Albert Einstein | Allifihii Nuclier-ka.
HTML-код
- Опубликовано: 10 фев 2025
- Waa Maasooni sixiroole ahaa, balse taariikjdiisa rasmiga ah ee laga hayo ayaynu halkan ku falanqaynaynaa, waxana aynu ka faa'idaysanaynaa odhaahihiisii uu ka tegay.
xogo dheeraad ah ka dheeho:
sahanka.net/201...
Ramadan Kareem aadan lkin. Codsigayga
Aqbal oo channelkaga soo booqo oo #shotout isamee
Waar waan kuwata
Albert waan ka xunyahay caqliga lagugu amaanayo inaad ku garan.wayday wixi loo sameeyay in lagu garto oo ah
Ilaahay subxana oo waxad geeriyootay afiga oo mulxida
Ramadantii hore ayay ahyd marku duncarbeed nobilabay buug aad uxiiso badna oo ad turjumidisa lahayd adiga iyo wiil kale wlhy ramadanti dhadhan ayu nogusameyay sidii habenba habeen ugasii xisobadna mahad haydinka gaadho adiyo wariye duncarbeed iyo wiilki kalaba marka ramadantana hadii alle nabad inagu keenay buug kale oo xiisobadan turjimidisa inobilaw walal hadad wakhti uhesho waliba danbibaadhis ah islantii yaryde kii hore aliftay bugagtedi mid soqabo😅❤
Kollay modayaan diyaariyay inuu idin cajabin doonana wan filayaa buugna maaha ee waa barnaamij ururisa
Examkii jamacaduna barrii ayuuba bilaabmayaa
@@sahanka97 ilhay hakufududeyo imtaxanka aadanow
Kaad ad diyarisayba sodaa barnamijyada ururiska lkn suale islanti buugi dabadeed cidna mahadhin lahayd miyanay bugagklo nocasa lahayn cajiib ayu ahaa wlhy bugedasi❤
Xaqiiqada markaan ka hadlo siwanagsan ayaad noo fqhnsiisy tariqda alperta guuleeyso abid👍🏼👍🏼
Ramadan Kareem form South Africa
Omar BAAJABAL walalkey subscribe igucaawi Allaha hakusharfo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
RamaDan kariim 2020 ❤
RamadaN mubarak🤩🤩Asxbta wnaga u saxipka aH💞💞🔥
Machallah aad ban uga helay sidad nogu so gudbisey barnamij na afcay 🖐 mahadsanid zxp
First ahay ee caawa waa rmdane subscribe ilaaahay drti igu caawi
Hye hno adan qali wan ku jecel bahay wll khayr allaha ku siiyo
Walaalkay ilaahay dartii waan kuu siin lahaa subscribe
Lkn waxa chanelkaga ku jira waa wax aan aduun iyo aakhiraba aanan faa ido lahayn
Isku day inaad bulshada wax ku soo kordhiso
Hadaad sidaas samayso waa hubaal waxaad helaysaa subscribe badan
Waad ku mahadsantahay codsigaaga
Ramadaanka ugu wanagsan ilaahow nooga dhig inshallah.
Aadbaad ugu mahadsantahay walal sida aadka u toolmoon ee aad noogu soo dhiraandhirisay
Albert Ainstein 👍
Ha u halgamin in aad guulaysato uun ee u halgan qiimaha uu rabitaankaagu la'eg yahay wwwwwww amazing
14/3/2024 maalin Ramadan ah 4marayo sonka
Runtii dhamaantood aad ayey ii taabteen khasatan ta ah madoonayo in uu caqligaygu ku mashquulo dharka aan cidhan lahaa mahadsanid aqoonyahan khadar . Albert inshtian inkasta oo uu ahaa mulxid alle kood ah hadana waynu kaga dayan kana qaadan wixii faaido iyo aqoonba inoo lrh
Haddad tahay Qof soomi doona bishan ramadaN LIKE ta iisar wll
Inta 2020 dawanoyso like iisaara
Maashaa allaah walal ilaahay haku barakeeyo
Ha u malayn in aan aad u caqli badanahay ee caqabadaha ayaan xal u raadiyaa!!
Wcs kanaalka sahanka xogaha mahadsanid walaalkeyga muslimka ah hori u socod wanaagsan in shaa allaah.
