dikri xadro

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 дек 2024

Комментарии • 75

  • @abdirobow4800
    @abdirobow4800 10 лет назад +4

    MashaAllah, Jazakallah Khairan we need more of this is just beautiful thank You. Please upload more if you have them :)

  • @ZadikabdiZadik
    @ZadikabdiZadik Год назад

    Al shiikh qaadii armiye masha Allah
    Xalayna sidan buu shiikha u daakiraayay masha Allah 🎉
    1/August 2023 baan nasib u yeshay in aan ka qeyb galo siyaaratu shiikheyn warshiikh maqbulo Allah ka dhiga

  • @ibrahimomar5029
    @ibrahimomar5029 9 лет назад

    Maasha Allaahu Waa Xadro aad U Qiimo Badan Waa Dhafarkii sheekh Muxumad sheekh Cabdi Celi Ee Ka Dhacay Degmada Warsheekh Maasha Allaahu

    • @boolocadey4661
      @boolocadey4661 8 лет назад

      ibrahim Omar xasbiya laahu wa nicmal wakiil waa shirki cad meel cidla bay ku daalayaan alow xaqa tusi dadku munkarka ayey jecelyihiin.

    • @ibrahimomar5029
      @ibrahimomar5029 8 лет назад +1

      Wallshey adiga allaah kusoo hadeeyo madhabta Mohamed cabduwahaab uma nasab sheegto aniga iyo jameecadaan ma dhabta enabled waa ahlusunna waljameeca allaah koryeelo ahlu kheyrkaan

  • @abdullahiolowaynte7155
    @abdullahiolowaynte7155 9 месяцев назад +1

    ما شاء الله تبارك الله ماشاء الله تبارك الله

  • @mohamedabdigaab9912
    @mohamedabdigaab9912 9 лет назад +20

    Habeen kaas waa xasuus aan
    Iga go.eyn cimri gey jamaacadas
    Dikrineyso ayaana dhaxda uga jiraa
    Waa dhafarkii aaba sheikh muxumud
    Sheikh cabdiraxmaan waa habeenki
    Ladawada ooyay qeybta dambe
    Markii lagu soo waayay wafaatul xabiibi Scw inyar maahe wala wada
    Oo yay karaamo ayaana ka daahirtay
    Meeshaas barakeysn ee war sheikh

  • @yussufhassan5265
    @yussufhassan5265 5 лет назад +6

    wan ilmeya waayo dadku dambi waye ayay dhahan dadna dambi ma aha . ilaaha og xaqiqda lakin waxan laoynayo ayaa ah xusus ooo markii indhaha an kala qadaay ilmo 4 jir ahaa oo hoyadey igeyn jirtay meelahn lagudikriyo oo ay kudhafri jirtay oo wax qori wata an weligayda arkin nabad iskahysanay iyagu ay namaamulaayeen , iyo waxan is bardhigay xaalada maanta oo maalinba qolo cusub diin sheegata oo culimadi iyagu isqilaafsan iyo wadankii oo maalinkasta laisdilayo wax nabadna kasoo dhaweyn

    • @عبدالغفّاربنحسّنالسلفيّ
      @عبدالغفّاربنحسّنالسلفيّ 2 года назад

      Walaal waxaan waa wax qaldan sal iyo raadna diinteena suuban kuma lahan

    • @abdiqaninor7385
      @abdiqaninor7385 Год назад

      @@عبدالغفّاربنحسّنالسلفيّ halkaan yaa kugu balamiyay ka bax meesha wahaabiyahow

    • @gedisomane6323
      @gedisomane6323 Год назад

      ​@@عبدالغفّاربنحسّنالسلفيّjaahilow been low ayaad tahay ilaahay anta maqsuudun carafnaa anta macbuudun miyaad diidantahay

    • @gedisomane6323
      @gedisomane6323 Год назад

      Adiga un isla garab dhig allaahayaow waxaan ogaanay maqluuq tahay waxaan ogaanay macbuud inaad tahay waxaan

  • @khadarshale4093
    @khadarshale4093 3 года назад +1

    MASHA ALLAH ILLAHOW IDIN XIFDI
    ADUUN IYO AQARABO

  • @mohamedyonis9149
    @mohamedyonis9149 9 лет назад +5

    Mashallah Qadi Armiye..

  • @ismahanabdi445
    @ismahanabdi445 8 лет назад +7

    wa culimadii Asalka ahayd O layaqaanay Ahlu-wal-Waljamaaca diinta ahalkeeda kor allaha kadhigo bidcadane Allaha naga qabto insha allah

