SAFARKII UGU SHIDNAA 12QOF KAMID AH TEAM27

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 окт 2024

Комментарии • 1 тыс.

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 5 месяцев назад +332

    Ilaa goormee ka cararee saliga xabiibkeena muhammed scw 😢❤❤

  • @SawdaMawlid-vw9xu
    @SawdaMawlid-vw9xu 5 месяцев назад +142

    M.zha allh alle ha idin nabad geeyo reer somalilnd happy 18 MaY💚🤍❤️

  • @JeeMisBoy
    @JeeMisBoy 5 месяцев назад +101

    Dunidan ma so Marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ ❤️ ❤️ ❤️

  • @BishaarJey
    @BishaarJey 5 месяцев назад +157

    Nasib xumo maa arko qof love saryo saliga xabib kayne mohamed scw scw ❤

  • @Ismacilxasan-f1k
    @Ismacilxasan-f1k 5 месяцев назад +93

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️

  • @KHARHERMOHOMUT11ABOKOR
    @KHARHERMOHOMUT11ABOKOR 5 месяцев назад +40

    thanks pro asad iyo ceyda inta ree #SOMALILAND AH ee ASAD ku xidhan I muujiya like ❤

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 5 месяцев назад +105

    KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋🤗😊❤❤

    • @Sumayabilow
      @Sumayabilow 5 месяцев назад +1

      Abera cadee ala mxan kuxise wll😢😢ifrax sanaw😊

    • @ibrahimdiaz8318
      @ibrahimdiaz8318 5 месяцев назад +2

      صل الله عليه وسلم

    • @zakariyaadencade2123
      @zakariyaadencade2123 5 месяцев назад

      Maxa qaldan waxn abeera ma'aha qurhay 😉 😂​@@Sumayabilow

    • @mohamett88-q6h
      @mohamett88-q6h 5 месяцев назад

      ❤SCW❤SCW❤SCW❤

    • @Fadwosul
      @Fadwosul 5 месяцев назад

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂🎉🎉😊😊

  • @hamdakayse
    @hamdakayse 5 месяцев назад +71

    Waaa wareyyyyyy somaliland alaw dhawr 💚🤍❤️ happy 18 may 🔥🫀

  • @NoraMohamed-pe4fh
    @NoraMohamed-pe4fh 5 месяцев назад +48

    Happy 18May SOMALILANDERS 🎉 Thankz Asad from Landers😊

  • @IscoRax
    @IscoRax 5 месяцев назад +54

    ILAAHAY DARTII UGU SALI XABII KEENA( MAXAMED SCW)🕋🕋🤲🤲

    • @farhiaaadanmohamed2900
      @farhiaaadanmohamed2900 5 месяцев назад

      Salalaahu calayhi wasalim Salalaahu calayhi wasalim Salalaahu calayhi wasalim

  • @mulkihaji5679
    @mulkihaji5679 5 месяцев назад +40

    Asad ciyartii booska Amiiro wu xiran yahay aan uxiisay nosuubi madama xeeb aad tagteen somaliland 💚🤍❤️ guul iyo gobonimo

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 5 месяцев назад +19

    the best person ever the most knowledgeable and the most shinning person all created prophet muhamad (صلى الله عليه وسلم)❤❤

  • @zamiirayaasin5846
    @zamiirayaasin5846 5 месяцев назад +18

    Thnk U Asad wanka gudooney happy 18 may All lander💚💭❤

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 5 месяцев назад +46

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤👍

  • @alfanaandhoolayare4457
    @alfanaandhoolayare4457 5 месяцев назад +33

    Happy 18 may inta Ila jecel wadankena SooMaliland💚🩶❤️

  • @Dhooleey
    @Dhooleey 5 месяцев назад +32

    Samia xaflad yar usameeya iyada kaliya niigala socoto duriyada❤ my team hormar wacan

    • @Supermohamed20
      @Supermohamed20 5 месяцев назад +9

      Wll Kadaaaa sida ha odhn ita kleeeey u qbteeeen iyo qdrinta loooo hyo ayaaaka bdn wxba xaflad ma shegto cidlma ma jogte wll ldeeeed ayayla jogtna mrka ha u bixin wll from Duriyda

    • @Dhooleey
      @Dhooleey 5 месяцев назад

      @@Supermohamed20 ee abaayo ani kuma dhihin waxba uma qaban kaliya xaflad yar udhigaa dhahya ma xumanaa ani duriyada ma ihi saase thy waa jclhy duriyada maxa haleyay

