Well maybe but depends on you. I born 1982 and im still enjoying life...kolba waa sida aad nolosha ka dhigato... Heestan oo original ah khadka dahir iyo caabi hargaysa ku dhagaysan jiran 1999.
@@ahmedaadancali5767 I was born 1999. I'm 24 yrs , university student , from poor parents , no help from relative , no assistance from government . How can it not be so hard bro. For you may Allah exceed your happiness . When I was listening was 2015 I think which I was primary school student depending on my parents but now ... Rabi talo kufilan
Hestan waxan ku xusuustaa Markan dugsiga ka imaado xafad jaar ahayn barigaas ayey radio uga daarnan jirtey saan cabaar ayaa Albaabkoda istaagi jirey san u sii dhageysto heesta😂xusuus &bar Allow Cimriga iyo caafimadka noo barkee amin🥰😘
Deeqa holland wlhi heestan 2014 kaligeed ayan dhagysan jiray wxn rajynayaa inaan noqdo qofkii ugu danbeyey ee commenti ka bixiya 20/5/2024 I love this song❤❤❤
Heestan 2010-kii ban TV kadaawan jiray old is gold heestan waxa original keda lahaa hooyadii jacaylka aun khadra daahir cige iyo caabi mire dacar peace and love 🎤🎤🎤
@@Ayni88 heestan xasus ayay igu ledahay 2011_2013 Tvga ESTV kaso gali jirtey waqti aan ilmo yar oo ciyaal school aha Ban aad u jecla mrka aan school kaso baxo ayayna so gali jirtey ee wrka 12:00 ka baxo kadib boorsada iyo bugaagta ayan tuuri jirey wlhi mrkaan maqlo 😆🤣🤣🤣🤣🤣
@@GorGor2023 meesha maxaa ka soodoontey war heeso badan baan falooyin ka bixiyey tan kaliya miyaa aragtey 100/50 waan ka falceliyey qaraamku ha ubadnaaye
Deqa cadi ma tihid wa shidan tahay runti cod iyo quruxba masha alah alaha ku desto ayan ku dhahay kole wan ku gu hesta aniga muqalkaga iyo hestada hadana malinti sadaxda wakhti dawan waba xanunsanaya cml mcn i miss u ina adigo live ku arko keep it yr dream
omg somali gabdhahaan oo kale aan leenahay maba is dhaheenin masha alaah nice song boqorada qarniga ayaan ku siyaya dear i feel love markaa wajigaga iyo hesta isku arko i love u dear masha alah
weeeeeeeeeeeey weeeeeeeeey ya deeqa manshalaaah axla sowt heestaan halkeeda ayaad dhigty ee khadra dahir baad badashay huunnno halka ka si wad caleek caleeeeeeeeeek
@@user-pn8sq3iw2h haha that wasn’t English tho it call somglish Somali+ English. = somglish hope you got it now lol don’t fuck with me buddy just kidding
Just take a look here down 👇🏿 # I just remembered when i was listening this song in 2011# But it's not good for you that you remembering just a pl**** song 🙈🙈🙈
Heestan 2012 ayan ku qayli jirey hargeisa imiss from Australia🇭🇲
Heestan aad iyo aad ban U jclhy waxn soo duuqaday 2025 marlaad😢
Heestan cidii dawanaysaa 2020 like isaar
Ereyga helid u beddel ee ka masax ereyga like ee Af-Ingiriisiga ah.
Its my first time aan dhagysto hdana waxn dreemi sidi qof yaraantisi ku dhagysan jiry 😢❤noloshu wayadii hore qurux badnayda
Haa wlhy
Remembering my childhood 😢😢. Life was so smooth , no stress , no responsibility by then but now ...... Malaga Yaba noloshi wacned inay so noqoto
Well maybe but depends on you. I born 1982 and im still enjoying life...kolba waa sida aad nolosha ka dhigato...
Heestan oo original ah khadka dahir iyo caabi hargaysa ku dhagaysan jiran 1999.
@@ahmedaadancali5767 I was born 1999. I'm 24 yrs , university student , from poor parents , no help from relative , no assistance from government . How can it not be so hard bro. For you may Allah exceed your happiness . When I was listening was 2015 I think which I was primary school student depending on my parents but now ...
