Ninkaan Talyaaniga kasoo hijroodey Ayaa Nafta u keeney maalqabeenda New-York iyo Police-ka🤣 || QISO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • CONTACT ME:
    INSTAGRAM👇👇
    ...
    For copyright Problems please contact me: iamifiye1@gmail.com

Комментарии • 207

  • @Kingmhmtt
    @Kingmhmtt 6 месяцев назад +10

    inta nabiga jcl one love ❤️🥰

  • @feisalali-s7n
    @feisalali-s7n 6 месяцев назад +21

    team qisoyinka carabta waxey dhiri galin u tahay the golden voice king ifiye nuur

    • @Xaadqabaaze
      @Xaadqabaaze 6 месяцев назад

      Carabtaa ku haysanaa ifiye

  • @kaafiofficial2101
    @kaafiofficial2101 6 месяцев назад +66

    inta jecel dhaca bankiyada is muujiya suulka ku qabta ❤🎉

    • @nimconalka405
      @nimconalka405 6 месяцев назад +1

      Somalia bank kuma Yale mxd hadaysan hhh

    • @saamclaahi8054
      @saamclaahi8054 6 месяцев назад

      Bank somali ku yaalo in la dhaco way fududahay lkn haday kugu qabtan Way kudilayan 😂​@@nimconalka405

    • @Hi_shorts835
      @Hi_shorts835 6 месяцев назад

      Somalia waa amni wlhi mabalaisilaaliyo 😊😂

  • @Ismacilxasan-f1k
    @Ismacilxasan-f1k 6 месяцев назад +51

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️

  • @abdiqanicumar6885
    @abdiqanicumar6885 6 месяцев назад +22

    Lkn qisoyinka so badi sxb inta xarfanta jecel like igu qabta ❤❤❤❤❤

  • @saacissaacid338
    @saacissaacid338 6 месяцев назад +10

    Dod ka qaba waqtiga ha soo gabin sxp no soo dherey qisada 😍🙌🏻

  • @Queen20245
    @Queen20245 6 месяцев назад +12

    Ugu dambeyn waqtiga wanagaso gabisey thank u 😂❤

  • @Abdirizzak____Elman
    @Abdirizzak____Elman 6 месяцев назад +7

    Ifiyow haddii shirkada hormuud ama shirkadaha kalle ee is gaarsiinta dhac loo geysto luga ku leedahay ogow ileen farsamo ay adagthy in ay dadka kuso dhacdo ayad wax saacad ama labasaac nagu siineyda wlhi 1m uqalanta lkn waqtigeda aye imaaneyda i.a hadda 200k coming soon ❤😊

  • @Haboonmahamed-g2h
    @Haboonmahamed-g2h 6 месяцев назад +10

    Gabdha ilays tagera waa gabdhaha ugu sharafta badan wilasha tagerana waa kuwa ugu caqliga badan😊

  • @Ayesha-q33n
    @Ayesha-q33n 6 месяцев назад +14

    Waxaan aaad ujeclhy qisooyinka dhaadheerka lkn cawa dhip mlhn 😊😊

  • @saacissaacid338
    @saacissaacid338 6 месяцев назад +15

    Sxp ifiye qisoyinka tuugada iyo bangiga no soo badi wlhi sxp dad badan kugu soo xiray oo jecel qisoyinka tuugada 🥺✊❤️

    • @Awoqali-c1y
      @Awoqali-c1y 6 месяцев назад

      Hhhh tuug miiyey noqonYan 😂😂😂

  • @maxamedjaamac150
    @maxamedjaamac150 6 месяцев назад +10

    sxb hadii ay maquul ahaan lahayid in labo jeer ama 3jeer in an LIKE SARO LA II OGOLAAN LAA WAN KUU SAARI SXB ❤❤❤❤

    • @ILEYSS
      @ILEYSS  6 месяцев назад +2

      War lpx mahadsanid nio 💯

    • @maxamedjaamac150
      @maxamedjaamac150 5 месяцев назад +2

      sxb IFIYOWU aad iyo aad ayan kugu faanaan allaha ku xafido aduun iyo akhiroba amiin amiin amiin amiin amiin amiin

