General Gorden:- Ilaahay ha u naxariistee General Gorden wuxuu ahaa sarkaal aad u qiimo badan oo aan shakhsiyan u aqaaney, magca in laga bedelo xeradii uu ku magacawnaa waa ceeb aad iyo aad u weyn runtii. Adigana, waxaan kaa saxayaa in anigu aan kasoo baxay akdemiyadda ama Schoolka sare ee Advance military training ee kuyaal "Fort Benning" military base in Georgia United States of America oo waliba aan taariikh weyn kasmeey. Laakiin, Gorden waa sarkaal Somalia ugu soo halgamey xilli colaadeed iyo xilli nabadeedba, madhinte waa Allah weyn General Gordena Ilaahey ha u naxariisto
That's wrong waa khalad halkani waa somalia general kuna wuxu ahaa halyey somaaliyeed laakiin somalinimada ayaan waxba ugu fadhiyin xasan sh.unfortunatelly Allah ha u naxariisto
Waa Arin qalad iyo hanjabin Qaran in General soomaaliyeed meel loogu magac daray hada Laga tir tiro si loogu magacaabo Nin shisheeye ah oo Dano qarsoon U yimid wadankeena
General Gordon sabab xeradii lagu magacaabay looga bedelo ma jirto. Waa markii u horeysay oo sidaa la sameeyo iyadoo dawlad shisheeye la isaga gadayo waa fadeexo ciidanka milatariga mooralkooda hoos u dhigeysa.
Kuliyada jaala siyaad inuu magaca ka badalay ahayde inuu Gordon badalo may ahayn Tan labaad maxkamaduhu hadii ay xukun saxa soo saran oo ku sabsan dhulalka laysku haysto oo si cadalada oon laalush ku dhisnayn amarkooda cid didi karta ma jiri lahayn ee hays saxan Tankale gudoomiyaha kaxda waa ninka ugu tuugsan dad haysta dukumiinti xiligii siyaad bare ayuu rabaa inuu si aan sharci ahayn dad usiiyo oo dukumiinti hada lasameeyay ku xalaalaysto waana mida ay maxkamada isku haystaan fulintiina dhib ku ah dawlada dhexena aysanba wakiilo waxay isku haystaan iyo dulmiga gudoomiya yaasha dagmooyinka aysan usoo dirin taasna waxa loo arkaa inay dhibaatada dhulboobka ay gadaal ka taagantahay dawlada xasan shiiq waana boog ku taal xasan
Sarkaalki imaraatka lagu dilay xeradan xaq uu u leeyahay in lagu magacaabo Mubarak maadaama xeradan ay dawladda imaaraatka maal gelisay, markii horeba Madaxweyne Xasan Sheekh aa u bixiyey magaca Goordan haddana xero kaloo ka magac dheeraa loogu magac daray
emartkii na lug gooyenayay ee xabashada naga jirsaday si aan shidaalkeena u soo saaaran nabadna uga dhalan dalkeena dadkii hogaaminayay ee shabaab ku beeray dalka kuna quudinayay. ayaa nin dalka joogay 3 isbuuc kuna dhintay lagu badalay Halyeey Soomaali. Waa ayan daro in dad carab iyo Cadaan caabuda dalkeena hogaaminayan.
Magac maalin buu baxaa, mana beddelmo. Ku quusta isgoyska Zope oo loo bixiyay 14ka October, welina waa is qaban la'dahay. Markaa magacaa ma beddelmi doono inshaa'Allah
Muxu kawada Hasan wuxu noqo Dona Hasan hadu sida go aan sida KU gadho wuxu noqo Dona Ninkii ugu tariikhda liita somalida hadu modi inuu magac fiican heli dono hasan
waa yaab in imaaraadka oo itoobiya iyo yahuud gadaal ka taan si lo kkhaato baddeen lugu muwaadan soomaaliyeed o kharanka u dhintay loo tuuro waa khayaan kharan damaayp ha geya carba yaahuu alle magan
Viyaalkaan makarafoonada ku tuuksada oo aan hab dpwlo wax ka aqoon masuuliyad aan la saarana ka hadlaya madax weynuhu isaga ayaa isku bedelikara sida danta dalka ay ku jirto
Wnkaxumhy in sidas la sameyo anoo og in meel hore magac ulahhyd ay adag thy in laga bededlo mesha ugu yar ee an wx ka eegay wxa wye xagga magacyada xirada Al- mansuuri iyo xirada Goordan teba ku haboon magac ahaan waa hadalki ahaa Dhusamareb halo bxiyo Samareeb ee ex MD farmaajo
General mahamed Farah Ibrahim Gordon Allah haunaxariisto waa halyeey qaran hssn sh m Kuma dhaco inuu badalo xeradaas
Alha unaxaristo aamin😊
Allaha unaxaristo.
