Natiijada Hordhaca ah ee Doorashooyinka Somaliland, Muuse Biixi & Cirro, Mustaqbalka Kulmiye?
HTML-код
- Опубликовано: 8 фев 2025
- Natiijada Hordhaca ah ee Doorashooyinka Somaliland, Muuse Biixi & Cirro, Mustaqbalka Kulmiye?
Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.
Gaylan media aad ayaan kuu taageeraa wararkaaga Cod karnimada ah waxaan kaa Soo salaamaya somaliland gaar ahaan magaalada hargeisa❤❤❤
Qqqqqqq
Mahadsanid madaxa wariyayaasha somaliyeed
iishalah guul xisbiga rajada shacabka waddani ❤❤
Masha allaah guuul x wadani iyo madaxwayne ciro 🎉🎉
Congratulations to Mr Ciro
Congratulations Cirro, the MOU will be signed quickly with Cirro.
There will not be more delaying.
Guul ciro😊😊😊😊😊😊🎉🎉🎉🎉🎉
🎉🎉🎉
Jazzaka Allahu wariye Gaylan legend ❤
Alla Ayaa guul noogu dhameeyey
Guul in sa alha Hoorseed 🤍🤍🤍💚💚💚💚💚💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻
Wadani guul inshallah 🧡🧡🧡
Waad la wayday kulmiye guulaystay ❤❤❤
Isaaq dhiigisa wa naga xrnn Guuul nabad doonka Somalia Khaatumo hanolato 🇸🇴❤
Aamin aamin Khaatumo allow noo bakaree❤
Anigu waan codeeyay wadanina codkayga waan siiyey. Inaan muuse biixi iyo xispigiisa kulmiye ee cadowga ethopian soo horkacaya ayaan codkayga kaga aarsaday kuna muqiiniyey
kii badiyaaba waa isaaq midig iyo bidil weliba habar magaado guul guul
Ciro guuul
Somaliland guul dhulka somalida meesha kaliya ee xortaa❤
Thank you. At least you are not Xaasid like other Somalis.
Hambalyo kun iyo kow jeer Adeero Cirro rabi swt bad mahad leeh ilahay xilkas khayr haa kaga dhigo Amiiiiin ya rabi 🤲🏽🟧🦅🟧 Guuuuuuuuul🎉🥳🎉
Maasha'Allaah Tabaarakalaah walaalkis wariyaha kaliya aan daawado
Mnshlh milaterigu waa adkayaal fariido weeye way ka aarsadeen muse
Guul ciro m.a saan wa rajeyna inkasto aan baqaayey
Waddani Guul 🧡🧡🧡🖤🖤🧡🧡🧡
Guul Guul cirro
Xush Xush bixi iyo amxarba
Cirro ama Musa, cida hesha, MOU da waa la saxiixey aa .
Waa biyo kama dhib aan arintaas.
Weliba hadii uu Cirro helo Guul beey Somaliland u noqon doontaa.
Madaxwaynaha dhaartu uhadhsantahay Cirro.❤
❤somailind I sport Galnd mida thanks
Guul madaxweynaha cusub ee Somaliland cabdirahmaan mahamed cabdilahi ciro waa hubaal biyo kamadhib caana from Germany 🇩🇪 hj
kii badiyaabawaa isaaq maaha xaarood maaha qadaadwayn
I Insha Allah. Ciro haguulaysto waayo. Nabad. Ayuu. Keenayaa
Ciroy xilka qabo adaauqalme❤❤
Soodaa warka. Xaraarad baa nahayse❤❤❤❤
Anigaba
Guul Guul wadani
Insha allah guul horzeed
Muuse markle madaxweyne❤🎉
Wadani ayaan wataa
Weli lama hubo, Komishanka Doorashada ayaa laga sugayaa Natiijada.