All wall dhamaantin Adam Sahan iyo xulfdiisa Ramdan Kariiim
Hafza AhmeT Walashey SUBSCRIBE igucaawi please Allaha hakusharfo I 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Fadlan intii kufaraxsan ramadanaka like iiku afur
Ha u halgamin in aad guuleysato oo kaliya ee u halgan qiimaha uu rabitaan kaagu la eg yahay
Si qotodheer ugu fiirso dabeecadda kugu xeersan adiga ayaa wax walba fahmiye. 👆💜
Sahanka xogaha mahadsanid baraada
M.allh alle hku barakeeyo cilmiga Aadan😍😍😍🤗
isaga mu aheyn ninki ugu horeeyey ee halka inaga hubi . Julius robert ayu aha ninki ikhtiraacey nuclearka in manhattan project.Shukran
Lkin wlhi waxaaz oo uu sameeyey waxa oga fiicnaan lahayd isaga oo jaahil ah oo rumeeyey allah iyo nabiga hada anigu waa ka fiicnahay isaga waayo waxan rumeeyey wax kasta oo alle xagiisa iiga yimi alx
Aduunyada maxaad kusoo kordhisay! sidii laguu dhalay adigoo waxba samayn dhimanaysaa sorry
Ha wax ka mihim santhy gal kas lkn isku day ina wax ka wangsan so kordhiso horay u soco 👏👏👏
Dagaal ka sadaxaad ma ogi waxa lagu dagaalamayo balse dagaal ka afaraad waxaa lagu dagaalamayaa ulo iyo dhagxaan! sababta ay ii samysayna waxay tahay garaad kiisa ah in uu og yahay mushkiladaan hub isku baabi inta ah hdii ay badato inay soo baxaaan dad xliya oo u fakara gabi aahn ba ka tirtira aduunka hub oo idil ama ka dhiga adeegsigiisa wax aan micno lahayn oo shaqaynayn.
Bro soo badadi Barmaamijyada
Mahadsanid bro
Ahmed Mussa walalkey subscribe igucaawi Allaha hakusharfo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
*Noloshu wa sida buskuleetiga oo kle hdad socodka jojisid wad dhelmiyeysa o dhinac bad u ciiraysaa*
Aniga tas ba wax weYn iidhinty
alle ha ku sahlo
Ramadan karim
Mahadzanid Zhp Allah Haku Barakeeyo
gaabegod waan suubin doonaa waad mahad santahaay
Ramadan kareem
**Waxa saamayn buuxda kuyeelanaya " dhibaa tada maxaliso cagliyadii keenay"
Sidaas darteed xalada wadanka maxalin karaan dadki kadanbeeyay dhibaadadiisa . #+40year**
#Rabadaan_kariiim
Wll Ramadan kariim ❤️❤️❤️❤️❤️👍🏻👍🏻👍🏻
Adan Sahan Macalinkayga Koobaad Allah Haku Xafido Waa Shaybe Cumar Cismaan
Wllow inaga dhaafa raggan gaalede noosoo gali ragii islaamka ahaaa ee iyaguba cilmigan aasaasey hno wA inan baranaa taariikhda culimada islmaakee kuwaasi soo gali wllo thnks
muhiimadu maaha inad gaal barataa ee waa wuxu la yimi oo kale inad latimadid adunka aad arkaysa wa maskax lagu maamulayo aadamaha markaa kaqaado wixi cashara
@@mohamedhassan9857 waan kuugartey wll ee waxaa jiro scientists muslimiin ah oo ubaahan in dadka labaro AMA laxuso oo wxajira cilmiga badankiisa keeney lknse larabin in laqamuuro wxqabadkooda iyo arimahooda mrkaa wll ani sikle kama wado raggan gaaloda ah bdnka dadku weywada yaqaanan ee wxa inlabaro mudan culimada muslimiinta ito wxey sameeyen waa sdasi hno ujeedadeydu mhdsanid
wa fahmay wll ada mudan
@@samsamkhadar1820 waa sax qom walba tarikhda meel Bay soo garsiyen islaam meel wanagsan bu garsiyey maantan gaaladi baa meel garsiyey waa qori isku dhiib gaalku wuxuu ogyahay ayuu Iska indha tira a adunka Inu ku joogo islaam daqiqad ma u joogen
Haa xataa kan waxaa kaga xariifsanaa nin laodhan jiray jamaal xamadaan oo masar udhashay
Ceyqlida dunidan qasey marna lagama yaabo in ey xaliyaan
Zxp Anigu waxan jecllan laha in aad ka waranto tarikhda halyeeyadi islamka
Waad ku mahadsan tahay sxb hawlaha aad noo gudbisid
Odhaahdaa gabadha quruxda badan isagu ku idhi ma laha sida aan ku hayo warka. Waxaa lahaa G.B.Shaw (Ireland).
Ahmed Omer
Mahad sanid kanalka sahanka xogaha jisakallahu kheyr jisaak allaha kuxafido wax badan ayaan kaa faidaa aqoon fara badan xafidullahi geesi aadan
Albert Einstien Gaalkii ugu xigmadaha badnaa ee dunida soo mara 😟
masha allah wllo xafidulaah
Mahadsanid Sxb Sahanka Xogaha.
