Amira hal talo iga qaado dadka qaar isku kaftan bareysid iska daay cumeyr wuka so daray wlh ish dheh funy funy bu idinka dhiganaya adi iyo ceyda sida isku xushmeysin ba cajiiba wax idinku sabsan ha u ogolan ine saqiirada kugu camirtan love u gacalo❤
Wllhi waa runta camal aan amira iyo ceyda ahayn maba hayo amirana waa miskin dadka loma qoslo waa la iska celiya ceyda inanta kala dhaman wayen kuligood cumer qudha ma aha bini Adam ka hadaan hush la iska odhan ku deyn mayan
Amiro abayo adi iyo koko iyo sundus ada idin jeclahay alllh haidin ixfdiyo abayo macan❤❤❤❤❤❤❤fidiyow xujo nososameya adi iyo koko iyo sun dus codsi abayo macan amiradena❤❤❤
Amirooy midaa kuu shegaa asxabta wexee so dubeen mehee meela kale tag soduubo talent la imaaw waxaa chenella kale kadawanay lee dawanonaa marka wax kabadalan sameey oky tageero number one 🎉😊
Amiira qurux labo vidoe Noso gali kan iyo mid caawa ta kale youtube ugura saamiya intad xaga jogtiin wa qofka kaliya bila youtube ah ee idinla socda ❤
Way ledahay mahe
Dgr
No
Gjbnybzfjidippout and 😂😂😂
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️👍
Scw❤❤❤
scw scw
Scw
S.A.W
Scw scw scw ❤
Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 😢😢😢😢
Amiin❤❤❤😢
Aamiin ❤
Cumeer shaqo fiican uu noo hayaa wlhi legend weye😂❤
Been taa maha adeer kulahaa 😅
Haa😂❤❤
Amiira 2 video nosogali haben iyo Malin pls inta dalxiiska kujirtin coming soon 1m❤
Gabarta ha kaa raaxeysato nolosheeda oo dhan RUclips miyey ku baabi'nee hakaa raaxeysato
Xamasadaa ani kaligeey lee umaleeyay iln team amiira dhan wey ila qaban 🎉❤one love🎉🎉🎉🎉🎉1m no balan ah
Team 27 waa wada jeclhy lkn amiiro iyo koko ❤love❤
I.a🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
Ilaa goorma Ka cararee saliga Nebigeeni Mohamed Scw 😢❤
Scwscw ❤
Scwscw ❤
Scw
صلى الله عليه وسلم❤❤
Amira hal talo iga qaado dadka qaar isku kaftan bareysid iska daay cumeyr wuka so daray wlh ish dheh funy funy bu idinka dhiganaya adi iyo ceyda sida isku xushmeysin ba cajiiba wax idinku sabsan ha u ogolan ine saqiirada kugu camirtan love u gacalo❤
Naa hadda wiilka muxuu naha kucunta🙄😒😒 kaftankii baa si khladan ufahanta😅
@@anababdishakur kaftanka mar iyo 2 waa cadi lkn tisa waa ka badbadin tufax bu ka dhigtey amira wa maskin wey iska qosle
Ayadaab kuqanacsane maxa kuhaayo adi😂 hdeesan rabin vedio qeybtaas dhane kajari leheed
Wllhi waa runta camal aan amira iyo ceyda ahayn maba hayo amirana waa miskin dadka loma qoslo waa la iska celiya ceyda inanta kala dhaman wayen kuligood cumer qudha ma aha bini Adam ka hadaan hush la iska odhan ku deyn mayan
@@AaminaMaxamed-x3y ha dadka limit ba leskaga yeela koko isago sidas ugu dag dagaya arki meysid
Team Amiira 1M DhakhsO Aan gaadhsiiinO❤
Wax ka nasib xun majiro ado saliga nabiga arkey oo ku salin ku salin nabigenah muhamed scw scw scw ❤❤❤❤😢😢
SCW
Scwscw
Scwscw ❤
Amiiro labo video noo soo dhig intaa dalxiiska ku jirtid❤
My fav RUclipsr amiradena hada aragte my comments like isaaar❤ one love team 27❤❤❤
Yees😂😂like isar yah😂❤
No like ha usarina
Hye😂😂@@Kafiso-r9r
Hye😂😂@@Kafiso-r9r
@@Kafiso-r9rMaxaa kaagali
@@Kafiso-r9r😂😂😂😂
amiiradena teamkan iyadaa shido wlh hade kamaqanthy farxad iyo shactiro malaha❤❤❤❤
Ayyy amiiro aaway ano isleh kor IGA so dhacay video ga awwwwww team amiira❤❤❤