guul mudane madaxwyne ciro xabiibul malaayiin waan kusalaamay
u hanbalyee laakiin kareeb xabiibi malaayiin waa afkii faqshtee farmaajo ayay daaroodku ula baxeen xabiibi malaayiin
Wariye rug cadaa ah 👍Runtii waxaad tahay cawke cusub
Guul ciro
The Republic of somaliland ❤
Ku xidhnaada Gaylan ❤
Guul cirro
😂wadani viva 🎉
Muse mel baas Allah hageeyo wa daalim dilay dad masaakiin ah
Hadal masuuliyad ka muuqato ku hadal waxa dhagta ku qaado haku hadaaqine maskiinyow
Adoon qabil ku difacin soo qalad musamayn@@Dahabo-c1r
@@Dahabo-c1rkkkkk iska adkayso ciyaal oromo
meel baas Alle ma gaynayee wadan kiisuu joogayaa haduu badiyo iyo hadii laga badiyo ba sida madaxwayna yaashii hore maxaaba habaarka keenay kkkkkk
Allow dhowr madaxweyne doraan Abdirahman Ciro GUUL iyo GOBONIMO
Guul wadani
Anoo soomaaliland joogin muuse nacay
Noocaasoo miidhan ayaa hadhawna dadka ku dili Doona xil sida cirro intay wadankooda ka yaacaan 😂
waxba hanicin muuse kii badiyaaba waa isaaq maaha xaarood iyo qadaadwayn anoo kulmiyeah baa sidaa kule hadaad badiso gal janadaad moodayso in lagaa horjoogay
Hambalyo katimid goday gacalo kuna socota MD waynaha cusub e cabdirahan cirro iyo dadka rer somalind e sida nabada ah ku codeeyay
maxaa kaaga shan iyo tobana labanin oo isaaqa kii badiyaabawaa isaaq maahaxaarood qadaadwayn guul kii badiyaabawaa bahdaya
@SomaliLander-l1r yatahay adu orom yahow oromku dhalay e daciifka ahi anu dad xariiran u hambalyanaye e
@@AbshirMohamudmaxamed Isaaq baan ahay subeer awal oo jecel in uu guulaysto xisbiyadayadu kulmiye iyo wadani miduun oromo iyo xabashiqaldaan waxaad doonto iigu yeedh kkkkkkkkkkkkkkkk adna qadaadwayn ama xaarood ayaad tahay iyo uraag kaftanka iyo naanaysuu wuu furan yahay nin xanaaqay laga badi kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@@AbshirMohamudmaxamed waxaad igu haysataa labadubawaa isaaqwaa run waa abtigay iyo adeerkay waana adeeraday isaaq midig iyo midix ciro iyo muuse guul mid kasta
@SomaliLander-l1r hdd nin isaqa o nasaba tahay ana wiil ogadenan ahay waan idin hablayeyey mad iga gudontid zxp kkkk
Guul wadaani
Am supporting Ciro from Kenya
Gelan midiya asalaama aleykum masha alaah
Guul Somaliland ayaa dhaman guulasyatay
Beeshaas Doorashada Qabsatay Ilaah guul ha ugu dhameeyo. From Jubaland
beesha axmed madoobe uu kaligii is doortana Alle ha u naxariisto
@sanjabxoore7662 Axmed Madoobe gobol Soomaaliya ka tirsan buu isku doortaaye Beesha Iidoor dal gooni ah bay sheegataa, sidaas ayaay ku kala duwan yihiin!
aamiin aamiin aamiin aamiin
Wanu dareemi karna mesha ku xanuunaysa quruxey kkk
Kenyanka iska saara 😂 ama na soo cawrya
Galay demea maanta warkaagu waa 💯/100
InshAllah Horseed ❤
Edit: cabdilahi darawal waa nin muxafid ah, oo qun yar socuda oo la so shaqiiyey Mdxwyn cigaal welcome to presidental position.
ka badiyay sow nin isaaqa uun maaha guul kii badiyaba anoo kulmiye ah baa ku tala galay inaan badino iyo in nalaga badiyoba kii helaaba waa bahdeer duriyada tartanku waa sida kubada marba nin bay guushu raacdaa
Feisal Cali warabe musharx muu ahayn balse waxa uu ahaa ( Kushubasho) u shaqeya muse biixi 50,000 oo dollar na siistay sharaftii iyo magacii xisbiigisu lahaa ee tirada runtii kuma jiro.