Go forward never backwards
LiPaaX TaHaY runTii
Waalidu waan arin samayntiisa ku celcelisid adigoo waxba kabadalin hashana aad ka filaysid in ay nation to hore ka gadisan kaaba soo baxdo
Msha alh wll qali xaga inoga waad xogaha 😍😎😁
mahadsanid aqoon yanaka reer burco
Kuligoodba waa Cajiib Inan Qorto Mooyee Makala Dhacaan
Waad mahad santahay sxb '🤗😍🤗😍🤗
Salute👍
Canalka kaliya aan wax ka faa.ido wlhi qisooyin aan aqoon u lahen baan bartay
Khalid Ismail walalke SUBSCRIBE igucaawi please Allaha hakusharfo I 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
2025ka dawanayaaa
waa kutageera bro
Adaan sahan zp qli nolow
Xamse Ibraahim walalkey subscribe igucaawi Allaha hakusharfo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Sxbow chanelkaaga aad baan u jelahay dhagaysiga codkaaga macaan Waan ba ku hurdooda Sida aan vedeo walba daawo isku leeyahay
Waad mhdsnthy zxp aadan %98 xogtani waa xaqiiqo einstein wuxu ahaa shakhsiyad leh garaad badnaan iyo dedaal Wada socda inkasta oo uu masooni ahaa haddana cilmiga uu soo kordhiyay waa la manaFacaadsaday marka laga reebo sameynta nuclear ka waad mhdsnthy marlabaad
mohamed abdi ali masooni Mu aha
@@MohamedAhmed-vc1tx haa zxp maasooni ayuu ahaa description ka ka eeg aadan sahan xitaa wuu sheegay
Wax la dareemo waxa ugu dahsoon waxakaa qarsoon o
waana isha hindisaha iyo aqoonta.
Ha u halgamin in aad guuleysato uun ee u halgan qiimaha rabitaankaagu la'eg yahay.
If you follow where the compass of your desire is going you will be nothing
# free Palestine 🇵🇸 ❤❤❤❤inchallah 🙏
Sirta hal abuurnimadu waa inaa garato sida loo qariyo ilaha wax kaa soo galaaan.
Allah niinku dona ayu xikmad seeya
Mahadsanid mcalin
Wuxu ku dhashay Magaalada Ulm Ee Deutschland 👍
Noo soo gudbi sheekadii ama taariikhda abdihamiid ibnu baadiis alle ha unaxariistee
Suheyb Ahmed walalkey subscribe igucaawi Allaha hakusharfo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Robert Oppenheimer ninkaasa soo saaray hubka nuclear ayaan maqly
gaalba ha iska ahaade ilaah ayaa siiyey garaad
Kawaran hadaynu isgursano oo ilmaha aynu dhalna yesho aniga folxumadayda iyo adiga jaahil nimadada kamu xishon innta kkkkkkkk
*Asc Ramadaan kariim❤
Asxpta sahanka xogaha*
M. Allh wll qali allha ku sharfo
Adam sahan tnkt waa in lagu daydaa ardayda
Runtii wuu fikrado badnaa balse wuu caqli yaraa
Caqligii tusay inay buudiyuhu tahay diinta u fiican runtii waa caqli aad uliita
Ok wiilka caqliga badanow diidntu waa naasteexo iyo raxmad ka timaada alahii nasiiyay
Budhism is best religion i said to you
Thanks
Sirta hal abuurnimadu waa marka ay qarsoontahay ilaha ay wax ka so galaan
Ggh
Walahi ninkaan meeqo bil magaciisi raadinaayi
Xidigan qalbiga saliimka ah leh burco ayuu kunool yahay alle ha sharfeee
Masha allah zhp halkaas kawad tacliintayada
M.a wll aad iyo aad ayaan barnamijkan usu gayey waad ku mahad santhy wll
Ramadan kariim 🥰
😘😘😘
Ramaadan kariim .Ramadan kariim
Aadanow ninkaan Albert Einstein masooni miyuu ahaaa
Haa wu aha
mashalah mahadsnid wll
Mahd sanid wll
Cabdalle casio walalkey subscribe igucaawi Allaha hakusharfo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Haye adna bal igu caawi kayga
Aadan Keep going pro from Cardiff
Alberto Einstein 🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🧠🧠
Woooooow, mhdsnd sxb
wall wx bdn ayaad nabartay macalinkyga ayaa tahy👏👏
Mahadsanid sxp in badn
Ilaahay haku sharfo wllo
Waxaan thy aqoon yhy zoomaliyed Allaha cadow kaa ilaasho ❤❤
Bomka wuxu uu saameyey wa mareykanka sababta asaaga wuxu ogaayey in jarmalka saameysaan raaban
Xikmadihii Albert Einstein ruclips.net/video/21rMA4AmOvY/видео.html
Olam Ma aha ee waa ulum (Ulm)mahadsanid
Ramadan munrak
Thanks mudane
Xog muhiim ah.
Albert Einstein & theory of relativity
Ninkan wa masooni alla kood ah
Maasooni iyo alle kood maxa iskala doonaysaa😂😂 caqli yaridaa
Masha allah
aad baad ugumahad Santahay sogudbinta xogah