Xog Kooxdii AS oo hubki ka iibsanaya Shacabki dhacay, DFS oo waji cusub u yeeshay Cidda hubka leh...

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 авг 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

Комментарии • 27

  • @Sucaadsheekoxariiro
    @Sucaadsheekoxariiro Месяц назад +9

    Hadaad janaalkayga booqato ilaahay janada hakugeeyo

  • @user-mv3ls1hi5c
    @user-mv3ls1hi5c Месяц назад

    Waalaba wajiile xasen sheekh

  • @mahdiaadan
    @mahdiaadan Месяц назад

    Waa.Hadal.meel.waayey.dawladu
    Ha.isqanqaniinto.dawladu.waa.maqajisho.imisa.war.oo.iswadaqilaafaya.baykuhadlaysaa

  • @muhanadmustafa87
    @muhanadmustafa87 Месяц назад +1

    Dadkani dad shaqestay maahavumada wixii laga qaday ayaa hadana ayagii lagu xasuuqayaa ilahey ayaa kaqabtay ilahey ayaa ku fashiliyay

  • @xabiibomuhumad995
    @xabiibomuhumad995 Месяц назад

    SHABAAB WAA MASHRUUC IYAGAAA LAGULEYN

  • @muhidinabdi5679
    @muhidinabdi5679 Месяц назад

    Sadar muuqda su'aal ka dhan( Mr sultan ) sely quation has no answer!

  • @NuuxIsmaacil-su9zd
    @NuuxIsmaacil-su9zd Месяц назад

    akhas dawladi ma jirto way fashilantay wax caruurina ku hadasho maahasoomaaliyey xaalku halkaasi ayey maraysaa illaahow cudurkan qolonimada naga saar aamiin

  • @abukhalid3022
    @abukhalid3022 Месяц назад +1

    Dowladdu qoraalkaan wry ku ceebowday

  • @Sucaadsheekoxariiro
    @Sucaadsheekoxariiro Месяц назад +1

    Hadaad janaalkayga booqato ilaahay hooyadaa iyo aabahaa janada hageeyo

  • @MuxumedmaxamadCabdi
    @MuxumedmaxamadCabdi Месяц назад

    Dowlad xasan sh maxamud waa wada qamracab warkoda ka khabasha malah

  • @caliphabdoe708
    @caliphabdoe708 Месяц назад

    Ws Got more Lovely Garisa

  • @SafiyaSalebaan-xm8ee
    @SafiyaSalebaan-xm8ee Месяц назад

    )❤😊😅

  • @harunmohamud3028
    @harunmohamud3028 Месяц назад

    Wariyuhu waxuu noo sheegayaa in taangiyada liibaan shuluq soo gatay eey ka dhacaan rasaasta Pmka,

  • @siradahmedguled490
    @siradahmedguled490 Месяц назад

    Doolad wakufashilata sheekad waxan dhihila shacabaka hakaga gadata hadesan sida samayan waaceebod

  • @cumarmaxamed233
    @cumarmaxamed233 Месяц назад

    Hubka washarcidaro inlaqabta wasax dawladu iyadawada dalkana wayburburinaysa xasan sh bakadambeya xasan jid ha u bixiyo

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 Месяц назад

    Maraykanka oo ka hadlay hubkaan maadaama uu xasan dhiiqo uu sheegay in uu hubkaas loo waday ciidamada danab.

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh Месяц назад

    Arrintani waa mid laga naaxo oo sameeynaysa dib-udhac weyn.
    Caqligii fakariwaya waxaa u dambeeya laga shalaayo.

  • @abukhalid3022
    @abukhalid3022 Месяц назад +1

    Been ka qurxuun wey weyday dawladdu oo ay dadweynaha iyo caalamkaba u sheegto

  • @mahdiaadan
    @mahdiaadan Месяц назад

    Mareexaanoow.hubku.yaanu.idindhaafin.oo.laydiin.adeegsan.

  • @user-ll3mf6jf5q
    @user-ll3mf6jf5q Месяц назад

    Hubkan xasan dhiiqo ayaa iska laha inuu cidamo cali gaaf ah ayuu rabay inuu ku hubeyo

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Месяц назад

    show Ethiopia 🇪🇹 Lama necbe Soomalilnd baa la doonayey in aan la aqoonsan Hubka Ethiopia 🇪🇹 lagaso ibiyey waxay

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 Месяц назад

    Wariye damujadiid suldaan ma kuu cadaatay hadda in dawlada ay hubka ku lug leedahay in dawlada kala hadashay waxaa hadda laga sugayaa in ay soo qabato dadkii hubka soo gatay, qoor qoor baa cadeeyey si sarbeeb ahna ugu cadeeya dawlada. Haddaba saaxiib hubka waxaa shirko ku ah xasan sheikh iyo adoon , shuluq qoor qoor waa cadeeyey. Ha la arko bal in uu weeraro cabduwaaq.

  • @user-wo6hp1yk7g
    @user-wo6hp1yk7g Месяц назад

    Asc dawladu msaha dowlad soomasliyeed ee waa dowlad udhisan dad aan soomaali ahayn uheedada loo dhisayna tahay burburinta iyo baabi inta wixii soomaaliya la oran jiray

  • @user-ky9rc8gx4z
    @user-ky9rc8gx4z Месяц назад

    Fartaag waa makarafoon hawiye iyo xasan shiikh yaa dhex hadlaya ee hibkaas dawladi ma lahayn ee hawiyaa lahaa ciidanka wadaana waxay ahaayeen hawiye

  • @abdullaahiabdi5301
    @abdullaahiabdi5301 Месяц назад

    Xawaadloow Diyaar Garoow!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Месяц назад

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk dawladu been ayey sheegtay hubka iyagaaba lacag la siiyey oo soo gelinaya

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Месяц назад

    Awelba shabaab ayaa loo waday kkkkkkkkkkkkkkk cidna looma umaan karkaro