WADADA KALIYA LAAMIGA AH NORTH EASTERN AYAAN MOOTO KU MARAY | S-2 Ep-8

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 ноя 2024

Комментарии • 166

  • @CawilNuur-u5q
    @CawilNuur-u5q 26 дней назад +13

    Wll heesta iska daa Alle haku dhawre

  • @msa_1439
    @msa_1439 26 дней назад +20

    Saaxiib faysal waan ku salaamay magaalooyinka markaad soo gashid Shaashada ku soo Qor Magaceeda iyo xog yar oo kooban oo ku saabsan magaalada ama Tuulada sida Gobolka iyo Degmada ay ka Tirsantahay

    • @amb2524
      @amb2524 26 дней назад

      Ninka Spanish ka ee Latin America ku safra ayaa aad ugu dheereya qoralada magaloyin

    • @barashotubeofficial8919
      @barashotubeofficial8919 26 дней назад

      Waankulaqabaa fikradaa

  • @MohamedIbrahim-ew5sg
    @MohamedIbrahim-ew5sg День назад

    Heesaha Quraan kubadal fadlan, jazaakallahu khayr walaal.

  • @Shaanteeye
    @Shaanteeye 26 дней назад +2

    Niyahow heesaha saartid muuaqaaladaaada waxaan ku shidi jiray maqaaxi, wagaas dhalin yar ahaa waxaan jiray 19,20,21 hada waxaan jiraa 44 xaasuus dib ii galisay, horay u soco young bro

  • @Abuahzab2024
    @Abuahzab2024 26 дней назад +5

    Insha allah haka ilaawin marwliba oo aad hawl ku dhaqaaqayso walal
    Insha allah south african waan tagi insha allah halkaas baan mari ookale

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 2 дня назад

    Waliga salada ha ilobin quranka subax walba akhriso
    Tas ayan ku farin
    🎉🎉🎉🎉🎉🎉Mahadsanidiin

  • @moha_khadar
    @moha_khadar 25 дней назад +1

    hore u soco

  • @KacabHared
    @KacabHared 26 дней назад +3

    Safar adag weyan zhpp Allaha kufuthutheyo insha allah ❤❤

  • @AbdifataahAlii-zh3nk
    @AbdifataahAlii-zh3nk 26 дней назад +3

    Ugaas wanku wadanaa ee horey usoco🎉🎉🎉🎉

  • @maxamedug47
    @maxamedug47 26 дней назад +1

    Pro waxa Ka dawanaya somalia and I support you keep going 👍🏍️🚲

  • @abdisamadmnor3316
    @abdisamadmnor3316 26 дней назад +3

    Keep going brother waa kula socdaa markasta. From brother Canada.

  • @HalyeeyGA
    @HalyeeyGA 26 дней назад +1

    dundumo baa soomali oo dhan u taqaana. Bon voyage from Djibouti

  • @mascutt_10
    @mascutt_10 26 дней назад +1

    Modika A place to remember 😮

  • @abdilaahipersia528
    @abdilaahipersia528 26 дней назад +2

    Save travels brother

  • @zuualfatupe1560
    @zuualfatupe1560 25 дней назад

    Finally homeland gaza from lagderaa ❤

  • @CabdiCawaale-ic2dn
    @CabdiCawaale-ic2dn 25 дней назад +1

    Nfd adaaba ikalabray sxp gulayso

  • @Ozman-e7h
    @Ozman-e7h 26 дней назад +3

    Legend. Bring us more.

  • @sahrasunshine8038
    @sahrasunshine8038 5 дней назад

    Masha Allah faysal ilaa ithopia kula socdaa wax badan ban ka faiday

  • @southsideboy158
    @southsideboy158 25 дней назад +2

    Bro bahasha sifcn iiga wad xeytahay tartiib ayaa u wadaa xoga speedka ku darso marka highway hesho

  • @ahmarinaborto5918
    @ahmarinaborto5918 26 дней назад +1

    Mashaallah Safar salama ilahi hakunbd geyo inshaallah

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 26 дней назад +1

    Manta guul geri baad noo heshay mashaa allaah❤

  • @connoisseurification
    @connoisseurification 23 дня назад

    Faysal yassalam bro. You having time of your life bro on that road. You living the dream. Wish I was there doing that with you. Wih you all the best. I watch all your episodes brother. Inshaaallah guul.

