Ninkan in ka badan 40 Bank ayuu si nabad ah u dhacay xili FBI-da ay nolol iyo geeri ku raadinayeen 🤔

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • CONTACT ME:
    INSTAGRAM👇👇
    ...
    For copyright Problems please contact me: iamifiye1@gmail.com

Комментарии • 135

  • @Xaamudcosmatics
    @Xaamudcosmatics Месяц назад +13

    welcome back team xarfaanta jecel😂❤❤

  • @ibnudharaar
    @ibnudharaar Месяц назад +12

    haa kuwanan ku seexda Ifiyow sxbo kuwaan cml. nooso badi
    xarfaanta aderkood.

    • @Hamulahskai
      @Hamulahskai Месяц назад +1

      Isu mid ayn nahy hadda wanba isu diyariyy fa😂

  • @sucaadsalam
    @sucaadsalam Месяц назад +8

    Finally a farihii tuugnimadaa soo labty kuwa carabta maba kuheesto😂🥰🥰

  • @yacquubawil3680
    @yacquubawil3680 Месяц назад +6

    Zxp sidaas noogu soo badi in.a waad guuleysaneysa❤🎉

  • @Mansuur123-yf3hl
    @Mansuur123-yf3hl Месяц назад +23

    habeen fiican qof walba OO muslim ah 😂😂😂❤🎉

    • @ismaaciilibraahim3980
      @ismaaciilibraahim3980 Месяц назад +1

      Haa 😂😂😂

    • @qadramaxamed367
      @qadramaxamed367 Месяц назад +1

      Lpx meshan gaal majoogo see wax u wadaa😂😂😂😂😂

    • @ismaaciilibraahim3980
      @ismaaciilibraahim3980 Месяц назад +1

      There is nothing to worry about what the hell are you talking about

    • @ismaaciilibraahim3980
      @ismaaciilibraahim3980 Месяц назад +1

      Sorry if I did something wrong but I was just trying to get like 👍

    • @Mansuur123-yf3hl
      @Mansuur123-yf3hl Месяц назад

      @@qadramaxamed367 qaar gaalo ismood ah baa jira.😂😂😂

  • @Dalmar66
    @Dalmar66 Месяц назад +5

    Sxb mahadsanid xarfaanta ayaan ku heysanaa

  • @AxmedWarsame-z1r
    @AxmedWarsame-z1r Месяц назад +6

    Anaa u horeeyo🎉🎉❤❤❤

  • @Munaismacilclaahi
    @Munaismacilclaahi Месяц назад +9

    Team xarfaan see dareemysaan caawa ♥️ 🤫🫡

  • @AhmedaliMohammed-gd5sz
    @AhmedaliMohammed-gd5sz Месяц назад +4

    Ilays sxb please ilahadal

  • @DekaDahirAhmed
    @DekaDahirAhmed Месяц назад +5

    اللهم انصر اخواننا في غزة ❤❤

  • @SomilaSomilasomila-gn7hp
    @SomilaSomilasomila-gn7hp Месяц назад +9

    wll layaad aan uduceno wllken Omaar aleha cafiyo 🤲🥺 dhamaan intaxanun saneso amiin yaa rabi

  • @suhaybabdinasir7158
    @suhaybabdinasir7158 Месяц назад +33

    Nio qisoyinka xarfanta noso badi Carabna marabnee ❤

  • @maxamedjaamac150
    @maxamedjaamac150 Месяц назад +3

    asc ifiye sxb sare soo dhowow ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaxamadAxmad-ws9mu
    @MaxamadAxmad-ws9mu Месяц назад +5

    Waxaaba sognaba waakaaheynaa❤

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i Месяц назад +12

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡

  • @nadifayassin5984
    @nadifayassin5984 Месяц назад +3

    Waxaan wariye ku qosla erayada aad sheekada aa u dhax Darton,thanks.

