Maryan Mursal Waayo waayo ayad so xasuusani Markad dhageysato

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 фев 2025

Комментарии • 195

  • @carbodhequmbe6850
    @carbodhequmbe6850 3 года назад +13

    Dadnimadu waa wax loodhasho waayo maryan mursal waxay soo ahayd dheeman yaraanteedii hadana waa wadani, dhiirigaline, wacyigaliye. Soomali jacayl waan gabar jacayl hor hdana hooyo soomaliyeed ❣️❣️❣️❣️ aaadban kuu jeclahay nabad galyo korkaaga ha'ahaato mama maryan mursal

  • @abdirizaksheikh9699
    @abdirizaksheikh9699 Год назад +18

    Seventies 1970s I was youth we use listen radio Mogadishu let Allah swt good health and khatima kheir.

  • @ahmedjibril8667
    @ahmedjibril8667 4 года назад +46

    Waxaan ahay wiil yar oo la eg kunciil & keynadiid ilmo Axmed, Maamo Maryan Waan guursan lahaa haddii Sababtuna waxay tahay Waa Qurux & midab Qoomiyadeed ( Somali ) Fankana Xiddig I Love Maryan

    • @farhiaismail1984
      @farhiaismail1984 8 месяцев назад +1

      Thanks so much hoyo macan asal dhalad waye midab gureynin sida lo cilay wil yar in lo guriyo wey mudan tahay lakin labada qof iyaga le is jecel Cigaal nagta adunka ugu qurux badan hadi lo keno ma rabo iyada ninka adunka ugu fican hadi lo keno ma rabto jacel kisa wa ku duqowday nin kale ma gursan

    • @dekosharaf6823
      @dekosharaf6823 7 месяцев назад

      Nin kale magursan miyaa masha Allah waxasa jaceyl ah

    • @RahiikRashiid
      @RahiikRashiid 4 месяца назад

      0​@@farhiaismail1984

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 Год назад +7

    Fanaanadeena maryan mursal ciise. Illaahay ha noo xafido cimri dheer iyo caafimaad mom maryan .. we love you ❤

  • @u.j7332
    @u.j7332 2 года назад +18

    Cigaal quruxdan baa beer qaaday
    Masha allah Maryan markay yarayd waxay kamid ahayd hablaha Soomaali ugu qurux badan

    • @WaayoArag.
      @WaayoArag. 6 месяцев назад +4

      Qurux keli ah ma ay lahayn e, naag karti iyo fariidnimo u dhalatay ayay ahayd. Eebbe caafimaad iyo barwaaqo ha siiyo.

  • @MohamedMohamud-v8l
    @MohamedMohamud-v8l Год назад +5

    Wlh mama maryan karti iyo Qurux illah waa iskugu daray illah waxa ugu baryaa in oo Akhiro meel Qurux badan geeyo

  • @ayanhassan4010
    @ayanhassan4010 Год назад +2

    Maamo maryan xili ay fanka ka baxday ban daawanayaa heestedan allow caafi way buktaaa e 22/10/2023 😢

  • @madhibaangaraad-hawiye8469
    @madhibaangaraad-hawiye8469 2 года назад +18

    Eedaday mcn Maryan Mursal Ciise Bootaan 🇸🇴🥰🩸Mama cadawga u noolow cimri dheer iyo Caafimaad🤲☪️

  • @ismailhassan4397
    @ismailhassan4397 8 месяцев назад +3

    Waa hadaysan lahayn meel latuuro ,,madhihikaro Somali iyadaa ugu qurux badnayd lakiin waxaan shaki ku jirin inay yaraanteedii ahay Midkamida dadka aduun ka iyo Somali dheexdeedaba ee Allaah qurux siyeeyay.

  • @MohamedMubarak-r3j
    @MohamedMubarak-r3j Год назад +3

    Axmed Cali Cigaal quruxdii maryan Mursal waxaan umaleeyaa in uu la ashqaraaray .

