Soomaalida iyo faraacinadii masar | Qisooyinka shucuubta Dhagdheer tusaale ahaan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • xigashada sawirada dhag dheer : cpb-us-w2.wpmu...
    waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho
    sheeka xariirooyinka soomaalida , sheekada cigaal shiidaad
    sheekada dhag dheer
    dhagdheer

Комментарии • 581

  • @ogaansho
    @ogaansho  4 года назад +254

    kus oo biira Twitterka ogaansho : twitter.com/OGAA_NSHO

  • @mahadmuxudin1960
    @mahadmuxudin1960 4 года назад +224

    Nebi muhammed (scw)

  • @samatarismail1718
    @samatarismail1718 4 года назад +119

    dhagdheer dhimatoo dhulkii nabdeey. waagan yaraa hooyadey iga sheekeyn jirtey runtii aad ban u xiisayn jirey waxay noogu jirtey halka maanta ciyaalka u ugu jiro film kartoonka iyo madadalada caruurta.

  • @fahadmohamed3315
    @fahadmohamed3315 4 года назад +11

    Soomaalidu waa bulashada ugu sheeko xariirada badan waana bulsho caqli ☝️☝️☝️ inta igu raacsan farta taaqa

  • @maalintaada7731
    @maalintaada7731 4 года назад +355

    Dhagdheer dhimatay dhul waa Nabad qofki sheeko ku maqlay suulka kor ha u qaado
    👇
    👇😂💙💁

  • @alibulle7612
    @alibulle7612 4 года назад +102

    Hadaad ogaansho markasta la socotid oo aad jeceshahay waxaa tahay qof horumarka iyo taariikhaha jecel.
    First comment

  • @ahmedsheikdon8402
    @ahmedsheikdon8402 4 года назад +54

    Aniga waxan aamin sanahay faraciinta in ey ka so farcameyn somalida inta igu racsan fadlan hoos ku so qor comments 👇

  • @mesutfitness5513
    @mesutfitness5513 4 года назад +40

    Ogaansho kanalka an ugu jeclhy kana faa’ideysto in bdn ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ihairextend2486
    @ihairextend2486 4 года назад +87

    Laascanood ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ love to all Somalia ppl

    • @Alisalah_24
      @Alisalah_24 4 года назад +4

      ihair extend sarmaanyo❤️

    • @hasan4901
      @hasan4901 Год назад +1

      Awoowo anba wan idin jeclay xata haad nanacdeen arab awoowoyaashay dhulbahante

    • @zackhajji0000
      @zackhajji0000 Год назад

      3 years ago iso jawaab hadad nooshay

    • @kingahmed8839
      @kingahmed8839 10 месяцев назад

  • @MMTV-nh1jz
    @MMTV-nh1jz 4 года назад +32

    Dhagdheer dhimatooy😂 Dhulkii nabad Nooqny😂😂

    • @Mooraal0
      @Mooraal0 4 года назад

      Djiboutian Always dhulkeeni barwaaqo soomaaheyn

    • @aahmed3879
      @aahmed3879 4 года назад +1

      Dhulki nabadeey waye

    • @sakiismail4362
      @sakiismail4362 4 года назад +1

      Dhagdheer dhimataye cirkiyow so daruuree

  • @farhiashireabdiahmed7640
    @farhiashireabdiahmed7640 4 года назад +40

    Qof somali ah oo aan dhag dheer aqoon ma jiro bari iyo waqoyi ila galbeed 🤣🤣😂😂 shekoyinka la iga shekeyay bey ka mid aheyd yaranteyda

    • @siciidshabac3960
      @siciidshabac3960 4 года назад +4

      Farhia shire Abdi gartay waqoyi sheekadu xagoday ka timi barina way yaqanin baa tiri ilaa galbeedka shishe maxad nooga tagtay anaga rer koonfur ama muqdisho thanks

    • @siciidshabac3960
      @siciidshabac3960 4 года назад

      @@musharafkodah aboowe waxan kayabay siday xasid nimada ay noqabto

    • @siciidshabac3960
      @siciidshabac3960 4 года назад +1

      @@musharafkodah waa wax dhici kara aboowe tnk

    • @aamiinofficial6401
      @aamiinofficial6401 4 года назад +1

      Sax walaaha

    • @blessingchanne1866
      @blessingchanne1866 2 года назад

      Nfd makasayAn

  • @UrCristiano-x8v
    @UrCristiano-x8v 4 года назад +130

    Inta ayeydood u sheekeen jirtey is muujiya.
    ⬇️

  • @zyl4260
    @zyl4260 4 года назад +12

    Waxaan xasuustaa anoo yar ayaa la igu seexin jiray dhagdheer ayaa soo socota e seexo seexo maalintiina waxaan ku geeraari jirnay dhag dheer dhimatee dhulkii nabad 😂😂😂🤣🤣🤣👏👏👏