  • @DaoudgeudiHamda
    @DaoudgeudiHamda Месяц назад +1

    Merci❤❤❤

  • @user-rr9bd1hi9s
    @user-rr9bd1hi9s Месяц назад +2

    War ifiyooooow tan iyo maanta kusugeene waad naga fujizay😂❤

  • @user-de9rc6ef6d
    @user-de9rc6ef6d Месяц назад +3

    Qisoyinkegi welcom

  • @maxamedjaamac150
    @maxamedjaamac150 Месяц назад +3

    ok sxb gcly ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-qc5bn1vn9y
    @user-qc5bn1vn9y Месяц назад +4

    ifiyaw kuwan kuhays ta

  • @saalimshaafici7756
    @saalimshaafici7756 Месяц назад +9

    Sheekooyinka xarfaanta noo soo badi Ifiyoow.

  • @Mumtaaz_Maanka
    @Mumtaaz_Maanka Месяц назад +3

    car waakaasaye qof ha idhaho anaa ka horeeyo😂❤

  • @abdirashiidcali4582
    @abdirashiidcali4582 Месяц назад +1

    Aan Ku SAXO Taliye Waa Laba State Wyoming Iyo New Mexico

  • @MaxamedIbraahim-db7yt
    @MaxamedIbraahim-db7yt Месяц назад +2

    😮zxipow cabsi cabsi diiiiiiiiiii meeee

  • @IqlaasMoha-rd7jk
    @IqlaasMoha-rd7jk Месяц назад +1

    Chanalka qisooyin lee u guraaa😢❤😂🎉

  • @user-nt5sz6dg2r
    @user-nt5sz6dg2r Месяц назад

    Mahadsanid wll ifiyow

  • @Zbmf
    @Zbmf Месяц назад +4

    First waching

  • @FaraxAwil-yc3zc
    @FaraxAwil-yc3zc Месяц назад +2

    Waaw wankahelay

  • @user-zq9cs1zb7h
    @user-zq9cs1zb7h Месяц назад +1

    Nio liaysoow qisooyinka 1saac kayar ma dhagaysan karno ee no soo dheere zxp

  • @saacissaacid338
    @saacissaacid338 Месяц назад +1

    Sxp ifiye waa ku salamay ❤

  • @saudahellobabyabdullahi3336
    @saudahellobabyabdullahi3336 Месяц назад

    Walhi ifiyow aad aya d umahadsanthy sida qurux da badn aad marwalba qisoyinka nogu soo gudbiso ❤abal ka wa xa kugudo ma aqan❤😢thanks brother

  • @abakorahmed902
    @abakorahmed902 Месяц назад +3

    Intaad fiidyawyda xarfaanta so dhigysid zxpky bd thybmalintad jojisd isma naqano arya ilaysow 😂

  • @JH-ec7tv
    @JH-ec7tv Месяц назад

    Mashallah 🙏👍💖💖💖💖

  • @nasrayasin1378
    @nasrayasin1378 Месяц назад +1

    2daba waa isku dhageesnaa😊😂❤

  • @filsanquenn1006
    @filsanquenn1006 Месяц назад +1

    War ifiyow anoo sexan rabo isoo gaaray vedio gan lkn hada like ku saray bari wadada ku maraa 😊❤

  • @xaalicabdi-vc7sz
    @xaalicabdi-vc7sz Месяц назад +1

    Ifiye wiilka dhulbahante wanku salamay wlll😂🙏

  • @kingjabra8926
    @kingjabra8926 Месяц назад

    qisoyinka xarfanta ino so badi sxb marwalbo waxa ku dhahena guleyso waxaa u qalanta 100m subscriber ah 🙏

  • @filsanquenn1006
    @filsanquenn1006 Месяц назад +1

    Ifiyow horta intee joogtaa adi

  • @SacdiyoClaahi-et2qn
    @SacdiyoClaahi-et2qn 26 дней назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤ xarfaan ta ayaa ku hesanaa walaal muqdiso rooti iyo shaah ayaa hada laga cunaa xarfaan ta niyada ayaa ku dhisanaa❤❤❤😂😂😂

  • @Caskaboy-ju9kl
    @Caskaboy-ju9kl Месяц назад +2

    Never give up pro

  • @zahrosman297
    @zahrosman297 Месяц назад +2

    😂😂😂😂😂😂 shikran wll lakin ilalas man maqlin balse mey kula thy 80 sano inow qof xirnanaayo 😅😅😅😅