  • @KayserOgle
    @KayserOgle Год назад +2

    Maryan mursal fananad qurux iyo midab lahayd mntana mamo somaliyed ❤

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 Год назад +2

    Baxnaanadeydii, Beruu Kasoo Reyn tiisii, Waa Bar kuma Taaleenee!!! Hees & Badh... Legend Maryan Mursal Ciise

  • @dahirabdi2276
    @dahirabdi2276 Год назад +1

    Maryan mursal ilahay cafimad haku siiyo
    Runti waxay ahad fanad somalia

  • @theliberalthinker3308
    @theliberalthinker3308 Год назад +12

    WoW! Queen Maryam's collection is beautiful. I love Maryam Mursal. She reminds me of teenage years when my sister (RIP) used to love her and listen to her for hours and hours.

  • @geediadem5015
    @geediadem5015 3 года назад +8

    Somalidii hore waa taas
    Soomaalidu aad iyo aad ayay qalbiga u taabanayaan fanaaniintii hore waxay ku heeseen iyo waxay sameeyeenba
    Bal maanta eeg waadku daalaysaa waxa socda Allah ha u naxariito intii dhimatay iyo Inta nool soomaali Dad maaha taariikhdoodii iyo dalkoodiiba inay baabasheen ayay qaxooti ka doorteen

  • @halalpolice23
    @halalpolice23 4 года назад +16

    SubhanAllah islantan xageedku aragtaan islahaa. Ilahay qurux wuu siiyaya Allah hasoo hanuunsho hada way gaboowday mamo Maryam

    • @aadamhoodaale8287
      @aadamhoodaale8287 4 года назад +6

      Uraaaye islaan waxay magaceeda sharafta le iyo mansabkeeda sheeg ama iska aamus looxyhow

    • @tuugtuugdhalay7744
      @tuugtuugdhalay7744 4 года назад

      Fuck islam ka dhamoow maamada qaranka

    • @halalpolice23
      @halalpolice23 4 года назад +1

      @@tuugtuugdhalay7744 war amus gaalyahow nolosha kadhacay adigoo kale inaad hadasho maba ahane wax dhintaad tahay e.

    • @halalpolice23
      @halalpolice23 4 года назад +1

      @@aadamhoodaale8287 Sharaf waxani haduu kula yahay hooyadaa xataa usheeg inay saan samayso wan arkaynaa say usharaf badnaato e.

    • @tuugtuugdhalay7744
      @tuugtuugdhalay7744 4 года назад +1

      @@halalpolice23 muslin aan aqlaaq laheyn baad tahy maamada halyeeyada qaranka inaad u gafto ayaan kaa difaacayaa hanuunka iyo allaha aad sheegee maba aaaminsanin ee maamada inkaarta ka daa

  • @Bashir1119
    @Bashir1119 2 года назад +2

    Qof culus waayay Maryan oo qiimo badan maashaa alah shacuurta iyo jilida heestaan maryan way ku raaxaysatay walaahi this song is really unbelievable so nice and lovely song

  • @cabdullaahibaabal2547
    @cabdullaahibaabal2547 Год назад +4

    Waa 4:00 habeennimo. Waxaan wada joognaa Nasser, Moo, Waleysa iyo Dhoore. Waxaan joognaa Degmada Xamar Jajab. Meel halkaan ah ayaan jawi ku wada qaadanaynaa. Markii aan hore ka furay colllection-kaan waan ka helay, waxaana la wadaagay Xoriyo oo aan heesaha dareenkooda ka dhex arkay. Waa 24/7/2023.

    • @Xoriyo333
      @Xoriyo333 Год назад

      Mahadsanid Gacaliye♥️♥️

    • @AmalOmarJamac
      @AmalOmarJamac Год назад

      Laba bilood kadib qoraalkagaan, maamo maryan mursal waxay soo afmeertay gabi ahaanba waayaheedi fanka!