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 26 дней назад +16

    Dadka somaliyeed ee koonfurta juba (NFD) iska samra inta dowlada somaliya soo laabanayso waxyarbaana inoo haray ilaahay idankii shanta somaliyeed oo mida waan sugaynaa labada gobol ee gumaysiga ku hoos jirana waan xoreyn doonaa from berbera woqooyiga somalia 🇸🇴

    • @Ahmedmahadcaruus
      @Ahmedmahadcaruus 25 дней назад +1

      Ad io ad sxp mar un walaso celina marku madaxweyne dacad yimado somali oo qabil aqon somali naxaris wax kuma laha mamuladan dhan gacanta kudigo cidan awood badan sameeyo

    • @mustafeadan6924
      @mustafeadan6924 24 дня назад +1

      @Ahmedmahadcaruus inshal allah wllo waan sgaynaa dowlad awood ciidan iyo maamul ba leh dalkana wada xukunto

    • @shaafiabdi8273
      @shaafiabdi8273 21 день назад

      Kuwa mugdisho na sxb

    • @mohamedqanciyemk3297
      @mohamedqanciyemk3297 12 дней назад +1

      Wll somali marabno in aan kamid noqono hadan nfd nahay runti 😊😮 ithinka un wax isku Tara

    • @mustafeadan6924
      @mustafeadan6924 12 дней назад

      @mohamedqanciyemk3297 somaliland iyo somalia way midoobayaan idinkana waan idin xoreynaynaa

  • @cabdixasan9883
    @cabdixasan9883 25 дней назад

    Masha Allah safarkaada alle haku fududeeyo waana ku Mahad santahay inaad bulshada wacyi geliso qaas ahasn caruurta.

  • @maougaaz
    @maougaaz 26 дней назад +2

    Pro wan kula socdaa guuleso kppe

  • @MohamedAdan-hg8si
    @MohamedAdan-hg8si 26 дней назад +1

    Faysal MashaAllah today you are in the town that' I was born but longtime almost 22 yrs modogashe massive will back soon but now I'm in Hargeisa city (jaafar jaction)

  • @cabeeysubkane
    @cabeeysubkane 26 дней назад +4

    Sxb feysal siidaa heestii kuu doonayaye adiguna daraada indhuhu daaleen

  • @mowlidmoha141
    @mowlidmoha141 26 дней назад +1

    I am watching from mandera😊

  • @Ahmeddahir-kh1zo
    @Ahmeddahir-kh1zo 26 дней назад +2

    Guulayso zxp Faysalow ❤🎉🎉🎉

  • @Brother_Abdalla
    @Brother_Abdalla День назад

    Waa kuwataa zhp keep it up

  • @CabdicasiisDhagajuun
    @CabdicasiisDhagajuun 26 дней назад

    Good job

  • @shukranhassan7879
    @shukranhassan7879 26 дней назад

    What a man can DO a woman can Do hata mimi nakujoin soon inshaAllah

  • @HodoMuse-sx8sp
    @HodoMuse-sx8sp 26 дней назад +1

    Masha Allahh wllo Alle haku nabad geeyo

  • @subanali2558
    @subanali2558 26 дней назад +2

    Safe journey

  • @amb2524
    @amb2524 26 дней назад

    Tuuladii ugu horeysay we caruurta badneen wacyigalintii waxbarashada mad ka hilmaamtay

  • @abdialimohamed1095
    @abdialimohamed1095 26 дней назад +1

    Mansha alh sxp wax badan baan kaa baranay thanks
    Khayr Alle ha inoogu dhameyo inta kalana wankula soconaa

  • @CabdirisaqAhmed-r6x
    @CabdirisaqAhmed-r6x 26 дней назад +2

    War sxp aan ku su-aale ismaamulka garisa ma isaga ugu dad yar mamulada somalida

  • @yusufelmi9121
    @yusufelmi9121 26 дней назад

    Maasha Allaah, Rabbi haku nabad geeyo saaxiib.

  • @lunibark9978
    @lunibark9978 26 дней назад +1

    from hargaysa❤

  • @mos1954
    @mos1954 26 дней назад +2

    Sanadkii 1962 ilaa 1976 waxaa Jubadasare Ee Dhankaa Reserve Park Ee Kenya Iyo Kismaayo Udhaxeyso Iyo Ilaa Jilib Waxaa kunoolaa 67 Kun oo Maroodi Iskabadhaaf Ugaarta Kale.
    Ugaar badan oo Kenya Kunool Somaliya Ayeey kudhasheen , oo Documentary ayaan kudaawaday. Qaasatan Maroodiga Ma ilaawa Meeshuu Kudhashay.

