DEG DEG: FAAHFAAHIN WEERARKA XISBUULAAH & SIRAAIIL + DAGAALKA QASA + WARAR KALE

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 сен 2024
  • DEG DEG: FAAHFAAHIN WEERARKA XISBUULAAH & SIRAAIIL + DAGAALKA QASA + WARAR KALE
    ►SUBSCRIBE / @hbnonlinetv
    ►TWITTER: / hbnonline
    ►FACEBOOK: / hbnonline
    ►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
    #hbnonlinetv
    #wararka
    #soomaali
    #MowliidHajiAbdi
    #dagaalkaqasa
    #Caalamka
    #WararkaSoomaalida
    #HBNTV
    #QASA
    #somaliartist

Комментарии • 64

  • @bashiiromar6389
    @bashiiromar6389 18 дней назад +13

    ALLAH HAJEBIYO CADOWGA GUMEYSIGA YAHUUDA IYO XULUFADEEDA mareykanka AAMIIN YAA RABBI

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 18 дней назад +15

    Ilaaheyow masiibo deg deg ah ku rid Israel iyo marekan ciidamadooda iyo madaxdooda uduro aan dhamaad laheen Ilaaheyow ku rid yaarabi Aamin

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 18 дней назад +1

    Mareykanka Mowlid Awooda Rabi ayaa kaweyn,Mareykan yuhudda lagodomiyay ee dhulka hostisa kucararay muu waxqabto,I Allah Cadowga Allaha jabiyo.

  • @user-mg4qu9pb1n
    @user-mg4qu9pb1n 18 дней назад +1

    Allahayow Xamaas iyo Xisbillaah guusha sii. AAMIIN

  • @DahirGurey
    @DahirGurey 18 дней назад +1

    Mashallah warki ugu fican ee an maqlo ❤

  • @MUHUDIINHUSSEINDOREDIINEY
    @MUHUDIINHUSSEINDOREDIINEY 18 дней назад

    [Yahuuda nacalatulahi calayka ] rabi xagisa dhawar jab ha idinka imado dhagartina way dhamani in sha allah amin amiin thuma amiiin

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 18 дней назад

    Ilaahow Guulee Walaalaheen Falastiin InshaAllah

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 18 дней назад

    Allaha jebiyo yuhuud iyo kuwa kaalmeeyo uu ugu weyn yahay Mareykan amin ya rabi

  • @UgbadomarYusuf
    @UgbadomarYusuf 18 дней назад +1

    اللهم أعز الاسلام ولمسلمين

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 18 дней назад

    Asc Sxb Mowliid Allaha ku Xafido InshaAllah

  • @AdanIdow-sy4hv
    @AdanIdow-sy4hv 18 дней назад

    Maashaa alah alahu akbar

  • @FarduusMohamud
    @FarduusMohamud 18 дней назад

    Guul insh allah iyo nabad waarta falastiin

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 18 дней назад +1

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @Fadumaabdirahman22
    @Fadumaabdirahman22 18 дней назад +2

    Allow u hiili xaqa u dirir reer qaza xusbulahi xuutiga iiran Allow guusha nasriga deg deg sii yaa rabbi aamin aamin from ceelhur insha 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AdanJoon
    @AdanJoon 18 дней назад

    Fadlan Xayaysiinta Yaree

  • @JimcaleJimcale-p5d
    @JimcaleJimcale-p5d 18 дней назад +8

    guul guuul guuuul 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷❤❤❤❤❤

  • @maxamedcalicusmaan8141
    @maxamedcalicusmaan8141 18 дней назад +1

    Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro.
    ربنا إطمس على أموالهم واشدد علي قلوبهم فلا يؤمنوا حتى يرواالعذاب الأليم.

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 18 дней назад +1

    Allaha u gargaaro falastiin.

  • @adamcade5481
    @adamcade5481 18 дней назад

    Ku xirnow HBN Online warbaahin dhamestiran

  • @alinourosman-od2rn
    @alinourosman-od2rn 18 дней назад

    Hbn wa mesha kaliya eerunta lagahelo wan nislamaya wanxiseya warkina

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 18 дней назад +1

    Yuhudda warkooda waa mid aan laqaadan,Diyaradaha waxa eey burburiyan Rayidka oo kaliya.