Hasan Shikh wax jiraa mahan
Nacalatullahi. Carab xuun ayuu nin Somali ah in magacisaa laga tiro
General Gorden:-
Ilaahay ha u naxariistee General Gorden wuxuu ahaa sarkaal aad u qiimo badan oo aan shakhsiyan u aqaaney, magca in laga bedelo xeradii uu ku magacawnaa waa ceeb aad iyo aad u weyn runtii. Adigana, waxaan kaa saxayaa in anigu aan kasoo baxay akdemiyadda ama Schoolka sare ee Advance military training ee kuyaal "Fort Benning" military base in Georgia United States of America oo waliba aan taariikh weyn kasmeey. Laakiin, Gorden waa sarkaal Somalia ugu soo halgamey xilli colaadeed iyo xilli nabadeedba, madhinte waa Allah weyn General Gordena Ilaahey ha u naxariisto
Eebe swt ha u raxmado maxamed ibrahim gordan
💪💪💪👏👏👏❤️❤️❤️
From today your channel is my news network
Thanks
Allaha u naxariisto
That's wrong waa khalad halkani waa somalia general kuna wuxu ahaa halyey somaaliyeed laakiin somalinimada ayaan waxba ugu fadhiyin xasan sh.unfortunatelly
Allah ha u naxariisto
Waa Arin qalad iyo hanjabin
Qaran in General soomaaliyeed meel loogu magac daray hada
Laga tir tiro si loogu magacaabo
Nin shisheeye ah oo Dano qarsoon
U yimid wadankeena
Ciil badana waxas ayaa madax weyne no ah
Nin ajanibi ah inu nin waddani ah looga qaado magacisa .
Ceeb weeyn waye.
Somalia dabada u banaan
WAA QALAD WEYN MANA AHAN WAX LA AQBALI KARO XERADAAS WAXAAN U NAQANAA GENERAL GORDAN AUN
Waa qaLad Weyn waxa LobahAnyahay shacabka somaLiyeed in aykahortagaan
Wa nasriib daro in sargal somaliyed ajanabi laga❤
General Gordon sabab xeradii lagu magacaabay looga bedelo ma jirto. Waa markii u horeysay oo sidaa la sameeyo iyadoo dawlad shisheeye la isaga gadayo waa fadeexo ciidanka milatariga mooralkooda hoos u dhigeysa.
Dogadia kaliya kamadhiman walee
Hassan, shiikh, waa camiil u shaqeeya shisheeyaha, haddii taasi runtahey,
Hassan sheikh dalkisomaliyet waakharibay
Kuliyada jaala siyaad inuu magaca ka badalay ahayde inuu Gordon badalo may ahayn
Tan labaad maxkamaduhu hadii ay xukun saxa soo saran oo ku sabsan dhulalka laysku haysto oo si cadalada oon laalush ku dhisnayn amarkooda cid didi karta ma jiri lahayn ee hays saxan
Tankale gudoomiyaha kaxda waa ninka ugu tuugsan dad haysta dukumiinti xiligii siyaad bare ayuu rabaa inuu si aan sharci ahayn dad usiiyo oo dukumiinti hada lasameeyay ku xalaalaysto waana mida ay maxkamada isku haystaan fulintiina dhib ku ah dawlada dhexena aysanba wakiilo waxay isku haystaan iyo dulmiga gudoomiya yaasha dagmooyinka aysan usoo dirin taasna waxa loo arkaa inay dhibaatada dhulboobka ay gadaal ka taagantahay dawlada xasan shiiq waana boog ku taal xasan
walaal aad iyo aad u dhegseytaa nin aakhiro ayaa ii sheegee meeyaa
War beentaan naga daaya baraha dawlada soo eeg xagee ka soo xigatay beentaaas😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Xita magaca Somalia iyo calanka buluuga wa iibsaneynaa!
