Mama malyun qalbiga Allaha kuu qaboojiyo ilmahagana baari allaha kaagadhigo cimridheer iyo cibaado suuban cafimad tam ahna Allaha kusiiyo ilmahagana Allaha bari kaaga dhigo oo alla wax ha kaa dheefsiiyo Amin
Malyuuneey anigu ku dhihi maayo Aamus Laakin Aadane ha ku tashan uun aan ku leeyahay Aduun iyo Waayahii Cashar waa ay ina bareen ee alow Qaatumada noo hagaaji My sister you are strong maasha allaah ❤🎉
Isha allaah waad ka bixi ee haxiiran Sow maad arag dad xiiran oo xanuunsan Oo chansar qaba marka alle caafimaad ku siiyey u mahad naq dheh all xamdu lillaah
allaha casawajala malyuuno qaaliyey qadirkey haku garab galo wehelka illaahay waxkafiican maleh allaha kuu soohadeeyo awlaada aamiin🤲🤲❤❤❤❤❤❤🥰💜💖💞💘💞💞💞💘❤❤💞💞💘💘
Mamo ha xiran please hoyo aqli badan ba tahay awlaada guurka wa nasiib ku qabsatay iyo qadar rabi wa la qaata mamo malyuun aduunkan ciil iyo oohin iyo stress kama dhamaato malin hadad mamo faraxsan tahay malinta labaad wa murugo iyo oohin Please hoyo istiqfaarta badso ilahay u ooy inshallah farxad bad helin awlaadan la dhalayo oo an dhibka u marayno wa ku ilahay subxaanu watacala wax ka dheefsiiyo hoyo please 🙏mamo ha xiirin timahaga qof waliba wa ogyahay caruurta qaarkood inay wax walba ku badaan dad badan bay haysta mamo kaliga mahin ilahay waxan kaga baryaya murugada inu farxad kugu badalo 😢wan kula dareemay murugada please 🙏 ya rabi ❤
Abaayo mms allah ku caafiyo calina allah no so daayo caruurtana ama dadka nuucey noqonaayaan allah baa og af caytamana qofkiisow dhibayaa hadaan hooyo nahayna caruurta madaxa kasocoto waan wada qabnaa Walahise waxaa inoo dan ah iney ayaga is anfacaan allah noo asturo xaqana tuso abayo guuleyso
Habaryar macnto Allah ku fududeyo aduunka waa tasting place, not a resting place Allah swt loves you give challenges and test who him love all the messengers got test so they don’t have luck that’s what he say no so mama mcnto sabar Allah ku siiyo adiga iyo anagaba ❤
Ha xiran please ❤❤❤Mms ilmahagu wada Qaldan iyaga qatay hadan Wax ka qaban karin. Ha is kalifin mesha uga har waa nasib kooda noloshu waa balaran tahay
aslamu calekum malyuunay walaal waan ku salmay salaan kadib waxaa xasuusta cimradii aad aaday alle ina hortagtay soo cibadaysatay marka dadalkaagii ha ka dhigin hal bacaad lagulisay waxaa hada carabka ku dhufatay owladada oo aad jeclaanlaheed in ay kuu fiicnadan dadka ka sareeyaan adigna ilahay ogow in uu jecelyhay in aad noqto qof u cibadeeysta waxqalboo qabto in aad alle ku ooyso bariso u tasbiixsato alle baryadiisa was ku faaididoonta wax walboo tabneysana in uu katiro walaal alle unoqo alle bari dhibtaada alle u sheego waxaana ku rajeeyna in adan dib unoqon oodan xiiran in alle aaqiro iyo aduun aad liibanto
Malyun wixii Shar ah alaha kaa hayo waan ku soo duceyni gurigii aad dhisatsy iskaga moqo baan ku oran laha madaxaagana ha iska xiirin qeyr baa alle kugu badali doono meeshaad guriga kadhisatay ku nowo kaaba qeyrka kugu jiraa cafimadne alaah ku siiyo