  • @Omarabdulaahimaxamuud
    @Omarabdulaahimaxamuud 5 месяцев назад +64

    Somaliland hambalyo plz one 👍

  • @Sumaya-oe9ug
    @Sumaya-oe9ug 5 месяцев назад +33

    Inta burco Ku dabaldagaysa one like Asad thanks 👍

  • @Raimayy_mohammed
    @Raimayy_mohammed 5 месяцев назад +29

    Waa niga qabna 💚🤍❤️

  • @Abas-AR_M
    @Abas-AR_M 5 месяцев назад +8

    Adunka maso marin rux ka kheir badan Nabigeena udgoona Mohamed scw❤❤adigo akhrinaya waxan ka codsanaya inad Ku Salidid Xabibu Raxman❤❤

  • @Asmahfarhanismail
    @Asmahfarhanismail 5 месяцев назад +14

    Waan kaa hynaa Wllky thank you dhamantiiin 💚🤍❤️🎉

  • @masbal9180
    @masbal9180 5 месяцев назад +24

    Teamka laga yababyahay o indhaha calamku Hayo noolow asad hagio❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @IdilMohamednour
    @IdilMohamednour 5 месяцев назад +40

    Waxa nasiib daro ah adigoo arkaya saliga nabiga oo love ta la dhafaya

  • @Hargeisawi-e7c
    @Hargeisawi-e7c 5 месяцев назад +6

    Thanks wllady happy 18 may + 2million subscribers kuma khasarin channels team 27 from hargeisa somaliland ❤❤

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 5 месяцев назад +31

    Kusaliya nabigeena muhammad scw❤🕋☝🏼

  • @bootstrap-es5wf
    @bootstrap-es5wf 5 месяцев назад +10

    m.a walahi abdulahi waa nin cajiib ah inaad wax hubsato wax ay kamid tahay waxyabaha muhiimka u-ah nolasha masuul wan kusalamau

  • @siciidomacalin5628
    @siciidomacalin5628 5 месяцев назад +12

    Asad wlhi mar kasta waa ku duceyaa far xadada waa farxadenaa illahay riya kasto ledahay haku rumeyo wll qliy 🤲in sha allaa hadana safar salama safar khayr ❤

  • @Mustafeaxmed894
    @Mustafeaxmed894 5 месяцев назад +30

    KUSALIYA XABIIBKEENA muxamed scw ❤❤❤❤❤

  • @Qu681
    @Qu681 5 месяцев назад +7

    Safar salama dhaman team27 farxad qurux badan iyo dalxis wanagsan ayan idin rajenaya insha Allah walshey amira qurux ilahey haku cafiyo wlshey cafimad taama ayan ku rajenaya ❤❤❤❤❤❤

  • @SULTHAN27
    @SULTHAN27 5 месяцев назад +5

    Asc abtio asad waa ku salamey adi iyo asxabtada team meel kasta oo dunida dafaheda ka jogtan
    COMING SOON 2.5M 🎉🎉🎉 INSHA ALLAH

  • @AbdiRahmanjj-h7s
    @AbdiRahmanjj-h7s 5 месяцев назад +9

    Libaax 2bo maahan Asad Qof,bini,aadama intuu wanaagsanyahay Ayuu waanaagsanyahay runtime Alle haku xifdiyo sxb🎉

  • @SudeysiAbdishakur
    @SudeysiAbdishakur 5 месяцев назад +10

    KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw

  • @najaxnayruoz76
    @najaxnayruoz76 5 месяцев назад +3

    Thanks wll Asad iyo team 27 wan idinka gudonyeh waxad tahye wll Sharaf iyo karamo bdn sida dhunka lagaga jclyeh wll allh ha ku jcldo
    Happy 2M scr❤🎉🎉🎉

  • @AyaanXuseen-tk1to
    @AyaanXuseen-tk1to 5 месяцев назад +21

    Ku saliya nabiga maxamed scw ❤

  • @ShaakirMaxamuud-sc4zv
    @ShaakirMaxamuud-sc4zv 5 месяцев назад +5

    Thanks my pro ceyda io asad io abdulahiH team 27 no hooso wada ku mahad sateen in aan nugu habalayeysaana 18 mayagan

  • @modernsomalifood
    @modernsomalifood 5 месяцев назад +2

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)