  • @ClaahiQaliif-nn4fw
    @ClaahiQaliif-nn4fw 6 месяцев назад +9

    Inta ku haysta qisoyinka xarfaanta❤

  • @maxamedjaamac150
    @maxamedjaamac150 5 месяцев назад +1

    mhdsnid sxb gcly ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fattiahabsiyeh477
    @fattiahabsiyeh477 6 месяцев назад +7

    Waan saaraa edo macan I love the story

  • @ummumahir7551
    @ummumahir7551 6 месяцев назад +3

    Ifyw shid daryisa waxa ku sigta in dadka indha sarcad ka sameya ku darsamo😂😂lacag darted😂😂waxa dhaca raba

  • @abdinasirhassan303
    @abdinasirhassan303 6 месяцев назад +8

    Qisooyinka carab ta in ta ila dareentay inay ka xiiso badan yihiin

  • @cabdiqadirkingeero1495
    @cabdiqadirkingeero1495 6 месяцев назад +5

    Nio saan xarfaantan u daawanayey waxaan kabaqaa in aan xarfaan noqdo waliba wadankeenu FBI malehee😂😂

    • @xamsexikmaawi7570
      @xamsexikmaawi7570 6 месяцев назад +1

      😂😂

    • @Ziizeeymoha
      @Ziizeeymoha 6 месяцев назад

      FBI amee kuu roontahay oo xabsi ku geyneeso. Wadanka xabad baa beerka lagaa gelinaa.

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 6 месяцев назад +1

    10 sano wa wakhti Yadh 😂
    Tuug waa shaqo fiican lkn cadabka murugo ah😂

  • @HiboKhadar-si3fv
    @HiboKhadar-si3fv 6 месяцев назад +6

    Cawa aniga ugu horeya kawaran

  • @DeeqaMaxamed-db4be
    @DeeqaMaxamed-db4be 2 месяца назад +1

    Inader malin walba qolkaaga wan jooga
    Qisooyin ka 2 saac ku dhow na waan dawada
    Dhan wn ka saaqidey
    Dhana wax badan baa ii fur furmey

  • @ummumahir7551
    @ummumahir7551 6 месяцев назад +1

    Angba qiso yinka😂😂dhaca iyo tuga nimada Waka hela😂😂wlh inoso gudbi

  • @ZuhaybCrashiit
    @ZuhaybCrashiit 6 месяцев назад +4

    Nagamaad xishon ifiyaw😂 nio qisoyinka xarfantu way ka xaasisiyad san yihiin kuwa kle bes waa intasun

    • @Ur_fvv_Hina
      @Ur_fvv_Hina 6 месяцев назад

      Hada gabdho nahay qisoyinka carabta jecelnahay😂😂

  • @FaisaAli-d7i
    @FaisaAli-d7i 6 месяцев назад +2

    Lkn niman geiya uma daawadaan gabdhuhunaway kudaawadaan sida ula soco ifiyow 😂😂❤❤

  • @Mumtaaz_Maanka
    @Mumtaaz_Maanka 6 месяцев назад +2

    Wllhi qisooyinka aad soo gudbiso sidaan ujeclahay lee suuqa haddan joogo waxa aan dhagaysanayo waa adiga xafada haba shegin😩❤️

  • @Ethiopiaandsomaliland
    @Ethiopiaandsomaliland 6 месяцев назад +6

    Ifiye maasha allah ❤❤❤❤

  • @maxamedjaamac150
    @maxamedjaamac150 6 месяцев назад +4

    RAMADAN MUBAARAK ASXAABEY SO DHOWAADA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khalid1297
    @khalid1297 6 месяцев назад +3

