Ilaaladii ugu doqonsanayd ee aan abid maqlo ayeey ahaayeen ee iyaga weerarka argagixisada qayb ka ahaaye hala soo xiro! Muqdisho doorasho uma baahnee badbaado ayeey u bahaan tahay ee jiifka halaga kaco ama cidkastaa goofkeeda ha aado! Muqdishaawiyiintuna iyagoo isku duuban ha tashadaaan!( gudin yahay hadaan barkay kugu jirin imaad goyseen!!)
Hadee taas murug ku heyso waxaas wax ka daran arki doonta ragaas uma eko rag sidaas ku joogsanayo hadiii taako walbo loo dhigo war rag 15 sano duhur ku jiro oo isku hadafa wax ugu yar oo lugu qancin karane ee tahay dalkas in faraha laga saaro inleen laga adkaan waaye
Waxay galabsadeen majirto iyo qaf e wax udhimen dhiigooda xaqdaraa lagu banaystay kuwa umada dhiigooda daadinay ALLAHA KUEIDO MASIIBO TAN UGU XUN umafa wey dhibeen ee ALLAHA KAQABTO
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Ilaaladii ugu doqonsanayd ee aan abid maqlo ayeey ahaayeen ee iyaga weerarka argagixisada qayb ka ahaaye hala soo xiro! Muqdisho doorasho uma baahnee badbaado ayeey u bahaan tahay ee jiifka halaga kaco ama cidkastaa goofkeeda ha aado! Muqdishaawiyiintuna iyagoo isku duuban ha tashadaaan!( gudin yahay hadaan barkay kugu jirin imaad goyseen!!)
أنا لله وإنا إليه راجعون
Bro 7 xabadod ayaa lalaqsiiyay ereyada nuucan ha uisticmaalin qof si xaqdara ah lagu dilay
Inaa lilaah wa inaa ileeyhi rajicuun
50 aaa ALLAHA UBOOGA DHAYO CAAFIMAAD TAMAAM AH ALLAHA SIIYO
Subaxal Allah 😢😢😢😢😢😢
Inaalaahi wa inaa ileyhi raajicuun
Ilaahay umadaan ha soo hanuh
Uniyo.
Allaha unaxariiso danbigiisa Allaha dhaafo illahow Xaqiisa usoo dhici Yaa Rabi
Allah uunaxaribo 😢😢😢😢
Subxan Allaha Amiin
سبحان الله
Subxaanallaah
ilaaladiisi waa carareen aaa
😂
What a heartbreaking 💔 news 📰 from Mogadishu everyday 😭😭😭😭😭
Subxanallah 😢
ILAAHOOW UNAXARIISO WAGI BARYABA DHIIG XAQDARA MA LADADINA ILAAHOW ADA NUGU FILAN CALOOL XUMO BADANA
Staafkii waa carareen aaa yaaah😂😂
Rati Wayn riddle is still kicking off!
Marka alshabaab waa qabileysay sheekada
Waa niman allshabab ahaa tatikadii way bedeleen😢😢
Hadee taas murug ku heyso waxaas wax ka daran arki doonta ragaas uma eko rag sidaas ku joogsanayo hadiii taako walbo loo dhigo war rag 15 sano duhur ku jiro oo isku hadafa wax ugu yar oo lugu qancin karane ee tahay dalkas in faraha laga saaro inleen laga adkaan waaye
Nayrobina waay kadhacday waa iskumid😢😢
Waxay galabsadeen majirto iyo qaf e wax udhimen dhiigooda xaqdaraa lagu banaystay kuwa umada dhiigooda daadinay ALLAHA KUEIDO MASIIBO TAN UGU XUN umafa wey dhibeen ee ALLAHA KAQABTO
Doorasho. Nin iyo. Cod ayaa loogudbooyaa
😂😂😂😂😂
Allah ha unxariisto ilaaladiisa malacagbey qateen maxay meesha kajogeen hadey cararayaan dawlad laantu xuma xasan gurte somaliland bukuwashey dadkiisiba wuxu taraya majiro
ALLAHA UNAXARIISTO JANATUL FIRDOWSA ALLAHA KAWARABIYO MARXUUMKA GACAN KA XAQDATAN AYAA DISHAY QAFKA KALE OO KU DHAWACMAYNA ALLAHA UBOOGA DHAYO
Hade haa dhalinyarada waqooyiga kasoo galaya ee maqaayadaha IYO meelaha dhalinyarada isugu yimaadaan iska qabta muqdisho dhexeeeda ayaan ku dagaalamaynaa bay dheheen hurdada dawlada haka kacdo
Daarusalaam Ana jogo waxasna ma maqlin
Subxnalaah subxanalah
Darusalam waxaa iska leh Alshabaab lalama yaabayo taas
Ilaalidi wacararen aa
Illaalada ayaa la .ogayd maxay u baxsadeen
kuwa waardiyaha ee fuleynimada darted ucararay halaso qabto hana ladilo waayo ragaan hadi is farasaari lahaayen ma baxsan laheen
SHAQA SOMALI🇸🇴 LAGU AQANA WAAYE DILKA WAANA KUFANAAN IN EEY WAX DILAAN
Saas ha u hadlin soomaali dad illaah yaqaan baa ka buuxa oo aan u dhawaan xataa wixii illaahood uu ka reebay iyo illaaheenba
😡
Huruwaay iyo Daarul salaam ma isku agyaalaan
😂
Qyaa ku dhahay wee isku agyaaalaan.