MW Xassan Sh fursad Dhaqaale maka dhex raadin kara Barakicinta Shacabka Qasa&hirgalinta damaca Trump
HTML-код
- Опубликовано: 6 фев 2025
- MW Xassan Sh: Fursad Dhaqaale maka dhex raadin kara Barakicinta Shacabka Qasa & hirgalinta damaca Trump
Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.
Gaylan média Farah abdoulkadir jumca Moubarak all muslimane doua preay 🤲🏻 🙏🏻 Ilahayo ugargar umadah gaza Muslim ☪️ caadawga is Lanka Wa mareykanka xuulafada yahuudda nacdal haku dhacdo yuhuuda mareykanka
Iyo dada dhilifkooda ayad ilawday kuwaas oo ah kuwa madaxda ka ah dadalka islaamka ah, lacnad allaha ku ridee.
Waruntah ✅ frère
Subhanallah. Mowduucaas waa gef qarannimo. Mucaaradnimada meel xun bey kaa tuurtey.
Shacabka somaliyed falastine waay garab tagiyixin diig iyo dacan.guul falastine Inshallah
Horta ma ogolaanayaan reer Falastiin Iyo shacabka Qaza in Dhulkooda ay ka barakacaan
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 waa sax waayo xasan shiikh waa nin aan aragi lahayn
Hooyo maa kuu sheegtey
Horay soomaali ugu maahmaahday nin baahani gob maahan
Kuwa munafiqiinta Daarood iyaga waa Doofaaro
@IHatemumafiq nio anu rer Puntland baan ahay soomaaliya waa dalkayga cidna igama xigto dadka qabyaalada dilootay oo baraha bulshada jooga madaxda ku kala taageera qabiilka ma ihi madaxda soomaalida maanta xilalka noo haysa gayi walba oo soomaali joogta waa baahan yihiin ha ugu horeeeya midka anaga hada gobolkeena xukuma Dani haduu lacag ka dhex arko oo Imarat dhahaan waxaa samee wuu sameeyaa marka fuusto qabiil ha igu soo riixin xasan madaxwayne qabiil uma hayo soomaali oo dhan buu uhayaa haduu qabiil madaxwayne uyahayna hiirshabeele iyo galmudug ha ahaado sida madaxdaas oo kale ha dhaho anaa reer hebel ah oo gobol xukuma
Ihate adigaba munaafaq ah maxaa dad ka sheegee sheydaan madow ayaa tahay
@@fosiyaabiib9380 Ok ninka cad, Dhal munafiq oo xaaraan ayaa tihiin
@@FaadumoNuur-t2s calaacal ka jooji Somalida waa Is baratey
imaaradka Somali allah ka qabto
Soomaaliya baraaruga
Ka dibna maxaan qabanaa?
Ma dadkaas laga awood badanyahay ee dhulkena xoga lagu keni rabo in aan isku diyaarino markay imaadaan in aan ceerino ama dhibaateeno si dalkeena ay ooga cararaan?.
ilaahayow falastin iyo dhulkoda badbaadi aamiin
Aamiin
Amiin inshAALLAH Wall
HADAAN NAHAY SHACABKA SOMAALIYEED MA OGOLAANAYNO IN REER FALASTIIN LABARA KICIYO
Waa hubaa xasaan sheikh
Hadii xogaa loo sheega
Inuu yeelaya
Hooyadaa miyaa kuu sheegtey
Waa musiibo haddii wax kasta oo dhib ah Xasan looga werwero inu waddanka u sababo ama keeno.
