KENYA OO 2 QODOB HOR-DHIGEYSA AXMED MADOOBE & DOWLADDA OO XIRTAY NIN GANACSADE AH

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 дек 2024

Комментарии • 71

  • @maryanruunshnuur.4516
    @maryanruunshnuur.4516 День назад +11

    Dowlada Dan-qaran iyo dal-xoreeye dadaalkoodii mira-dhal noqoy guul soomaali ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏

    • @UsmeilSherif-oj3rp
      @UsmeilSherif-oj3rp 19 часов назад

      😅😅😅😅😅war kasta iska aamin ileen doqon ba thye

  • @OtaSheere
    @OtaSheere 14 часов назад +1

    Guul dowlada somalia🇸🇴💪🦅🥷🐅🥷🇸🇴

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 18 часов назад +2

    Axmed Geeda-Naar Dhuxuleyste waa La Soo Qabanaayaa waayo Waa Kansarka Siyaasadda Somalia..Sc.

  • @shariifmohamed233
    @shariifmohamed233 20 часов назад +3

    Axmed Madoobe waa dembiile Qaran Cafis ha weeydiisto RW Xamze Cabdi Barre

    • @Manallagaraadbaa
      @Manallagaraadbaa 19 часов назад

      Xasan Guurguurte iyo Xamnse iyagoo bahdilan in ay Axmed hoos tagaan waad arki doontaa.

  • @Darulqalam12
    @Darulqalam12 20 часов назад +2

    like walal

  • @Halwo-p5v
    @Halwo-p5v День назад +4

    Ninka ragaa waa in uu qaataa go aan adag dacarna haka qararnaadee wadankana soomaalibaa leh dawladna waa inay goaan ayadaleedahay shaqeeyaa uusan noon hebel baa saa yiri hadana waan kalaabtay marka hadii ay dawladu goaankeedu Socon of walba dushuu kafuuli aniga ahaan waxaan dhi hilaaa dawladu waa in ay kadhabaysaa hadafkeeda iyo mowqofkeedaba waqtikasta haqaadato❤

  • @adanomar-px8fy
    @adanomar-px8fy День назад +2

    Waxey ilatahay in dowlada lawada tagero si wadanka u helo cadalad iyo nabadgalyo guul cidamada qaranka

  • @II-vd4ih
    @II-vd4ih 19 часов назад +1

    Dowlada Somalia 🇸🇴 waa xoogeeysatay Masha allah

  • @sultancabdala1405
    @sultancabdala1405 День назад +1

    Qalad, jubaland ha dhihin Axmed madoobe dheh warka iska sax

  • @AwaysElmi-xb6rn
    @AwaysElmi-xb6rn 21 час назад

    Adeer waana abuuris baa ka horeysay

  • @MohamedNor-v7x
    @MohamedNor-v7x День назад +1

    War naageet ayaa heysaa adi😂😂

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii День назад

    🥺🥺🥺 🥺 .. *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.

  • @DahirMohamedHassan
    @DahirMohamedHassan 18 часов назад

    Allah swt waxaan ka baryayaa inaysan wiilal soomaaliyeed maanta isku dhiman ee la heshiiyo oo dhinac laysku raaco

  • @muminmohamedaadan5470
    @muminmohamedaadan5470 23 часа назад

    Caqli xumaa kuwaas axmed madoobe saa kuma tagayo

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 22 часа назад +1

    Sheeko waar wacaqeyna wiki noyimaado

  • @caziizomohamed
    @caziizomohamed День назад

    Warka xageedkakeenta

  • @Shakir-y2m
    @Shakir-y2m День назад

    Xukuumada somalia waxey ummada somaliyeed usheegtey in ey democracy dhab ah ku dhaqmi donaan ayaka oo qaban
    1) doono doorasho qof iyo cod
    2) ayaka oo ilaalin doono xuriyatul qowl
    3) ayaka oo saxaafada soon doono xuriyada tabinta wararka sugan
    4) ayaka oo isku dayi doono good governance
    5) somali hishiis eh oo caalamka la heshiis eh
    Waa yaab hadii shacabka taagero madaxweynaha jubbaland lacaburinaayo😮 taas iyo xuriyada qowlka intee iska Soo galaan🤔🤔 ma sidaan ayeey Kal soonidoda u hooseysaa??
    Madaxweyne Hassan sheikh iyo raizul wazaare hamze Barre ma sidaan ayeey ku rabaan in lagu taagero?? Miyeysan ogeen in beesha lexaad ( xalane group) ey ka gudbin donaan article yaal oo lagu tusaayo kuwa taagero xukuumada somalia in somalia ey ku soconin jidka democracy ga??
    Maxaa ka khaldan xukuumadaan ma somali iyo caalamka kale ayeey isku diri rabaan??
    Ilaahey sidaan hai dhaqmo dalkeena waayo kuwo kalsooni qabin ayaa xukunka heesto 😤😤😤
    Wabilahi towfeeq ✌️

