or living paycheck to paycheck.

  • @sadaamyarelyrics4508
    @sadaamyarelyrics4508 4 месяца назад

    For ex xalal miya

  • @Qaabtur
    @Qaabtur 4 месяца назад

    Binanc ayan malgashtay alxm lacagteyda 10jibaad wan helay

    • @SILTONPRO1
      @SILTONPRO1 4 месяца назад

      Ma,iga caawin kartaa

  • @Fast.money86
    @Fast.money86 4 месяца назад

    Sxp aniga waxaan isticmaala website investment oo company midaas maxaad oronkartaa sxp

  • @saadaqcabdisalaam2671
    @saadaqcabdisalaam2671 4 месяца назад +1

    Bond soo xaraaan maahan

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  4 месяца назад +2

      cid iga danbeysa ha weydiin mudane, wax aanan soo baarin oo aqris badan ku sameyn , halkan kuma soo gudbiyo . koley ani wan ku sheegay in uu suuqan bonds xaaraan yahay.

  • @riito9394
    @riito9394 4 месяца назад +1

    Bonds badalkisa waxa heesana Sukuuk

  • @abdirahmaanali24
    @abdirahmaanali24 4 месяца назад

    Ustaad 500$ mamalgsshan kraa

  • @MSR_TV1
    @MSR_TV1 4 месяца назад

    sxb hadii video gu leeyahay music lacagta youtube xaaran may noqonay saa

    • @abdalla_guul
      @abdalla_guul 4 месяца назад

      Music is waydii ma xalaal baa? Haa hadey thy vedio music wataa dhib maleh hadii Maya jawbtu tahayna Waad haystaa Jawbta

    • @MSR_TV1
      @MSR_TV1 4 месяца назад

      @@abdalla_guul hadaa youtubers ka oo dhan waa xaaran lacagtoodu

  • @SharmaarkeIbrahim-sf2jp
    @SharmaarkeIbrahim-sf2jp 4 месяца назад +1

    Abowe inte kala soxirira😢

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  4 месяца назад

      fadlan number kan nagala soo xiriir +252905582875

    • @saadaqcabdisalaam2671
      @saadaqcabdisalaam2671 4 месяца назад +1

      @@GelleBashir crypto ayaan rabaa inaan trade kanoqdo taaas maiga caawinkartaaa

    • @adanhussein8537
      @adanhussein8537 4 месяца назад

      Boss sidee kuogan karan in coin 🪙 ka uuyahay centralised or decentralised. Shukran

  • @evelynturner594
    @evelynturner594 4 месяца назад +15

    Since I became so rich in cryptocurrency I realise that crypto is the future cuz I invested 10k and made up to 36k as weekly profit I appreciate the help of your channel😃🙂

  • @AnasMahad-eo7lu
    @AnasMahad-eo7lu 4 месяца назад

    H

  • @ahmedsuhaib7756
    @ahmedsuhaib7756 4 месяца назад

    Samee 5-ta Qaab si aad hantiile u noqoto ruclips.net/video/ktbdEZ4W8Og/видео.html