Daarood iyo oohin
Asc.gaylan
Xasan dhiiqo hadii lacag fiican lasiiyo dalka waxba kama galin
Habartaa siilkeed
Hadi annahay somali hogamiye la hogamiya n'a hogamiyaaa😢😢😢
MW Hassan sheik mahamud waa nin damaca daqala radinta maxmartay laken waxan suragal ahiin waxawaye rer falastin inan dul somaliyed lakeni kariin sinaba umasura galeyso tarum iyo Hassan sheik mahamud baa somalina ogalan meyso
Hooyadaa maa kuu sheegtey
Hassan sheikh sidee uu lacag u heli lahaa wax kasta wuu sameynayaa because qaxootigii somalida ahaa buu lacag ku qaatay
Shalay Ethiopia ayey ahayd maantana waa falastiin berina waa ayo
Nalama keenayo never ever
Ilaahayo Somalia ka Badbaadi ajaanibta iyo kuwooda sida Hassan Gaal La socda
DAWLADA PUNTLAND XAARAAN KUMA NOOLA❤. WALAALAHOOD REER GAAZA OO LA BARAKICINAYO KAMA MID NOQONAYSO😢.
Illaaheey nooma kaso.
SHEEKADU WAA DALKA SOOMAALIA FALASTIIN HALOO SHARCIYEEYO WAA DAGAAL KU GABOOBEY SOOMAALI WAA LAGU DIIMI DOONAA SHABEEL BAY MADAXA KA SALAAXAYAAN EE JOOGA FALASTIIN DAL BAY LEEDAHAYE HA KU GACAN HAATININA SOOMAALI TABAR YAR .
100/90 SOMAALIYA LACAG DARTEET WAX WALBA WEY USAMEENAAYAAN WELIBA DOWLADAAN
Asc
DADKA REER QAAZA OO LA BARAKICI IYADOO WIXII LA OGAA SOO GAAREEN, WAA XAD GUDUB IYO DULMI AAN LOO DULQAADAN KARIN😢.
Soomaaliya dad aan han lahayn baa masuul ka ah alow sahal amuuraha wax kasta filo
Waxaan layaabay dadkan laqaqabanayaa waa lakaxaynayaa laleeyahy ma xoolaa
Haaaye dadku ma xoolaa
Asc war hooy somaliyey kaca oo iska diida oo rag iyo dumar isku tashi waa in la sameeyo mw Xasan xarash qaran iyo dani dalxoreyo dooni meeyno in dalkeena lakeeno reer walalhen ah oo dhulkooda jecel ?😢
Anagana waa in aan ku dayano wadaniyada taas baan horo mar ku gaareeyan?
Mw Xasan xarash qaran waa in uu ka wantoobo in uu diido dowladnimada asiga waxas oo dhan ka masuul ah waayo asiga diiday in si mw udhaqmo😢?💔🇸🇴
maanta hadii aan downloada ku jiri lahaa wax badan ayaan ka qawan lahaa oo aan daacad uhaan lahaa wee dhici toontaa inshalallah sida aan unoqon lahaa Wadani dalkiisa iyo dadkiisa Somaliyeed iyo diintiisa wax uqabtay waxaa ikaaka dhiman mudo kaaban hadii alle idmo Dan labaaad dalkeeyka iyo dadkeyga somaliyeed cunuqabanteenka mareeykanka iyo reer galbeedka inu ku booteeyaan iyo tan nalasaarayo waxaa ka xanuun badan Dan aan anaga saari garno aan uku booteen karno ayaa kadaran wallahi......
Maxaa saareysaa noo sheeg. Umad khiyaali ku nool
@HakiimHakiim-t8p number koow waxaad tahay kuwa qiyaalika ku nool sawabtoo ah waxaad iska dhaadhicisayay in aan marnaba kor loo kicin garin marka waxaan rabaa kuwa qiyaalika ku nool ee aamisan in marnaba aan kor loo kicin garin ayaan rabaa inaa wax utaro
M.a
Shacabka Soomaaliyeed Siday U qaabilan Waa Hoos udhaca Qiimaha Dalalka carabta Iyo islaamkaba masar iyo jordanba Waxay Cabsi ka qaban dadkoodu inay Ka Hor imaadan ma Qabo mana Aamin sani In Soomaali qayb ka noqoto in macbad Yahuudeed Loo badalo Masjid Al aqsa Oo cadho alle aynu raadsano
Dhaaqaale waxaa kafiican walaalaheena reer falastiin dholkooda in ay sixur ah udeganaadaan
Qaze miyu siinaya never ever
Ninkii ogalaada in faladtiin dhulkooda laga soo tarxiilo, wuxuu mutaysan dil dag sag ah iyo shacabka soomaaliyeed kahor imaandoonaan Xasan sheekh iyo imaaraat iyo yahuuda taram dabada udhaqayo waa lagu jihaadin .xasanaow maantana ma yuuhud baad soo wadaa ,waxaa daliil u ah tuugsigaaga taram.war iskuxishood oo allah kayaab.