  • @catooshyare5978
    @catooshyare5978 4 года назад +19

    Sxp sre waad mahad santahy sida sharafta leh noogu soo gudbisi muqalada somaliya iyo xaqaaiqda ku sabsan

  • @carabjr5891
    @carabjr5891 4 года назад +23

    asxabul ogaansho like ii saara

  • @bilalaslam4693
    @bilalaslam4693 4 года назад +10

    ياخي انت اسطورة حية

  • @abdimajiid5351
    @abdimajiid5351 4 года назад +6

    Suul cayn
    dhagdheer
    Shan badhyoodle
    waa sheekeeyinkii aan yaraantii Ku cawayn jiray

  • @mohamedabdullahi2164
    @mohamedabdullahi2164 4 года назад +7

    thank you very much. My brother is appreciated for all the knowledge you give us for our country. I wish you continue to Sha Allah. ❤️❤️

  • @macluumaad9810
    @macluumaad9810 4 года назад +4

    Ogaansho zxpo waan ku taageeraa

  • @xogmaaltube2246
    @xogmaaltube2246 4 года назад +4

    Wll Omar inshar waku salamay waadku mahad sanatahy wax badan ka faiidney masha allah Allah ku xafidoh

  • @sportschannel6987
    @sportschannel6987 4 года назад +5

    Maduc aaad uu mcan wllhy wllo noo wad mawducyadan ooo kle shekiyika ka helay ba

  • @cabdifataaxxasan7544
    @cabdifataaxxasan7544 4 года назад +6

    masha allh wll waad cod fiicantahy

  • @abdirashidibrahim8166
    @abdirashidibrahim8166 4 года назад +5

    Masha allh ustaad from turkey ❣

  • @ahmedabdi14
    @ahmedabdi14 4 года назад +19

    Barnamij ban dawanayay markan arkay ogansho wa hilmamay barnamijki wll like isiii

  • @rayanabdikadir3844
    @rayanabdikadir3844 4 года назад +5

    masha allah wll omar inshaar wxn kaga mhd celina xigmadaha aad noo soo gudbineysid

  • @naciimaqurux571
    @naciimaqurux571 4 года назад +22

    reer lascaanod meyeee❤👈🙏

  • @adoonalleadoonalle4573
    @adoonalleadoonalle4573 4 года назад +3

    Maasha Allah sinaad u qurxoon ayaad u diyaarisay, mahadsanid Cumar

  • @Mohamedukun
    @Mohamedukun 4 года назад +16

    Ogaansho wlhi vedio yaayadada markan daawanaayo ano raba ayay iga dhamaadan niyada waxan iska dhahaa muu dheeraado

  • @salmacadey7548
    @salmacadey7548 4 года назад +4

    Mahadsanid.wallky cumarow❤❤❤❤❤😍😘😍

  • @abshirgoodluck8582
    @abshirgoodluck8582 4 года назад +4

    Thanks OGAANSHO

  • @mohahareri4508
    @mohahareri4508 4 года назад +26

    Majiro qof iga hor dawaday like ii zaar wll

    • @fahadmohamed346
      @fahadmohamed346 4 года назад

      Noociina shimee meesha ka tageesiin 🤮

  • @mowliidyusucaaffical5387
    @mowliidyusucaaffical5387 4 года назад +6

    Hadan awod ulahan laha kun 10000 leik ah ban kusari laha wall qimo badan

  • @mkhaasmkhaas2714
    @mkhaasmkhaas2714 4 года назад +2

    Hdanahy soomali dhaqabkeena wa mid wNaGsan
    Wax diinta qilafayana kuma jiran hdy jirana wax khatar bdan ukeenaya umda soomaaliyeed mahn
    Ilahow diintada nagu dil naguna nolee🤲🤲🤲🤲

  • @halabso1
    @halabso1 4 года назад +13

    ogaansho iyo teamkiisa soomaaliyeed salaan kal iyo
    Laabaan idiin kusalaamay

  • @xidigamuqdisho2643
    @xidigamuqdisho2643 4 года назад +18

    Wooow
    Kee3p going
    My brother
    Omar ❤✌

  • @hayaan8738
    @hayaan8738 4 года назад +20

    Aniga lascanoD Ayaan kasoo jeeDa
    SheekaDaaz way jirtaa Ayaan Qabaa

  • @amiinadam7218
    @amiinadam7218 4 года назад +15

    Ogaansho hore u soco ❤️

  • @zalmiita5623
    @zalmiita5623 4 года назад +8

    Cajiib walhi sheekadan Dad wayan sidaan ka wariyay iyO sida uu hada CuMar u warinayo waa mid aanan waxba ka duwanayn......