guuuul guuul
Fadlan natiijada doorashada noo soo bandhig ee galabta
Gaylan media mahadsanied press Farah abdoulkadir ciiro gull gobonimo inchallah wayo wa isbadeil iya laadoneeya dalka maantah
Waan u hambalyeeynaya dadka gobolada waqooyi ee nabadda jecel muuse biixi wuxuu kala fogeeyay soomaalida walaalaha ah
Waa Dumar iyo Caruur ahaw😂 sinjidada Amisomaysan wase🤮
Waa ayo gobolada waqooyi adeer tan waa somaliland hoyadaa iyo kala fogayn taba wasee
@@CaamirMaxamed-wt8uv cayda Hooyadu waa ceeb 😢 ninkaa is kale ugu jawaab walaalo
a@@CaamirMaxamed-wt8uv. Macnaha somakilnd horta soo baro waa dhulki soomalida ma isaaq baad mooday i ayla maxno tahy
Waa
ارض صومال هههههه
@@farduusmohmud975 Somaliduba wa Somaliland dee waxa kale waa Amisom French kukuyu iyo Amxaaro😂😂
Xataa Afsomaliga Rasmiga ahi wa kan Somaliland ama Isaaq
Nacala bila Tarikhda tihin kutaale sheegato miidhanba naga daba niicle aanu 60kii dunidà barnay🤧🤧🤧🤧
Ilaahaye muuse ha dhaafiyo SL isha Allah
madhaafayo hadiilaga badiyoiyo haduu badiyaba kii badiyaabawaa isaaq guul kii badiyab
Waxba hoos umay dhicin adeer 1,100,000 ayaa codeeyay
Feysal Maxaa Helay😂
❤❤❤❤❤
Welkom 🤗 Gaylan media
waaruntiisa wadanka waa madaxweyne ka ah madaxweyne ciro wadanku insha Alle isbadalbuu udhaqaaqidonaa
bal aan eegno isbedelka haduu badiyo kkkkkkkkk
Guul iyo gobanimo somaaliland
Wadani ❤
Waa wax macquul ah🤔
Muse hii Bada iibiyay waa dhaafinay meesha. . Oroma dambe Soo kaxayn maayo ka seexda somaliyeey wuu ini dayaay muuse Soo duceya. . Khayin oo dhan sidaa ha loo galo
bad ibiyaa iyo beri ibiyaaba kii badiyaabawaaadeer kay isaaq duriyada maahaxaarood maaha qadaadwayn guul kii badiyaba
Dowlada dhexe ee somaliya maxaa u diiday inay ka hadasho ama hambalyayso doorashada madaxweyne ee ka socota dhinaca woqooyi ee dalka,,from hargeysa
Isbedel doonku ha guulaysto
kii Alle siiyaaba ha guulaysto anoo kulmiya ahbaa leh waa labanin oo isaaqa xaarood muu guulaysan
@SomaliLander-l1r wad saxantay . Lkn waxi cusubba calamka jecel . Muse 7 Sano waynu so aragnay . Xilkuna wa qori isu dhiib . Mahadsanid muwadin
@@Keysek muusena wanaag uun baanu ku soo aragnay ahaduu badiyo iyo hadii kalebawanaag uun baanu ku ognahay hadii laga badiyan sharaf sharaf buu kaga degay bal kii ka badiya baaynu ogaan isna somaliland Ictiraaf sugaysaa loo dhiibayaa bal halkuu kala naco aynu ogaano ninkii nooli wuu usoo joogi
@SomaliLander-l1r muse wuxu yahay somaliland wa ogtay cidna lo sheegi mayo balse hadii uu muse uu dalkisa iyo dadkiisa uga tanaanzulo Damacisa oo khalkhal iyo muran abuurin malintasa tarikha lagu xasuusanaya oo la maamuusi .
Xaasidnimo Ayaa Lafta Kaga Jirta Wariye
Xaasidnimo ma ahee adigu beeni waxa uu sheegayo hadaad warhayso
Waxii Jira inlasheego maxaasidnimaa
Asc wariyey waxa an rabay hada sacad SLND wa 21h45 hada tirada codka KULMIYE AYA 34K KASAREYA huwanta GUDAHA o la,idhado wadani waxa aan dhax joga gobti tirada wlhi bilahi wadani wey didayihin iney saxixan
Waad igu banaaantahay wleee
Gaylan ❤❤❤❤❤ szxb ❤❤😂❤❤❤❤❤ 14.10.2024❤❤❤❤❤❤❤❤
muuse mujirim sadex jab ba kudhacaysa hadi laga guuleysto kow jabki kaso gaadhay sool iyo dadku cadowga gudaha kusheegay oo doorashada helay iyo dacwadi dagaalka dulmigi u geystay ssc
adeer haduu wadani helo waa nin isaaqa xaarood maaha ciro waa isaaq muusewaa isaaq kii badiyaaba waa adeer kay guul kii badiyaba
halmar baa nala jebiyay oo weliba anagu is jebinay jabkaa habeen kaasi muuse keliya muu soo gaadhin ee somaliland buu soo gaadhay iyo isaaq guulkii badiyaba waa adeerkay isaaq duriyada xalaasha ah
Gaylan caadi baad ugu dhacsan thy oday muse😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
hadiimuuse laga badiyo maxaa dhacay weligeed baa laba tarta mayaa kala badin jireene anoo kulmiye ah baa kufaraxsan inaan badino iyoin nalaga badiyo waayo waa waxa loo tartamayo in la kala badiyaa tartanku waa sida kubada waxba ha qoslin miduun baa badin lahaaye shalayba muusaa badiyay kulmiyana inbadan buu xilka soo hayay oo ciil uma qabo guulkiiguulaystaabawaa isaaq maaha qadaadwayn iyo xaarood
Kkkkk aar mouse ama libax fuul ama gaadhi roux ama faras full maca salaama
Ama diyarad halugugu jiido kkkkk
Natiijada 2 week
HADALKAGA. MASKAXDA. SOOMARI.