  • @AxmedYaasiin-s9g
    @AxmedYaasiin-s9g 26 дней назад

    Zxp faysal alle haku dhawree iska daa heesta daaro sugaantena kale e hodanka ah sida gabayada

  • @MaxamedcarabChannel-d9y
    @MaxamedcarabChannel-d9y 5 дней назад

    Yes dudun wye 😊

  • @ridwaan2020
    @ridwaan2020 26 дней назад +1

    Mandera laami weye sxb some part

  • @aminaomar6271
    @aminaomar6271 25 дней назад

    Mashallah,Somali wa dudun dhinac walab waxa loo yaqan Dudun. Booca waxa la yirah Boocbooc. ma jamac boocbooc.

  • @HodoMuse-sx8sp
    @HodoMuse-sx8sp 26 дней назад +2

    Alle talo saro inta ku hadhaynaa wllo

  • @user-sayfodiin
    @user-sayfodiin 26 дней назад +5

    Mar hadaad garay aragtay libaaxna wuu ku xigaaye ha ilaawin leetar ama kabriid si aad ugaga fakato ❤

    • @Haffyy
      @Haffyy 24 дня назад

      Leetar ama kabrid maxaa waye walalo

    • @Gure33
      @Gure33 6 дней назад

      @@Haffyykabriid waa taraaq leetarna waa jansiir 😅😂

    • @Haffyy
      @Haffyy 6 дней назад

      @@Gure33 haaa igu qadho sijuu ahay 😂

  • @dadaalkaaga_ha_saluugin
    @dadaalkaaga_ha_saluugin 26 дней назад

    sxb muuqaaladaada waa iga duwanyihiin muuqaalada kale safar qurux badn iyo gaadiid aan aad u jeclahay (motocycle) ayaa kulansatay thanks bro

  • @touranis
    @touranis 24 дня назад +1

    Also fix GPS on your bike

  • @mos1954
    @mos1954 26 дней назад +2

    Feysal Allaha Kudhoowro

  • @abdinajibsparks
    @abdinajibsparks 26 дней назад +1

    Big fan of you in Garissa, kindly I advise you to resonate with non somali audience, add English subtitles and also Somali / English subtitles. Wish u the best, and i also so a good bike at Nomad hotel and i thought it’s yours

  • @Aksenior
    @Aksenior 26 дней назад +5

    suaal bro hadaa south Africa usocotid maxaa gaarisa kugu celiyey. i am confused 😕 😊

    • @touranis
      @touranis 24 дня назад +1

      Bike kuu test gareynay😂

    • @Aksenior
      @Aksenior 24 дня назад

      @touranis haa ok waaye Allaha ku amaansado bro. i am fun.

  • @AbdiaziizAhmed-sf6gp
    @AbdiaziizAhmed-sf6gp 25 дней назад +1

    Faysal sxb ciyaalka tooloyinka nanac iyo buskud ad kaga farxiya dhowr box horay uqado

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus 25 дней назад +1

    Guleyso sxp

  • @ahmarinaborto5918
    @ahmarinaborto5918 26 дней назад

    Mashaallah Tabaraka Allah

  • @afroxamse
    @afroxamse 26 дней назад

    Next Gariisa faysal from USA 🇺🇸 ❤🎉

  • @damaashadtv5672
    @damaashadtv5672 26 дней назад

    Safarkaan wuu iiga duwanyahay safaradii hore aan kula safarnay cz of garissa is my home town the place I was born xudunteeyda ku duugantahay waxbarashadeeydi oo dhan aan kusoo qaatay really I miss it 15 years ago iigu danbeeysay 1day insha Allah waan imaan

  • @baash544
    @baash544 26 дней назад

    Soomaali mid ah oo is jecel Alle ha naga dhigo! Aamiin. Waan ku farxay dhuul Soomaaliyeed oo laami leh!

    • @SalloAbdi-n6q
      @SalloAbdi-n6q 26 дней назад

      @@baash544 diinta islaamku waa waxa kaliya EE somali midaynkara Alle ha mideeyo dhamaan quluubta muslimiinta aamiin

  • @AhmedAkrpoduction1
    @AhmedAkrpoduction1 26 дней назад +2

    Alle Haku nabadgaliyo Saaxiib Kenya Baadba Hada Wali ka Bixi La Dahahaye Safar Adag Baa Ku Sugayee