Rabi talo kufilan
@@hannifomar6894 ooh walal stay strong..were did you live
@@ahmedaadancali5767 I live Nairobi wll
Way soo noqon kartaa balse halkii hore ma ahaan doonto waxay noqonaysaa nolol jacayl ku lamaanyahay hhhh❤❤❤
Hestan waxan ku xusuustaa Markan dugsiga ka imaado xafad jaar ahayn barigaas ayey radio uga daarnan jirtey saan cabaar ayaa Albaabkoda istaagi jirey san u sii dhageysto heesta😂xusuus &bar Allow Cimriga iyo caafimadka noo barkee amin🥰😘
2020 yaadhagaysanaya heestan jacayl qof uuhelay uun bay udhadhamaysaa ❤🥰
Yaa caawa ku qayilaya Badh Go Baan Taagnahay Yaa Ilaahy Yaqaan Heestuna Way Igu Maaxday❤💋
Kkkkkkk rageedii 😅😅😅
Deeqa holland wlhi heestan 2014 kaligeed ayan dhagysan jiray wxn rajynayaa inaan noqdo qofkii ugu danbeyey ee commenti ka bixiya 20/5/2024 I love this song❤❤❤
Deeqa Holland heestan waxan ku Xasuusta Nolosha Ta ugu Fican ee ah Jaceyl aan Dhamaan Runtii Ooonad nolosha Uga Maarmikarin Runtii waayo Noloshu Lamaane kama Maaranto Hamda, waxan leeyhay xabiibi Heestan Adigan Kugu Xasuusta & Waliba Jawi _Degan,❤❤❤❤❤ 2020 /03/01,
Waa ku ogahay ana waa kugu xasuusdaa 🥰
Waa maalin galab ah oon kubad aadi rabo waxaanan la joogaaa zxpkay (azad) heestan runahaantii waa hees qaali ah xasuus iyo waayowaayo ku galinaysa iyo ciyaalnimadiii
Macaanka badnayd iyo noloshii aansoo marnay macaan iyo qadhaadhba waxaanan si gaar ah ugu xasuustaa gbdhii iigu horeysay een jeclaado (R)❤
Ma aqaano hestan markaan maqlo sababta aan la ilmeeyo
Xiisana aaaan u dareemo wlhi gcylku waaa cajiiib😢😢😢
Wlaalayaal isoo duceeya inaan gbdha aan jeclahy calaf isku yeelano ensha allah❤❤❤❤❤❤❤
Heestan waxan dhageysan jirey 2010 iyo 2011 waa hees macaan woow Deeqa khaliif manshallah fanaanad la hubo 👍👏👏
❤❤😂😂😮😮😮asal
wxan fiLaya inan aheyy qOfkiiii udambeyey eh comment kaso piXiya 6/6/2022 emotional 🥹 voice 😭✨💫♥️💍
Walaga danbeyay 😂
@@rahmaali2521 ana kasi dambeya wll😅
Waa nilaga sii dambeeyaa😂❤😊
Heestan waxa iska leh origalka Khadra Daahir Cige alle haw naxariistee. Gabadhanna si heer sare ah aadna u macaan ayay u qaaday.... 19 Nov,2022.
Heestan 2010-kii ban TV kadaawan jiray old is gold
heestan waxa original keda lahaa hooyadii jacaylka aun khadra daahir cige iyo caabi mire dacar
peace and love 🎤🎤🎤
Ax hestan wa jeclahay😭 jcylku dhib bdnaa hdd iga dambyso like i sar😢✌
Xasuustii qadra daahir iyo caabi mire dacar shey mire dacar walaalkiis allaha u naxariisto dhamaantodba 2023
One of the most song
Intaan dunida joogiyoo
Cimrigay intuu jiray
Jirid caashaqoon gu.in
Qurux jamaal qurux jamasho oon dhicin oon dhicin wooow ❤❤❤🌹🌹🌹
1/26/2023 waa malin khamiisa waa subax hore sacada waaa 6:20 kaligay ayaaa xafad soo jeeda xalayna ma seexan waxan maqli jiray jcyl lkn kii runtaa ahaa ayaaa manta igu dhcy run aahntii waxan ahaya hooyo carruur le lkn jcylka manta arkay wali qof uma tusin wlahi waxan manta arkay qofgaa ku riyoon jiray oo ku hamin jiray ❤ qof kasdoo aduunka saaran wuxuu leeyay dookh oo sawir ayaa qalbiga usur oo uu raadiyaaa asdamaha qofgaa ku xulan lahyad waa mid aad ka raadinayso qofwalba lkn qofkaliya hadaad kawada hesho xulashadaadii oo dhan ka Waran oo yahay qofgii aad rabtay anuu wan arkay lkn nasiib xumo wlahi ma iisoragalyso in uuqofgaygii noqdo 🥺🥺 sabbta oo ah wax uu xidhiidh laleeyaya qofkale Ana waxan ahay hooyo suuragalna maha in aa nolol wadaagno aad ayaan unasiib xumay runtiii😭😭 walhi tan oo kale ma filayn qoralkan markaaa qoraayo indhahayga waxa buuxisay limo aanan joojin karin waxanan leyay intaaa ku raadinayay xagee ku noloyad anaaan hayad xulashadayda hada waa anoo kaliya 🤴❤💯 waa ku jeclahay 🫂❤G🥰