  • @ayaanmohamed6113
    @ayaanmohamed6113 4 года назад +16

    Qurux iyo cod macan
    Maama maryan mursal
    Wagay yarayd

  • @harbistudio8755
    @harbistudio8755 Год назад +9

    2023 still watching

  • @sharmakeali5248
    @sharmakeali5248 2 года назад +10

    Laandheerimo waa maryan oo kale ilahay ku xifdi adeerkay ciyaar ciyaar kuuma raacin 😀❤️😘✌️

  • @daruurcuratay1969
    @daruurcuratay1969 2 года назад +4

    Maryan Mursal oo yar.
    Heesta Jacayl Dhiiran oo kukul nin saaxiibkay ay ayay xusuus gaar ah u ahayd sideetameeyadii billowgiisii.

  • @shoaibsheikhabdullahi7828
    @shoaibsheikhabdullahi7828 2 года назад +3

    Maryan mursal ciise bootaan cod io qurux dance io dhafoor wacn way ku dhamaatay mnshllh

  • @ahmedjibril8667
    @ahmedjibril8667 4 года назад +11

    Masha Allah Maryan Mursal Qurux badan & Cod macaan & weliba jilitaan masraxiyadeed ayay leedahay ( I luv that lady )

  • @Hana19800
    @Hana19800 3 года назад +8

    I love heesahii hore hore waayo waayo is the best%👍🏼

  • @mumtazali4672
    @mumtazali4672 2 года назад +4

    Yaraanta waa qeyb ka mida quruxda walle jah💖💖💖💖💖 muqdisho, somali gaar ahaan D, hodan thu,August 11,2022🙄

  • @Abdisalandeeq
    @Abdisalandeeq 9 месяцев назад

    Illahay cimriga, caafimadka iyo cibaadaba ha u baraakeeyo hooyo maryan waa hanti qaran, ha xoroobo jacaylku, jacayl waxa la odhankaraa kii maryan iyo axmed

  • @samiragedahasodhiib1644
    @samiragedahasodhiib1644 8 месяцев назад +2

    Allah mamo maryan quruxbadneda Mashallah coodkana kaba daran

  • @daacadyare396
    @daacadyare396 Год назад +3

    Malaha xiligigeedi majirin gabar ka qurux badan waliba waqitiga muqalkan ladubay waa marey yara weyned ee maxaad umaleyn kolkey inanta ahayd cajiib ❤

    • @xoxo-yg6gb
      @xoxo-yg6gb Год назад +1

      Ma waynayn. Waa qof aad u qurux badan

  • @nai.anaima2319
    @nai.anaima2319 2 года назад +3

    subxaana laah Maa maryan,waa quruxdii,oo,qof.eh,soomaali,Cid kaqurux badan majiro madhibaan waa biyuur hadaan,runta sheegno,

  • @FOOTY277
    @FOOTY277 8 месяцев назад +1

    Allah cimriga ha kuu dheereeyo maama maryan we love ❤️ you

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 Год назад +2

    Maryan ,ilaah caafimaad iyo cimri dheer ha siiyo ,waa qof wanaagsan waxaa iigu danbaysay 1989 roma .

  • @abdiqays9324
    @abdiqays9324 3 года назад +14

    Masha alh wr ilen maryan mursal markii ay yarayd qurux kaliya ayey ahyd xitaa khadra daahir way ka qurxonayd

    • @abdullahiahmed2409
      @abdullahiahmed2409 2 года назад +1

      Qurux Khadro, Maryan Mursal ma gaarto xaqiiqdi,quruxdana alle ayaa baxsho walaal waa runtaa

  • @badriabib9525
    @badriabib9525 2 месяца назад

    Maama Martan mursal Illahay cimriga ha usiyaadiyo.
    Markay yarayd quruxdii aduunka ayaa kudhanayn iyo jiniyado...noloshan mar hadii gabow iyo xanuun iyo geeri, 3 daas cadawba haday jiraan wax lagu daalo maahan runtii 😢😢
    Wll hdd iga dmabysid ood aragtid fariintan inoo soo wada ducee.