  • @UsmeilSherif-oj3rp
    @UsmeilSherif-oj3rp 19 часов назад

    Warka hawiyaha ma rabno

  • @djmame
    @djmame День назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @yousefHassan-qm5rn
    @yousefHassan-qm5rn День назад +1

    saan kuula socdo oo aad war u wado waxaan kaa tagaa marki aad fikirkaaga cabirto ani waa kala aqaan warka cusub iya midka ku darsiga ah

  • @IbraahimAbdulkhaadir
    @IbraahimAbdulkhaadir День назад

    Waa Saad jeceshihiin lkn wax idiin suurta galayo majidho

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 22 часа назад +1

    kkkk axmed madoobe in la dilo ama la khabta sikele ha sugin baadilkii shalay ayaa boodboodaaya yaa isgaaray kkkk

  • @saidaden5783
    @saidaden5783 23 часа назад

    Kismaayo kenya laga maamula markaan dhaho dadka waa yaabi joreen lakiin hada waa aragtaan

  • @Hsn1224
    @Hsn1224 День назад

    War kuwaas ayaa axmed madoobe waala oo qabyaalad ugasheekeeya waxna kakeenimaayaan

  • @abdulazizd
    @abdulazizd День назад

    Hhhh habartay sheeg naagyahaw yaa xidhi kara hasan dhiqo ma xidhi kara ahmed

  • @ismailali9197
    @ismailali9197 15 часов назад

    Hadii qarax badan ka dhacay,welli m quisan miyaa

  • @Naadiamohamud
    @Naadiamohamud День назад

    O maxa Kenay inay Kenya buunbuuniso axmed madoobe si kastaba somalia waxay Le dahy Hal dowlad amarkedana shakhey naya

  • @saynab7503
    @saynab7503 День назад

    somalida runta ma ogola waxay jecel yihiin inay kuraaxaystaan beenta iyo bro bagadhaha

  • @AbdulfataxAbdullahi
    @AbdulfataxAbdullahi День назад

    Adan bare mahore ayaa laka qaaaday wazaarada gashandhiga

  • @okiomohamed1434
    @okiomohamed1434 День назад

    War ninyahaw canshuur bixiyaa ma waxay kuu s8inaysaa inaad go',aammada dawladda aad joristaagt oo barnaamijkaani Amniga fashilintooda aad caasimadda madaxtooyo agtèeda shirqool ku abaabusho.

  • @sistersquadRoblox
    @sistersquadRoblox 17 часов назад

    Ma adeer xasan gurguurte ayaa kuu sheegay?

  • @HadiAbdiAbdullahi
    @HadiAbdiAbdullahi День назад

    Hoyadaaaa waaas adiga miyaaa xirayo

  • @mohamedabdishire4356
    @mohamedabdishire4356 День назад

    Adeer hadalka Farax Macslin ba Kenya ka shaqaynaya wuxu yirina waad ogtahay

  • @AliMohajim
    @AliMohajim 20 часов назад

    Kenya miyaa ino dawlad ah Kenya sidas tiri

  • @FarahHassan-fp9tr
    @FarahHassan-fp9tr День назад

    Hassan Sheikh asagaba markii sadexaad ayuu xil madaxweeynenimo u gogal xaaranayaa, maxaa diidayaa in Axmed Madoobe mar sadexaad Jubaland madax kanoqdo?

    • @Mowliid2024
      @Mowliid2024 19 часов назад

      Waa goboletoore raagay oo madaxwayne ismoodsy hana dhaafo

  • @cazzam6193
    @cazzam6193 18 часов назад

    Hhhhhhhhhhhh
    Adigoo dameer faraw ah markii ad weriye camirato !
    Wazirka gashandhiga taliyaha cidanka Kenya dhamantood waa somali😅

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL День назад

    War waxan dowlada ka hor dhacayo wa in wadznka laga qabta askga wuxu bahdilaya xukumada Kenya wadanka msleh awey san balooshe iyo cidanka nisa waxan kanalda furtay wa in talabo laga qaada

  • @AbdisalamMohamed43-fh4ng
    @AbdisalamMohamed43-fh4ng 22 часа назад

    Axmad islaam yaan waqti lagulum falaagada dalka halaga saaro

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 День назад

    😂😂😂😂

  • @Abubakaraligas
    @Abubakaraligas День назад

    Waxaa Muhim ah in gavanta laguna sligo ax madobe

  • @sayidali5725
    @sayidali5725 22 часа назад

    Hussein dal dumiye ha noqon wararkaga maal mahan dowlada waad ku kacsan taha haka tagin dhax dhaxaad nimada