Waa xanuun wlhi🥺🥺qufa jaceshahey hadaneh heli kariin
Wlh qabigaa onkod iga yeedhay yaa dawanaya 2018 caawa 😢😢
Wakhtiga tagayow maxaad xasus igaliisay iyoo jacayl an soo dhafaay 2011 😢
Hees xusid mudan Old is gold 😮❤
woow, waa hees aad u macaan iyo Deeqa oo aad u macaan iyo Goobta ay ku qaadayso oo iyaduna macaan, waa macaan macaan dhalay walee.
Allaylahe 10 sanno kadib waxa laso qaaday hees waxa wada macaan shegaysa😂😂 khaalid kaamil
Macaan wx wlba mcn wx kasi mcn🤣🤣
@@Ayni88 aar adiga dhib badanida🤣🤣🤣
@@user-pn8sq3iw2h caawa ma heestan iyo comments kayga kaaga shidantay walaalow😂
@@Ayni88 heestan xasus ayay igu ledahay 2011_2013 Tvga ESTV kaso gali jirtey waqti aan ilmo yar oo ciyaal school aha Ban aad u jecla mrka aan school kaso baxo ayayna so gali jirtey ee wrka 12:00 ka baxo kadib boorsada iyo bugaagta ayan tuuri jirey wlhi mrkaan maqlo 😆🤣🤣🤣🤣🤣
Ax yaa hees markaan qiiro ah markaan siisocday saxaraha Libya Ayaan dhegay Sanayay maantana Germany ayaa ku xusayaa Anoo qaylaya ax yaa hees xusuusteeda leh
masha allah fanaanada codka baxsan deeqo holland cadey caadi ma tihid jiroo joog waligaa codkaga macan wan ku raaxeeystaa runtii
Habo mcn deeqo Allaha igama qaado
waaw xasuus qaaliya iyo 2011😍😍 ddsi markaan jogay
Waayo arag dhamaystiran zxp heestan xasuusbaybay igu celisa
2010 ayay dib uso qaaday deqa Holland lakin Oroginalka heesta waxa Qaadi jirtey boqoradi Jaceylka Maama KHADRA DAAHIR CIGE
Hasten wxn maqlay 2010 wakhtiga wan yara 😢
Deeqo malab awgeed ayaan fanaan u noqonayaa dhawaan ayaan albam soo sarayaa aan deeqa holland ku amaanayo.
😮11yrs
Hada fanaan manoqotay
Omg beutifull memories with long time, queen deeqa holland long life.
Qofkaa dartiis u dhageysa jiry gadashiis ayaa wax jclaanee maba is dhahyn 4/9/2011 waxaa jclhy inee aheed mln axad ah ilaa 2016 aaa jclaa heestaan markaa mnta arky xasuusbaa gly 😔😔😔
waxaan ku xasuustaa heestan tvg estv wakhtiguu uu cusbaa Ayaan ka dhagaysan jiray
Ala yaa dhagaysanaya 2019 wow deeqa hore u soco alaha vodka haiku dhawro masha allh
Aad ayay umacantahay mrka commentka lasii dhexgalana kaba daran
Aniga ayaa dhagaysanaya 15:25pm march 7 /2022
@@dirgaxwanaf6605Kkkkk waaryee dirgax 😅😅
@@GorGor2023 mr gorgor s xb salaan gobeed
@@GorGor2023 meesha maxaa ka soodoontey war heeso badan baan falooyin ka bixiyey tan kaliya miyaa aragtey 100/50 waan ka falceliyey qaraamku ha ubadnaaye
waa beelo gabarta iyo heesta way nuure deeqa waa isku dhuuq ayada iyo heesta
wooooooooooow waxaas cod ah mansha allah ilaah ha ku deesto heeso badan ka sugenaa haduu ale idmo
Yaa salaam
Caawa Deeqa ayaa live iku qaadeysa 2020 / 18 /January ax yaa fanaanad alla yaa sharaf احلي صوت
Salan iga gadhsi bro
Heestaan 13 hore ayaa dhageesan jiray caawa 2024/07/21 ayaa soo xasuustay wana daraatay waayo xasuus gooni ayey ii leedahay waa bariga soo qaangaaray❤
Qurux Jamacasho oon dhicin
What a song !🎵
May/21/2022 At Hargeisa.