Wax natiijo ah oo soo baxday ma jirto.Gaylan Media wuxuu wadaa iska horkeenka bulshada Somaliland ee walaalaha ah.Dadka wax-magaratada ah ayuu jahwareer ku ridayaa.
Yamyam iyo qadaadweyn lomabaahna hadalkoda
Is adkee apthi taasi wa wuxu muse ku ololeen jirene is nacsiinta umada somaliga
Rer Futo cayuun lama wareeysanaayo
Aflagado Inacayb hadii wax lagu helayo Faysal ayaa heli lahaa 🤺
Holle Heego kkkkk adkayso
Runta ha ka cadhoon wariyahu sharf weyn ayuu leeyahay e
gaylan hadduu somaliland soo hadal qaadaba waa kii soo hadal qaada 25 august markastaba ujeedada uu ka leeyahay waxa weeya in aan shacabka somaliland marnaba heshiin oo colaadu sii hurto haddii ay reer laascaanood yihiin iyo haddii ay somalilandta
Beel-yar, oo aan baalaha ka rifay inta "macanaaskooda" naga dhaaftaan, annaga oo ah SSCKH ayaamahan dastuurkii jamhuuriyadda Soomaaliya ayaan iska waraysanaynaa!
Dastuurka xamar maxaa kugu qoran neefow 😂
Calyada iga daa!
scs waa sool sanaag caynaba isaaq baadega hada lagama hadlayo idinta laasdhiig lagama hadlaayo Somaliland iyo doorasha deeda baa laga hadlayaa labanin oo isaaqa kii badiyaabawaa isaaq duriyada xalaasha ah
Ehlu nacdal baa tahy afkaaga hasoo marin somaliland becouse si fiican baan kuu xasuusnahy markaad warbixinaha lascanod aad waday uskag ma tihid saxafi dhex ah
Waxan joga borama wataa wadaniiiiiii
Muusa ❤❤❤❤❤
intii dhimatay weeye ina maqan
Hoyada siilkegi TV huwan
Waar niyow warkagu badanaa waa xaqiiq lakin in yar oo beena ku yara macanaysa kulaha " hoos ayey ugu dhacday inta kaadhka qadatay ee codaysay" anaga joogne 85% dadkii kaadhka qaatay wey codeeyeen inta 15% aan codayna waa dadkii dhintay kuwii la xidhay iyo kuwii wadanka dhoof kaga baxay iyo qaar xanuusanaa lkn dadku badankoodu xamaasad ayey aaad ugu qabeen inay codeeyaan... warka waliga iska hubi inta aad isleedahay warka macaane yaad danbi galine.
Natijada waxaa la ogaan doona ugu danbeyn 7 maalmood kadib
Ciil qabe war somaliland afaaraheeda ka baxa
Guuuuul muuse biixi❤❤❤
Weriye sare
isaaq dulmigay reer ssc ugeysten ba burburiyay oo wakuwas labada dhinacba doorashada lagu shubto oo xata ciro wa loogu shubay si muuse meesha uga baxo dee muusena wixisu waahore diyaarsaday oo kudhawaaqid un bu sugaya
Cidna lama dulmin qaali hadii dulmi lagu kala hadhayo somaliya Tay reer waqooyiga u gaysatay ataa dulmi lagu sheegi
Somaliland faraha kala baxo munaafaqii ku dhaley wase
Guulyso waariiyee ruinta k sheegaa
Hiilca ayaa guulsandoonn
Cbb
Not true ❤viva for muse ❤❤❤
Qadaadweyn kumaqusayso inadkawaranto dorashoyinka Somaliland wakhtigad iskadayacday talabad qadaadwayn de ciidan u muuse hubki kalasogoostay u islaha kuladagalan ciidankiburta ayad sodaba goosatene faqash inlaga guulaysta moye weligod maygulaysan maka qoom angulaysanjirin hadad ukufto sidi naylo canokadhergey bal adba fadhiisi
Waa dadkii uu muuse qalday
Muuse alle naarta ha geeyo soomalidu waa walaalo dadkaan cml waa jaahiliin eey qaldeen dad danleey ah doorta cirro si eey usoo dhawadaan dadka soomaaliyeed ee la fogeeyay
@@Ahmed-j3s6x naar Alle ayaa dadka geliya adna isma ogid halkaad geli laakiin somaliland muuse horteed bay jirtay waanay jiri doontaa kii badiyaanawaa isaaq waa adeer kay maaha qadaadwayn maaha xaarood guulkii badiyaba anoo reer kulmiye ah baa sidaaleh
Xagaad ka keenty warkaas.