WAXAAN MARAY SAXARAHA GOBOLKA SOMALIDA KENYA | S-2 Ep-7

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 ноя 2024

Комментарии • 187

  • @abdirahmanfaahiye5120
    @abdirahmanfaahiye5120 Месяц назад +14

    Somaliyey wiilkaaan aan dhirigalino plz 100k plz 😊

  • @Nouri101
    @Nouri101 Месяц назад +11

    Zxb faysalow waxbarasha diiniga iyo maadigaba ku wacyi gali ❤

  • @apdiaziiz4662
    @apdiaziiz4662 Месяц назад +22

    Faysalow videoyada maanta maaline u soo dhigtid markasta bartaada waanu soo booqanaa aniguu video raadinayee cusube

  • @Greatnorth483
    @Greatnorth483 Месяц назад +9

    TALO "ADVICE"
    Fadlan tires ka hawada kayareey markii jidadka carada badan aa maraysid
    ( Reduce the air from your tires when crushing in off-roads with lot's of sand)
    2) markii aa maraysid laamiga si mootada ey u boodboodin raac tire pressure ka laamiga loogu talagaley)
    I wish you all the best with your innovative idea Masha Allah

  • @BashirAxmed-e9c
    @BashirAxmed-e9c Месяц назад +13

    Feeysal Shaik Sxb HAGADERA kaa soo salaamayaa Beentaa ma ahan Dhulka Soomalida kenya Gaar ahaan North Eastern Wado xumo ayaa heeysataa

  • @highhigh7476
    @highhigh7476 Месяц назад +56

    Bro listen to the Quran please

    • @MoneyKash-t5i
      @MoneyKash-t5i Месяц назад +1

      Good

    • @mahadabdirashid7783
      @mahadabdirashid7783 Месяц назад +1

      😂😂😂😂

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f Месяц назад +3

      Addoonta dhulkeedana waxaay ka wada dhigatay wada (Hgh way) kii Soomaalidana waa sidan!

    • @SalloAbdi-n6q
      @SalloAbdi-n6q Месяц назад +3

      Wll heesaha ka reeb please

    • @MushtaqYunis
      @MushtaqYunis Месяц назад

      ​@@SalloAbdi-n6qExactly walai

  • @Fahadcaynaan6
    @Fahadcaynaan6 Месяц назад +12

    ❤😊 faysal sheekh nio nin adag baad tahaye siiwad bahasha

  • @FataxFatax-m8r
    @FataxFatax-m8r Месяц назад +18

    Walal faysal duco waa muhiim duceyso markastoo safar baxeyso

  • @MushtaqYunis
    @MushtaqYunis Месяц назад +4

    Faysalow Walal plz put Quran instead of music May Almighty Allah make easy for you everything i.a

  • @damaashadtv5672
    @damaashadtv5672 Месяц назад +3

    Maanta maalin aan aheen hadii uu alle inagu simo insha Allah 2080 or 3000 muuqaalkan viral ayuu naqon doona history mida kale waxaan aad oogu maqsuuday wacyigalinta ah in caruurta asaagood laga reebin oo wax labaro

  • @abdiazizmaxamed2629
    @abdiazizmaxamed2629 Месяц назад +8

    Alle haku fududeyo safarka

  • @DaahirMaasle
    @DaahirMaasle Месяц назад +11

    Ilaahey haku badbaadiyo sxp❤

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc Месяц назад +4

    SXB HEESTA WAXYA GALINTA AH AFRIKAAY HURUDOOY SAAR & WANKA MACASHA II QABO & HAL SACBAAN QABNAA ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @onedashofficail501
    @onedashofficail501 Месяц назад +7

    Waan kula socdaa bro alle safarka ha kuu hagaajiyo❤

  • @HassanOsmanomar-i5z
    @HassanOsmanomar-i5z Месяц назад +9

    War wll Alle ha ku xifdiyo cidladu qatare

  • @abdullahiabdirisaq9410
    @abdullahiabdirisaq9410 Месяц назад +6

    Ilahay haa Ku fududeyo safarkaga

  • @maxamednadiir753
    @maxamednadiir753 Месяц назад +6

    Safar salama ilaahy hakufududeyo

  • @IdirisCisman-o6i
    @IdirisCisman-o6i Месяц назад +7

    Zxb waan kula socda ee is illaali rabi ha ko dhowre

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 Месяц назад +5

    Allah bariga badso walaal.
    Dadkana wax bara ilmaha dheh
    Idinka oo xoolihiina dhaqanaya.