Almaha waa dad waaweyn Allah ka baq noloshaan dhalnteedka ah isaga bax cawradaada banaanka ha soo dhigin ilmahan waad soo korisay faraha ka qaad dantaada ka raaco Allahxaragiisa qabso gurigaaga ku noqo aduunkaaga iyo tii aakhiro isku wado ha dii kale dadka ha kugu maadeystaan waxay ku leeyihiin tii waaleed baa soo noqotay
Malyuun qaali sidaad u jeceshay qalbigaada in loo dhowro kuwa caruurtaadana u dhowr waxa qalbiyadooda dhaawacayo haku sameyn meeahaan sida timaha aad halkani ku xiiraneyso
Malyuun alleh u noqo lahaadkaagii rabi kuu dhameeyay caafimaad ku siiyay alhamdulilaah dheh caruurtu qabri kuuma raacayaan kaligaa ayaa galaya u ducee in ilaahay baari kaaga dhigo 😢 sis kaligaa maaha Samir
Mms umalayn mayo dhibka kuhaysta inu ilmaha yahy waxy ilatahy marekanka sixir ba uyala mamada sababto ah afrika marka jogto farxad iyo qurux bakamuqata malinka cagta so dhigtay murugo iyo calol xumo ubilabata e quran isasar ilahy dhibka haka dul qado aamin yarbi 🤲🏽
maamo waan ku tageera cimri dheer iyo farxad iyo cafimad illahay haku siiyo
So sorry to hear this. Allah will open doors for you InshaAllah
Queen MMS love you ❤❤❤ Runta, Kartida, Kalsoniga Iyo Aqligaga qof leh oo Soomali ma jiro 🙏🏽👑👑👑👑👑👑
Mama malyun qalbiga Allaha kuu qaboojiyo ilmahagana baari allaha kaagadhigo cimridheer iyo cibaado suuban cafimad tam ahna Allaha kusiiyo ilmahagana Allaha bari kaaga dhigo oo alla wax ha kaa dheefsiiyo Amin
Maashaa Allah malyuun qof caqli badan baad tahay intaad ka dhawaajisayna waa run Adiga iyo anagaba meesha qof walbaaba katananaayo Allah haynaga tiiriyo Adiga iyo anagaba Allah nacaagiyo Samir aynu ducayno Allena ducada Allah haynaga aqbalo Hooyo go’aan kama gaari karto caruurteeda ee Hooyo kastoo ciilan Allah ciilka kabaxsho
Walaal hays qaawin Allena haynawada caafiyo dhamaanteeba
Asc mamo haa xiraan please ilaahay bari oo salatu laylka tuko istiqfartana badi iyo saliga nabiga c,s,w iyo ducadi nabi ibrahim c,s insha Allah wad libiani mamo please haa xiran we love you mamo please daddy uso duceya inu ilaahay faraj ufuro ❤
Alle wakiisho walaalo asagaa ayaa garabkaga ah markasta insha allah
Insha alla khayr bay kuu noqonysaa wllo waa asiya idha yare hargisa waanu kuu soo ducaynaa
Mahadsanid
Ha ii xiiran ukhtii ❤❤❤
Malyuuneey anigu ku dhihi maayo Aamus
Laakin Aadane ha ku tashan uun aan ku leeyahay
Aduun iyo Waayahii Cashar waa ay ina bareen ee alow Qaatumada noo hagaaji
My sister you are strong maasha allaah ❤🎉
Ilaahay wixi dib kuheysta wanaag iyo farxaad kheyr qabta hakugubadalo
Malyuney walaaley ilaahe caruuta hakuu xifdiyo macaaney
Wallahi dumar somaliyeed waala dhibay .....se xisaabi xag allay jirtaa.. ilahay dhibka ha kaa dul qado maamo 😮😭
Asc abaayo illahay ciil ka hakaasaaro aamiin aamiin aqriso ducald kurbad
Isha allaah waad ka bixi ee haxiiran
Sow maad arag dad xiiran oo xanuunsan
Oo chansar qaba marka alle caafimaad ku siiyey u mahad naq dheh all xamdu lillaah