  • @Beyle-wasuge
    @Beyle-wasuge 4 года назад +5

    Ogaansho ✅👍

  • @sacdiyosalaad9198
    @sacdiyosalaad9198 4 года назад +2

    Hh masha allah wa xasuusta shekada dhagdheer shukrn wll 😆

  • @pharthuzdiamond8870
    @pharthuzdiamond8870 4 года назад +14

    Inta aragtay qabrigii arraweelo ubaxna saartay iyo boholaha xargega ani cml ismuujiya reer sool iyo reer sanaaag👍

    • @Quran.allkarem
      @Quran.allkarem 4 года назад +1

      Bohilaha xergegan from caynaba😂😂😂

  • @eesy8947
    @eesy8947 4 года назад +6

    Masha Allah dadaal weyn ayaa markasta siisaa afka somalia ino kor ukico mahad sanid 🙏

  • @qulasadaqays
    @qulasadaqays 4 года назад +5

    this is video is very good
    I love ogaansho and cumer cirshar
    qofki kahelay video gan like ta hakala bakhaylinina.

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 4 года назад +1

    Soomaalidu waa dad taariikh dheer leh shukran omar

  • @umujureej3950
    @umujureej3950 4 года назад +7

    Ogaansho💚

  • @omarelmohamedy7420
    @omarelmohamedy7420 4 года назад +5

    Masha allah ustaad nasiib wcn

  • @ashoaliabdullahi1797
    @ashoaliabdullahi1797 4 года назад +29

    Laascaano hooyada sheeko xariiroyinka❤️👍👍

  • @Sidokale
    @Sidokale 4 года назад +4

    Mashaalah mahadsanid walal

  • @farhanhassan3829
    @farhanhassan3829 4 года назад +26

    1:30 cigaal shidad marki colka ka dhuntay xaskisana la waydiyey intay hadlina dhahay naa shaloo go'ay dheh
    Shekadaan class saddexad ku dhigtay xusuus time wlh

  • @bashirabdirahman5161
    @bashirabdirahman5161 4 года назад +5

    5:00 dhag dheer dhimatoo dhulkii nabadee hhhhh xasuus

  • @abdiwasaabdi3531
    @abdiwasaabdi3531 4 года назад +6

    Assalamu alikum walal oinshar
    Waad ku mahadsantahay hawsha Adag ee aad u hayso umada somaliyeed

  • @samatarcabdijamac3094
    @samatarcabdijamac3094 4 года назад +3

    Ustaad allaha ku sharfo caqliga iyo Cimrugana haku barakeeyo❤️❤️

  • @naasirsiciid654
    @naasirsiciid654 4 года назад +6

    mnsha allah halyeeyga somaliyed omer inshaar

  • @Omar_daneeye
    @Omar_daneeye 4 года назад +2

    Nabi Mohamed (scw)

  • @haniitaosman8576
    @haniitaosman8576 4 года назад +1

    Waae mahad SAN tahay walal inoo soo badi barnamijkan camal walal jazakallah

  • @abdullahisane
    @abdullahisane 4 года назад +6

    Ogaansho wa chanalka kaliyo an kadaawto youtub 😘🔥💯

  • @GeoQuests1
    @GeoQuests1 4 года назад +4

    Ustaad keep going

  • @naturechannel7161
    @naturechannel7161 4 года назад +5

    Caadi ma ah wax aan ilaawo ayaaba no so xasuusisay cumaro yar yaarteydii mahadsanid

  • @familyworld8321
    @familyworld8321 4 года назад +10

    Boqolaha xargqgo nin xiimahayey xiran nin dulahayey dabraan 😂 ya yarantii so dhihi jirey

  • @maxamedqani2370
    @maxamedqani2370 4 года назад +5

    Ogaasho
    Dhiiragaliyaha dhalinyarada
    Somaliyeed hadalo xigmadle
    Masha Allah nolaada

  • @rashidmohamedahmed6764
    @rashidmohamedahmed6764 4 года назад +2

    Dhag dheer waa gabadh dhulbahante ah oo jaamac siyaad ah. Meesha ay ku nooleed waa buuraha xargaga
    Thanks walal

  • @donciiltrehjr1488
    @donciiltrehjr1488 4 года назад +2

    Omar inshaar keep going bro from sanaag anoon dawan ogaHay wlHi inan wax ka faaiidayo