  • @ShihaabAxmed-x4l
    @ShihaabAxmed-x4l 27 дней назад +1

    Ceelasha biyaha kaa soo salaamaayaa🎉 llkn somalida jidadka wey kuliidata muqdiso ilaa North East kenya 😢😢😢

  • @onedashofficail501
    @onedashofficail501 Месяц назад +13

    Mr faysal sxp labo su'aal ayaan rabay inaan kuwaydiiyo mida koowad
    1. Meel cidlo ah haday kaaga halowdo motoda ama kaaga banjarto maxaa kuu xal ah, ma wadataa taayir badal ah ama badalkeeda?
    2. Wax hub ah ma wadataa hadii ay cawaan kaa hor imaadan ama kusoo wararto tuugo ?

  • @balldontlie3940
    @balldontlie3940 Месяц назад +11

    Following your journey from Canada saxib. Great videos!. Suggestion: Interaction with locals adds value to your content . Horay usoco

  • @yacqoabdi2174
    @yacqoabdi2174 Месяц назад +4

    heesta waa cajiib lkn iyadoo bilaaa music ah raadi sxb Hana dambaajinin

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  Месяц назад +2

      ruclips.net/channel/UCxX9R5UfNI3aGrBapO0cutwjoin

    • @yacqoabdi2174
      @yacqoabdi2174 Месяц назад

      @@FaysalShaik1 dhagaxbur ban kaa soo salaamayaa sxb dhagazbur waad soo martay zw maaha ato faysal nin raggeed

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah Месяц назад +4

    Goood waa socodkii ugu fiicnaa Off road waa socdaalka ugu fiican xagga moto ride xagga ammaanka iyo dalxiiska iyo khatarta pave roadka xagga shilalka ama gungska

  • @AsmaFiican
    @AsmaFiican Месяц назад +6

    Bisinka walalow naftaada risk ha gilin 3 qatar u tahay in alsbabab ku helan in shabab lagu maleeyo tan ba şahla in shufto ku hesho safarki jabuuti kan qatar badan wan ka walwalaya si somlinimo ah Allaha ku amaansado inshlaaah

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 Месяц назад +2

    Safar salama
    🎉🎉🎉🎉🎉Mahadsanidiin

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 Месяц назад +3

    Aamiin Allah ha’unaxariisto.
    Adigana Allah Subxaana watacaalaa haku badbaadiyo.

  • @afroxamse
    @afroxamse 29 дней назад +1

    Wan kula socda broh from USA 🇺🇸 ❤🎉

  • @HorisLim
    @HorisLim Месяц назад +1

    Bro you have to cover a distance 400 km per trip coz as you say if your destination is south africa Wich is 8000+ km and this 90km per trip will take longer then you think so do 3 trips in each country I hope

  • @yusufelmi9121
    @yusufelmi9121 Месяц назад +3

    What a rough road! Great trip anyway and beautiful landscape.
    Allaah bless and protect you my brother.