  • @SiyatHussein
    @SiyatHussein День назад

    Neef Neef dhalay ayaa tahy

  • @MohamedShiekali
    @MohamedShiekali День назад

    Asww❤❤

  • @MaxamedIbrahim-nl1lc
    @MaxamedIbrahim-nl1lc День назад

    Waxs carur lagulama hadlo

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ День назад

    ,adiga laga xiraa idacada hadad kagabsan weedo arinka tagerada axmaad madowe

  • @Boqoldile1
    @Boqoldile1 День назад

    Ahmed madoowe is dhiib intaan lagu so qabanin wakaas ciidankaaga faderalka isku dhiibay

  • @Shankharon
    @Shankharon 22 часа назад

    ninka mamulaha hotel mako mukaraba qainimo iyo been ba lagu xiray birina shabab bu ka dhigaya muwadan

  • @huudabtidoon4755
    @huudabtidoon4755 День назад

    Hawiyaha kuma dhago gursiga e waxaa laka fujin karin waa daaroodka

  • @Soomaaliweyn1
    @Soomaaliweyn1 День назад

    Hala so qabto qaainka 👀

  • @omarhussien8958
    @omarhussien8958 День назад

    Ninkaan Madoobe, halasoo qabto si wadankaan loo xasiliyo! Indhacade mooryaankii dadka dhibay $8000. Farmajo siin jiray waa laga jaray Waan gedayaa gurugeyga waa ka guurayaa somalia ayuu ku ooyay Mooryaankii biyaha Wabiga iibin jiray .....Dalxoreeye Hassan& Dhalinta somaliyeed wadankaan aayahiisa ayeey ka shaqeynayaan....Hawiye/ Daarood,Dhuuso!!!!

  • @abdikafibosska645
    @abdikafibosska645 23 часа назад

    Sidaad hadaba sheegtay Waxaa qalad ah reysal wasaaraha inuu xalka somalia u raadiyo madaxda amaanka kenya hadaad ka been sheegtayna adiga ayey gaar kuu tahay

  • @abdiazizmohamed1613
    @abdiazizmohamed1613 День назад

    Hussein wasiirka gashandiga somali mahan. Waa gabar masai ah

  • @guushaadanaha
    @guushaadanaha День назад +1

    1

  • @YuusufMaxamed-g3e
    @YuusufMaxamed-g3e 20 часов назад

    Rw.xamse.wawadi.dacad.ah.dhabihii.nabada.soomaliyana.cagta.ayuusaarey

  • @CabaasSalaad-y4v
    @CabaasSalaad-y4v День назад

    Ma jirto wax tanaasul ah oo ka yimaada jubalnd waxaan diyaar u nahey inaan la dagaal lano xasan dhiiqo iyo xamsa baahane

  • @FadumoMohamed-x8j
    @FadumoMohamed-x8j День назад

    Axmad madobe war ma dhegeysto dagal bis bu ku baxaya

  • @asaed5707
    @asaed5707 21 час назад

    Propaganda lol😢😢😢😢😢

  • @IstarlinElmi
    @IstarlinElmi День назад

    Beenlow bahane futada xasan kirsten uu sheeg

  • @ahmedmohamed-x6o1e
    @ahmedmohamed-x6o1e День назад

    Ben badana ala cadaabku

  • @macalincali6078
    @macalincali6078 22 часа назад

    0

  • @GadhkaXaaji-bz2cy
    @GadhkaXaaji-bz2cy День назад

    Weriye.qabyaaladeeysan.ayaatahay.habakahadlin.jubaland..adiga.waxba.kaamagaline.iska.taageer.xasan
    Tuuug

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ День назад +1

    malin dhaweed aya lagu soo dayay ina lagu xiray jooji waxa ad wado doowlada udaa

    • @Shakir-y2m
      @Shakir-y2m День назад

      Ma runta ayaa kudhibeeso?? Wuxuu sheegey waa xaqiiqee😮😮😮 ma waxaad jeceshahay in been iyo wax jirin uu tabiyo
      Kurakri falka muwaadinka somaliyeed na in la xaleesto miyaa rabtaa??

  • @MohammedEssa-um4ee
    @MohammedEssa-um4ee День назад

    Beenale, waranku sharcimaha.

  • @sahrawali6800
    @sahrawali6800 День назад

    You big lie you lie no one listen to you now our country Somalia US US USA

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii День назад

    🥺🥺🥺... *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.