  • @jamacadaan7931
    @jamacadaan7931 4 года назад +18

    Omg😦😦😦😐😐😐 what's this? An angel? An daimond

  • @abdisalahsheikh
    @abdisalahsheikh Год назад +1

    Axmed cali cigaal maryan qadru ka raacay

  • @maxamedaxmedjeelle3797
    @maxamedaxmedjeelle3797 2 года назад +5

    Maryan mursal true legend golden age1970s

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 2 года назад +3

    waa qidcaddii ugu horeysay oo Maryooleey dhamaan faalo qurxan kaliya ku qoreen. Waa rikoor cusub.

  • @zahramohamudp8619
    @zahramohamudp8619 9 месяцев назад +2

    M.n mama maaryan mursal ilaan axmad cali wuxuu ku jeclaaday suuraha iyo sidaa actionka loo bixinayo anaaba ka helee m.n ❤❤❤❤❤hooyo. day day suuraha😂😂😂

  • @kaysemohamed656
    @kaysemohamed656 Год назад

    Ramadankii dhawaa 2023 ban gurigeda hargeisa galab ku boqday wa hoyo so dhawayn wacan alle cafimad ha siiyo

  • @cayuuniqurux6318
    @cayuuniqurux6318 2 года назад +5

    qurux wee la gabowday maryan codkedisa wali waa sidii m.a. geeridu haka xishoto waayo bdn

    • @Mascudabdalla
      @Mascudabdalla  2 года назад +1

      Aad iyo aad Waxay leedahay cod aan laga xiisa dhicin

  • @diiffarah3663
    @diiffarah3663 3 года назад +6

    Mama maryan mursal old is gold

  • @maxamedbakayle6247
    @maxamedbakayle6247 Год назад +1

    Maammo cimri dheer iyo cafimad alle haku siyo

  • @abdiraxmannageye6660
    @abdiraxmannageye6660 Год назад +2

    Qurux badana Anaba qac iga yertay o qac la iri masha allah

  • @m.h.d.8026
    @m.h.d.8026 3 года назад +3

    Fananad qaran mama cimri dheer ku rajena 🖐🏾

  • @dahirabdi2276
    @dahirabdi2276 Год назад

    Mamo maryan mursal ciise ilahay haku danbi dhafo cafimadka ilahay haku booga dhayo taarikhda Fiican ayaad ummadda somalia uga tagatay runtii laguma ilaawi doono taarikhduna ku ilaawi mayso

  • @abdulkadirismail8568
    @abdulkadirismail8568 3 года назад +13

    Amazing i love her voice ❤️🤩

  • @AbdiramnHiliye
    @AbdiramnHiliye Год назад

    20 ..10 .2023 😢😢 Cawa ka baxday fanka

  • @kareemabasheer9586
    @kareemabasheer9586 4 года назад +6

    Maryan mursal qurux badnayda

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 Год назад +1

    Waayo waayo

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 22 дня назад

    Aduunyo. Masha. Allh. Waa. Lava. Qofka. Waaywaayo

  • @mustafeshinbir117
    @mustafeshinbir117 3 года назад +2

    Heestan waxaan dhegaysan jiray berigaan dugsiga sare 26juun dhigan jiray, oo jacayl baas I hayay, radio hargiesa ayaa soo deyn jirtay... 2005-2006.

    • @u.j7332
      @u.j7332 2 года назад

      Caruur baad ahayde waxaad jacayl ka garanaysay ma jirin lkn xiisa ku hayay

    • @abdullahimohamed5432
      @abdullahimohamed5432 Год назад

      Anigu heestan aad iyo aad ayaan u dhegeysanjiray markii iigu horeysay heestan waxay ahayd 1975 aniga oo ku jira feel jaalle waxa noo qaaday gabar ardeyda ka mid aheyd maalintaas waxa noo yimid madaxweyne siyaad barre allaha u naxariisto wixii maalintaas ka dambeyay ilaa hadda qaan jeclahay