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 18 дней назад +2

    xisbulaahi guullllllll iyo falastine

  • @user-mh2pk9cn3j
    @user-mh2pk9cn3j 18 дней назад +1

    Scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤❤

  • @Abdinoor51
    @Abdinoor51 18 дней назад

    Ilaahay ha jabiyo cadawga xun ee yuhuudda

  • @odaycali-up5kp
    @odaycali-up5kp 18 дней назад +1

    Alle ha jabiyo yuhuudiyo nasaaro

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 18 дней назад +1

    ❤wcs ❤alahu akbar ❤xutiyinta × xamas × eran + xisbulahi + turki + ruushka + ciraq = ❤ alahu akbar ❤❤❤❤❤

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 18 дней назад

    Maxaalolahaa xisbulah waaqatar

  • @abdinasiribnuadan2173
    @abdinasiribnuadan2173 18 дней назад +1

    iran iyo xisbullah
    Wararkoda waa dhola tus
    Xamaas ayaa ka wanagsan

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 18 дней назад

    Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega 💘 💞 💔

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 18 дней назад +1

    Hampalyo Xisbullah,Yuhudda Wakhtigoodi ayaa dhamaday,mareykana waxa lagu laduban godomin uu kunoqon Bariga Dhexe IAllah waayo.Awooda Rabi ayaa xaqdaradisa Mareykan Yuhudda Gumeystayasha Reer Galbeydka munafaqyada Carabta Carada Rabi ayaa,kusocotta.

  • @Engineer-sl3hf
    @Engineer-sl3hf 18 дней назад +2

    Gaaloy jab

  • @muhudinabdi7946
    @muhudinabdi7946 18 дней назад

    Ustad xogaa yar naga yaree xayeysiska kudhowad 2 ila 3 daqiqo oo xaysis ayd kujiraa barnamijkada fadlan

  • @abdisamedbakar7522
    @abdisamedbakar7522 18 дней назад

    HBN warkiinu sax maaha
    Sidaad u buun buuninaysaan in israa il iska difaacday
    Waa inaad u buun buunisaan sheegashada xisbulah inay ku guulaysatay hadafkeedii ,diinta islaamkuna way ogoshahay in dagaalka.afka mujaahidiinta lagu taageero

  • @Selelfiaxmed
    @Selelfiaxmed 18 дней назад

    Yuhuudu haday dhahaysaa 320
    Oo lagu ganay hal qof ayaa ku dhaawacmay

  • @adamcade5481
    @adamcade5481 18 дней назад

    Ku xirnow hbn online TV

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 18 дней назад

    Hal sano oo Mareykanka Ingriska Germanka hukoodi iyo Cidamadoodi waa mid Cadowga kaliya Xasuuqa matida uu dhafi waayay.

  • @Bashiraden-id1gb
    @Bashiraden-id1gb 18 дней назад

    Mowliidow wan ku xidhnahay manamjikaaga sifiican lkn xayisiinta faraha badan naga daa fadhlan

  • @calim8311
    @calim8311 18 дней назад

    Asc Hbn waa ku mahadsantihiin soo gudbinta wararka Caalamka.

  • @AbdulkadirAhmed-y3q
    @AbdulkadirAhmed-y3q 18 дней назад

    ❤❤❤

  • @mohamedabdikhadir6563
    @mohamedabdikhadir6563 18 дней назад

    Insha Allah waxaanu rajeyneynaa Israel Iney burburto sida magaalada gaza ay uburburiyen kadaran dagaalka markuu joogsado na madaxdooda kiiba nool nasiinya umataalo e xabsi jeel baa horey laga kilini waxaana lafilayaa masiibo rabaani ah Iney kudhacdo Israel because masaajida iyo diinta islaamka ayey marwalbo kuxad kudbaan