  • @mohaofficialvideos988
    @mohaofficialvideos988 26 дней назад

    Welcome home brother GARISSA CADEY

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 2 дня назад

    Ac
    Feysal safar salama
    🎉🎉🎉🎉🎉Mahadsanidiin

  • @palakkad9862
    @palakkad9862 26 дней назад +1

    Anaga rerxamar waxadhahnaa dudun

  • @damaashadtv5672
    @damaashadtv5672 26 дней назад

    Muuqaalkaan history ayuu naqon doona ilaah ayaan sxb kaaga baryaa in ku amaansado oo wax dhib ah ku tusin si lamid ah annagana dhamaanteen allah haa na amaansad0

  • @LegendaryMaestero
    @LegendaryMaestero 26 дней назад +1

    For sure you've covered more than 500km , you used long distances routes from Nairobi central Kenya Marsabit then Garissa that's 100km +

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 26 дней назад

    Asc bro safarkaga kawaran allaha nabad kugu geyo

  • @MOHANHAYBE
    @MOHANHAYBE 26 дней назад

    Bro waan kusalmaay safarka allah kufududeeeyo insallah marka Africa gashid ugandha iyo wixi kaso dambeeyo muqaalada waqtiga badi hadda 18 minutes kaliya kudawanay isku day inaaa ka dhigtid at least 30 minutes 🙏

  • @abdifatahali6255
    @abdifatahali6255 26 дней назад +1

    Muqalada dheerey sxb

  • @mohamedabukaroficial1612
    @mohamedabukaroficial1612 24 дня назад

    Sxp video cusub masoo galinin miyaa

  • @IdirisibraahinCabdilaahi-vu6vt
    @IdirisibraahinCabdilaahi-vu6vt 26 дней назад

    Dudun waa sax booc na waa sax waxaan joogaa borama

  • @xiineesteofficial
    @xiineesteofficial 26 дней назад

    Dudume❤

  • @yuusufciise9616
    @yuusufciise9616 26 дней назад

    Waa sax wll somalia kunfurta du dun ayaan dhahnaa geedka boc bocana isla magaci lee u naqaana

  • @abdulazizmahamed6460
    @abdulazizmahamed6460 26 дней назад

    Du dun waa sax rer konfur waa magaca

  • @Hurdamalado
    @Hurdamalado 26 дней назад +3

    Libaax ma,aragtay halyeey

    • @AsiaAshkir27_10
      @AsiaAshkir27_10 26 дней назад

      Libaaxa haduu arko sow ku soo ordi mayo

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 26 дней назад +1

    Heesaha waxaa ka fiicnaan lahan adigoo dad u faahfaahiya meelaha aad marayso dhaqanka. Cimilada wax yaabaha taariikhiga ah wixii caan ah waxyaabaha dalxiuska leh

  • @engineercavani5870
    @engineercavani5870 26 дней назад

    Keep going bro 💪 ❤🎉

  • @QalamNotes
    @QalamNotes 23 дня назад

    wllkay location share isticmal always oo qof lawadag incase wax walbo dhici kare allaha ku amansado hadad lug dherad ah qadankartana waywangsantahay

  • @KimzeYoungz
    @KimzeYoungz 25 дней назад

    Qofka aad weydise makala aqaane sifiican. Tuloyinki wuu shege lkn sida ey iskugu xigan kumu sheegin

  • @hussainabdullahiadam3750
    @hussainabdullahiadam3750 26 дней назад +1

    🔥🔥🔥

  • @abubakarsadiiq6131
    @abubakarsadiiq6131 26 дней назад +1

    4:38 sxb sidaas waa khatar iska jir bro shil baa ku gali kartaa.

  • @HaamzaKalay
    @HaamzaKalay 26 дней назад +2

    keep it up sxp lkn mandera soomaso maraysidne

  • @hassanahmed370
    @hassanahmed370 21 день назад

    Bro Faysal waxaan kamid ahay dadka kugu xiran marka bro waxaan kuleeyhay guuleeso ilaa south Africa waan Isla socondoonaa,

  • @abdikadirelmi8138
    @abdikadirelmi8138 26 дней назад +1

    Sxb hadaan ma u laabatay

  • @abdiali651
    @abdiali651 26 дней назад

    Asc faysal brother waa iga talo walaalnimo South Africa iskaga joog hateegin waa qatar

  • @abdirahmanmuutu5656
    @abdirahmanmuutu5656 26 дней назад +2

    Koofurta xata dudun baa looga yaqana

  • @LegendaryMaestero
    @LegendaryMaestero 26 дней назад +3

    Chinese maahe dhibka wa dhexdena contractors 😂 lacagta cunen 1 layer dhiseen badalka 3 Layers 😅