  • @AhmedOsmnn
    @AhmedOsmnn 2 года назад +1

    Karaamo Eebe ayaad kugu idil Legendness Maryan❤️❤️❤️

  • @UstaadkaBeeldaaje-nk2xh
    @UstaadkaBeeldaaje-nk2xh Год назад

    Qalbigii ku raacoo raysan waayay awgaa i,m very emotional

  • @ßí777-e1c
    @ßí777-e1c 4 года назад +14

    Qurux wataasa bilaa make up iyo diyana ah axsan

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 Год назад +3

    Markay bila keb saana lo eekaa wahi qurx wa dhalmd

  • @khalidbarejama2668
    @khalidbarejama2668 Год назад

    Cimri iyo cfmd allah kuu siyaadsho mama❤❤❤❤❤❤

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan Год назад +1

    الاحساس العالي والفن الراقي الذي لايموت ،،،، الايحفظك الفنانه المبدعه مريم مرسل

  • @shushuabdikadir6706
    @shushuabdikadir6706 2 месяца назад

    Maryan fananinta ayada ugu qurx adned madowga wa middab lkn qurux wa udhalasho

  • @Has-o9d
    @Has-o9d Год назад

    Wale mama maryan mursal quruxdi oo qof ah ayey aheed

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 Год назад

    Waa xusuus lk maanta soomaali maxay ku noolahay
    Dal dhan walba ka bur buray iga dheh iyo kaaga daranee sida aanay wax wanaagsan ama wax wanaag soomaliyeey ka shaqaynayaaba u jirin
    Markaa waa xasuus fiican iyo murugo is bar kan

  • @jimalebulle
    @jimalebulle 2 года назад +2

    Love baan saaraa heesahan oo kale.

  • @makahilmead4725
    @makahilmead4725 Год назад

    Alaha xifdiyo alaha cimriga iyo caafimaadkaba kuu daayo hooyo mrayan murasal

  • @SamiiraFayaxmire
    @SamiiraFayaxmire 8 месяцев назад

    Waw waw waw yasalaaaam maamo maryan ❤❤❤❤

  • @Shafie-Mohamed-Osman
    @Shafie-Mohamed-Osman 2 года назад +2

    Qurux waynaa

  • @zakzaki5806
    @zakzaki5806 2 года назад +1

    Axmdulilaah I'm glad to see my people doing good if i go to madina xamar I be in twilight zone

  • @abdisalahsheikh
    @abdisalahsheikh Год назад

    Axmed cali cigaal wuu dhintay anaasoo noqday axmed mar labaad dhashay insi i dhalay ciisa soo noqon camal

  • @isackabdiabdi1470
    @isackabdiabdi1470 Год назад

    Masha alaah hooyo inbadan baad fanka kujirtey hada eebe kusoo hanuuniyo

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Год назад +1

    Idoor Wagaashe Laascaanood Free They're Never Coming Back

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Год назад +1

    Shacabka Sscoow Midooba

  • @libanwarsame5428
    @libanwarsame5428 Год назад

    1. Heeata Jaceyl dhiirran
    Miraha: Yaasiin Sh Salaad
    Laxanka: Cumar Dhulle Cali
    Luuqda: Maryan Mursal Ciise.
    2. Heesta Baxnaano
    Miraha: Yuusuf Aaden Allaale
    Laxanka: Saciid Xarawo
    Luuqda: Maryan Mursal Ciise.
    3. Heesta Rogrogasho
    Miraha: C/qaadir Xasan Nageeye
    Laxanka: C/qaadir Xasan Nageeye
    Luuqda: Maryan Mursal

    • @adamyare9554
      @adamyare9554 Год назад

      Heesta ciida ee maryan mursal sanadkee waye sxb

  • @Zurich527
    @Zurich527 Год назад

    Mansha Allah halka quruxa maryan mursal oo yar xaa quruxa

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 Год назад +1

    Qurx badna

  • @abdullahidhagadheere1922
    @abdullahidhagadheere1922 Год назад

    Ahmed Ali cigaal waan u garaabey,,,anigaa wadadiisii haya xiligan.....