walahi caad mahaa deeqa u r so beautiful waxaan ka soganaa hees danbee wooooow vivi deeqa
Naagaha nocan ah wa dokhayga ilahy amrki 😍😍
Sxbkey ayaa jeclaadey gabadh da' ahaan ka weyneyd, habeen habeenada ka mid ah oo ay ahayd 2010 ayaan arkay isaga oo meel cidlo ah kaligiis fadhiya oo kadul fakaraaya kadib waan waraystay wuxuuna iisheegay inay gabadhii dhoof usoo baxay isla maalmahana tagayso, waan ku jeesjeesay oo way kaa weyn tahay iyo maxay kugu falaysaa ayaa kala dhamaan waayey, ilaa ugu danbeyn ay aniga igu dhacday taas oo kale, heestan ayaan isku maaweelin jiray. ''still I'm waiting for you" ⁉😧.
Deqa cadi ma tihid wa shidan tahay runti cod iyo quruxba
masha alah alaha ku desto ayan ku dhahay
kole wan ku gu hesta aniga
muqalkaga iyo hestada hadana malinti sadaxda wakhti dawan waba xanunsanaya cml mcn
i miss u ina adigo live ku arko
keep it yr dream
Hstan marki igu horesy wan kudhagesty hbyrtey gueigeda tiv kasogashy 2014 markas waxi kadmbeye ma an arg hadn dib u arky wa hes cajib eh 😩
2023 Yaa ila dhagaysanyo❤️
this song taken me & my sisterr back to childhood 😭❤
One of childhood memories 😢😢😢
Big xauus sxby yuusuf qaylo iyo diredhaba
I,m listening 8/10/2024
Tuesday
10:05 night 🌙
Jecliyaa Heestan iyo Gabadha ba xasuus wllhy iyo wakhti Qiimo bad naa aan so noqonayn
20011 ban heestan ku dheegysan jiray ceerigbo duhirki marakn ki si socdo candlghit ceerigbo aniga iyo zxbky AHUN 😥😥
Yaa Ila Dhagesanaya 2023♥️✌
Hooy Hoooy maba La Gaadhine Intee inoo Wadaa mise Duni Kale ayaad Kaso Dirtay Comment,ga
Yaa dawanaya 2020
Kama daalo heestan childhood memories 🥺
omg somali gabdhahaan oo kale aan leenahay maba is dhaheenin masha alaah nice song boqorada qarniga ayaan ku siyaya dear i feel love markaa wajigaga iyo hesta isku arko i love u dear masha alah
Markan dhagaysto heestan waxan xazuuzta jcylkagi igu horeyay
Toban sano kahor
2020 September I am here
Cajiiiib
2012--2014kii ayaan universal tv ka daawan jirnay heestan gabdha mgacacedana maan aqoon khadra dahir unban dhagaysan jiry hda uun bay igaso hor baxday xasuusuhu qurux badanaaa mrka kasoo gudubto
Old is gold 2011 ESTV carurtu ma garanayan😢
waaaw inama cadiy ma ahan heeskan iyo gawadhan waliga nolow deeqa
Khadar dahir jeegan
weeeeeeeeeeeey weeeeeeeeey ya deeqa manshalaaah axla sowt heestaan halkeeda ayaad dhigty ee khadra dahir baad badashay huunnno halka ka si wad caleek caleeeeeeeeeek
Kala duwan wakhtiyadu dareen xusuustiisa leh ayay idhex dabaalisay heeskani. Waan u xiisi doona mar kale
caadi maha heestani eesh calaa hees deeqa holand keep it
ohhhhhhhhhhhhhh this hees will never get old, deeqo love you.