  • @haajirocalishire6986
    @haajirocalishire6986 Месяц назад

    Ifiye zxp mhdsnd lkn waxaa rabna ina noowadid qisooyinkenii plz

  • @YaaraCausman2
    @YaaraCausman2 Месяц назад +2

    💗💗💗💗💗❤❤❤❤

  • @AzmaAzuu
    @AzmaAzuu Месяц назад

    Xarfaanta soo badi

  • @Sakabawaancajab
    @Sakabawaancajab Месяц назад +1

    Qisada may prt 2 leedahy

  • @captain__eagle
    @captain__eagle Месяц назад +2

    37 bas baa ilaa caawa xitaa shaqooyin aan qabsan lahaa beri udib dhigtay ifiyo wxn islaha ugu yaraan halsaac. 😂😂😂

  • @CaalimIsmaaciil
    @CaalimIsmaaciil Месяц назад +2

    War kolay toog fcn lama arage bal han dhamaysto🎉

  • @saidabdi73
    @saidabdi73 Месяц назад +1

    Shaqo wacan libaax

  • @user-ir7gx6jl2e
    @user-ir7gx6jl2e Месяц назад +1

    Wa naga nihisay rasastada

  • @user-em1ru7zd5r
    @user-em1ru7zd5r Месяц назад +1

    Meeqo qof iga soo horeesayy😂😂

  • @WaanWas4
    @WaanWas4 Месяц назад +1

    ❤❤❤❤❤

  • @user-ji9ps8gv8z
    @user-ji9ps8gv8z Месяц назад +2

    Ifiyow mushruuca la dagalanka iftiinka ka so hadal plz plz plz

  • @Usaame_cze_7
    @Usaame_cze_7 Месяц назад +1

    Lake tii 11 Anaa Saaray 😂✌️

  • @MobileCoding.
    @MobileCoding. Месяц назад +1

    Qisooyinka hackerska 1saac ilaa 2saac nooga soo dhig

  • @SidiiqCabdiqani
    @SidiiqCabdiqani Месяц назад

    Video mid ima dhaafa zhp aad baan Ku tageera 🎉

  • @_Khaalid
    @_Khaalid Месяц назад +1

    Like like like 👍

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 Месяц назад +1

    Aad iyo aad libaaax

  • @user-kj4dv2kl5s
    @user-kj4dv2kl5s Месяц назад

    Gacan jeex wax jira ma ah ifiyoow waad nacebaysay inaad garanaysan ku modaynay 😂😂😂😂😂😂

  • @khaalidmohamed934
    @khaalidmohamed934 Месяц назад

    I'm first 😂

  • @faarahsabdow3568
    @faarahsabdow3568 Месяц назад

    1 minute ago 😮

  • @user-yt9cm7ps3z
    @user-yt9cm7ps3z Месяц назад +1

    Ifiye shekoyinka jinka sooobadi

  • @qaremedia
    @qaremedia Месяц назад +1

    Wax badan ayaan dhowrnay sheekooyinka xarfaanta

  • @ummumahir7551
    @ummumahir7551 Месяц назад

    Hads ,dhagey sanya. Qisada😂waso dhahe

  • @user-ir7gx6jl2e
    @user-ir7gx6jl2e Месяц назад +1

    Rasaas run ah ayanba moday

  • @HarunDahir-be4sj
    @HarunDahir-be4sj Месяц назад +1

    Alaabtaan camal keen

  • @YeZen-b7x
    @YeZen-b7x Месяц назад

    ifiyow hda ha dhihin dee qisoyinki carabtan dynya maadama ay dad badan iga so codsadeen😂

  • @omarmohamudali1656
    @omarmohamudali1656 Месяц назад +1

    Sheekooyinka xarfanta noosoo badi carab marabne

  • @C-risaaq-Jureej
    @C-risaaq-Jureej Месяц назад

    Ustaad muuqaalada xarfaanta noosoo badi baryahan qisaa nafta nagaga qaadaye gab ka dheh ustaad