Allaha baari hakaga dhigo qalbigoda Allah’a kuso jediyo anagana Allah’a no xafido 😢😢😢
XIIRITAAN WAXMA SOO KORDHISO!! (RABBI) TALO SAARO(HAZBUNALLAH)
Ilaahay haku caawiyo waxkasto oo tabanayso Ilaahay usheego saliga rasuulkeena badi waad liibaani Ilaahay hakuu soo hadeeyo awlaadaada sharaftaadana ilaasho hana iska xiirin tintaada hana murugoone Ilaahay talasaaro Ilaahay hakuu gargaaro Aamiin
allaha casawajala malyuuno qaaliyey qadirkey haku garab galo wehelka illaahay waxkafiican maleh allaha kuu soohadeeyo awlaada aamiin🤲🤲❤❤❤❤❤❤🥰💜💖💞💘💞💞💞💘❤❤💞💞💘💘
Maamo rabbi u noqo ilmahagana u duceey, salatu leylka u kac u rabbi tuug, geed walba intii gubta hoos taal,
Mamo ha xiran please hoyo aqli badan ba tahay awlaada guurka wa nasiib ku qabsatay iyo qadar rabi wa la qaata mamo malyuun aduunkan ciil iyo oohin iyo stress kama dhamaato malin hadad mamo faraxsan tahay malinta labaad wa murugo iyo oohin Please hoyo istiqfaarta badso ilahay u ooy inshallah farxad bad helin awlaadan la dhalayo oo an dhibka u marayno wa ku ilahay subxaanu watacala wax ka dheefsiiyo hoyo please 🙏mamo ha xiirin timahaga qof waliba wa ogyahay caruurta qaarkood inay wax walba ku badaan dad badan bay haysta mamo kaliga mahin ilahay waxan kaga baryaya murugada inu farxad kugu badalo 😢wan kula dareemay murugada please 🙏 ya rabi ❤
MALYUNEY ABAAYO ALXAMDULILLAAH DHEH, WAXAN WAA ADUNYO, WAXBA MAHAN WAA IMTIXAN, ILLAAHEY WAXAN KAAGA BARYAY INUU RABBI KUU GARGAARO ABAAYO. AAMIIN
Wa qurux badan tahay runta masha Allah
Sorry 😔 Maami I hope one day inaad Guulaysto Waa ku Rajeena Insha Allah 😢😢❤
Abaayo mms allah ku caafiyo calina allah no so daayo caruurtana ama dadka nuucey noqonaayaan allah baa og af caytamana qofkiisow dhibayaa hadaan hooyo nahayna caruurta madaxa kasocoto waan wada qabnaa
Walahise waxaa inoo dan ah iney ayaga is anfacaan allah noo asturo xaqana tuso abayo guuleyso
Ilaahay amuurahaaga sahal hakaaga dhigi mamo
Maasha allaah malyuun cali. Runta iyo daacad nimada kugu jeclahay ❤
Habaryar macnto Allah ku fududeyo aduunka waa tasting place, not a resting place Allah swt loves you give challenges and test who him love all the messengers got test so they don’t have luck that’s what he say no so mama mcnto sabar Allah ku siiyo adiga iyo anagaba ❤
MMS walee qof ka run badan lawaa baari somali waxeey utaqaana ilmuhu in lagu shaqaysto kaliya
Isriqfaarso you will pass this test insha Allah ❤❤❤
The strong and bold may Allah protect you queen MMS 🙏❤
Mama inashalaah Kheyr xabiibtay kurbada Alaah ka dulqaado amiin amiin Yaa Alaah xabiibtay murugada iyo culuska Alaah kaa dulqaado amiin amiin amiin amiin Yaa Alaah xabiibtay inshalaah kheyr xabiibtay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashallaah
mamo malyyun🎉🎉🎉
Masha Allah walaal qali ❤❤❤❤❤
waa kula qaban hooyoyinka dhan lkn maamo sabur please hana xiiran❤❤❤❤
Cibaaada badso Sujuda badso ❤❤❤❤
Ha xiran please ❤❤❤Mms ilmahagu wada Qaldan iyaga qatay hadan Wax ka qaban karin.
