DHUL RAQIIS AH KUYAALA ROOWDO DEGMADA KAXDA INTAAN LAGAA FAAEDEEYSAY ADIGA FAAID DHULKAAGA MAALKASHO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 окт 2024

Комментарии • 61

  • @somaliking3360
    @somaliking3360 2 года назад +9

    Bal aan u sharaxo kuwaan ku fahmin oona fiidiyowyadaada fiirsanin ilaa dhamaadka. 😎- Dhulka waa hal block oo ka kooban 10 bos, halka block oo qiimaheedu tahey $3200, bos kasto waa venti per venti (20m × 20m) oona u dhiganto dhul 4000m², waxayna u jirtaa Rowda oo Kaxda aah 3km iyo 100 tallaabo. WOOW MashaAllah waa mahadsantahay. 🇸🇴💛🇸🇴🧡🇸🇴💜🇸🇴💚🇸🇴
    3:01 - Laakin xisaabta labaad waan kugu haystaa 😊, waxaad tira 10 bos min (20m×20m) waxay la mid tahay 16 bos min (15m × 20m), sax maaha abaayo waa 13.33 oo min (15m × 20m) hoos ayaan kugu sharxi doonaa sababta.
    10 bos min venti per venti (20m × 20m) = 10 × (20m × 20m) = 10 × (400m²) = 4000m² Dhul.
    Marka dhul 4000m² meeqa bos waaye oo min (15m × 20m) ? = 4000m² ÷ (15m × 20m) = 4000m² ÷ ( 300m²) = 13.33 bos waaye

  • @hudahuda1299
    @hudahuda1299 10 месяцев назад

    Mash-Allah ❤❤❤ kheyr badan Allah ha ku siiyo wax garad baa tahay

  • @ayanwarsame7044
    @ayanwarsame7044 2 года назад +7

    Alaha kusharfo dadka maqan culeska kaqad waa eray wanagsan dadka aanbilno waxey modan inan raxo kujirno iyagaa naga raxo kujiro wadankis ninki katagaa walalmahuro walbahar madhafo ilahey qeyr hakusiyo

  • @Hawa328
    @Hawa328 2 года назад +2

    يعني الأرض الوحده ٢٠×٢٠ب ٣٠٠ و٢٠٠ دولار اتمنى احد ياكد لي وشكرا جزيلا..wll ajmal aad u mahadsantahy thax sis

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 2 года назад +2

    Masha allah
    Habo runtaa kahadashay.

  • @dalmarabdi2218
    @dalmarabdi2218 Год назад

    Dhulka Muuqaalkaan aad ku sharaxday, Hadda Qiimihiisa meeqa ayuu maraa?

  • @mohamedalifarah5142
    @mohamedalifarah5142 Год назад

    Oo baadiyihii xoolaha lagu dhaqanayay miyaa sidaan lacag looga rabaa

  • @hooyochannel6573
    @hooyochannel6573 2 года назад +2

    Balooka dhan miyaa 3.200$ ah mise halki boos

  • @zafaquen8976
    @zafaquen8976 2 года назад +2

    Gur yaha geedaha ku abuuran yihiin xitaa hadee jiin gad yihiin xitaa weeyka qurux badan yihiin mahad sanid abyo

  • @JumeeraMuxumed-qn4rd
    @JumeeraMuxumed-qn4rd 4 месяца назад

    Masha allaah abaayo dhul goof aad ueaqiis ah inoso gudbi

  • @muudez
    @muudez Год назад

    Wax fican lamaga maqlo walal, too windy waye

  • @salasabuukar908
    @salasabuukar908 Год назад

    Meshan magaceed goofka

  • @aymanabdullahi8009
    @aymanabdullahi8009 Год назад

    Dhulkan hada meqa waye walal

  • @Taajiriintahada
    @Taajiriintahada Год назад

    Hada mahleayaa mid 2kun ah

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 2 года назад +1

    Sax walaasheey, Waa runtaa, Qurbo waa lagu rafaaday, Dal aadan lahayn dareen kujoog ayaan kunoolnahay🤔

  • @canabcabdulle6500
    @canabcabdulle6500 2 года назад +1

    SC XALIIMA SACDIYAAY, HABO MCN MAAD NOO SOO DUUBTID MAR KALE WADDADA ISKUUL AHMED GURAY EE XAAFADDA TOWFIIQ WAXAA MAR LABAAD LAGA DHISAY STATE YO CUSUB OO KUWII HORE KA DAMBEEYAY OO DHOWAAN FARTA LAGA QAADAYOE MAAD NOO SOO DUUBTID PLZZZ

  • @mrnuux9930
    @mrnuux9930 2 года назад +1

    Dhulkaan dhan mawuxuu katirsanyahay dagmada kaxda
    Macquul maahanee

  • @3aesha28
    @3aesha28 Год назад

    🌻🌻🌻💚💚💚💚👍👍👍💟💟💟🤲🤲🤲🤍🤍🤍

  • @ismaaciilmaxamedaadan6995
    @ismaaciilmaxamedaadan6995 Год назад +1

    Maasha allaah , aad iyo aad

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 2 года назад

    Meeshu Baadiyo Miyaa? Lol

  • @hawosheik3670
    @hawosheik3670 2 года назад +1

    Asc habo qeyr Allaha ku siiyee maa noo soo sheegtid qiimaha uu joogo Ratiweyne

  • @omarbaalwi3544
    @omarbaalwi3544 2 года назад +2

    Mashaa allaah thanks information sister

  • @Zaka_swe
    @Zaka_swe 2 года назад +1

    Asc hada waan ku daan lkn markad kenya joogtay waan kaa xanaqay waxad mar un tagta wada sodanka ekaxada muqal kasoo duub adigoo raali ah qaali

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188 2 года назад

    Hadaladaa aad ayey u xikmad leeyhy

  • @Kimodadon
    @Kimodadon 2 года назад

    Walaasheey waan kusalaamey allaha kaa abaal mariyo dhulka 20•20 miyaa qiimaha mise blocka?

