Waar dadkani waa alqayida, oo badashey after 2011 kii markii uu 🇺🇸 radinaysay. They are all the same alshabba, alqaida, Al itixaad iyo Ictisaam 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢. They are very dangerous groups and somaliland should be very careful about.
Kulmiye waa dadka iftiimiyey ,cadowga somaliland, ictisaam hadii ay dalka iyo dadka somaliland, maxay u maal gelin wayaan dhalinyarada somaliland ayagoo ay yihiin dadka ay ictisaam ka faaiidaysato ,ilahay dadka iyo dalka ha ka qabto
Ictisaam waa urur diimeed asal ahaan itihaad oo khawaarij ah oo diidan nabada rabana in ay xoog xukunka ku qabsadaan, waa dad aduunyo oo aad u jecel aduunka iyo nolosha si ay u gaadhaan raaxo iyo dhaqan awood ku qabso wax walba
waar reerku talo xuma wllhi kuli waa dad caqliga naafo ka ah aduunku waxa u ku tartamaya horumar daaroodna waxa u ku tartamaya anaa laandheere ah sow cajiib maha
Tuuga saqraanka midna sunaysta iyo kuwakale ee uu odaygani sheegay waa shaqsi naftiisa kaliya ku eg dambigiisana Alle ayaa la xisaabtamaya laakiin nin diintii dad muslina dhiigoda ku banaysanaya waa in farta lagu fiiqo oo umada laga qabto
Sadax koox iya somalida isku haaysta mid wa la shabaab midna wa la ictisaam oo aqwaan lo yaqan oo xamas ka mid tahay iyo ta sadeexad oo wahabiyada lo yaqan oo sucudiga iyo imaradka oo yahudu iyo marykanka la shaqeeya oo xita diidan ina la cawiyo falstiniyinta wayo xamas ama ictisam inay fido aay kursiga ka qaado kuwa yahuda iyo marykan la shaqeeya ee kala aha sucudiga iyo imardka iyaay ka baqayan haday labada aay xukunka ictisam kala waregto yahudana way uu dhamatay marka siba somaliland waxa isku haaysta wadani oo alictisama iyo kulmiye oo wahabiya marka umada ilahay si namada haaga dheex saaro 😅
Waar maxaa kaagalay adigaa wadaada ha dhex galin oo haday iyagu is hayaan iyo haday heego kaam bayn kadhiganayso muwaa diniinta soomaliland inay cadawga gudaha ictisaamka iyo argagixiso mes caqli kale oon ahayn nacayb abtisiin mahala ee yaan lagu is ticmaalin qudhmiye waa habaar u mada loosoo diray oo faqash ah oo soomaliya raba inay kursiga u sareeya iibsadaan been inay dadka ku laayaan oo dagaal indho la aan ah socdo. Oo inagoo waytabaaq ah oo daalan oo jabnay inaynu soomalia tagno ayay rabaan wana sababta ay ciidankii u laayeen isgafogaw kulmiye faqash oo mar ah arir marna oromo yaan lagu is ticmaalin
ILAAHOW NAGA QABO CADOWGA UMADA !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!Guuuuuuul somaliland somaliland viiva somalilnd guuuuuuuul guuuuuuul somaliland
Ictisaam illahi swt ha naga qabto xumaantoda guuull somaliland
XISBIGA WADANI WAA ICTISAAM NIMANKA KUJIRA XIRSIGAABAA AH WAXAKALOO AH FIRDHIYE INA DAWDAR IYO KUWAKALOOBADAN ILLAAHOW NAGAQABO ILLAAHOW AAMIIN ❤❤❤❤❤❤
Guuuuuuul somaliland somaliland viiva somalilnd guuuuuuuul guuuuuuul somaliland
ICTISAAM WAA DENGEROUS
Ictisam ILahay banu ka magan galay sharkooda
SL guul insha Allah 💚🤍♥️
Alloow ictisam naga qabo kheeyr noomasoo wadaanee
Viiva viiva somaliland viiva somaliland
Aadban ku tagera sxb alle haku barakeeyo 😊😊😊😊warkaga wan sii suga garab kasta from Birmingham
Maa.shaa alaah weriye furaat
Ilaahay sheekh Barbaraawi ha noo daayo
ICTISAAM WAA KUWA LACAGTA SIIYA ARSENAL REALLY
No viiva somaliland viiva somalilnd viiva somaliland
Ilaahey umadiisa haka qabto argagixisada.