Asad luguhiisu rajey lee yihiin lkin hadey luguhu caato noqdaan oo dhamadaan rajo maleh allow caafi wllkeeeb yaa rabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Aamiin
Masaaj isbuuc laa buu qaataa mar hoaray qalali lahaayeen , Aamiin ilaahy lugihiisa haku istaajiyo
Hah wlhi koko xataa kaftankii walalkeed uma ogola in ladacaayadeeyo 😂😂😂😂 walaalkeed way jeceshay
Qofka haduu qof weyn yhy lama horboodo kaftanka waa inuu barto
@@sahramoha2430 maysan xanaaqin balse intaas xataa inay ka difaacdo ley ka wadaa way is wada kaftan yaqaanaan dhamantood
@@sahramoha2430 maysan xanaaqin balse intaas xataa inay ka difaacdo ley ka wadaa way is wada kaftan yaqaanaan dhamantood
Amiiraay cumeer iyo.sunduz camerada ku badi hawl bn haynaaye team sunmeer hadaan nahay codsigaa noo tixgali😂😂
Codsigaas✔️wye😂
Mucjiso😂😂
@@MaanKa-h7x runtay maahino abaayo 🤣
Im here 😂 we are Team sundus
@@Fatimamohamed-li4cx haaa shaqeyso🤣
Babiya babiya amiira azxabey. Waynu sodhawanaye❤❤❤. 1 milyan. Wa Malin aynuwada sugayneee
Wax waliba quraanka kaweyn❤
Waan ognahay
Amiira waa ku baryeynaa hadaa awoodid walba daqiiqadaha noo soo boodi videokana ciyoow noo soo dhig😭🫶🏻😍
Ala maxaan wakhti iskaga ciraysa
Team Amira first comment 1m comin soon❤
Hadaadn noso dhigi karin 2 video amira nosoo dheere video 30 wax ka yar ma rabno aqwaan 😂❤
Amiiradena ilaahay hanoka caafiyo abyo Amiin ❤❤❤
Aamiin ❤
Video yaasha noo soo badi ❤ lntaad. Dalxiiska ku jirta kana. faa iidaysano Amiiraddeenna. madaxa👑👸❤️❤️
❤❤
M.a team 27 marnaba Noo hoos yaqay keep going my sister Amiira qurux ❤
Cumeer sir aa ka fakatay😂
Wazan ku faraxsanahay inaan noqdo qof kii ugu horeeyay ee like kuu Sara ❤
Jah team gabdha like❤❤❤afarteydiih hablood samiyo intaa meshaan jogtaan youtubekeedi ufura❤ like inta igu raacsan
Waaawareeey waaxs dhan quruxleee miyaa alle haku xafido queen 👑 ❤
Abayo amiira dhafarka iska dhaaf wlhi mafiicno wajigaaga laga fahmaa inaathy qof dhafar bdn telka iska yaree isticmaalkisa hadaa iska naxeysid abyo waana ku jeclhy
Amiira muqaalada noo Soo baadiy plz❤
Cumeyr saasa ka rabna adi no qish anagana wan so duceyneyna junior cumeyr asa ba iska imaanaya
Wlhi amiiira xaley dhan saa kuu sugaayey fiidiyoogaga inaa soo dhigto habeenkii nooso geli😢😢❤
Amiiira my beautiful sister m.a i Love You 🥰❤❤
Wlhi benta mahan amiroy asad cunug yariis uek yahy daba gabka marku gashtay 😂😂😂😂😂😂😂😭🫶
Amira I can't wait wlhi intaaa gaarayso 1M inzha allh on the way ❤
Amiira 1m coming soon Insha Allah 🥰
Malinta aa gasho 1m waxa ka baqaa inaan suuxo farxad darteed wlhi ilhow hay dilin yadoon gaadhin🤲🏻🥺❤️
Ay amiiradeena finally way caafimaaday qosol nagu dishay caawa love you my queen 👸 ❤️😩🤣
Amiira bus hasoo raacin halistiisa bdne alle haku xafido ❤
Amiira bas ha soo raacin sababtoo ah baska waa halis please 🫶🏻😭😭❤️🔥
Yes ppe sax waa
Ha walahi ❤
Haa Sax waye
Waxan sugnaanba waa arooskiin amira iyo cayda habalayo🎉😂😂
Aad iyo aad❤
Wah wah anaa uhoreeyoo😘🤣
You are the Best only one person of Team27 🙏 keep up 🙏
Quruxdaadu waa sida bisha waxaan kaala baqaa isha my miirrryy❤
Illaahey caafimaad Ka. Hakusiyadiyo (aamiin)🤲🤲
Amire kuso dhawow team Uno million subscribers 🎉❤❤
Inta cumeer afkisa ereyga kasobexe fahante one like 😅😅😅😅
Adi iyo I camir
@@Sarasiman123ceydaaaa😂
Hahey wahesiin😂😂