  • @abramjeylani2462
    @abramjeylani2462 4 года назад +10

    Like tu maxay faa iido leedahay.
    Comments kiiba like ii Saar baa salag lee🤣

  • @Keyd47
    @Keyd47 4 года назад +5

    From lascanod 😂🙏

    • @ogaansho
      @ogaansho  4 года назад +1

      Boholaha xargago igu salaan 😃

    • @Keyd47
      @Keyd47 4 года назад +1

      @@ogaansho 😁 haye ustaad 🙏

  • @daaudxusen7991
    @daaudxusen7991 4 года назад +1

    Thanks sxb

  • @hassanalhariri380
    @hassanalhariri380 4 года назад

    Xusuus wayihii caruurnimada mamurugoon jirin waqtigii quruxda badnaa
    Shukran cumar m.inshaar

  • @mohamednuur9125
    @mohamednuur9125 4 года назад

    Thanks my bro

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 4 года назад

    Omar in shar man sha allah illahay haku daayo huuuuuuuno

  • @moyaciye2981
    @moyaciye2981 4 года назад +23

    Fadlan hadad hooyo jeceshay like saar ❤️❤️❤️❤️🌹❣️❣️

  • @ayaansiciid765
    @ayaansiciid765 4 года назад +15

    8:13 Dumarka aan waxba dhaamin maxaad kawadaa 👀 yacni dumarku raga way la liitaan miyaa? cajiib!!!
    Hadaba raga markay dhuufaani jirtay siday dumar u noqdaan umaysayn jirin lkn sabab qof awr dhuufaanan ama orgi tuman arkay wuu garanaa oo Neefka hamadii way ka tagaysaa sidoo kale iska caabin mayeelanaayo oo neef bahdii ka tagtay buu noqonayaa oo mudeeca sidaa awgeed bay araweelana doonaysay in xukunka Ragu qubsan oo noqdaan qaar iyada adeeca sidoo kale may rabin in rag danbe dhasaan cadaawad ay raga u qabtay awgeed sababtoo ah markay yarayd buu aabaheed hooyadeed ku agbireeyay .

    • @dhawrsansidiihooyaded8312
      @dhawrsansidiihooyaded8312 4 года назад +1

      😂😂😂 😂 yaab raga somalida yasiday nayasan arawela usababa waaxa gudni ka fircooniga ugu sameyenba waa inay wada carawelo noqon ilen iyaga waa oday biqo kale 🤣🤣🤣 istaqfurnlh ilahow noo dambi dhaf

    • @ayaansiciid765
      @ayaansiciid765 4 года назад +1

      @Maaria Ali 😹😹😹😹😹😹😹😹💔

    • @farhanhassan3829
      @farhanhassan3829 4 года назад +5

      Gabdhehena somaliyed cuqdad ah in ragu yasaan ku jirta plz waxaa iska ilaaba qof qof ka fican adunkan majoogo
      Alla ka cabsiga lagu kala horeya sis
      ♥️♥️♥️ u

    • @ayaansiciid765
      @ayaansiciid765 4 года назад +6

      @@farhanhassan3829 waa run wll cibaadada ayuun baa lagu kala fiicanyay lkn weedha 《waxay duufaani jirtay raga oo ka dhigi jirtay koromo dumarka ka aan waxba dhaamin》 maxaad adugu ku sheegi kartaa amaan miyaa wax cuqdadana nagu majirto just in in magacayaga sifo xun loo isticmaalo ayaan diidanay

    • @Daljirkii101
      @Daljirkii101 4 года назад +1

      ayaan siciid aan ku waydiyee dumarku ma xiniinyo ahay leeyihin. hadaba waa tas ta u omer ka hadlayaa..

  • @amiinhaibe
    @amiinhaibe 4 года назад +8

    Bal buluqbuluq deeda daya iga qoslisay😂

  • @tuugajabsadayoutubka6180
    @tuugajabsadayoutubka6180 4 года назад +6

    Hhhhhhhhh
    Maxaa laygaga sheekeeyey Dhag dheer Hhhhhhh

  • @clraxmaansiciid3533
    @clraxmaansiciid3533 4 года назад +3

    Allaahu akbar✊✊😍😍

  • @hawraarsanmedia1979
    @hawraarsanmedia1979 4 года назад +4

    Hadaladii an maqli jiray waxaa kamid ahaa Dhagdheer dhimaty roobay
    Hadaladaas ayan kaxsuusta hadaladi aan yaranteydi maqli jiray

