DEG DEG DFS oo Talaabo lama filana ka qaaday Imaradka & Itobiya, 5kun ciidan Itobiya oo Xadka kasoo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

Комментарии • 48

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 21 день назад +4

    XasbunAllah wanicmalwakiil Etobia iyo Emaaradka sharkooda xasidnimadooda Allah ha ka tuso wadankooda Amiin yaa Rabi.xasbunAllah wanicmalwakiil.cadowga umada somaliyeed cagta ka hoos Amiin yaa Rabi

  • @alimohamed6918
    @alimohamed6918 21 день назад +1

    Xoooooolo
    Wa sax shiidka ku jees jeesay
    Ha dhadhamiyo

  • @mohamedqoobfaras2758
    @mohamedqoobfaras2758 21 день назад +2

    Ilmaradk Aut Soomaliya As Son As Posible.

  • @xaliimokeynaan8465
    @xaliimokeynaan8465 21 день назад

    Mahadsanid madaxweyne

  • @mohamedqoobfaras2758
    @mohamedqoobfaras2758 21 день назад +1

    Aut Itoobiya As Son As Posible.

  • @Clcasiiscumar
    @Clcasiiscumar 21 день назад +3

    Canaan maxaa keenay lamajoogo wakhtigii canaanta

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 21 день назад +1

    Imaraadku waa cadowga aduunka qaaribay oo ah calooshood u shaqeeytayaal aan lahayn damiir- lawayaal oo dowladihii muslimka buurburiyay, waxaa wanaagsan in laga saro Somalia.

  • @ContentPuppies-yo3vp
    @ContentPuppies-yo3vp 21 день назад +1

    Hadduu Xasan run sheegayo
    Waa inuu safiirada labadaa dal cayriyaa
    Ugu yaraan muu iska joojiyo
    Diyaarad ayuu eryi kariwaayaye
    Ma safiir ayuu eryi karayaa

  • @mohamedqoobfaras2758
    @mohamedqoobfaras2758 21 день назад +1

    Imaradka Waa Cadowga Islmaka Qaastan Soomaliya.

  • @user-gf5is9wu1k
    @user-gf5is9wu1k 21 день назад +2

    Muu ceyriyo emaradka iyo ethiopia

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 21 день назад

    Fly Dubai Goor Hore Ayey Muqdisho Ka Goday lakin Gobolada yey tagtaa Maa Gebigeeda laga jaro dalka

  • @birmaddafle
    @birmaddafle 21 день назад

    Fila somalia santander leh ithiopia dawlad nooma aqoonsana

  • @user-pp9yb6dz6k
    @user-pp9yb6dz6k 21 день назад

    Imaaraadka laba wejiile ah may dowlada talaabo maay ka qaado iyo itoobiyaanka

  • @waabarimedia435
    @waabarimedia435 21 день назад

    Nin daad qaaday xumbo cuskay

  • @jamaalmohamud9679
    @jamaalmohamud9679 21 день назад

    Qashinka Ethiopia iyo Imaraatka dalka ha laga cayriyo.

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 21 день назад

    Kkkkkk ader way iska ciday hayadu alla ohin weyna wa qof iska ciyey

  • @xasanbare6078
    @xasanbare6078 21 день назад

    Somaaliya awoodi dowladnima mahaysata magacii unbaajooga sidaas darteed ciddii rabta baa ku xadgudbeysa.

  • @yassinsheikh5590
    @yassinsheikh5590 21 день назад

    Xukumada xasan dhiiqo cid maqlasa malaha waayo waxay ogyihiin in.uuyahay dameerlaawe

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 21 день назад

    Imaaraadku waxaa uu ku haystaa ciidamo calooshooda shaqaystayaal ah waxaana uu ka qoraan macdanta iyo Dahab buuraha.

  • @zeynabahmed732
    @zeynabahmed732 21 день назад

    Maxay sameyeen EAU and Etonian

  • @CabdullahiHawarwaaa
    @CabdullahiHawarwaaa 21 день назад

    Saxan sheikh waa inuu joojiyo itoobiyo imaaraati diyaarada laga joojiyo duulitaanka at ku yimaadan soomaali in laga joojiyo imaaraati waa in laga ceyriyo safaarada ay ku leedahay

  • @CabdullahiHawarwaaa
    @CabdullahiHawarwaaa 21 день назад

    Itoobiyo iyo imaaraati labada war ma yeelay oo cadow dhulka iyo bada iney qaataan ayey isku baheyseen

  • @user-nh8wf2oe8u
    @user-nh8wf2oe8u 21 день назад

    Yaan leydin sirin soomaaliyeey imaaraadka iyo itoobiya. Waa. U ehel xasan wax ka jira ma leh hadalkan. Waa mida ii cadeyneysa. Inuu xasan. Si qoota qoota ah noo galbinaayaan. Awalba ma mooganeen. Xsan imaaraad. Iyo itoobiya. Hadaba. Madaxtooyuu ku jiraa safiirka itoobiya

  • @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
    @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 21 день назад

    Waar xasan sh hubnalasoo gaadh anagaa kufilan itoobiya iyo Maratha

  • @user-ws6zc2ej7x
    @user-ws6zc2ej7x 21 день назад

    Abii Ahmed Canaan waxba kamatareyso

  • @adenismacil6351
    @adenismacil6351 21 день назад

    Imaraadku wuxuu wakiilka tahay yuhuudda iyo gumaysatayaal kale waxayna doonayaan meesha ay iska galaan badda cas iyo bad waynta hindiya si dadka soomaaliya loo dhaxal wareejiyo