😂😂😂😂😂😂
Money isn't easy
Tani wax ay ka midtahay go aamada qar iska tuurnimada ah ee mararka Qar Mw Hassan sh uu Qaato,
Xasan sheikh aya markii hore umagacaway xiradaas hadana isla asii aya kabadalaay
Maxaa imaaraat naga galay
Sarkaalki imaraatka lagu dilay xeradan xaq uu u leeyahay in lagu magacaabo Mubarak maadaama xeradan ay dawladda imaaraatka maal gelisay, markii horeba Madaxweyne Xasan Sheekh aa u bixiyey magaca Goordan haddana xero kaloo ka magac dheeraa loogu magac daray
WUXU UDASHAY BESHA DOGODIA EE DAAGA KENYA IYO ETHIOPIA
Hasan dhiqo waa tuuug allah dhaafiyo umada
Dalxureye birmadle hassan shekh
Kuliyadda abbanduulka Axmed Guray waxaa la furay 1980, 1977 ma jirin kuliyadda abbaadulka Axmed guray.
Waa inta xasan joogo markii uu tago waa gen.gordan
Wa noosidaas
CEEB CEEB XASAN SHEEQ IN UU BADELO MAGACA XERADA
Wa khalad wana wadanid xumo
Innaga waa inoo Gordan labadan sano lee haiska ahaado xasan kadib waa inoo Gordan i.a
Xasan sheekh wadanka wuu xarashaya ee halaga qabto wax walbo lacag buu kubadashay ciidanka hada furinta kujiro waa niyad jabayan
intan kadip waa ka haray xassan sheikh umada allh ka qabto mana aqonsani hadu saxiixo xitaa ileen waa qiyaano qaran wuxu ku weyn kara xilkiisa xabsi neh wuu ku mudeysan kara😒😒😟
Dowlada way ku fidudaatay no halaga bedelo nin ajnabi ah marabno mubarak waxba nagaan galin gordan soo celi
Kan madaxwayne naga racimayse Somali haka tashato
Xasan was dameer -waayo nin shisheeye waakhalad. Caarab ayaan aduunka ugunebcay
Hawiye soomaaliya ruge
Danbi Qof kale Qabiil Dusha Ha U Saarin
NASIIBDARO.
Emarat waddanka gubidiisa Bay u joogaa ee Gordon muxuu galabsaday
HALGAMAA SOMALI AH IN MAGACIISA LATUURO OO NIN CARAB IMAARAT AH OO SOMALI CADAWGEEDA AH LAGU BADALO WAA QALAD AANAN LA QAADAN KARIN
WAA WARKIINI ILAA SHALEY AAD LAHEYDEEN ABIIY BUU LA KULMAYAA OO RUTO ITO MUZEFENI BAA CADAADIYEY WAR EDEB ISKU YEELA CAWAAN YAHAY JAAHILIINTAA
madaxweyne xasan mawashy bisinka iimaradka lug goyo mahee wlh in anan wax laga dhefeen
Ale haunaxariiste lama aqbalikaro warqada lagubadalayo magaciisa
AQAS caleeyk waxaan aa madaxweyne noo ah madaxweynaha bedeli doono waa inuu usoo celiyaa magaca Gordon oo saxda ah
Ninkan dalkiisa ayuu udhintay ninkan halkee ayu ku dhintay labada. Dooda magac waa la hasana
emartkii na lug gooyenayay ee xabashada naga jirsaday si aan shidaalkeena u soo saaaran nabadna uga dhalan dalkeena dadkii hogaaminayay ee shabaab ku beeray dalka kuna quudinayay. ayaa nin dalka joogay 3 isbuuc kuna dhintay lagu badalay Halyeey Soomaali. Waa ayan daro in dad carab iyo Cadaan caabuda dalkeena hogaaminayan.
Ilahow usan magaca soomaliya usan naga bedelin ninwalan waxkasato walagafisha
Aragtideyda waxaan u arkaa marxuun dhintey
Waxba utari meyso magac meel lagu qorey camalkiisa aakhiro mar hadii aysan waxba ku tareynin
Magac maalin buu baxaa, mana beddelmo.
Ku quusta isgoyska Zope oo loo bixiyay 14ka October, welina waa is qaban la'dahay.