    Ifiyow xalay waad no gambisay 😂

  • @KaafiyoAdan-v8n
    @KaafiyoAdan-v8n 2 месяца назад

    Qisoyinkaan wa ok

  • @NurJama-j3k
    @NurJama-j3k 6 месяцев назад +1

    Ina adeer qeeyr Allah ku siiyo hanaga caajisin kanalka kaliye hadii ladhaho qiso fasiix ah aan fahmayo ayaa tahay nagu haleey ciida kadib 200k subscribers insha allah war dadoow maxaan sugeeyna wllkeen maan garab qabano xumaanta ba waan faafinaa soonaliyey maan si wada jir ah ugu kacno wllkeen gaalka ba lacag waat u ogoshihiin wllkeen maxaan ugu diideeyna Nama tuuksanayo lacag ii uruuriyo idin ma dhahayo kaliye muuqaalka xaqiisa siiya ceeb miyaa

  • @cfataaharabin772
    @cfataaharabin772 6 месяцев назад +1

    War ifiyow zxp xarfaan aan lasoo qaban oo la waayay noo soo daa si'aan ugu daydo waxaan dhacyaa shirkad 😂

  • @qodadimuuse5197
    @qodadimuuse5197 6 месяцев назад

    Talyaniga baanka dhageysanaya qisada manta ifiyoow😂😅😅😅

  • @abdikanimohamodahmed9342
    @abdikanimohamodahmed9342 6 месяцев назад

    Good brother

  • @mohamudmohamedshroble4699
    @mohamudmohamedshroble4699 6 месяцев назад +1

    Mahadsaned wllka noo soo badi dhaca bangiyada

  • @Ramadan-f6t
    @Ramadan-f6t 6 месяцев назад

    Thanks bro

  • @saacissaacid338
    @saacissaacid338 6 месяцев назад +1

    Sxp aniga ugu horeyo tuuga noqon raba mar dhaw waa iga shekene ifiye 😂😭

  • @AbdifatahAhmed-m8j
    @AbdifatahAhmed-m8j 6 месяцев назад +6

    CAWA OO DHAN WAN KU SUGAYAY YAA IFIYE NUUR

  • @xafsamaxamadsalaad9881
    @xafsamaxamadsalaad9881 6 месяцев назад

    Kk muurisyo cafiyo adi xariif aheed lkn hoydaa uwey bilaabneen😂😂

  • @ZulufarahAbubakar
    @ZulufarahAbubakar 6 месяцев назад +1

    Ifiyoow sidaan raba soo waad tuugadan 😂😂😂😂

  • @ikranabdullahi6448
    @ikranabdullahi6448 29 дней назад

    Jecelkeygi ileys ama ifiye😢❤waku salame qalbi😊

  • @Sareedocabdiraxman
    @Sareedocabdiraxman 6 месяцев назад

    Qisoyinka inta jeceyl ayah majority ka ah meesha ee wxan kle nga daa wllky❤

  • @Ziizeeymoha
    @Ziizeeymoha 6 месяцев назад

    Waa war badantahay sxb. Qisada so toos ah usoo tabi. Ku celceliska ereyadana naga yaree. Waqti badan baad ku lumineysaa.

  • @hanadabdikaahin3615
    @hanadabdikaahin3615 6 месяцев назад +1

    Hhhh de sxp waanu jeceknahay muuqaladas waanan ku garan taaganahay❤

  • @NasraQueen-s2o
    @NasraQueen-s2o 6 месяцев назад +1

    Wiilkaan waaa Inoo dadaal dhalinyaro aan uhagaaar baxano

  • @MUSLIMMAN-u6r
    @MUSLIMMAN-u6r 6 месяцев назад

    Keep Going ileys

  • @maxamedjaamac150
    @maxamedjaamac150 6 месяцев назад +1

    IFIYE SXB SARE RUNTI SXB MUHIIM AYAD II TAHAY ALLAHA KU XAFIDO ADUUN IYO AAKHIROBA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @youngdiamond8703
    @youngdiamond8703 6 месяцев назад

    War ifiyow sheekadaan ani amaa bilaaba 🤝😁😎

  • @AbukarCali-ge7qc
    @AbukarCali-ge7qc 2 месяца назад

    Qiso cab sibadan soogud bi

  • @XamseDhibaneM26
    @XamseDhibaneM26 6 месяцев назад

    Zxbow Xarfaanta inoo badi inoo soo badi zxbow

  • @CabdinasirCisman-x8c
    @CabdinasirCisman-x8c 6 месяцев назад +1

    Anaa ugu horeeyey caawa🎉😂😂

  • @ZakariyeMoumin-u2j
    @ZakariyeMoumin-u2j 6 месяцев назад

    ASC ifiye wankusalamayi waxankayedhe sxb wamacan qisoyinkagu lakin waxandonina inadakuwa dhadher sogaliso sxb