  • @MaqribLabiste6
    @MaqribLabiste6 29 дней назад +1

    Masha allh mohamud from UK Bolton thank you brother ❤🎉

  • @mascutt_10
    @mascutt_10 Месяц назад +5

    Bor deserve more than 1M subscribe 🎉
    Keep moving You can do it one day

  • @Burco.
    @Burco. Месяц назад +1

    Faysal shaikh bro welcome back again ❤

  • @NaasirHassan-z8h
    @NaasirHassan-z8h Месяц назад +3

    Faysal shiek waannku slamay zxp waxaan ka mid ahey dadka kugu xidhan ilaa safarkaagii Baaskiilka kemya ilaa jabuuti waxaan kuu rajeynayaa guul safarkaaga cusub ee mootada kenya ilaa south Afrika waxa jira wiil isna Reer DDS SOMALIDA ETHIOPIA DIINY JUNBOX LA DHAHO SAFAR MOOTO SOUTH AFRICA ilaa JABUUTI
    WARKAA WAXAAN ARKEY MOOTOOYINKIINA OO KM BADAN AAD SOCONEYSAAN HADANA WAXA SHIIDAALA LAGU SHUBEYN ZXP WAXAD II SHEEGTAA ADOO RAALI AH MOOTADA 60 KM IMISA LITIR BAY ISTICMASHAAA MAHADSANID GUUL BAAN IDIIM RAJEYNATAA LABADIINABA DIINY JUBOX WAXA UU SEMEEYA ILAA IMINKA JIG JIGA ILAA JABUUTI MAANTA BUU XALEY BUU GALEY CALI SABIIX JABUUTI
    SHIIDAALKA WAXAAN KA WADAA ZXP FUEL
    FROM HARGEISA SOMALIND

  • @A_shares
    @A_shares Месяц назад +2

    I like what you do bro. Keep going! Keep inspiring the next generation to be confident in their abilities. I hope our nomadic people get the education they deserve. Looking after camels isn’t bad work or lifestyle but with the correct knowledge it can be done more efficiently and abundantly.

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah Месяц назад +8

    Birta camerada hore yar gaabi waayo waxay yeelanaysaa ruxan badan dhererka badan owgii

  • @Huuudss
    @Huuudss Месяц назад +2

    Old is gold. Love the music he plays. Keep going ❤❤

  • @YaxyeAyoze-g8g
    @YaxyeAyoze-g8g Месяц назад +1

    Go a head until u achieve a goal

  • @BashirWeyrax
    @BashirWeyrax 28 дней назад +2

    war ninkan hala dhiiri galiyo
    korna aan uqaaadno
    dadal saxip duco ayan kugu ognhy hor usoco

  • @mohamb3785d
    @mohamb3785d Месяц назад +1

    Great people living the old ways.

  • @CabdicasiisDhagajuun
    @CabdicasiisDhagajuun Месяц назад +1

    GOOD JOB

  • @MohamedKhadar-n3r
    @MohamedKhadar-n3r Месяц назад +3

    Keep going pro Alle ha nabad geeyo

  • @xiishkhaliifcadecade1534
    @xiishkhaliifcadecade1534 Месяц назад +3

    Tartiib u soco walalkay ride your motorcycle with careful

  • @abaasosman9765
    @abaasosman9765 Месяц назад +1

    Allaha Kula Jiro Bro
    Meelaha Duurka Ahna
    Bahalo Baahan Baa Joga Ee iska ilaali i.a

  • @bilehassan653
    @bilehassan653 Месяц назад +3

    Asc zxb faysal nio nin adag baad tahay ee gaashe cawa maad jogdaaaa hore usoco zxb

  • @t6f
    @t6f Месяц назад +1

    Stay safe please 🙏 😮

  • @amalidiris9641
    @amalidiris9641 Месяц назад +7

    wll faisalow wacyigalintu wa wax fican lakinse nolosha adamahu kama maranto xoolo waxbarta dhe xolahana hala dhaqaleyo..adunka dhan xolala laan abaar weye lamana nolan karo ilahayba inagu anfacay

  • @yusufelmi9121
    @yusufelmi9121 Месяц назад +3

    I really like and watch your videos, good job bro.

  • @نونومحمد-ر9ض
    @نونومحمد-ر9ض Месяц назад +2

    استودعتك الله الذي لا يضيع ودائعه

  • @farhanmohamed7212
    @farhanmohamed7212 Месяц назад +1

    My home town benane stream as they called it Anjorta

  • @dahirduale5650
    @dahirduale5650 Месяц назад +4

    Somalidu Dad xun in ay tahay wxn ku ogaaday gobolkaas Kenya inaga haysto, Waa Gobolka keliya aan Wado isku xidha lahayn