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 21 день назад

    WALLEE MEEL. DHEER AYUUW SURAY ITOOBIYA IYO RUFIYAANKA ADUUNKA EE IMAARAADKA GEESIGEENII DALKA AABBO FARMAAJO EE DHUUNI RAAC XASAN SHEEKH HADDUUW KA SHALAANAYAA MARKII AAY CADAABADOODA KU BADATAY MAXUUW KA GAARAA HADEER XASAN DHIIQO

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 21 день назад

    YAA. KABAQA ITOOBIYA. WAAYAAB. DAL. KA ITOOBAYIA. ISAA. HADA. KU WAREERAY. DAL. KIISA. DAGAALO. KA SOCDAAN

  • @Baaruuda2024
    @Baaruuda2024 21 день назад

    Kkkkkkk Itoobiya❤❤❤.. wallee tuugsi iyo asqonimo ayaydaan meel ku gaadhin. Waxaad hore usoo fasheen oo dhan ayaydaan waxba ku guulaysan ma quustayaasha

  • @ibrahimshanfool
    @ibrahimshanfool 21 день назад

    Maxaad garoowe iyo hargeysa aad ugu wareegeysaan hadii aad run sheegeysaann guudbahaanba dalka maad ka mabnujcdaan labadaa dowladood hadiise muadisho aad u ogoshihiin garoowe iyo hargeysa aad u diideysaan ma caqli galbaa fakaraasi runta isu sheega fedaaalkow

  • @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
    @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 21 день назад

    Dalka kaceyri imaaraatka waa xaaraan yahuuda xidhiidhka ujar dubay

  • @user-lb4ub5nd3b
    @user-lb4ub5nd3b 21 день назад

    Midnimada uu hada ay qadaad weyn doonayso 1991 ayaa lakala tegey wax aan cidina kaa qorayn haku hamiyin hargeysa waa dawlad sharciya ee xasan hoolifaw orod nagala tag iimaan la.aanta sidii neef la gawracay ha galgalan ...hoolif xaassid awoodii xasan hoolif

  • @CaliAxmad-c2q
    @CaliAxmad-c2q 20 дней назад

    Somala wax haga ma hayso xasan sh wajah warmer San yahay

  • @user-gf5is9wu1k
    @user-gf5is9wu1k 21 день назад +2

    Kuwa xadka ka soo galayana waa in wadanka ay deg deg ugu baxaan

  • @YahyeomarYusuf-rx4sd
    @YahyeomarYusuf-rx4sd 15 дней назад

    Kumawaansamayaan..maxayelay ethiobiy..ciidan gaaraya 7oooh.ayaa.gudaha.somaaliya.sidaas.daraadeeet a

  • @husseinhassan1096
    @husseinhassan1096 21 день назад

    Ethiopia ayaa sii beeraysa argagixiso

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 21 день назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂Somaliland is not Somalia 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Gellehboon
    @Gellehboon 21 день назад

    Midnimadan ay kuwaasheen kagay joogtaa 1991 aya kabaxday somaliland ma imika ayay baraarugeen waar wax midnimo ah oo kadhaxaysa somaliland iyo somalia majirto

    • @abdibuul7422
      @abdibuul7422 21 день назад

      Somaliland haday door biday,lamidowga Ethiopia halka ay kabeydhan dadka somalida ah,kamaalidoonan goorta ay oromoda iyo axmarada aay kukor kaadshan mindi oos kutagtay.

  • @AbdirahmanDirie-z9r
    @AbdirahmanDirie-z9r 21 день назад

    Waar xagjirnimada intaa leg maxay aheyd. Walaa adiga, Walaa xasan sheekh cid na soomaliland uma joojinayso. Shikadaha diyaaradaha we laxabsi gelinaayaa ma iyagaa u baahanahey. Mise dadka soomaaliyeed baa u baahan?

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 21 день назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂stop drama

  • @AbdullahiGELLE-cv1zm
    @AbdullahiGELLE-cv1zm 21 день назад

    🤮

  • @Baaruuda2024
    @Baaruuda2024 21 день назад

    Garoowe maxaad wadaagtaan

  • @Baaruuda2024
    @Baaruuda2024 21 день назад

    Itoobiya iyo imaardku midna waxba kama qoro the failed state of Somalia.. Dawladba ma ahee maxaa laga qoraa.

  • @Baaruuda2024
    @Baaruuda2024 21 день назад

    Uae ❤ Ethiopia ❤ Somaliland

  • @Baaruuda2024
    @Baaruuda2024 21 день назад

    Qaranimada Somalia waa argagixisada kkkkk

  • @Baaruuda2024
    @Baaruuda2024 21 день назад

    Ceeb iyo qar iska xoornimo kama kortaanba. Car wakaase bal ha idin dhagaystaan oo haka saaraan magaca Somaliland ee aad ku xafashteen. Somaliland allow dhawr Argagixisadana allow dawlada taagta daran ka yeel waabay tahaye

  • @user-ws6zc2ej7x
    @user-ws6zc2ej7x 21 день назад

    Abii Ahmed Canaan waxba kamatareyso