Wararkii u Danbeeyey Maxamed Kaahin oo Sheegay Inuu Ina Xaashi Habarjeclo U kala Qaybinayo Muuse abo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 окт 2024

Комментарии • 29

  • @Internet_n_Things
    @Internet_n_Things 2 часа назад +3

    Mujahid Kahiin iyo Suldanka guud ee HJ ilahey haa ilaliyo oo haa baraqeyo

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 55 минут назад

    Taar TV wariye qaaliya Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 Час назад +1

    Xasbiga huwanta Alle naguma soo saaro faqashta soo bixi maayane ha noo xayaysiin duliga

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Час назад +2

    Salaan Sare Mohamed Aadan Dirir

  • @aishabarakalaafikummahadss1670

    Alla haw naxariisto sama taliye Cali Baashe

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf Час назад +1

    DADWEYNE CIRRO LA HADLEY MA JIRINE, DADKU LA HADLEY WAXAY AHAAYEEN SAFAARIDII UU IS DABA WADI JIREY...

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 2 часа назад +1

    Aallaahayaw unaxariiso

  • @abdillahimohamoud7750
    @abdillahimohamoud7750 2 часа назад +1

    ❤ Guul Somaliland ❤

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 Час назад

    Guul soomaalilaan❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu 2 часа назад +2

    Waar beenta nagada x.Wadani kamuu furan xafiisyo dhul warsan geli sababto ah sanaag beri lama diiwaan gelinba

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww 2 часа назад

    Guuuul guuuul gobanimo somaliland insha Allah

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 2 часа назад

    𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐦𝐚𝐱𝐚 𝐥𝐚𝐚𝐬 𝐤𝐚𝐠𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐢𝐢𝐠𝐚𝐲😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdirahmanjama1322
    @abdirahmanjama1322 2 часа назад +1

    Warkaagu waa ma cusba waxa loo maqlay shalay ilaa xalay ayaad wax cusub nooga dhigaysaa ee sxb wax ka bedel arintan

  • @ShideYare
    @ShideYare 2 часа назад +1

    Guulayso lajanoow❤

  • @AbdishakurAli-i6x
    @AbdishakurAli-i6x 2 часа назад

    Reerkii habar jeclo ictisaam baa loo soo diray iyo inankii madooba ee buurmadow oo moorayan ah
    Waliba walfay 😂😂😂😂

  • @cabdirisaaqcabdilaahi8533
    @cabdirisaaqcabdilaahi8533 2 часа назад +1

    Guul KULMIYE iyo kaahin

  • @aminafgh2127
    @aminafgh2127 2 часа назад

    qurjiilow isku waalo

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 18 минут назад

    Kulmiye iyo Qaranka loo biqinaayo
    Ugaadhii u dabneyd cadowga Somaliland e tumaneysa durbaanada waxaa dhufan doona dabaylaha.
    Kulmiye 5 sano oo'dambaa laguu cumaamadaye ku daadihi beesha nabad

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 2 часа назад +1

    𝐰𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧𝐢 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐱𝐚𝐚 𝐮𝐮 𝐤𝐞𝐞𝐧𝐚𝐲𝐞 𝐬𝐚𝐚𝐟𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚😢😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @MurtidaTv
    @MurtidaTv Час назад

    Maxamed kaahin asqo muuse u shaqaysa naf ma leh

  • @MurtidaTv
    @MurtidaTv Час назад

    Waftigaasi ma jiro hadu jiro muuse biixi oo wax uu doorasho ku galo doonaaya ayaa meeshaa tagi doona marku soo noqodo wuxu odhan doonaa aqoonsigii ban sidaaye i doorta

  • @MaxamedGaado
    @MaxamedGaado 2 часа назад

    ❤😅😅

  • @maxamedcabdicumar-u4p
    @maxamedcabdicumar-u4p 2 часа назад +1

    Waa been badan

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 2 часа назад

    Muuse haduu dalkii difaaci kariwaayay hayna dhaafo muxuu tarayaa

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 2 часа назад

    Nacas doqon

  • @AadanMaxamuud-n9p
    @AadanMaxamuud-n9p 2 часа назад

    gaaLoow iska ashaahado