  • @FartunK
    @FartunK 26 дней назад

    maasha allaah waa video education ah video yadaada soo Badi I loved it

  • @abshiroabdi8393
    @abshiroabdi8393 Месяц назад +1

    Allaahumma Aamiin ALLE ha ku nabad geliyo habaryar

  • @RahmoOsman-ug6kp
    @RahmoOsman-ug6kp 29 дней назад +1

    Alaaha ku amansado

  • @warsamehassan1791
    @warsamehassan1791 Месяц назад +1

    waa maxay magaca heesta

  • @omarbaalwi3544
    @omarbaalwi3544 Месяц назад +3

    Mashaa Allah

  • @ibrahimascc
    @ibrahimascc Месяц назад +1

    Maashaa Allah, May Allah bless you for the good Job you doing

  • @MaxamedAliAbdulle-z4p
    @MaxamedAliAbdulle-z4p Месяц назад +1

    Adeer wad ficantahay lkn laba shey ku dadaal 1koow halka heesta ad kashitatay khuraan kadaaro mida kale salaada ilaali tan sadaxaad adkaarta akhriso wabilahi towfikh

  • @AsmaFiican
    @AsmaFiican Месяц назад +2

    Cadawga allaha ka qabto inshlaaah

  • @haweyahashi2636
    @haweyahashi2636 18 дней назад +1

    Check point yada maxaa jareer ka fariisiyey, war ileeyn reer North Estern waa dad gumeeysi kujirah, wah

  • @IsmailBile-xr3op
    @IsmailBile-xr3op Месяц назад +1

    Waan kahelay m.a

  • @abdifataxnuur3223
    @abdifataxnuur3223 Месяц назад +1

    hard worker fayal alle haku xafido wall

  • @SaadiqMohamed-e6i
    @SaadiqMohamed-e6i Месяц назад +1

    From kenya to south africa😮 walhi masahlana ale haku nabad geyo sxb

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 Месяц назад +1

    (SUB HAN ALLAH)!!!!Walaalo(RABBI) meel walba hakugu nabad geliyo(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲🤲🤲🤲(QURAANKA WEHEL KADHIGO)!!

  • @Hantaara
    @Hantaara Месяц назад +1

    saxb sare allaha ku xafido

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah Месяц назад +8

    Meel kasta oo somali degan tahay sadex ugu imoow
    1 qorrax
    2 qurac
    3 qalayl

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 Месяц назад +2

    Ma sha alla alla ku xafiido❤👍

  • @masudabdi7155
    @masudabdi7155 Месяц назад +1

    My home town bananey ❤

  • @Nianazliim
    @Nianazliim Месяц назад +2

    Until Mombasa safe journey bro 😎 👍

  • @ahmarinaborto5918
    @ahmarinaborto5918 Месяц назад +2

    Mashaallah safar salama saxib

  • @IbrahimMohamod-f6t
    @IbrahimMohamod-f6t Месяц назад +1

    I enjoyed wllh
    M.a

  • @mohamedabdullahi1834
    @mohamedabdullahi1834 23 дня назад

    Let's go my brother Faisal shaikh 🛣️

  • @hayatsalam9384
    @hayatsalam9384 Месяц назад +1

    Allah swt haku amansado nabad Allah kugu geeyo brother amin Yaa Allah 🤲

  • @mos1954
    @mos1954 Месяц назад +2

    Waa Dhul Labamar Kaweyn England Laakin Masiibdaro ayaa Somali Meelwalba Kuhaysata.

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 Месяц назад +2

    Safar salaama sxb

  • @theparadigm8453
    @theparadigm8453 Месяц назад +2

    Sxb. Safar Salaam.
    Wallahi it's sad that our people are still fighting for and don't have the basic necessities for life and security.
    Water shortage and drought and baking heat of the sun..
    And also please,when you meet people especially Geeljireyal,have long conversations and get us some wisdom.
    Kaftan,gabay,sheeko,ciyaar. Wax un ka soo dhur.