  • @Bintudacwa
    @Bintudacwa 5 месяцев назад +7

    Dhiga ala dhuuxa ❤wan idinka hayna hanbalyada wlalahy ale haydin dhowra farxad kuwaara❤

  • @Akim_1794
    @Akim_1794 5 месяцев назад +5

    RUclips-ka Asad Hajio Lee Fahmay Sida Lacag Looga Sameeyo Muuqaaladiisa Sida Uu U Edit-gareeyo Cajiiib Waaye Keep Going Brother

  • @nimayusuf3579
    @nimayusuf3579 5 месяцев назад +7

    Happy 18may waa malintayadi wanu faraxsan ahu mahadsanidin safar khayr qaba idin rajaynayna

  • @siciidomacalin5628
    @siciidomacalin5628 5 месяцев назад +7

    Mn sha allaaa safar salaama tim 27 waa dadka kaliya aan dawado ayantana xalfada nagu garacden wlhi hampalyo. Dhamantin rer malaysiya ❤

  • @saaniyaqueen1148
    @saaniyaqueen1148 5 месяцев назад +9

    Thanks Mr 2m happy 18 may 💚🕊❤️

  • @InaAhmedAwhasan-ut6vf
    @InaAhmedAwhasan-ut6vf 5 месяцев назад +1

    Waxaan salaamaya inta reer somaliland ee team 27 sida nafiisa saamiya cumar iyo inta kale jecel somaliland sigaar ah na waxaan usa laamaya hogaamiyaha team 27 Asad hagio ❤

  • @Bahjuuniindhadeeqa212
    @Bahjuuniindhadeeqa212 5 месяцев назад +8

    M.a waye hada nabad tagteen Guulaysta Dalxiis Quruxbadan baan idin rajeen❤

  • @Somaligamer2
    @Somaligamer2 5 месяцев назад +4

    Asad hagio Keep going 3milion subscribers safar salaama dalxiis iyo bashal iyo damaashaad wacan love team 27love

  • @Queensuniira
    @Queensuniira 5 месяцев назад +14

    Somaliland allow dhowr ❤🎉

  • @Uqtimuslimah
    @Uqtimuslimah 5 месяцев назад +10

    Alla qurux badna sidey iskula daadihinayan hadalada iskula helayan cajiib ine so diyarsaden bad mooda is fahankoda m.a dalxiil wacan all team27❤❤❤

  • @Abshir_Ahmed_hasan1
    @Abshir_Ahmed_hasan1 5 месяцев назад +10

    Asadhajio_Allah_Haku_Xafido_@Asadhajio Safarkina _kheyr_qabo_Allah haka Dhigo🎉

  • @KafiyaBashiAhmed
    @KafiyaBashiAhmed 5 месяцев назад +1

    Thanks asad and ceyda hableyada reer somlialnd

  • @UmalaMahaf
    @UmalaMahaf 5 месяцев назад +9

    Safar khayr qaba wlky asad mahamet haigo landawey si nabad ku caga dhigo❤

  • @ZIciidzaha11
    @ZIciidzaha11 5 месяцев назад +14

    Yes Waxa Noqday Ninka ugu Horeyay Ee like saarey Team 27 Wllky Asad Mohamed Ali Haji❤❤❤

  • @namelos2963
    @namelos2963 5 месяцев назад +6

    Abdilaahi hagio walaalka aduunka ugu qaalisaan salaan sharaaaf 🎉❤🎉❤

  • @SaamiyaCabdirahman-ji2pc
    @SaamiyaCabdirahman-ji2pc 5 месяцев назад +2

    Happy 18 my qof wlba o Somalilander ah o ku xidhan team 27💚🤍♥️

  • @Hosnimobarak
    @Hosnimobarak 5 месяцев назад +4

    Forever Somaliland 💚🤍❤️

  • @mohamedaliyousuf3872
    @mohamedaliyousuf3872 5 месяцев назад +1

    Thanks a lot Wllkay
    Asad Hagio Iyo dhamaan team 27
    Happy 18 May Somaliland ❤⚪💚

  • @FarduusibrahimMaxamed-g8h
    @FarduusibrahimMaxamed-g8h 5 месяцев назад +17

    War teamka taageeradooda kumaan khasaarin❤🤍💚 😅

    • @umalkhayrsheikh3937
      @umalkhayrsheikh3937 5 месяцев назад +1

      Been maha wllhi ninka kaliyee si gara inoola xusa waa asad alle ha dayo waxan islaha wuu safray oo wuu idin ilaway lkn my dhicin❤❤❤