ogaada hadi falastin dhulkoda laga raro waxay noqon silsilad musliminta dhulkoda laga qaado ee halaga horyimaado
Madax isku sheega haday arinkaan lug ku yeeshaana iyagana maxaa lagu samayni ileen taram la'aantood waxba muusan sameeyeen.
Xasan waa meesha uu ku dhiman lahaa warkas meel iiga qor
Daarood war kiisa yaa dhag u dhicaayo
Xasan raqiis ninkii lacagkusiiyaad maqlaysaa maahoo dhiiqo
@@saja9892 munafiq
Wu saxiixi hadii lacag looshego 😂😂
PUNTLAND DADKEEDII BAA DHUL U BAAHAN😂. CID KASTA OO AJAANIB AH WAY ISKA DEYSEY😊
Asc gaylan media saaxiib damaca trump waa waxa aan suurageleen
PUNTLAND DHIIGII WIILASHEEDA UMA DAADIN SI DHULKOODA LOO QAATO😊. TRUMP WAALIDIISA CID KA YEELAYSAA MA JIRTO
REER QAAZA LAMADULMIYI KARO😊. DHULKOODI LAMA QAADAN KARO❤. PUNTLAND DULMI LOO GEYSTO GAAZA MA YEELEYSO.
😮
Qabilka 1 taako laga qaadi banan anuu garanayn😂😂😂😂
Falastiin yuhuuda ayey ka soo ordayaan hadeey soomali imadaan waan xasuqeenaa…..falastiniyiinta mida Israele ayaa janno noqoneyso
No carab iyo cidkaleba dhul keena anagaa leh marekan malahan
Adeerkaana maxaad ka dhihi ileen isaga ayaa dhulkaaga carab keenayee?
XASAN BAAHANE HORAY BUU DHULKII IYO DADKII SOOMALIA U IIBSADAY😂. BALSE TAN UMADA SOOMALIYEED KAMA YEELAYSO😊
Gobolada dhexe iyo hiiraan argagaxiso weyla dagalen mareykana garab maweydiisan taasina marmarsiyo ma noqonkartp oo reer falastiin lagu iibsado madhicikarto
Xaawaadle mooye yaa la dagaalay argagixiso , xawaadle maha hawiye ee waa dad daarood ah oo argagixiso iyo wixi la mid ah way leeyn, hawiyo iska kici kuwa kodhobka kula dul taagan
horta soomaliandna waay yeeleeysaa waayo kuwii bada kubadashay aqoonsi itoobiya ah diidimaayaan ta maraaykanka laakiin haduu aqoonsado waxba utarimaayso waayo taaywanba wuu aqoonsaday waxna umatarin kk
Waa Xasan Sheekh oo Minasota ictiraafay
Xasan munaafaq goob abgaal ha geeyo hadii ay dhici karto in xoog lagu soo daabulo reer Gaza koley lacag raadis ayuu ahaa
Wax suurto galaaya ma ahan in Falastin Somalia la keeno.
Ma aqbaleyna in dhulkeena Carab la keena oo dhulkooda laga soo raraaya waa in meel looga soo wada jeestaa
waa xaqdaro wayn in dad waddankooda laga soo qaxiyo waa uu jabaya badilku xaquna uu guulaysanaya suurtogal maaha ina lasoo rero reer felestiin doofarka trum uu iska hadlay uun
Tram asi maleh somali ha imado wuxu kaheluu leyahy
REER QAAZA MAXAY U DHIMANAYEEN INTAA OO SANO HADII MAANTA INTII KASOO HARTAY DADKOODII DHULKOODA LAGA QAADANAAYO ⁉️
🤣🤣🤣Gaylan media cinwaankan wu igaqosliyay maanta Xsn sh. Muu saxiixi hadi dhaqaalo looshego ilahay hanaga qabto.