  • @AsiaAshkir27_10
    @AsiaAshkir27_10 26 дней назад +2

    Aduunka libaax baa udaran cabsi😅

  • @BashirAxmed-e9c
    @BashirAxmed-e9c 22 дня назад

    Modika maxaan in badan maray From DADAAB REFUGEE CAMPS
    HAGADERA
    Sxb inaad nasoo marto jeclaan laheyn lkn dhib maleh mar kale na soo gaarindoontaa

  • @1Alifarhan
    @1Alifarhan 26 дней назад

    Dudun waa af Somaliga saxda ah oo loogu yeero dudun sxb

  • @MahamedAbdirashid-hx4ev
    @MahamedAbdirashid-hx4ev 26 дней назад +4

    Hada dhul somliyed ayad dhax socota kuma cabsanayo sxp
    Lkn wadanada aad sii mari doonto ayuu walwal iga haya .

    • @2daysago_
      @2daysago_ 26 дней назад

      Lacag badan waa inuu jeebka kusii qaataa....lacag haduu wato waxbo kama halaabayo.

  • @IdirisCisman-o6i
    @IdirisCisman-o6i 26 дней назад +1

    Gaaris waxan Islah waa lasso dhafay zxb magaalad baariba ka bax oo safarken ii noo siwad

  • @lunibark9978
    @lunibark9978 26 дней назад +1

    dum dumo ciyaala hargaysa

  • @hkulow1709
    @hkulow1709 26 дней назад +2

    My Name is Hassan Kulow Garisa is beautiful Qaxootiyadana tag brother sida Dagahaley Ifo and Hagardhere if you can

    • @farhaandaacadofficial2228
      @farhaandaacadofficial2228 25 дней назад

      Hassan kulow walaalka kaa yar weeye farxaan kuulow😂😂 guuleed ninkii iskiin baray

  • @Mooo24
    @Mooo24 26 дней назад +6

    Saaxib safarkaagu miyuunan ahayn straight to South Africa, sow adigan Kenya un nagula meeraysanaya Lolz.

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  26 дней назад +3

      Maya brother. Waqtigeena ayaan qaadanaynaa

    • @SalloAbdi-n6q
      @SalloAbdi-n6q 26 дней назад +1

      ​@@FaysalShaik1 wall Alle talo saaro oo ducada badi, heesaha fadlan Naga daa si aan kuu raacno, muuqaaladiina waan jecelnahay heesihiina caqabad ayey nagu noqdeen maxaan yeelnaa wll

    • @2daysago_
      @2daysago_ 26 дней назад +1

      Qofka miyuusan bani aadam eheen....teeda kale mootada ma diyaarad baad mooday oo toos koonfur Afrika tageyso.
      Safarkan markey uyartahay 1 sano wuu qaadanaa...magaalo to magaalo ...tuulo to tuulo inta tabartiisa ah. Garissa buu jogaa...lamu iyo hoos buu usii daadagaa halkaas buu Tanzania ka galaa

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 26 дней назад

      Waa dhowr kun oo km sidaan filayo. Allah ha’ufududeeyo walaalkeen.🤲.

    • @Haffyy
      @Haffyy 24 дня назад

      @@SalloAbdi-n6qwalahi waa run hesaha lama firsan karo

  • @touranis
    @touranis 24 дня назад +1

    Qatar waye inad highway dhex dheeda bike kupark gareyso

  • @mustafcbdi339
    @mustafcbdi339 26 дней назад +1

    Sxb vido dherey

  • @libanllbb8720
    @libanllbb8720 26 дней назад +3

    faysal dudunta markay geed aborku ku sameyo sida tii ad na tustay waxa la dhaha { isku dhoon ] la soco

  • @aliahmedyacin721
    @aliahmedyacin721 26 дней назад

    Waa dudun ama dumdumo.

  • @AbdirisakAbdulkadir
    @AbdirisakAbdulkadir 26 дней назад

    Wadada marka aad ka degayso waligaa iska hubi oo tartiib uga deg, Isiolo waatii kula dhacday, hadana mar baad sigatay take care waligaa

  • @relaxation2898
    @relaxation2898 26 дней назад

    Libaax ma joogo miyaa bro

  • @Fahadcaynaan6
    @Fahadcaynaan6 26 дней назад +1

    ❤❤😊

  • @LegendaryMaestero
    @LegendaryMaestero 26 дней назад +1

    Aboorka wa Chinese cayayaan caadi eh😂 habeenkii dhawaqa dhisto