  • @abdow4104
    @abdow4104 4 года назад +4

    Sheeko wanaagsan 👍

  • @abdirashidcananug7861
    @abdirashidcananug7861 4 года назад +4

    Ustaad cumar ❤️🙏

  • @saddamxusayn516
    @saddamxusayn516 4 года назад +1

    Hhhhhhhhhhhh video wa kii ugu horeyay ee ogaansho aan ku arko ee iga qosliyay dhagdheer 🤣🤣🤣🤣

  • @kumanriyaqinebalkadzo1760
    @kumanriyaqinebalkadzo1760 4 года назад +1

    sheekadan dhagdheer ayaayday baa noga sheekayn jirtay birigaanu yar yarayn aniga iyo wallkay iyo walshay xasuus i miss you ayeeyo wallhi 😢😢😢😢

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 4 года назад +1

    Mahadsanid wll qli

  • @zyl4260
    @zyl4260 4 года назад +5

    Bravissimo omer

  • @mkbahnaano1259
    @mkbahnaano1259 4 года назад +73

    Somli ha daata hay LIKE isaar

  • @MACQUUL_MEDIA.
    @MACQUUL_MEDIA. 4 года назад +15

    SOOMALI WEYN SUBSCRIBE IISAARA IYO FANSKA OGAANSHO.

  • @abuuuifiye9327
    @abuuuifiye9327 4 года назад +2

    Mnshaalh mnta anigaaa ogu horeya oo firsanaya

  • @khadiijomaxamuudbarre7848
    @khadiijomaxamuudbarre7848 4 года назад

    Walale cumar waad Ku Mahad santahay waqtigaad inoo hurtay inbadan waan kaa faaiday jazaaka allahu qeyr

  • @arimaheena7685
    @arimaheena7685 4 года назад +1

    Farta taga inta hoyadod dhagdher uga shekayn jirtay✌

  • @fadhigakakkacchannel6375
    @fadhigakakkacchannel6375 4 года назад

    Maaashaaa allah
    Mhdsnd ustaad cumar inshaar

  • @mohamedabdullahi1367
    @mohamedabdullahi1367 4 года назад

    Cumar inshaarow afkaaga caano lagu qabay 👍👍👍👍

  • @nuurteacher3058
    @nuurteacher3058 4 года назад

    M.a ustaad oinshar jazaka laahu qayr ustaad

  • @b10azozop13
    @b10azozop13 4 года назад +60

    Inta ku xidhan channelka ogaansho
    👇
    👍

  • @ASRAARMEDIA
    @ASRAARMEDIA 4 года назад +3

    From laascaNod, Xargaga😂

  • @AadiyoAadChannelabdiaziz
    @AadiyoAadChannelabdiaziz 4 года назад +2

    dhag dheer dhimatay dhulkeeni waa nabad 😢🤔🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @blackman8295
      @blackman8295 4 года назад

      Al shabaab ma dhatoo dhulkii nabadee dadow soo laabataan

  • @elhamada7273
    @elhamada7273 4 года назад

    Shukran Ustaad Cumar

  • @salmaan6684
    @salmaan6684 4 года назад

    Maashaa allaah saaxiib cumar haddaad muuqaallada noocana noo soo badiso waan jeclaan lahay alle haku barakeeyee..❤👏

  • @ahmedsiciidsoofe3233
    @ahmedsiciidsoofe3233 4 года назад +1

    Dhegdheeer waxa dilay iidle faarax oo uu qabay walalkii waxana u dhashay wiil
    Saasay ku dhimatay aaan ku saxeee
    Ogaansho

  • @moyusuph3522
    @moyusuph3522 4 года назад +6

    Dhag dheer Alla mxaa leegu seexin jirey. 😂😂

  • @harunsheikh8520
    @harunsheikh8520 4 года назад +12

    Insha Allah waa inan cergaabo aado si'an usoo arko qabriga caraweelo.

  • @abbas26
    @abbas26 4 года назад +3

    2:30 Shicirkan waan aqaan 👍

  • @fuadlazio9805
    @fuadlazio9805 4 года назад

    sheekooyinkan waagii hore caruurta ayaa lagu maa weelin jiray iyagoo garaas kooda lagu cobcinayo markaas baa lowfa sheekayn jiray qof dhibaato soo wajahday iyo siduu xalka u helay ugu dambayn waxaana caruurta lagu barbaarin jiray geesinimada iyo hal adayga mnsha allh hore u soco indrka channelkan lahow

  • @barisamaadtv5176
    @barisamaadtv5176 4 года назад +1

    Anoo caruura ayaa Layga sheekaynjiray jiray
    *Dhagdheer*

  • @Zaki-qj2zb
    @Zaki-qj2zb 4 года назад +2

    Reer sool like igu sharaaf