Geylan: heshiiska ushaxeeya Putland iyo USA ayaa horseeday in laduqeeyay daacish.
Geylan: heshiis walbo oo laga galayo dhulka soonaliya waa lamuhuraan in DFS lala galo, sidaasna Hassan Sh lacag ugu sameyn karo.
Isqabadsi bal sheekadaan weriye.
Fiirogaar: USA kalama tashaneyso DFS, Putland, iyo Soomalind midna
Somalia waa laga reebay sheekhow, wa somaliland iyo puntland
soomaliyay ogaada hadi falastin dhulkoda laga qaado way isir guurayan waxadna kaqeyb qaadaten dabar goon dad muslima oo weliba yahuud uga hiilisen inay dhulka kaqaado
Pl ma ogolanayso lk xasan ayaa ogoladay in baladwayno lageyo rer baladwaynaw cuqubada hayelina bari baladwayne DADKA hada loyaqan Loma aqonayo dhul falastin waxkuledahay bulaaban
Sheekada Daarood ka munafiqiin ta nalaga tag
puntland citiraaf bay doonaysaa maxaa ka jira
maamulka puntland kuma dhaco inu taageero in falastin dhulkoda laga qaado wana dembi weyn oo diinta iyo falastin laga galay in dad muslima dhulkoda laga qaado
Xasan haduu aqbalo warka Trump waa in villada loogu galaa
sxb madax waynaha haku danbaabina siduu qixinta falastiin dhaqaalo ooga raadin .
Daarood waano ma yaqqano
Maad iska tiraahdid dani fursad ma ugu jirtaa 😂😂😂
Xasan baahane
soomaliya yeelimayso in falastin laga masaarifuyo dhulkoda oo laga qaado oo soomaliya laguso dhex tuuro ee dowlada soomaliya kahortimaado taas
Car yaakudhaca taas xilka sidegdeg ah baa loodhaafinayaa
Ma dhaceyso waxaas iska hadal oday waalan
hassan jaanis u lacag u ku samayn karo
No qorshaha Dolan trap
Somalia waligeed ma baqbali doonto in dadka reer falastiin laga qixiyo dhulkooda oo loo rari meel ka baxsan dhulkood iskaba daayo in somalia lakeeno
Xasan sh c/raxman ciro siciid deni midnama laga yeeli mayo inta qof somaali ah nool yahay
Iskada in ay yuhuud iyo karaykan aanu uraacno eh xataa qaasa baanutegaynaa oo kasagaalamaynaa
Hadda nahay reer puntland no more Somalia qasab ayey nagu tahay hadda in aan xamar ka gono hadda waa ogaanay in xamaa siyasad ahayn ee ay tahay in ay diidan yahiin jiritaanka reer puntland iyago cuqdad iyo neceb ka buuxo
dhulka soomaaliya hadu banaanyahay so soomali jiilaal dambe maleh oo wadanka iskaleh ileen wadankasta jiilashu dhulka u ilaaliyaye
Phalestine waxa ku yaala masajidu aqsaa wa in Lagu jihaada
Safaarda falasdiin ayaa moqdisha ku taal
Warka ah in palestine la geynayo soomaalia iyo marooco waa been la abuuray oo ninkii abuuray beentaas la garanayo. Waxaa baahiyey jariidadda la yiraahdo JFEED oo laga leeyahay Israel.
Asc geylan ma dhicikarto taas somaiya reer falastiin weyla wada xanunsanayan mw xasan sh taas kuma dhaco damiirkiisa u diidaayo
Ma asagaaba damiir leh waa nin bahdilanee horay soomaalidu ugu maahmaahday nin baahan gob maaha
Adacad fican mudaaye lkn wa iyal suq yutuley ish
Xasan sheikh haddii dhaqaale la siiyo shaki kuma jiro inuu aqbali doono.