  • @gaanimaxamed4889
    @gaanimaxamed4889 18 дней назад

    Ok 👍

  • @user-se8hh7wi8n
    @user-se8hh7wi8n 18 дней назад

    MAQAL MALEH SXB WARKU.CODKA HAGAJI

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 18 дней назад

    Mowlid annaga xisbulaha ayaan dhageysaneynaa warkioda waa run yuhuud iyo mujrimka weyn waa beenaalayaal yuhuud se waa jabtay

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 18 дней назад

    Yuhuudi ma qaadi karto weerar iyaga oona ka fasax qaadan maraykan

  • @AbdiramanAhmed-ue1ig
    @AbdiramanAhmed-ue1ig 18 дней назад

    Asc asxaabta

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 18 дней назад

    HBN

  • @mohamedkeinan5835
    @mohamedkeinan5835 18 дней назад

    Hisbullah Jaajus aya ku dhax jira siiba saraakiisha wa weyn qar kamid ah waayo israiil ya usheegey werarkaas❤😂😂😂😢😢😮😅😅😮😢😂❤😂😢

  • @markcaa2942
    @markcaa2942 18 дней назад

    Maxay xusbulaah ugutala gashay inayiskaga difaacdo weerarka diyaaradaha Israel

  • @SurminahsifaMasumah
    @SurminahsifaMasumah 10 дней назад

    Moore Elizabeth Martinez Angela Harris Dorothy

  • @MustafaCiise
    @MustafaCiise 18 дней назад

    12:23 12:31

  • @abdihersi2726
    @abdihersi2726 18 дней назад

    Asc

  • @user-er9ii6rq5j
    @user-er9ii6rq5j 18 дней назад

    Buraleyda.joolan.cidii.utaqaani.golan.waxay.kamidyihiin.sahnuuniyada.sidiina

  • @ArmokiPaluma
    @ArmokiPaluma 10 дней назад

    Lee Maria Smith Brian Lee Michael

  • @safiahassanali1226
    @safiahassanali1226 18 дней назад

    Shan boqol oo gantaal waa tiro aad ubadan maxay khasaare gaysteen tirada intaaa leg ilayn lama wada qaban karo e mise waxa ay tuurayaan waa dheemish

  • @mohamedabdi3468
    @mohamedabdi3468 18 дней назад

    Netanyahu wa uu is leyahay dagalka bilaw intan dalka laga wada qaxin. Shacabka yahuuda beri yahan ba dalka si ad bey uga baxayen !!! 😂

  • @Amiin-k9j
    @Amiin-k9j 18 дней назад

    Israa il baa tiri ugbaad sheegeysaa iyo beentooda lalin mashegeysaa waxa ay sheegeen xisbullah

  • @Cabdiraxman-cd7ff
    @Cabdiraxman-cd7ff 18 дней назад

    Gantaal muxu Tara meey gudaha ugaaln dagaal lugta muhiim ah yaahuud wey jabtay tabar mahaayso guul

  • @abdihersi2726
    @abdihersi2726 18 дней назад

    Mawlid

  • @MUHUDIINHUSSEINDOREDIINEY
    @MUHUDIINHUSSEINDOREDIINEY 18 дней назад

    Sidadabo gal yahuuda ah nacalatulahi calayka, jabkisa wu qarsada, wuxu ku farxa kan musliminta ee ha u so bandhigina ee kisa so ban dhiga kuwina warka soo tabinayo oo muslimka ah

  • @user-mg4qu9pb1n
    @user-mg4qu9pb1n 18 дней назад

    Gaalo jabkeeda way qarsataa. Beenta Yuhuudda dheg ha u dhigina.
    Dhinaca Qasa dagaalka ka socda Yuhuuddu wax dhimasho ah ma sheegaan, dhaawac mooyee. Taas baa ku tusaysa in ay beenaalayaal jabkooda qarsada ay yihin.

  • @abdisamedbakar7522
    @abdisamedbakar7522 18 дней назад

    Wax la dhagaysto ma tihid Israel ayaad noo amaanaysaa

  • @ibrahimabdulkadir8660
    @ibrahimabdulkadir8660 18 дней назад

    Asc