Shacabka Laascaanood Oo Suaalo Kulul Weydiiyey Xildhibaan Cabdirisaaq Xasan Dhookir oo Ka mid ah

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 окт 2024

Комментарии • 19

  • @Raho339
    @Raho339 2 месяца назад +3

    SSC-KhaaTumo State🟦⬜️🟦🐎🔥💪

  • @Raho339
    @Raho339 2 месяца назад +1

    Maansha Allaah Waa Dhalinyaro Waxbartey Waa Dhalinyaradii Jaamacadaha

  • @farhiacabdi2680
    @farhiacabdi2680 2 месяца назад

    Wa run xamar iyadaba dhib heysta e re ssckh dowlad somaliyed inta laga helayo waqtiga ha isaga luminina iskutashta somali iyo shekoyinkeda mel iskadhiga iskutashta waxa ilahay mahadiya dhulkini hadad gacantina kuheysatan horay usocda sabra sadkisa mawayo ❤❤❤

  • @ahmedk.7988
    @ahmedk.7988 2 месяца назад

    Nasibdaro waxaan oo kale in ladhagaysto guulwadahan.

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 2 месяца назад

    Wlhi reer SSC waxay diyaar u yihiin dowlad nimo dhab ah,

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 месяца назад +1

    xasan moryan ilahay namah badoh xasan munafaq hadu damir leyahay xamar wax Ha u qabtoh

  • @Axmedhassan1960
    @Axmedhassan1960 2 месяца назад

    Waa.caloolshii.ushaqayste

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 месяца назад

    duli waxan ma metelo ssc ee xasan ba kudhaqeysta war ssc khaatumo dhulkedi way haysata ee horey usocon

  • @Axmedhassan1960
    @Axmedhassan1960 2 месяца назад

    Kani.xigmad.ma.leh.waa.lagu.khasaaray.masheegi.karo.inuu.yidhaahdo.xasan.shiish.baa.diidey

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 месяца назад

    waxan umalen in reer ssc kaqancen dowlada soomaaliya ee wa inay hore ugu socdaan oo iskutashigooda sii watan

  • @Mideye157
    @Mideye157 2 месяца назад

    War meesha aad ka timid dawladi ma jirto qabyalada SL wax lagu sinayo SSC iyo Puntlandna loogu didayo Waa qabyalad iyo idinko ja gaabiyey wixi la idin diray.
    Jawabahago dhan waxay isugu soo ururan Hassan iyo Hamza wax walba naga hortagan. Very simple

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 месяца назад

    ssc khaatumo iyada dowlad soomaaliyed ah oo hoogamin doonta soomaaliya ee xildhimaanada ssc kumetela wa dad liita oo duliya

  • @Zainab-rj9st
    @Zainab-rj9st 2 месяца назад

    Xamar way ogyihin in ay ssc khatumo prank tahay. Waxay sugayaan in Somaliland ay dib u gabsadaan dhulkoodi lascanood

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 2 месяца назад +1

    Daahir calasow ayunban ka maqlayay dhulbahantuhu wy walan yihin gobol ayey leyihin waa mamul gobaleed horta maamulka mataqanan inta laga donayo waa inu 7 gobol hoos imadan waa inu yesha laba dikadod marka caruurta iyo dumarka ha walinee khiyaliga iyo beenta iska daya ugu shekaynaysaa gobolka laascanod waxa 3 dagmo aya hoos imade

    • @abmoh9216
      @abmoh9216 2 месяца назад

      Way muuqataa inaad isku caqli tihiin daahir calasoow. Soo waydii inuu reerkiisu intaad sheegtay haystaan.

    • @ibnubacays8063
      @ibnubacays8063 2 месяца назад +1

      @@abmoh9216 umada idinla yaaban beenta aad isugu shekaynaysan gobol miyaa maamul noqon kara bal imika hadii somalia idin waydiso imisa gobol ayaa haysataan o hoos imada laas caanod maxaydun ku jwbi riyada ka kaca
      Hatan putland ku darsada gobolkina
      Maamul bad isakaga walatene🤨

    • @CarfiAbdi
      @CarfiAbdi 2 месяца назад

      Idiga walan hana habaarin maxaa anaga noo diidaya in aanu maamul noqono galmudugba waa mamulehe

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 месяца назад

    ciidanka ssc meel an ssc ahayn lagu tabo bari maayo

  • @guursadebarresare7197
    @guursadebarresare7197 2 месяца назад

    Been badanaa,ma hooyadaa ayaa kuu sheegtey,yaa Aqoon sadeyba,mariyoonaysaa,hurdaa ka horeysa Riyada.