  • @d5_7a_
    @d5_7a_ Месяц назад +1

    Ayaantan dhan waa nagu dhagned hada nhy team tuug iyo Fpi😂

  • @ummumahir7551
    @ummumahir7551 Месяц назад

    Ala ifiyow plz codka naga so dhis plz walalow codka dherey

  • @fosiyamukhtar9222
    @fosiyamukhtar9222 Месяц назад

    ifiyow isn't Easy 😂😂😂😂

  • @MK-cl3uu
    @MK-cl3uu Месяц назад +1

    Naag faido maleh 80sano maxey ka faiidey 😂😢

  • @Mohamutt-sunaari
    @Mohamutt-sunaari Месяц назад +2

    Lambar one 🎉😂

  • @Muusesacadmarwaan
    @Muusesacadmarwaan Месяц назад +1

    Luke❤😢

  • @AdnaSaleebaan-st9uw
    @AdnaSaleebaan-st9uw Месяц назад

    War dhalin yaro carabta mxaa idinku diray waxaa nio gaala ka shaqaysay gaala yagana idinku diray idinkana idinku diray wlhh war dhalinyaro Muslim baa wada tihiine dad ka iska daaya❤❤

  • @user-uo5hk4xg4c
    @user-uo5hk4xg4c Месяц назад +1

    Like waa ilowday ee saar dawade😂

  • @JeceelowJeceelow-u7c
    @JeceelowJeceelow-u7c 9 дней назад

    Amiin

  • @DrTaaliya
    @DrTaaliya Месяц назад

    Can you please tell me the name of the nasheed

  • @MarwaanInaaxmed
    @MarwaanInaaxmed Месяц назад

    Zxp waxa aandoonayaa in aan tuug noqdo tough noosobado xarfaanta

  • @abdifatahirgin7210
    @abdifatahirgin7210 Месяц назад

    Ilaysow waxan maqlay elimunati ina ku jirto 😂

  • @najmamaxamud64
    @najmamaxamud64 Месяц назад

    Asc

  • @zakiyaw9267
    @zakiyaw9267 Месяц назад +1

    Likete imsad baad saartaye anigu 33😂😂

  • @NasraAbdi-f1i
    @NasraAbdi-f1i Месяц назад +1

    Sorry waa sodaaahaye

  • @AzZa-in8et
    @AzZa-in8et Месяц назад

    🎉🎉😊😊

  • @user-ot5rf7dk5o
    @user-ot5rf7dk5o Месяц назад

    Qizoooyinka soomaalida soo qor sxb

  • @AaminaSiciid-m8m
    @AaminaSiciid-m8m Месяц назад

    Hhh waad isku dhexyaacday

  • @SuraleYyyy
    @SuraleYyyy Месяц назад

    War tasi naag ma ahan ninkeda ayey fadexene 😂😂

  • @user-lj7sz6bg5q
    @user-lj7sz6bg5q Месяц назад

    Hackerska sxp ha moogaan 😂😂

  • @qadarcali727
    @qadarcali727 Месяц назад +1

    Sheeko baxsad iyo tuugnimo hdan Ku arko chanelkaga wanku duceyaa

  • @AbdirahmanGeedi-g3t
    @AbdirahmanGeedi-g3t Месяц назад

    🎉😅 wankasugeynay

  • @user-es6pz1ud5x
    @user-es6pz1ud5x Месяц назад

    Oky waa kubtaager

  • @muxyadiincabdiraxmaan2
    @muxyadiincabdiraxmaan2 Месяц назад

    Ifiye pubg mobile mad ciyarta 😂😂😂

  • @MaxamedIbraahim-db7yt
    @MaxamedIbraahim-db7yt 4 дня назад

    Zxb cabsi cabsi soo gudbii😢😢😢😢

  • @MUSTAFE-ig4gu
    @MUSTAFE-ig4gu Месяц назад

    22:13 😂😂😂

  • @SabriinaChentalo-rm8pu
    @SabriinaChentalo-rm8pu Месяц назад

    Tuug loo baahanyahyyy😂😂

  • @CanabCnaasir-d2g
    @CanabCnaasir-d2g Месяц назад

    Wan ku jaclahay

  • @Amir-Muse
    @Amir-Muse Месяц назад

    Tuug xariif ah buu ahaa kaas🤣

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg Месяц назад

    🎉❤🎉❤🎉🎉❤❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉

  • @roodayusuf7442
    @roodayusuf7442 Месяц назад

    Xarfaanta ayan ku hastaa