Ha is kalifin mesha uga har waa nasib kooda noloshu waa balaran tahay
Asc inshaa alaha khayr
Malyun walalo ilaah qalbiga ha ku qabojiyo. Wiil kagana ilaah ha u fududeeyo. Ilaah muradkaga midigta ha ku saro.
Ilaahey ku fudeeyo Allan ku soo hadeeyo ishall 😢😢😢
Maamo malyuun manshallah ❤❤
Sorry mama malyun Allow kuhagaji Anakana Awlada Nohagaji dhamantena Aamiin walhi waruuntet 😢
I love you MMS❤ hormoodka dumarka somali🥰
Sory mama malyuun Alle haku garab is taago mamo qaaliya ayaa tahay
Dwaaruuntaa Aduunka maanta joognooh kii daantiisaa yaakhaanaah baan baari u Akhaanaah oo dhiibaataada iskaa ilaaliiyaah.
الله يحفظك مليون ويحميك من كل شر
aslamu calekum malyuunay walaal waan ku salmay salaan kadib waxaa xasuusta cimradii aad aaday alle ina hortagtay soo cibadaysatay marka dadalkaagii ha ka dhigin hal bacaad lagulisay waxaa hada carabka ku dhufatay owladada oo aad jeclaanlaheed in ay kuu fiicnadan dadka ka sareeyaan adigna ilahay ogow in uu jecelyhay in aad noqto qof u cibadeeysta waxqalboo qabto in aad alle ku ooyso bariso u tasbiixsato alle baryadiisa was ku faaididoonta wax walboo tabneysana in uu katiro walaal alle unoqo alle bari dhibtaada alle u sheego waxaana ku rajeeyna in adan dib unoqon oodan xiiran in alle aaqiro iyo aduun aad liibanto
Waa runteed ❤
Mamo malyuun allaaha kuu gargaaro tasbiixda badi allaahna talada saaro xiirasho waxaan danbi ahayn kuuma kordhineysee allaa u ooy biba adan ha u ooyin abaayo
Malyun wixii Shar ah alaha kaa hayo waan ku soo duceyni gurigii aad dhisatsy iskaga moqo baan ku oran laha madaxaagana ha iska xiirin qeyr baa alle kugu badali doono meeshaad guriga kadhisatay ku nowo kaaba qeyrka kugu jiraa cafimadne alaah ku siiyo
Salalahu calayhi wasalam ❤❤
Illah haku hanuuniyo adigane uduceey mamo 😢😢😢
يا اختي إتق الله
Hooyo xiiro lkn qarso shiiqad baad noqotay ❤❤🎉🎉aadbaan kuu jeclhy
walal shayadanada isaka naar cowaradada asaturo ilahay ka cabaso madax hadad xiiratid xaajadii miyay xalisamey saa subaxanaAllah
Almaha waa dad waaweyn Allah ka baq noloshaan dhalnteedka ah isaga bax cawradaada banaanka ha soo dhigin ilmahan waad soo korisay faraha ka qaad dantaada ka raaco Allahxaragiisa qabso gurigaaga ku noqo aduunkaaga iyo tii aakhiro isku wado ha dii kale dadka ha kugu maadeystaan waxay ku leeyihiin tii waaleed baa soo noqotay
Illaaahow Hanawaalin hadana nakadeedin waxas maxa naga galay marka so qof walba aduunkiisa madhibayo eedow alle ka xishoot adigey kuutaala😢
Malyuun iyagana u ducee adna rabbi gacanta u taago saliga nabiga akhriso ilaahay isu Dhiib alleh ku qadin maayo sis
Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤
Maamo allaah isku xidh awlaadi Mar haday Koreen u ducee uun iskana cibaadayso bani aadam waxba ugama baahnid hadaad garato waxaad u nooshahay
Allah ku caawiyo eedo nacab alle kuuma jabiyo Allah ku
We ❤❤❤❤❤❤❤ You ❤❤❤❤❤❤❤Malyuun
Mamo malyuun maxaad la ooydaa qofkaste asagaa isaga dantiisa uxarbiyee ehelka iskadaa mise visbagalay ooyinta
mamo isdaji aduunka imtixaan kama dhamaadee,awlaada u ducee.