  • @MaxamuudawooweMaxamuudawoowe
    @MaxamuudawooweMaxamuudawoowe 2 месяца назад

    Msha allh

  • @abdullahiolowaynte7155
    @abdullahiolowaynte7155 9 месяцев назад

    Qadiriya dikri xasuus biyoleey bari samaadkii

  • @aliderie5908
    @aliderie5908 5 лет назад

    Masha alaah eshcalaa xadro jaskalah kheyr

  • @nadiifomacalin2709
    @nadiifomacalin2709 6 лет назад +1

    218 habikan waa xasus ana IGA go eeen💕💓💓💓💓💓💓💔💔💔💔❤❤❤❤❤

  • @aliderie5908
    @aliderie5908 5 лет назад

    Adkartsn caadi maaha waa daraawiish nuur calaa nuur jasaaka laah kheyr

  • @ismahanabdi445
    @ismahanabdi445 8 лет назад

    Masha Allah sh. Armiiye illahow kheyr ku sii

  • @ciiltiremaxamed6630
    @ciiltiremaxamed6630 9 лет назад +2

    aarmiya Masha allah allow qeyr sii

  • @MohamedIbrahim-qy9sd
    @MohamedIbrahim-qy9sd 8 лет назад +1

    MASHA allah MASHA allah jana da ilaahey hanga waraabiyo

  • @MohamedIbrahim-qy9sd
    @MohamedIbrahim-qy9sd 8 лет назад +1

    ilaahey dembishoo hadhaafo dhamaan Teena aamiin

  • @baqilaani
    @baqilaani 9 лет назад

    mashaalah nuur calaa nuur eshcalaa dikri

  • @superlikertuug8124
    @superlikertuug8124 7 лет назад

    maashaa allah kor allaha kayeelo diinta iyo ahalkeda

    • @oma2635
      @oma2635 6 лет назад

      fuusiy safiino mayoo

  • @kasimhero4100
    @kasimhero4100 2 года назад

    💖💖

  • @khaalidabdi7575
    @khaalidabdi7575 9 месяцев назад

    نحن٬قادريه

  • @fadimaawale4803
    @fadimaawale4803 3 года назад

    Maansallh ❤️❤️❤️👍👍👍

  • @fatumamohamed9545
    @fatumamohamed9545 10 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @gedisomane6323
    @gedisomane6323 Год назад

    Alaahuma sallis wasalama calayhi

  • @mohamednahoo2876
    @mohamednahoo2876 9 лет назад

    Masha Allah allahyabarik

    • @alidaher456
      @alidaher456 7 лет назад

      Alxamdulilaahi waa dikri xusuus wayn igu reebay habeenkaan waa habeen aan isoo marin waxaan kamid ahaay kuwa xadreynaaya waa ilaaheey mahadiis waxaana noogu sabab ahaay aabe sh Ahmed gabale raxmatulaahi calayhi daaiman wa.abad bal fiiri nuurka ka baxaayo afkooda alx ilaaheeyoow noo soo cel celi naguna oofso xadrada qaadiriyada oo ah xadrada ugu sharafta badan baarakalaahu yaa jaamaacatu sheekhay sh Ahmed gabale دام ألله علاكم

  • @speedgamez1014
    @speedgamez1014 8 лет назад

    MASHALLAH

  • @cabdifitaaxdaahir489
    @cabdifitaaxdaahir489 Год назад

    Maasha allaah❤❤❤❤

  • @xaliimasacdiyo5734
    @xaliimasacdiyo5734 7 лет назад

    Maasha.Allaah Maasha.Allaah kor Allaah ha ka yeelo culimadeena

  • @caana-geelosmaan6826
    @caana-geelosmaan6826 7 лет назад

    maasha allah qurux badan

  • @MaxamadYare-yr7oh
    @MaxamadYare-yr7oh 8 лет назад

    masha alah adi mah

  • @somalibantucommunityorgani315
    @somalibantucommunityorgani315 3 года назад

    Asc

  • @muxyadiinsh.cumarmacalin235
    @muxyadiinsh.cumarmacalin235 6 лет назад

    muxyadiin

  • @hidaayachannel4928
    @hidaayachannel4928 5 лет назад

    Maasha Allaah

  • @nadiifomacalin2709
    @nadiifomacalin2709 6 лет назад

    I Love you ❤❤❤❤❤❤💓💓💓💓💓💕💔💖💗💙💚

  • @xildiid6708
    @xildiid6708 2 года назад

    waxa aminsanahay kheer iyo tasbiix ineyssn eheen balse waa dikri beer dhagaajinay

    • @gedisomane6323
      @gedisomane6323 Год назад +1

      Acuudu billaah shaydhaan ayaad3tahay alaah yaa allaahu dol jalaali maa hadana shaki kaga jiro

  • @ayaancabdulahisuudi1299
    @ayaancabdulahisuudi1299 3 года назад

    Mansha allaah

  • @akdyoung5255
    @akdyoung5255 8 лет назад

    masha Allhh

  • @عبدالغفّاربنحسّنالسلفيّ

    سبحان الله
    أليس هذا من البدع والخرافات

  • @rahmofatah4270
    @rahmofatah4270 8 лет назад

    on uyuk ilk

  • @MohamedHassan-hf9ld
    @MohamedHassan-hf9ld 6 лет назад +2

    Waxaan sunada nebiga eheen ninkii la imaado asaa lagarabaa meeshii uu kakeeni

    • @gedisomane6323
      @gedisomane6323 Год назад +1

      Adiga hadda inteed kakeentay halka aad iiga sheegayso warkaan jaahilow wax baro

    • @Ccccccccccccc51
      @Ccccccccccccc51 Год назад +1

      Xadiiska kwrn uu jacfar ibn abi talib r.a ardul xabash ka soo noqanayey uu hal lug intu ku boodo nabiga amanayey scw? Waad garane xadiiska ee bukhari ayey ku jirta.
      Marka ma wxa ledihin saxabigas aya mubtadic ah?
      Hadey shar ahan lhyd nabiga ka qaban laha.

  • @MaxamadYare-yr7oh
    @MaxamadYare-yr7oh 8 лет назад

    masha alah adi mah