  • @hassanabdulahi2593
    @hassanabdulahi2593 2 года назад +1

    Xaqiiqda ka hadashay gabadha.

  • @اممحمدجمال-ذ5ب
    @اممحمدجمال-ذ5ب 2 года назад +1

    Waa runtaa abaayo xaladeen ilaahay og subxaanahu watacaalaa

  • @abdigarad3341
    @abdigarad3341 2 года назад +1

    Somalia 🇸🇴waa qurux badan hawo wanaagsan masha'alaah

  • @husseinalimohamed5069
    @husseinalimohamed5069 2 года назад +1

    Masha allh alla ha ku sharfo wax wangsan ayaad wadaa masha allh

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 2 года назад

    Baadiye ayaaba fiican hadii nabad lahelilahaa illahay nabad waarta hayna siiya

  • @deqa868
    @deqa868 Год назад

    Mashalahaa abaayo jzlqeer i like u

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 2 года назад

    Magaca kanaalka kii hore ayaa wacnaa

  • @hodanaden6681
    @hodanaden6681 2 года назад +2

    10 bos miya ah 3200

    • @HamzaMalik-ez4ro
      @HamzaMalik-ez4ro 2 года назад

      1 ki boos ayaa ah $3,200 walaal

    • @hodanaden6681
      @hodanaden6681 2 года назад

      @@HamzaMalik-ez4ro walal adigu waxaba igu ma dhantid mey gabadhu no so jawabto maxa ku dhacay

    • @HamzaMalik-ez4ro
      @HamzaMalik-ez4ro 2 года назад

      @@hodanaden6681
      10
      10 boos oo Muqdisho ah in aysan $3,200 noqon karin hadii aadan fahmi karin taas ayaaba cajiib ah, Teeda kale gabadhu video-ga dhexdiisa ayey ku sheegtay waxwalba ee bal si deggan u dhageyso.

    • @hodanaden6681
      @hodanaden6681 2 года назад

      @@HamzaMalik-ez4ro muqdisho badiyahed waye mel la dagan yahay mahan

    • @HamzaMalik-ez4ro
      @HamzaMalik-ez4ro 2 года назад

      @@hodanaden6681
      Muqdisho baadiyaheeda meelo waxaa jira $20,000 halki boos la gadayo walaal waxaan u maleynayaa wadanki marhore ayaa kuugu dambeysay?.

  • @abdirahmanmohamed9109
    @abdirahmanmohamed9109 2 года назад

    Ajmal degan waa ku mahadsantahy dadaalka aad bixisay balse qiimaha dhulka $3200 ma qimaha Block miya mise waa halki boos mahadsanid

  • @اممحمدجمال-ذ5ب
    @اممحمدجمال-ذ5ب 2 года назад

    Abaayo runta kugu jeclahay

  • @UmuAbdalla1
    @UmuAbdalla1 2 года назад

    Ma lesku gadaa mse 1 boos waa la gadan kara abaayo?

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188 2 года назад

    ماشاءالله تبارك الله
    Allh ha ku barakeeyo

  • @abasmohamud1348
    @abasmohamud1348 2 года назад

    asc sister whatsAp ma kaalasoo xiriiri karaa

  • @faaisacabdikarim2039
    @faaisacabdikarim2039 2 года назад

    Mnsh Allaah qali💓💕💟💝❤💗⚘💋🥰💞💘🥀❣🌹

  • @Maxamedshiine7
    @Maxamedshiine7 2 года назад

    Masha Allah walaal

  • @abdullahihusseinmude4738
    @abdullahihusseinmude4738 2 года назад

    Wall allha Haku xafido shqo wacan

  • @xalimoabdi2793
    @xalimoabdi2793 2 года назад

    Wax hore miyaa Mise waa video cusub ado raaliya

  • @abdiwahidibrahim3106
    @abdiwahidibrahim3106 2 года назад

    Masha allaah horay usoco

  • @bilalnur7412
    @bilalnur7412 2 года назад

    Balooka dhan miya ah 3.200 mise calaa booskiya ah jazaka Allah

    • @payitforwardpower9910
      @payitforwardpower9910 2 года назад

      Ma nacnac ba. War cala booski ba 3200 ah

    • @hodanaden6681
      @hodanaden6681 2 года назад

      @@payitforwardpower9910 adigu ma waxad tahay ninka dhulka leh 😅😅😅

    • @payitforwardpower9910
      @payitforwardpower9910 2 года назад

      @@hodanaden6681 😭 Maya waxan layabay wacannimadisa. Ku yiri block Dan ma 3200 ah

  • @worldvoice101
    @worldvoice101 2 года назад

    Baabuurka ma adiga wada mise darawal ajanabi Kaa ah.

  • @somaliahaisracdo7264
    @somaliahaisracdo7264 2 года назад

    Masha Allah tabarakallaah abaayo sabiskarab waku saray iyo lekta adigana isaar sabiskarabka mahadsanid 🇸🇴✊❤️🤎💞🥰🇸🇴💗🤍💓💛💜❣️😇💟💕💚♥️💙👋