  • @ISHAAQOONTA-p2y
    @ISHAAQOONTA-p2y 27 дней назад +1

    Maalin Asad Hagio 27 waan la kulmi doonaa insha Allah riyaan ku arkay anoo asad, Ladan, koko la hadlaayo walaahi waa run my team see you in the future insha Allah

  • @queenaminabujetichannel
    @queenaminabujetichannel 5 месяцев назад +7

    Wanku faraxsanahay qofka ugu horeyo inan noqdo oo video gan comment ka bixiyo masha Allah keep going asad hajiyow mss 2 million ❤

  • @ozhkanbegam
    @ozhkanbegam 5 месяцев назад

    Aan ku wada salino nebiga Muhammad s.c.w ❤❤❤

  • @inaabdu-j3w
    @inaabdu-j3w 5 месяцев назад +4

    Happy 18-may 2024 thanks asad ❤😊

  • @eidqaasimwarsame2369
    @eidqaasimwarsame2369 5 месяцев назад +1

    SOMALILAND shacabkedu hadaanu nahay waxaanu ku leenahay guulayso bro Asad Hajio dhamaan shacabka somaliland waxaan leeyahay alle sanadkaa sanadkiisa ha inagu gaadhsiyo bash bash iyo barwaaqo 💚🤍❤

  • @ameyra1
    @ameyra1 5 месяцев назад +8

    Asad video qurux badan oo quality fican noso duub ❤❤jaziirad kamida jaziiradah ugu quruxda badaan tagteen😭❤️🫶🫶

  • @NadaAbdilaahi-j5f
    @NadaAbdilaahi-j5f 5 месяцев назад +3

    Thank You wll From Burco malinwalba ka Daawana❤

  • @deqoomar3625
    @deqoomar3625 5 месяцев назад +1

    Legenyalo waddhafteen Somalilan alow dhor Asad xajiyow iyo king ceyde alow xafid aamiin aamiin❤❤❤❤❤❤

  • @sucdysheikh198
    @sucdysheikh198 5 месяцев назад +4

    Asad hajiio the one n only legend, Ku yar o 2 jir ehh o my dood udihi malin walbo 😂gulesta team 27

  • @nimcomuxumed5530
    @nimcomuxumed5530 5 месяцев назад +2

    Happy 18may dadkaygii 💚🤍❤️ Asad iyo cayda sharafi korkiina ha ahaato

  • @RaaqiyoAbshir-fe9dc
    @RaaqiyoAbshir-fe9dc 5 месяцев назад +4

    Waxa sugnaba wa video yal qurux bdn😢❤❤❤❤

  • @niciimamahamed3840
    @niciimamahamed3840 5 месяцев назад +1

    Thankz wllky asad io ceyda 💚🤍❤️ 1

  • @Siska..Cabdirisaaq
    @Siska..Cabdirisaaq 5 месяцев назад +9

    Happy 18 may somaliland 💚🤍❤

  • @NiciimaCabdirisaaq
    @NiciimaCabdirisaaq 5 месяцев назад +2

    Asad wlalkay qof wangsn hadu jiro Wa adi intay nololi jirto nolow illahay haku barakeyo wllo ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @JOSEPHBOY66
    @JOSEPHBOY66 5 месяцев назад +11