  • @ahmarinaborto5918
    @ahmarinaborto5918 Месяц назад +2

    Ilahi hakunbd geyo inshaallah

  • @omarabdi4179
    @omarabdi4179 Месяц назад +1

    masha Allah Somali dhulyarmadagana quwada geska Africa ayan nahay

  • @gardodifardoodi
    @gardodifardoodi Месяц назад +1

    Awoog jiney meeshan ku dhashay from ramaaguda

  • @ubah555
    @ubah555 Месяц назад +1

    Illahay hakugu amaansado

  • @cabeeysubkane
    @cabeeysubkane Месяц назад +2

    Asc faysal iidaa hesta way igu socota

  • @zuualfatupe1560
    @zuualfatupe1560 Месяц назад +1

    Finally lagderaa halkan kuuso wax barte at shantaabaq sub county lkn naa ona madogashee

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs Месяц назад +1

    Save trip pro wan kula socona lkn take care

  • @landerbinulandef5p
    @landerbinulandef5p Месяц назад +1

    Allahuma aamiin

  • @connoisseurification
    @connoisseurification Месяц назад +1

    Bro Feysal mashaallah. You living the dream bro. I salute you. What type of bike you using bro?

  • @Ilkacasemaxamuudkhadar
    @Ilkacasemaxamuudkhadar Месяц назад +1

    Waa meel cabsi cabsi ah

  • @MustafeKhabiir-s3u
    @MustafeKhabiir-s3u Месяц назад +2

    Zxp quranka dhagayso heesha iskadaaa

  • @shuaybhassan7
    @shuaybhassan7 Месяц назад +1

    Cajiiib waye

  • @abdulkareema041
    @abdulkareema041 Месяц назад +1

    Save journey bro 🏍️

  • @Poqor-n7f
    @Poqor-n7f Месяц назад +1

    Wado xumada wxaa kadaran askari somali majiro

  • @abdisaid6069
    @abdisaid6069 Месяц назад +4

    Waxbarasho ku lahaa muu dhaho wax beerta oo isku filnaada

  • @mudumuduze1877
    @mudumuduze1877 Месяц назад +1

    @13:50 finally you are in Eldeere that’s where I schooled from 2003 to 2009. That’s great adventure brother

  • @mos1954
    @mos1954 Месяц назад +2

    Aqoonta. shaqada Iyo Nidaamka Kaladambeynta Hadaan Helahayn Meelwalbaan Kucaanamaali lahayn Laakin Madhawa.

  • @Chelseacamp12
    @Chelseacamp12 Месяц назад +3

    Very risky road ineeded

  • @AbdifataahAlii-zh3nk
    @AbdifataahAlii-zh3nk Месяц назад +5

    Sxb sare adban usugaye next video Alle ayana kula jiro

  • @alasow-s5z
    @alasow-s5z Месяц назад +7

    sxp faysal waad mahadsanthy wacyiga aad wado lkn sxp markaa dadka waacyineyso dont say xolahaan aad daba ordiisiin xoolaha in ladhaqdo ma ahan wax xun muhiimadana waa in la noolaadaa waliba sida uu qofka rabo marka dheh xoolihiina adinkoo dhaqanaa ciyaalkana wax haa labaro thanks lph luuqada reer miigana baro hhhh iska kaftan

    • @HuukerCali
      @HuukerCali Месяц назад +1

      Hadal caqligal ah oo waayo -aragnimo leh ayaa ku dhahday,waana rajeynaa in uu arko fariintaada👍✍️

  • @saadiacodey9847
    @saadiacodey9847 Месяц назад

    Allah macak bror make a lot of dua

  • @abdifatahmahamud6289
    @abdifatahmahamud6289 Месяц назад +1

    Education doesn't help tell people to do business.

  • @Ahmeduruuriye12
    @Ahmeduruuriye12 Месяц назад +10

    Ceeeb Bay Ku tahay Madaxda Somalida NS iyo Dowlada keenyaba Wada xumada Meeshaas

    • @yussufahmed136
      @yussufahmed136 24 дня назад +1

      Waladisa wadadha hade ila iyo mandhera

  • @نونومحمد-ر9ض
    @نونومحمد-ر9ض Месяц назад +2

    ما شاء الله صومالي في كل مكان في الدنيا دي