  • @Abdinasir10
    @Abdinasir10 6 месяцев назад

    Thanks brother

  • @kas1231000
    @kas1231000 6 месяцев назад

    Asc ileys war inteed ka baxday aaway qisooyinkii mise ramadaanka maa xoog badiyey

  • @ApdijibarApdiqadir
    @ApdijibarApdiqadir 2 месяца назад +1

    team arsenaL like saara❤

  • @MiskiAhmed-vi5of
    @MiskiAhmed-vi5of 6 месяцев назад

    Wllhi qisoyinkaan wn uxiisay so badi ifiyow io hackardi❤

  • @MayaNour-z9l
    @MayaNour-z9l 6 месяцев назад

    Pls qisada فرخنده kasoo sheekey ifiyo pls 😮😢😢

  • @MohamedSalah-w8f
    @MohamedSalah-w8f 6 месяцев назад +6

    I’m gangster 😂

  • @hamze-mahamud2002
    @hamze-mahamud2002 6 месяцев назад

    1fiyow aadan uga.helaa sheekoyinkaa❤❤❤

  • @feisalali-s7n
    @feisalali-s7n 6 месяцев назад +1

    waan ka xumahay in adan lacag ka samenin qisoyinka a so dasi

  • @Nuur107
    @Nuur107 6 месяцев назад

    Ifiye rayi ayad isiisay runti birtaas codka ah WA isahan santahay kheyr iyo khasaaro halkaas Ayan ka howlkala ana

  • @abdullahiabshirali1311
    @abdullahiabshirali1311 6 месяцев назад

    Qisoyinka dhaca iyo qararacda soo badi 😂

  • @AasiyoDaahir.2080
    @AasiyoDaahir.2080 Месяц назад

    Ifiyow bank hadaa isla dhacno kawrn😂❤😊😊

  • @FarahShire-h6n
    @FarahShire-h6n 6 месяцев назад

    Asc dhamantin waa tugi arbagya bisinka 😂😂😂😂

  • @ayaanleoladyare7541
    @ayaanleoladyare7541 6 месяцев назад

    Taliy cabasid noo soo badi kaamah haano cabasi cabasi

  • @abdiqanicumar6885
    @abdiqanicumar6885 6 месяцев назад +1

    In qisoyinka tuugada la xiiseyo maha mcnehedu intug la noqonayo in xirfadoda la iska ilaaliyo aya lo dawada 😂😂😂

  • @abdulahimaalim
    @abdulahimaalim 6 месяцев назад

    👌 mahadsanid saaxiib ❤❤❤

  • @AyuushQaali
    @AyuushQaali 6 месяцев назад +1

    War ifiyoow qisooyinki caravta aaway ayaamahan waa nogu so celinosaye qiso dambi baris layaab Leh oo dheer noo soo Gali habenka xiga haduuu ilaahey Nawada gaarsiyo ee nagu qaado adaa na bare😂❤