Waa huwantaa xaarmaajo faqasha xaarmajo xaarmajo
ICTISSAM WAA SOMALILANDID,WAA FAQASH,
Illahayooow waaan ku baryaynaaaaye kuwa diintaaada macaaan damac gaaara ugu danaysanaaaya ee magacyada ula baxay sharkooda naga qaboo
❤❤guul SLND
ICTIZAAAM KU SL HALIS HURUDA WEEYAAANN..
❤❤❤❤
Ictisaam … wa Khawaarij … 👎🏼👎🏼👎🏼
Ictisaam waa abaha iyo hooyada alshabab, diin yaan la inugu soo dhuuman ,ilahayow naga qabo ,somaliland guul iyo gobonimo
Waar dadkani waa alqayida, oo badashey after 2011 kii markii uu 🇺🇸 radinaysay. They are all the same alshabba, alqaida, Al itixaad iyo Ictisaam 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢. They are very dangerous groups and somaliland should be very careful about.
Alaaayarxamaa raaximin
Geeeeeesi buuuuufi huwantaa xaarmajo argixiso
Waan laga dabarjaro dhulka soomaaliland iyo soomaali oo dhan
Ixsaan waa argagixiso
Really dhaqanka kulmiye weeye in uu muwaadiniinta reer Somaliland ubixiyaan magacyo sida argagaxiso, cadawga gudaha, huwan taasina maaha siyaasad ummad lagu hogaamiyo waana fashil iyo dhaqan aad uliita
War aduu muse ayad ❤️ ku thy😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 kulmiye wu so noqonya like or not 😅😅😅
Kulmiye waa dadka iftiimiyey ,cadowga somaliland, ictisaam hadii ay dalka iyo dadka somaliland, maxay u maal gelin wayaan dhalinyarada somaliland ayagoo ay yihiin dadka ay ictisaam ka faaiidaysato ,ilahay dadka iyo dalka ha ka qabto
ictisaam down
Ictisaam waaaa khawaarijta uraya
Dhulbahant yaa idina dilaaye iminka miyaana. Caqalli idiina kodhayan 2024 ilaahaya waalida hidaha hayadina ka caafiyi
MADAX JABIBTII LAACAANOOD AYAA CEERIGAABANA KA BILAABANTAY
Dhulbahante waxay caan ku yihiin dilka hal doorkooda iyo wax garadkooda
Ictisaam waa nimaka ugu khatarsan hadaan gacaan bir ah laa iska qabaan waa loo yaaba somaliland
Ictisaam.laascaanod.iyadaa.daskii.madax.jabinta.kudili.jirtay.si.ay.uqabsato.lascanid..wanayqa satay.
Waar ilaahay ka cabsada culimada dalka aflalagaadada ka daaya dadka kale culimaddadpoda way ixtiraamaan kuwan ma ahane
Caasimada ictisaam 😂😂😂 ma laascaanood baa😂😂😂😂
Adeer.kulmiye.waa.waxa.umada.boobaya.eebadaha.iibinaya.wadanina.waalamid.dalkan.waa.lacunaysaye.balana.haqabsano.iyo.ictisaam..somali.siikahooyadeed.hawasto.ninkii.xoogleh.haxiluuliyo
Khawaarij uraysa ictizam
Diin iyo masaajid ma aha ee waa kursidoon masaajidka dadkuba wuu wada gala umddu waa islaam laakiin waxani waa siyasad
Iticsamatu alahabta shoodhakood waa In reer Somaliland firo gaar ah uyeeshan oo iskaqabtaan kuwa madax dhaqmeedka iyo wadaada ku dhex dhuumanaya ee arimaha kle hoosta oo dawlanimada kaso horjeda
Sheekha cumaamada cad muxuu iska qariyey ninkaa halabaadho
Nagu soo biir
Ictisaam.siyassad.qabow.ayay.kuqabsanaysaa.somlland.waanay.kusocotaa.soomaliana.iyo.pudland.farabsas.bay.kuhayss
🤔🤔🤔🤔kusoco sxb
Ictisaam waa urur diimeed asal ahaan itihaad oo khawaarij ah oo diidan nabada rabana in ay xoog xukunka ku qabsadaan, waa dad aduunyo oo aad u jecel aduunka iyo nolosha si ay u gaadhaan raaxo iyo dhaqan awood ku qabso wax walba
Aadbaan kuutaageeraa sxb laakiin magacaaga noosioqor
BIYO NAARTA LAGA SOO DHAAMIYEY KKKKKKK QOSOLKA WAA LOO BAHAN YAHAU MAHASANID SXB
War baladu show meel dhaw bay ka soo duuleen😂😂
Walhi wa qoosol biyo naarta laga so dhameyay 😂😂😂😂
Ictisasm macnihiisa ma taqaaniin horta : waxa weeye waakuwa qabsada kitaabka allevoyo sunnadda ,culimadda hilibkoodu waa sun e yaan laydinka raacin
Mawaxa rabtaan inay dagaal oogayaal noqdaan
Ictsaam.iyadoo.hadafkeedu.yahay.inay.saldhigyo.ciidamo.aykusamaystaan.yeeshan.siay.u.fhistaan
Cudud.ciidan.oo.ay.ku.qassdaan.dhamasn.somalland.
