اللهم زد حبهم وارفع درجتهم وقو ايمانهم وانظرهم بعين الرحمة وانصرهم على عدوهم ولعنة الله على الوهابيين الذين يضللون العوام بكلمة حق اريد بها باطل واسال الله ان يثبت ايمان الصادقين لحب الله
الله ربنا وطه نبينا و جيلان شيخنا وتقوى لباسنا facebook.com/pages/%D8%B5%D8%A7%D8%AD%D8%A8-%D8%A7%D9%84%D8%B3%D8%AC%D8%A7%D8%AF%D8%A9-%D8%B4%D9%8A%D8%AE-%D8%A3%D8%AD%D9%85%D8%AF-%D8%B4%D9%8A%D8%AE-%D8%A3%D9%88%D9%8A%D8%B3-SH-AXMED-SH-UWEYS/1542303682716807?ref=hl
ALLAH ayaan idinku dhaariyee Diintaan ma tii Nabi Muxammad csw lala soo diray baaa?, Ma sidaan ayaa ALLAH loo caabudaaa?, Subxan-ALLAH...Sheikh Mar hore dhintay in Madad iyo Gargaar la weydiisto ma towxiid ayey noqotay?, Kuwaan waxa ay sameynayaan Bari ayaan ka nahay, Qof walboo iimaan lehna waa inuu Bari ka noqdaa, Maxaa yeelay Qof mar hore dhintay in Gargaar la weydiisto waa Shirk, Allaah swt wuxuu Qur'aanka noogu sheegay haddii aan Qof dhintay u yeeranno in uusanba na maqleynin, ayna tahay Arrin Shirk iyo Gaalnimo ah Akhriya Aayaddan: (إِنْ تَدْعُوهُمْ لَا يَسْمَعُوا دُعَاءَكُمْ وَلَوْ سَمِعُوا مَا اسْتَجَابُوا لَكُمْ ۖ وَيَوْمَ الْقِيَامَةِ يَكْفُرُونَ بِشِرْكِكُمْ ۚ وَلَا يُنَبِّئُكَ مِثْلُ خَبِيرٍ) 14 فاطر
masha allah Qaliif C.yarow iyo Qaliif Aarmiye ilaahey ha dhooro Qaadira meel walbo ay joogan insha allah
waa khayr eebe . allaha ziyaadiyo dalkoo. dhan allaha gaarsiiyo.
Mnsha allh sayidii allaha kubarakeyo Qalbiga noonuurisay axbaabta soo shamirtay ilahey ha idinbarakeeyo iyo dhamaan reer ahlu dhariiqo
اللهم زد حبهم وارفع درجتهم وقو ايمانهم وانظرهم بعين الرحمة وانصرهم على عدوهم ولعنة الله على الوهابيين الذين يضللون العوام بكلمة حق اريد بها باطل واسال الله ان يثبت ايمان الصادقين لحب الله
Allaah Mowjuudu Baaqiyah
Masha Allaah
Heyuwah! Salam! Sheikh ul Tariqua, Jesh Canada! Qadiriya Nor Hussain
لا اله الا الله محمد رسول الله شيخ عبدالقادر شيء لله أويس أحمد ولي الله
that's flag of qadiryah uweysiyah
mujtahid ali
Mashallah! Peace bro! we are flying the same flag here in Canada as far west as Islam has spred
الله ربنا وطه نبينا و جيلان شيخنا وتقوى لباسنا
facebook.com/pages/%D8%B5%D8%A7%D8%AD%D8%A8-%D8%A7%D9%84%D8%B3%D8%AC%D8%A7%D8%AF%D8%A9-%D8%B4%D9%8A%D8%AE-%D8%A3%D8%AD%D9%85%D8%AF-%D8%B4%D9%8A%D8%AE-%D8%A3%D9%88%D9%8A%D8%B3-SH-AXMED-SH-UWEYS/1542303682716807?ref=hl
Madadan yaa shekhanaa madadan yadal karamati
قدتنكر العين ضوء الشمس من رمد وينكر الفم طعم الماء من سقم
barakadooda allaha nasiiyo
Manshaa allah 💯
Wasalatun maca salaami allah
Yaasiin Wll Doqon nimo Waxad ku Darsatay Fudeed Aniga Kuma Dhahayo Gaala thy Ama Mushrig Aya Thy lkn Umada ilaahey Kaleexo wll Wiliba Dad Dhinten Inad Wax kashegto Waa Qalad Ninyow Hadad Qof Maskaxdiisa Ok Ah thy Umada ilaahey Wax haka Sheegin Hadaadse Walan thy waa gooni Nin waalan Danbi looma Qoree Ilaahey haku Caafiyo Awliida Fadligooda
Masha Allah
Caadi.maha
17:39
ALLAH ayaan idinku dhaariyee Diintaan ma tii Nabi Muxammad csw lala soo diray baaa?, Ma sidaan ayaa ALLAH loo caabudaaa?, Subxan-ALLAH...Sheikh Mar hore dhintay in Madad iyo Gargaar la weydiisto ma towxiid ayey noqotay?, Kuwaan waxa ay sameynayaan Bari ayaan ka nahay, Qof walboo iimaan lehna waa inuu Bari ka noqdaa, Maxaa yeelay Qof mar hore dhintay in Gargaar la weydiisto waa Shirk, Allaah swt wuxuu Qur'aanka noogu sheegay haddii aan Qof dhintay u yeeranno in uusanba na maqleynin, ayna tahay Arrin Shirk iyo Gaalnimo ah Akhriya Aayaddan:
(إِنْ تَدْعُوهُمْ لَا يَسْمَعُوا دُعَاءَكُمْ وَلَوْ سَمِعُوا مَا اسْتَجَابُوا لَكُمْ ۖ وَيَوْمَ الْقِيَامَةِ يَكْفُرُونَ بِشِرْكِكُمْ ۚ وَلَا يُنَبِّئُكَ مِثْلُ خَبِيرٍ)
14 فاطر
34:38