  • @cabdishakirmaxamed9458
    @cabdishakirmaxamed9458 6 месяцев назад

    Hore usoco libaax 🎉

  • @Hussein3737
    @Hussein3737 6 месяцев назад

    Legendnow caawa ayaanu kaa haynaa thanks

  • @samahmet4801
    @samahmet4801 6 месяцев назад

    Thnks ifiye

  • @saamclaahi8054
    @saamclaahi8054 6 месяцев назад +1

    Dhaca iyo qashqashada noo soobadi 😂😂

  • @ayaanabdi7519
    @ayaanabdi7519 6 месяцев назад

    New york talyaniga u badan 😂😂😂

  • @Abdibr876
    @Abdibr876 6 месяцев назад

    Mahadsanid bro 😎

  • @LakiAhmed-xu3eg
    @LakiAhmed-xu3eg 6 месяцев назад

    soo badi wll

  • @musseisburaash1498
    @musseisburaash1498 6 месяцев назад

    Howsha hasocoto 😂😂😂😂

  • @topone8381
    @topone8381 6 месяцев назад

    🎉🎉🎉❤Thanks ugaaas

  • @ismahanomar-yb1vo
    @ismahanomar-yb1vo 6 месяцев назад +3

    ogansho
    ilays
    gasle24
    🎉🎉🎉

  • @Maxamadshaakir-tn5um
    @Maxamadshaakir-tn5um 6 месяцев назад

    War lagand hadda tahy isbuuci halmar noo soo gali qisooyinkan oo kale carrab iyo qabac qabac waan nacanay wllah wax hadday kaa bad batan waa ebar sidoo kale qisoyinka sirdoonka noo soo gali

  • @feisalali-s7n
    @feisalali-s7n 6 месяцев назад +1

    sida ku dacay ifiye show sida ann ku radiya ilahay aa oga rafadka ann ka so galey sida chanalkaga ilahay aa og sxp

  • @feisalali-s7n
    @feisalali-s7n 6 месяцев назад +1

    ifiyow walahi hada ka shakisi no sheeg u into ka bixin kan account kale sameyso ino sheeg sida ann ku wanin waliahi kumawani karo sxp

  • @gulledabdi7604
    @gulledabdi7604 6 месяцев назад +1

    Zxb qisooyinka hacker da soo badi

  • @ayaanabdi7519
    @ayaanabdi7519 6 месяцев назад +2

    Xafir Italien ah bu ahaa waa ku sugay

  • @mohamedibrahimfarah4363
    @mohamedibrahimfarah4363 6 месяцев назад

    ifiyaw ninkaas waa i anfacaa ii sheeg lanbarkiisa

  • @maxamedmusehassan2079
    @maxamedmusehassan2079 6 месяцев назад +13

    Mahadzanid prother 👍

  • @SuraleYyyy
    @SuraleYyyy 6 месяцев назад

    Bank raba ina dhaco ya koxdeyda kuso birayo only team ifiye 😂

  • @nurtoalasow7862
    @nurtoalasow7862 6 месяцев назад

    Ilyes raga somali da waa muryan waana dabal ha barn plz ❤

  • @AlaahiAlaahi
    @AlaahiAlaahi 6 месяцев назад

    Warka yaree

  • @ahmedyare6114
    @ahmedyare6114 6 месяцев назад +1

    Qizo dhpti mrka fahto wye 🤗

  • @ZaraaCaday
    @ZaraaCaday 6 месяцев назад

    qisada shiriin soo gali 😊

  • @Bahjacabdullahi-h5z
    @Bahjacabdullahi-h5z 6 месяцев назад

    Ifyow aaway qisada carabta ma waxan bad nola imatay😢😂

  • @fuundi10
    @fuundi10 6 месяцев назад

    anaga Na bar ifiyow aaa dhacne cadkas😭😂😂

  • @zesi23
    @zesi23 6 месяцев назад +1

    بدر العلوي | قرية العجائب 😂❤

  • @Rgodan
    @Rgodan 21 день назад +1

    Haaaa zxb soo badi

  • @Culimada10
    @Culimada10 15 дней назад

    Ninkaan igama fiicno ilays ❤ makaaniko aabaheeda waa aniga

  • @saabiriincusmaanjaamacxirs1640
    @saabiriincusmaanjaamacxirs1640 6 месяцев назад

    😂😂😂waxban dhici raba

  • @SicidoAbdiDahiir
    @SicidoAbdiDahiir 6 месяцев назад

    Ani kuwan aan kuhayta ❤

  • @najaxsaxardid9067
    @najaxsaxardid9067 6 месяцев назад

    Wallahi maan saarin like si,aanad u moodin inaan jeclahay sory

  • @123-dd
    @123-dd 6 месяцев назад +1

    Waad caajistay

  • @FoodballCHANELL
    @FoodballCHANELL 6 месяцев назад

    yes sobadi zxp😊

  • @mohamedshariif3974
    @mohamedshariif3974 6 месяцев назад

    kkkk😂 macalinka farinta