Mansha allah gabadh karti alle u dhaliyey good luck my sister ❤❤❤❤
Ilaah ha u naxariistee Ibraahim raisi madaxweynaha Iran 🇮🇷
I milionka kutuura amiira azxapey❤
I love how you are guys are matching ❤
The only Queen Amiirooos dhameystiran m.a😊❤❤❤
Amiro abayo adi iyo koko iyo sundus ada idin jeclahay alllh haidin ixfdiyo abayo macan❤❤❤❤❤❤❤fidiyow xujo nososameya adi iyo koko iyo sun dus codsi abayo macan amiradena❤❤❤
Team Amiiro ONE like ❤
Amiira my Queen 1m coming soon Insha Allah 🥰❤
Ala amiira ku jeceliyaa queentan ❤❤
AmiiradEnaH allE izha haka hayO m.a❤
Aamiin ❤
Amira ani manta first ahay❤
Woww my team 27 i love ❤❤amiira qurux I love abuo
Please, we need more video, please Team 27💐❤️🌷🇬🇧
Amiiro iyo asad marka isla jogtan wan jeclhy qosol socda tihiin😂😂😂😂😂
Amiira ilahy haku caafiyo lkn isku day inaad labo video nooso dhigdid quruxeeey❤🎉waan ku jecelnahaybl love you❤❤❤
Aamiin ❤
Amiin 🫶🏻💋❤️🔥❤️🔥🤲🏻
Amirooy midaa kuu shegaa asxabta wexee so dubeen mehee meela kale tag soduubo talent la imaaw waxaa chenella kale kadawanay lee dawanonaa marka wax kabadalan sameey oky tageero number one 🎉😊
Gabdha haawaalin naaya
Ayoow Ayoow baashaal iga dhe❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Amiiro qurux queen of Queens
Fav RUclipsr Amiira qurux ❤❤
Amiira walay waan taageera hadaa tageertid amiiro one love
Wll pleas iso baqo😮
Same ❤
Wax noqdey qofki ugu horeyey wow ❤🎉
Kuu labad rabna ❤❤❤❤
Maasha alaah tabaarka alaha ilaahey ha nu barakeyo
Amiiro haweenkina Vedio soo gali blz maalintane soo gali saa ciyow ku gaartid 1m insha Allah 🎉
Ha walahi ❤
My team 27 forever like faqiireed iisaara noh xarfaney😂
Asxaabtaaa amiiradeyda 1m wax yar uga dhiman aan garsino
Amiiiraaaay Ana uso horeeyay😂❤
Maasha allaah dalxiis qurux badan amiiro allaha caafiyo caafimaad sareecana aamin
Amiira my Queen Video noso dherey aqwan 😊❤
Amira qurux waxan ka raba lacag ado really ❤❤❤❤
Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤❤❤❤❤
Scwscw ❤
Amira qurux keep going 1m subscribers team 27 dalxiis iyo damaashad wacan ❤❤❤
Inta xanuun san illahey hacaafiyo 😊 Inta imtixaanka dowlada galeysana illahey ha ufududeeyo 👍🇸🇴🤗
Amiira marka so labaneysin Train so raaaca baska iska daaya❤
Amiiradeyna quruxda badan ❤❤❤❤
Ala aniyaa hawen iyo malin ina lajoga lee raba waidhin jeclahay team 27 love u all❤
Anayo gabar Nol iskasug makaastamelathi ton isticmal walcasri 3 maaari ambayo alkuhafitha inshaallah
Amiira noso dherey Video he aqwan 😂 we Love You 🥰❤
Star box wax haka kadanina team27 atimaheena lee wax fahansan war faladtiin darted ayaa qof walba oo islaam ah iyo qof waliba oo falastiin u damqanaya wax kama gataaan shirkadahaas
Time.amiiro quru❤mèshawankucusbeehee isoodhawweya
I love yuo tem amiira❤🎉😊
🎉
Qab qab wana washen❤❤❤❤❤
Amiiro qurux I love you Hppti❤️
Gabdhaha Teamka dhan adaan kujeclhy Wlhi apyo
Qab qab 4ever ❤❤❤❤
Amiira qurux see daree xanuun mise waa naka waa leysaaa cafimad ban kuu rajeynaaa
4:6 gabadh marba hadey wiilka ka xishoto jaceyl ba jira jah dumashi qurux so dhawow yaqey❤❤❤
Keep going amiira qurux hore usoco quruxey❤❤❤
Wcs 🙏 baa shaal wacan asxaapteyda❤❤❤❤ tiim 277777777777777❤❤❤❤
Ku sali xabiibkeena muxamed scw❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤
Waaw qurux +jacayl 😢
Bashaal cadiahyn wlhi amiira kuwa dabka wow 🤩