Ixtisam way ka xuntay tuug, sakhran
Iyo lamida caasi ilahay wu dambi
Dhafaa lkn bidcatu dalaala khatar
Barbaraawiba itixaad buu ahaaye maxaad u daliishatay
Hadu melkale ku dhinto waxay odhan lahayen isaaq ba dilay
😂😂😂😂😂😂
Waar waa sheeko imaaraad hooyadaa gadhka dheer kawas qaqabta yahuuda
Somalidu hada diinba mahaystaan, hadba wixii loo keeno ayey qaataan.
waar reerku talo xuma wllhi kuli waa dad caqliga naafo ka ah aduunku waxa u ku tartamaya horumar daaroodna waxa u ku tartamaya anaa laandheere ah sow cajiib maha
idinkiyo dinaduhuba horaad u damac xumaateen
😂😂😂😂😂 ogaadeenku hadalo badan oo qosole ayay yidhaahdeen tan hore uma maqal
Tuuga saqraanka midna sunaysta iyo kuwakale ee uu odaygani sheegay waa shaqsi naftiisa kaliya ku eg dambigiisana Alle ayaa la xisaabtamaya laakiin nin diintii dad muslina dhiigoda ku banaysanaya waa in farta lagu fiiqo oo umada laga qabto
Ictisaam, Timaweyn, Salafi, Saalixiya iyo Qaadiriya intuba waa noo wadaado oo dhib ah uma aragno.
Nin Kitaab xoor ah ayaa ictisaam baan ahaan jiray iyo Salafi baan ahaan jiray. Waar isku xishooda
Sadax koox iya somalida isku haaysta mid wa la shabaab midna wa la ictisaam oo aqwaan lo yaqan oo xamas ka mid tahay iyo ta sadeexad oo wahabiyada lo yaqan oo sucudiga iyo imaradka oo yahudu iyo marykanka la shaqeeya oo xita diidan ina la cawiyo falstiniyinta wayo xamas ama ictisam inay fido aay kursiga ka qaado kuwa yahuda iyo marykan la shaqeeya ee kala aha sucudiga iyo imardka iyaay ka baqayan haday labada aay xukunka ictisam kala waregto yahudana way uu dhamatay marka siba somaliland waxa isku haaysta wadani oo alictisama iyo kulmiye oo wahabiya marka umada ilahay si namada haaga dheex saaro 😅
Waar maxaa kaagalay adigaa wadaada ha dhex galin oo haday iyagu is hayaan iyo haday heego kaam bayn kadhiganayso muwaa diniinta soomaliland inay cadawga gudaha ictisaamka iyo argagixiso mes caqli kale oon ahayn nacayb abtisiin mahala ee yaan lagu is ticmaalin qudhmiye waa habaar u mada loosoo diray oo faqash ah oo soomaliya raba inay kursiga u sareeya iibsadaan been inay dadka ku laayaan oo dagaal indho la aan ah socdo. Oo inagoo waytabaaq ah oo daalan oo jabnay inaynu soomalia tagno ayay rabaan wana sababta ay ciidankii u laayeen isgafogaw kulmiye faqash oo mar ah arir marna oromo yaan lagu is ticmaalin
Guuuuuuuuul somaliland viiva somalilnd viiva viiva somaliland