3 NAAG OO HG AH AYAA ISKU HAYSTA NIN BENADIRI Ah . Laagab miya mise laaandheere

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 сен 2024
  • MAXKAMADA : 3 NAAG OO HG AH AYAA ISKU HAYSTA NIN BENAADIRI AH
    ( like iyo comment ) subscribe iisar wall #dahiralasow #somali #husseinog #somalitiktok #bisle #dayaxdalnuurshe #somaligamer #somalia #qosolka #falanqeyn #ridhwan #Ridhwanissack

Комментарии • 24

  • @fatumoadan2058
    @fatumoadan2058 2 дня назад +1

    Ninka dahir ladhahayo dulqad badana managow kuso dhaxkoray

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 2 дня назад

    Waa nin sixiroola ah wuu sixray dumar 3 doodaba 😢

  • @maryanalimahamud41
    @maryanalimahamud41 2 дня назад

    Tan maxaa laga qabaa
    Subxaanalaah 😢

  • @qaalimohamed8901
    @qaalimohamed8901 2 дня назад

    👏👏👏👏👏👏👏👏👏🌹🌹🌹🌹

  • @hayaathabiib9608
    @hayaathabiib9608 2 дня назад

    Nin danbe oo garoob yurub joogto guursanaa ma jiro hadii kale fududiisaa la faydaa. 😂😂😂😂
    Gabar cadaado walee ninkii wax ka doono waraa u yaal.

  • @user-lf5qf3gn6b
    @user-lf5qf3gn6b 3 дня назад

    Habaryartay kulahaa doqonkan bilaa dhaqanka ah

  • @luulsuuley1884
    @luulsuuley1884 3 дня назад +1

    Oo gull qabo

  • @nasroali8220
    @nasroali8220 2 дня назад

    😢😢😢😂😂❤

  • @luulsuuley1884
    @luulsuuley1884 3 дня назад +1

    Daahir waa nin edeb daran

  • @user-lf5qf3gn6b
    @user-lf5qf3gn6b 3 дня назад

    Naago sidaa uhadlaya waa koocooyin

  • @Halima-v8c
    @Halima-v8c 3 дня назад +1

    WAR NAAGAHA KALE CELI NAAGA SHANEEYAYAHOW ALHAS HABRA WADA WAALAN OO FURIDU DHIBAYSO IYO NAAG CADAADO BISHIIBA LABA NIN FURAYSO OO WAX KA SOO UREEN HA KEENIN MAXKAMADAHA NAAG WAALAN WEEYEE ALOOW YAA NOOGA REEBA MAGACA AY WADATO AAN XISHOONAY OO AYADOO 50 WAX ULA JIRAAN CAWRADEEDA IYO CANDHADEEDA KA SHEEKAYNAYSA WAXAA KA LIITA NINKII HABRO WAALAN KA WAR KA KOOBIYA

  • @ftshmh4761
    @ftshmh4761 3 дня назад

    Uuuffff caku naago

  • @user-lf5qf3gn6b
    @user-lf5qf3gn6b 3 дня назад

    Akhaseey naagahan qudhmay maxay ahaayeen

  • @yusufali2745
    @yusufali2745 3 дня назад

    😆 😆 😆 😆

  • @HamdiYaasiin
    @HamdiYaasiin 3 дня назад

    Meeshan ku yaaban fadhiyaa😮

    • @MaxkamadaDahir55
      @MaxkamadaDahir55  3 дня назад

      Nala joog oo maxkama xubin ka ahow

    • @ftshmh4761
      @ftshmh4761 3 дня назад

      Daahir naagahan baan u nacay maxakamadda balaayo qaylo badan😂😂😂

  • @gulled208
    @gulled208 2 дня назад

    Naaga HG waa dhilooyin nin inay saarnaadaan ma ogiye noolal kale masameysan karaan. Waa qurmoon

  • @abukarhappy3000
    @abukarhappy3000 3 дня назад

    Nin naag qabo OO intaas ilmo ah heysto OO aad taqaano inta wadada lagugu mehersaday adigoon lagu Guri geynin gabadhii sii caaysey luuq luuq lagaga dhanaansadey isla jidka lagugu furo hadii an naag ahaan lahaa waan Iska aamusi lahaa jabka I gaarey dartiis adigaa is bahdiley ufaa caleyk OO noqdey xanjo dheregta lays kaga baabiyo Iska aamus

  • @aaminasahra1875
    @aaminasahra1875 3 дня назад

    Naagta sacad doqonimaa heysatee ,ninka ayey war ku leedahey hadeysan rabin ninka inaad la joogtana naa garaad yeelo bahdilaneey ,bal eeg ninka siduu u hadlaayo naagaha kala celi kuye balo ku aragtey edebdaranaa ninku ,dhinacyada ka garaaca reerkuu bahdilay garaaca doofaarka .

    • @MaxkamadaDahir55
      @MaxkamadaDahir55  3 дня назад

      Plz nala jooog maxkama Xubin ka ahow

    • @fahimafahima9268
      @fahimafahima9268 3 дня назад +1

      Naagta bilaa qiimaha ah ee heblaayo cadaado makula fiican tahay in laqariyo ogolaatey iyado ku guursadey inu xaas leeyahay 7 caruur neh dhaley aqas cleek walaahi iyada ila xun oo bilaa aqlaaq eh da'dkey kadhalateyna ceebeysay.