Before 8 year ago commented respect
This hees😢😂
2017 AYAAN heestan aad udhagaysan jiray wllhi dareen gooni,ah ayay iilaheed xiligaas maanta ayay iga soo horbaxday muqaalkeeda anoo RUclips ka scroll garaynayo yaa ila dhagaysanayo 2024 ❤ old is gold 🥇
2011 wakhti hore kadib hadan dib udawaday hadad iga danbayso like isaar
hadan kuslamo kawarn
2023na wa jogna
cod iyo muqalba waa heesaa gabadha runtii noloow deeqa sis
Cidii dawaneyso 2024😊
wwww cod ad umacan bad leday sis iyo qurux daganad intba alle u ku dhameyay mashallah
Xasuuus wlhi 😢 jacayl dhibadanaa mudan gabadh la dhaho an is jeclyn aya idhagysin jirtay nasip wankala foganay
Just 2024 may 12 please remember me ❤😊
Fiska aya heeskan kuso baxday deeqo wa looga zitaa heeskan
Heestan Xasuus gaara ayey igu reebtey 2010 Djibouti ayan joogey wakhti tagey iga dhe
this song is xasuusing me when i was in nairobi caadi i used to listen evryday
Xasuusing me😂😂😂😂😂😂😂😂😂💔
Xasuusing me kulaha rip english 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@@Ayni88 ma ila yaabtey😃🤣🤣🤣
@@user-pn8sq3iw2h haha that wasn’t English tho it call somglish Somali+ English. = somglish hope you got it now lol don’t fuck with me buddy just kidding
@@nasrihassan6658 sxb kaftankaagu ha I danbeye horta ma noleyd 😻🤣🤣🤣
intaa dunida joogiyo
cimrigay intuu jirey
qurux jamasho oo dhicin
nafteydii ku jamatoo
jamaalkaaga aragtida
jceyl igu abuuree
Khadra Daahir codkeedii way soo dhadhawaysay
hees macaan iyo fanaanad cod macaan music macaan goog qurux badan =fantastic
wooow I remember when I listenig this Songs my lovely City jigjiga Cadey and it was 2011
Just take a look here down 👇🏿
# I just remembered when i was listening this song in 2011#
But it's not good for you that you remembering just a pl**** song 🙈🙈🙈
fartuun birimo and deeqa holland sing jeegaan
Garanaya uunba garanaya 2010 mar aan joogay hargeisa ilaahaw iga dawee nabarada aan ku xasuusto heestan also maxaa wakhti soo maray dunida
Wowowowow sxptye deqo holond wwxan dawanyaa 2019 Augsto 12
My Habo Deeqo ❤
Cyaal 2022 respect
Love it 😍
Fiska pro max😅😍
2011 kii aan dhagaysan jiray xusuus
Jeegaan jaleecada
Cadceedoo jilbaha timid
Laga jeesan waayo
Jalaqsaneey jaarkayeey
Xagee baad ku noolay
2
0
1
1
one of my favourite songs well done
xusuus igu wayn 2011 kii muqdisho ayan jogay waqti wacnaa o la so maray iyo jawi macan adunyo waxay I so xususisay muqdisho iyo 2011 kii ah ah ah ah
waaaaaaaaw eesh cala cod, fananadan way so baxaysa.. halka ka wad
viva Somaliland produce
deeqa waxaad mareysaa cod iyo qaab qurxoon marka
haka harin heeso kalena waan kaa su geynaa
Hada ma noshay tolow
Manooshahay hada
2021 yaa soo booqday
codkii my amore ahaa lolz maanshalaah iga dhaaf calaacalka bilaahi caleek ,my nser ^m wt u
Heestan waxaa wada qaadi jiray Khadra Daahir Cige iyo Caabi Mire Dacar xasuus iyo waayo waayo
tarikk 13 habeen arbaco ban dhageysanyan heestan heesa aan jeclahay bay ku jiirta
2022 yaa dhagaysanaya xasuus walhi💔
Jiida hore ee Buurta taangiga Laascanood 20.3.2023
Urgufyadii idoor ayaan keebka uhayaa SSC way Guuleysan Sanadkan waa sanadkeeni Jalayal
wwwwwwwwwwww eeeeshaa calaa hees waaye
Waxaan dhegaysan jiray 2012 Hargaysa, Goljano.
Old is golden wllhi❤😮