Markaa magacaa ma beddelmi doono inshaa'Allah
Xasn shekh maga xarada mabedelekaro
Dhib ma leh masjid aan ugu magacdarno goordan
Qalad
Dheh kulliyada abaanduulka axmed gurrey
Xasan uu khayimay janaraal goldan
Wuusaxanyahay madaxwaynuhu
Farmaja waa mreexan hakaa saarto
Waxas sumcad lagu yelanmayo ee madaxwayno dadka niyada hakajabin
Nin magaciisii meel laga badey hadey dowlada u aragto siyaasad amni iyo dhaqaale oo dalka ah dawlada aragtideeda hala xushmeeyo
Askariga xiradas lagu tawabarayo igala nasib daran
Hoyada iyo hawiyaha caqliga xunba was warya side u simi karta sarkaa somaliga iyo ajanibiga wacal yohow wacalku dhalay
Maxa nagalalay nin ajnabiya oo wadanka u imaday dano wadankisa madaxda somalida shime wadanka dacad ugu adegayan alle madax dacad eh hanokeno
😭😭😭😭😭😭😭
Muxu kawada Hasan wuxu noqo Dona Hasan hadu sida go aan sida KU gadho wuxu noqo Dona
Ninkii ugu tariikhda liita somalida hadu modi inuu magac fiican heli dono hasan
😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Khalad waaye
Waiskumid
Carab maxaa naga galay marka madaxweynah maxaa kaqaldan lacak maa doortay jenaralka 😂😂
Marki hore wuxu ahaya ciyalaka kubijira logaha olamiga kushidijiray ayukamida ahay xasandhiiqo aya qoratay
Wu ku qaltan yahay hassan sheikh
Wey qaldanyihiin dowlada somaliya carab lagu badalayo waa yaab
waa yaab in imaaraadka oo itoobiya iyo yahuud gadaal ka taan si lo kkhaato baddeen lugu muwaadan soomaaliyeed o kharanka u dhintay loo tuuro waa khayaan kharan damaayp ha geya carba yaahuu alle magan
Adigu waxaad sheegto miyaa weysay
EMARAT KA MAXA INOGU DABA WADAN CARADA RABI HAKU DHACDO KUWAS. WA WADAN ISLAMKA LADAGAY
Viyaalkaan makarafoonada ku tuuksada oo aan hab dpwlo wax ka aqoon masuuliyad aan la saarana ka hadlaya madax weynuhu isaga ayaa isku bedelikara sida danta dalka ay ku jirto
Hawiye caqli miyaa ku ogeyden
kismayana Dagal ayad ku Bilowden ee waxad ka Heshan waxba Ha Naga sinina
Madaxweynuhu kuma qaldana inuu badalo waayo maxay nin dhintay usoo kordhineysaa allaha unxariisto jananka duco ayuu ubaahanyahay
Kan lagu badalay ma dhiman asna
Dowladas ayaad noo teegertaa markasta sxb dalmu jadiid waa Shaqala ajanabi
Xasan sh tuug bye 😂
Waa arin ajiibaa inmagaca labedelo
Warka iska wxa tiri labaduba dalka ayay udhinteen lkn warkas majiro ninkan carabka ah howlo kle ayuu dalka ujoogay bal isagaba qaraxyada keeni jiray ito dhibaatada dalka lagu hayo ayuu qayb ka ahaa macquulna maahan hadii ay taasi dhacdana waa wax lagu yaqaano xasan sheikh oo ciidanka oran jiray ninkan 100 boqol doolar qaadanayn ha iska tago
DAMEERO AAN WAX HUBSANEYN
Sharafta ciidanka xooga dalka ayaa lagu tuntay
Foolxuma weeyaan xasan waxa uu wada caqli maahan
Waa qalad ja anaral somaaliyed in lagu magacabo aja nabe
Wankaxumahy
Ninkan laxiro aw raba galab
Weriye doonaaya duminta dowladda.siyaasadda warbaahinta lama yaqaan dhibka aduunbuu kugu dhici yaa xaw
Mr been daac waa karani gumayste,waxuuna tirtiyayaa tariikhdii isaga oo sal guurinaya soyaalka umadada oo ku badashay lacag toriish umada kale!!!😢😢😢
Asww❤
Magacas wabaxay lamabadalikaro
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂cajiib carab aaa
Wnkaxumhy in sidas la sameyo anoo og in meel hore magac ulahhyd ay adag thy in laga bededlo mesha ugu yar ee an wx ka eegay wxa wye xagga magacyada xirada Al- mansuuri iyo xirada Goordan teba ku haboon magac ahaan waa hadalki ahaa Dhusamareb halo bxiyo Samareeb ee ex MD farmaajo
Horta waa un iska siyaasad arinkaas waxaan u arkaa mid imaaratka katimid markaa xasan sheeqna uu tageero oogu helo arinka juba land
Dhib maleh meel kale ayaa lagu magacaabay adigana miskiin aa tahaye tartiibso
Wuu ku saxan yahay