Mama sorry❤❤❤❤❤
Allah culeyska iyo ciilka kaadulqaad mama
Asc malyuuneey duco uducee marewalba abaayo qaarna waa kula mit
Asturkii away abaayooy
So true mam malyun quruxey
Habo alle ha kucaafiyo salada badi o tusbax qaado istiqfarso saliga nabiga qabso
Biri vidogadu ha noqdo tasbiix
Aaway beertii iyo gurigii quruxda badnaa
🤲🤲🤲🤲🤲🙂↕️🙂↕️🤲🤲🤲
hooyo mcn ka joog tiimahaga dayso fadlaan wwanku baryaya
Sorry habo Allah Ku cawinyo Inaasha Allah
Mama ha xiiran ciilka waad ka bixi doontaye
So true my sister
Samirka badi ukhtii
Waa aduunyo xaalkeeda.iska sabar.waa dhibaato,murugo,farxad ,wanaag wada socdo.
Ala mam malyuun run badanaah ilahaw khakh ku siih
Sorry Sorry Queen mms👸❤️ ilhey haa ku fadudiyo ya rabi 🤲🤲
USA mrkay tagto mamadan stress baku dhaca😢sixir miyaa uyaaal
Salada badih iyo baryada rabi rabi ucarar
Wiil keeda maxaa loo xiray kuwaasaa ciilay Nina geedkiis ma dhalo 😢😢
EEDO WAA RUNTAA
Daruuf guursi baa la dhahaa waa wax jira inaad meel xun gasho markaad culays dareento
Bisinka kasoo tag mareeykan waxba haysxiirin quruxdaadi iyo afrika usoo noqo maba kuu wanaagsan halkaa
asc
Alah is xirinaaa please
Habo culeeskasta oo ku haya Allah kaa dulqaado😢 habo number kaaga ma heli karaa
❤❤❤❤❤Mms
😢❤
Malyuun qaali sidaad u jeceshay qalbigaada in loo dhowro kuwa caruurtaadana u dhowr waxa qalbiyadooda dhaawacayo haku sameyn meeahaan sida timaha aad halkani ku xiiraneyso
Wiilkii kawran xaalkiisa loyarkii maw qabatay
Xijaabo allah bari
😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
Malyun qaliyey illahey awlada hayno wada hagajiyo nag adag batahay sorry❤❤❤🎉🎉🎉
Maamo xagee ka dagan tahay MN waa kusoo booqanaa niyadana kuu dhisaa. Qabowgaana hadaa ride rabto markaa adreg doonanayso anaa kugu caawinaayo. Hooyo Soomaaliyeed ayaa tahay oo waliba karti iyo geesinimo leh. Geesiyad garab waysay. Ubadka Allaha kuusoo hadeeyo.
Sorry hoyo mcn
malyuun ilmahaan korka kama saarno waa dad waa weyn naftada ha cadibin madax xiirato maxay kusoo kordhineysaah wixii qabo korto qabo hadii kalena kasii soco nolosha ma cuslo haysku cusleeyn