    Team barcelona one like❤❤

  • @Bishaarabdi-vv5qc
    @Bishaarabdi-vv5qc 5 месяцев назад +1

    Mashalaha lajamada wan idin wa taa keep going

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 5 месяцев назад +204

    Cristiano Ronaldo fans like 🐐😊❤❤😊

  • @Karen56899
    @Karen56899 5 месяцев назад +2

    Waan kaa haynaa Asadow 💚🤍❤️🔝👏

  • @shugriahmed7040
    @shugriahmed7040 5 месяцев назад +3

    Hanbalyo hanbalyo hanbalyo wll Asd intaa iyo inka badan wd u qalan taa ❤❤

  • @budhkacwaale1898
    @budhkacwaale1898 5 месяцев назад +1

    Thanks cayda iyo asad happy 18 max

  • @ifraaxkaamil4752
    @ifraaxkaamil4752 5 месяцев назад +5

    Wow team 27 idin jecelnhy ❤❤

  • @abdirahmanali3249
    @abdirahmanali3249 5 месяцев назад

    Ad ba uu mahdsantin team 27 hada nahay reer Somaliland 🙌🏻🥰

  • @Zuleymaan-bi9cu
    @Zuleymaan-bi9cu 5 месяцев назад +3

    Horta faa,iidada love ta laga helaa tijaabinayaa caawa ee igu cimaamada❤😂

  • @hamdadubad
    @hamdadubad 5 месяцев назад +2

    Thank asad ❤❤from sooomaliland❤❤

  • @AbdifatahCanada
    @AbdifatahCanada 5 месяцев назад +4

    Waan idinka haynaaa team 27 celebration of 18 May

  • @Cabdicasiiswaxar95
    @Cabdicasiiswaxar95 5 месяцев назад +1

    Noloshu waa maalmo, raaxeysta Saaxiibbayaal, Cibaabadadana ha illoobine, Team27🫡🙏

  • @MumtasMahad
    @MumtasMahad 5 месяцев назад +5

    Safar salaama wllky happy 18 MAY❤💚😻

  • @hafsasiciid2345
    @hafsasiciid2345 5 месяцев назад +2

    Happy 18th may all Somalilander ❤

  • @AnisaabdiMohamed
    @AnisaabdiMohamed 5 месяцев назад +3

    Tiktok kaso raace muqaalka😂😂waa marki igu horeyse o aan so boqdo meshaan🙆🏽‍♀️likena waan sare sido kale subscrabne waan siiye🥰

  • @Hadiya-q4q
    @Hadiya-q4q 5 месяцев назад +1

    Thnks inkastoon in ka badan kaa mudanhy inad nala dabaal degtaan 💚🤍❤️

  • @Amiinadam10
    @Amiinadam10 5 месяцев назад +6

    Happy 18 may lander’s 💚🤍❤️

  • @quruxbilan2708
    @quruxbilan2708 5 месяцев назад +1

    masha allah safar wanagsan and happy 18may all my landers❤

  • @مصطفىنور-ت9و
    @مصطفىنور-ت9و 5 месяцев назад +6

    Qofka ugu horeyo oo comment bixiyo manta😂😂😂😂

  • @HadiyaHadiya-qg8ri
    @HadiyaHadiya-qg8ri 5 месяцев назад

    From somaliland team27 thanks sidad dadka umidaysan❤

  • @hibaaqbashiir-r1x
    @hibaaqbashiir-r1x 5 месяцев назад +5

    Azad waa nagu qaldantay wllka Ina calnka noo duubto rabnay😢 Lkn dhib ma jiro waa kaa qabnaa

  • @LaylaDhayman
    @LaylaDhayman 5 месяцев назад +1

    Waanu ahay zomalilander Anigu waxan ahay kiwi gaarziiy ey asad 2 million subscribers ❤❤❤❤❤❤❤🎉😂

  • @MunaQurux-ln7be
    @MunaQurux-ln7be 5 месяцев назад +5

    Ala Ana wajoga meshan ina idin arka raba team 27 ahy😢❤

  • @YukeyBoy143
    @YukeyBoy143 5 месяцев назад

    Team27 madaxdeyda Abigail waa sxbkina cusub guul iyo gobonimo Ayan Idina Rajendra religion isku xirnaado

  • @Khalid-i2e
    @Khalid-i2e 5 месяцев назад +4

    Happy 18may only landers❤❤❤❤

  • @mussolinifootball4947
    @mussolinifootball4947 5 месяцев назад

    We love you Asad Hagio From Somaliland ❤❤❤❤

  • @dhamaystiranhuseein7555
    @dhamaystiranhuseein7555 5 месяцев назад +3

    Waan ka qabnaa hanbalyada happy 18 may ❤❤

  • @GudoonIsmaciil-w1q
    @GudoonIsmaciil-w1q 5 месяцев назад +2

    SOOMAALILADN waad mahadsanid tahiin

  • @FowziaMaxamed-fz3go
    @FowziaMaxamed-fz3go 5 месяцев назад +6

    Asad hagio taagerihiisa koowaad waa aniga ❤❤❤

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 5 месяцев назад +1

    Masha Allah asad hagio guuleso ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉

  • @Hafsa-._Mohamed1
    @Hafsa-._Mohamed1 5 месяцев назад +2

    Ilahay nabad haidin kugeyo aboowe yaal ❤️🤲