Laakiin Dadka Soomaaliyeed ma ahan kuwo wixii la doono laga sameyn karo.
Dadka Soomaaliyeed waa ka badan yihiin Xasan Sheikh iyo kooxdiisa.
Reer Palastiin dhul bay leeyihiin.
Sheekooyon ki munafiqiinta Daarood
DONALD TRUMP HADUU RABO IN UU XASUUQO INTA KA HADHAY FALASTIYIINTA HA CADAYSTO MAWQAFKIISA UU ISRAËL U DAGAALAMAAYO😡.
walee waa ka suurtoowdaa xasan xabaalo qote wuuna yeelayaa laakiin xagee gaaynayaa muqdisho hageeyo uun
Kkkkkk Kkkkkk Kkkkkk
Nin shacabkiisi u nixi waayay miyaa dadkale lagu aamini karaa, bal horta tiisa ha u daneeyo
Wariye matihid qabyaalad ayaa kaadhaxguuxeyso
Niiko😅😂
Hasan ma yeelayo .ilaa xadkaas
War u sheega gaalka gaalku dhalay in waxas an laga yeeleen
Xasan ayax waa ma xishoode aan sariigan oo iimaanlaawe ah marka wax walba ka filo
Waa yaab ??
Geylian waxatahy jaahill afkaa iyo waxa add noc qaldaan ufalanqeyneso wa qallad
isaaq in falastin laga raro oo laga qaato dhulkoda miyay ictiraaf kuraaneysa war wuxu miyay Muslim iyo bini aadam ahayn isaaqu
anaga soomaali haddii aan nahay ma rabno falastiiniyiinta ee waxaan rabnaa sraa,iiliyiinta
Anga hadhihin lkn Aniga dheh Hadalkaguna bakhti wa ka daran yahey wllka islamka ah ba dideysa Israel bad dalbaneysa
adigu soomaali inaad tahay yaa huba yuhuud iyo wax nacdal Ku dhacday ma rabaan dadka soomaaliyad ee waxa aanu tagaarsanahay kuwa xaqa Ku sugan waan felestiin aa adigu hada yuhuud rabto uu tag shaqsiba tahee
waan ka xumahay inaan reply usoo galo bakhti adigo Kala ah
Orad taviv aad hadaad yahuud rabto neef yahow
Waxaan waa iska sheeko waxaa caalamka laga Jedinayaa Israel guul daradii kala kulanty Xamaas ! This is nothing but a propoganda through the media that is all !!
xaan cunaa ii cadee, waxkasta uu arko inuu xaabsado uu rabaa, culusow caadi maaha🤣😂
No no no
Carabtaan dhib badanaa iyaga yir miyaa kolba hadii somaliya lageynaayo dhulka daaroodka hanala geeyo adeera yaalow hadaan carab argagisa ah isku dileyna gobalka bal ka waran hadii 500 oo kun nala dul keeno
Talo ahaan waxaan soo jeedin lahaa qaza dad soomaaliyeed hala geeyo oo intay iyagu is dili lahaayeen yuhuud ha is dileen reer qazana dhulka banaan ee soomaalidu isku laynayso hala soo dajiyo haday suurta gal tahay
Oo ma oga miyaa trump hadii ay is helaan falastiin iyo msoomaali inaan loo taagheleyn?🤣🤣🤣🤣
We knew that trump he is mad 😡 but now he got crazy 🤣
USA have a time to think trump's presidency,
Before Amerikan passport becom thideo
Reer falastiin iyo dawlado kalaba soomaaliya halakeeno[hana iga degdegin] waa haddii dalka soomaaliya yahay futadii taraam😂😂😂, hadduusan ahayna hadde taraam hadhoho futadaydu idin ma qaado.....
Xasan ma ogola in taako dhul oo dad muslim ah la qaato ee waxba xasan ha qaadin waxaas aad soo dhoodhoobeyso ee ra,yigaaga ku saleey in dhulka somalida loo soo raaro ma ogolaanayaan dadka somalidu waayo xasan ayaad u gefeysaa oo aad ka dhigtay qof gadanaya qadiyadda falastiin