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Год назад +1

    Waa fanaanadii maryan mursal ciise ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Год назад

    Viva Maamulka Khaatumo State Of Soomaalia

  • @katar443
    @katar443 9 месяцев назад

    Quruxdaas meeshii lagu liiday Haweenkii ka foolxumaana waa Nasab lagu yiri Soomaali Caqligeeda xataa waa Najaas Dadnimaduna waa ka liitaan Toombirka Qabyaaladdaa indha tiray

  • @Qadhmac
    @Qadhmac 7 месяцев назад

    Alle haka madoobeeyo Fanka

  • @suhaipmohamed7203
    @suhaipmohamed7203 Месяц назад

    Calek calek😊 sida thy dharar kulul ama dhamac la shiday baad ii dhalaalisaa😊

  • @mqumanejama9708
    @mqumanejama9708 8 месяцев назад

    Ayaa Dib usooyareeya si aan udaawado maryan quruxdeeda

  • @daahirjimcaale-mz9xo
    @daahirjimcaale-mz9xo Год назад

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Maryan mursal ciise waxay ahayd fanaanad dhab ah oon masalaynin humaag been ah.
    2.0. Codku waa mid dhalasho ah oon samays ahayn.
    3.0. Xilligeedii waxay ahayd fannaanad laga yaabay codkeeda iyo habkay isu ruxayso.
    4.0. Waa laga yaabay fankeedii suubanaa.

  • @sudanboy-tj6iu
    @sudanboy-tj6iu Год назад +1

    Jun_7_1978 ayan heestan cajaladeda so katay .bar9999 ninki yaqan .Jada waxan fadhiya bondhere.2023

  • @khatraismail5524
    @khatraismail5524 4 года назад +3

    Woooooow beautiful girl amazing quruxleeeey

  • @rashiddahir1204
    @rashiddahir1204 Год назад

    Waan jeclahay heesaha mom maryan

  • @maalinmaali8833
    @maalinmaali8833 4 года назад +5

    Heesta ugu horaysa magaceed heestu

  • @fardoozoraage9385
    @fardoozoraage9385 2 года назад +2

    Allah waqtiga yaa Dib u celiya

  • @abusameeribrahim2847
    @abusameeribrahim2847 3 года назад +1

    maryaneey lamahayo wali kaalintaadi cidii loo igman lahaa 26/07/2021

  • @MaxaaFaduul-jo7xv
    @MaxaaFaduul-jo7xv Год назад

    Masha allh maamo maryan mursal ciise bootaan

  • @waayahaonlineacademy
    @waayahaonlineacademy 2 года назад +1

    orjinaale maryan fanaanad qaran

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 Год назад

    Heesta baxnaano waxaa hal abuuray Eryadeeda iyo laxankeeda Aun Siciid Maxamed Xarwo Siciid xarwo.
    Heesta kale Rog rogsho iyana wax hal Abuuray Aun Cabdiqaadir Xasan Nageeye heesta kale ee jacayl Dhiiran waxaa hal Abuuray Aun Cumar dhuule Cali taasi doodi kama taagna.

  • @xasanjamackarinle9519
    @xasanjamackarinle9519 2 года назад +1

    masha allh masha allh

  • @nai.anaima2319
    @nai.anaima2319 2 года назад +1

    haben iidul adxa taariiqduna
    2,22 oomaanta ah kama dhergo m m,qurux cod ha naan cimaamadeeda lama heysankaro waaw

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 10 месяцев назад +1

    Axsan hes

    • @Mascudabdalla
      @Mascudabdalla  10 месяцев назад

      Aad iyo aad Farxiyo Waxay kamid tahay heesa aan markaste dhageysto Markan wakhti hayo

  • @Farduus-fd7hi
    @Farduus-fd7hi 8 месяцев назад

    Xasuus waayo waayo

  • @greatspead1363
    @greatspead1363 3 года назад +5

    Pure Legend.

  • @mahdilove7736
    @mahdilove7736 4 года назад +5

    maamo maryan murzal

  • @zakzaki5806
    @zakzaki5806 2 года назад +1

    Real talk miss home

  • @nasraahmad2985
    @nasraahmad2985 Год назад +1

    Quruxdiyoo qof ah

  • @jajkamedia9526
    @jajkamedia9526 3 года назад +2

    Quruxley

  • @ahmedcalawash3246
    @ahmedcalawash3246 4 года назад +7

    Quruxi waa yaran aduunyo