" Suldaan Laangadhow Imisa Ayuu Kuugu Jooga Hadalkaasi " Caaqil Baashe

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

Комментарии • 66

  • @abdirahmanguled5297
    @abdirahmanguled5297 2 года назад +5

    Manshaa allaah waa cuqaashii la yaqaanay illaahay haku barakeeyo adeer

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan5716 2 года назад +6

    Shacabka Jamhuuriyada Somaliland waxaan u soo jeedinayaa in lala shaqeeyo oo lays barbar istaago xukumada jamhuuriyada Somaliland oo haysa dhabbaha hanaanka waxqabadka iyo horumarinta dalka. Guul somaliland guul madaxwaynaha sharci ilaalinta

    • @abdirahmanmosman
      @abdirahmanmosman 2 года назад

      horumar iyo waxqabad kkkk Waa laba mid uun Ama Qabyaalad ayaad ku taageeraysa ama manfac gaar aha ayaad ku qabtaa.

    • @djhfjh7451
      @djhfjh7451 Год назад

      ​@@abdirahmanmosmanplppp3

  • @mukhtaarmaxamed2679
    @mukhtaarmaxamed2679 2 года назад +3

    Masha Allaah 👍

  • @xasannuux5275
    @xasannuux5275 2 года назад +2

    Mansha allah

  • @museabdale1065
    @museabdale1065 2 года назад +2

    Kani caaqil maaha waa tuug anuu idhacay ilaahay umada ha Kaa Soo qabto

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 2 года назад +3

    Subxanalha Allahu akabar xishoda ma jiro labadan reer lagu shegaayo garxajisa iyo habarayoonesa umada waye wareriyena ya yidhada umada ka xishoda odyashan ma xishonayan wa wada asasaqa odyyashan isu wada jawabaya shameful dhamantine umada ka xishoda o nagala fadhista dhataqlaha isma dhanto iyo dhashisa what shame

  • @hoostationary7507
    @hoostationary7507 2 года назад +3

    Maxa kagalay gaboose odaygaan ma siciid garxajisbaa

  • @siciidmaxamed6188
    @siciidmaxamed6188 2 года назад +1

    Ina laangadhe iyo adigu isma aragti dhaantan ilma faqash

  • @cabdiqaniaxmed6837
    @cabdiqaniaxmed6837 2 года назад +1

    Maxaad siyaadbare uguducaysay

  • @libanabdi7436
    @libanabdi7436 2 года назад +1

    Hadashay lagumana fahmin

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 2 года назад

    Hala haku barakeeyo dhaqanku yaanu siyaasadda

  • @faatiyasoomaliland8291
    @faatiyasoomaliland8291 2 года назад +1

    wuxu ku joogaa qado maalin ah

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 2 года назад +1

    Dr gaboose siyaasada waa ka fadhiistay isagaa hore u yiri maxaa is badelay kkkkkkkkk waraabe u taag miyuu noqday

  • @hodanibrahim6033
    @hodanibrahim6033 2 года назад +2

    Waar maad kala aamustaan reerkanoow kamaraday idinkaga dhegtaye

  • @abdellazizibrahim1457
    @abdellazizibrahim1457 2 года назад

    Gaxadhto

  • @geediadem5015
    @geediadem5015 2 года назад

    Kkk isu ja jawaaba
    Waa qabyaaladiinii oo dildilaacday awelba mahasha waxay ahayd waxa umadaha inaga reeby

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 2 года назад

    Odaygani ma Siyaad Barre ayuu difaacayaa mise Gabboose

  • @abdulraven9994
    @abdulraven9994 2 года назад +1

    Adeer Dr gaboose waa fircoonka siyaasada garhajis lugu soo dhextuuray ee dib u fadhiisiya iskuna xishooda ee reerka aad dhabarka ka jibanayso jooji.this is not right time.

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 2 года назад

      Waad arki doontaa; ururkiisaa soo bixi. Waa loogu talagalay in lagu beddelo waddani

  • @updimuze9428
    @updimuze9428 2 года назад

    Lipaaax.
    Caaqilku waa ninkan oo kle lkn langadhe wa afhayeenka xusbiga wadani ee maha mid xata badh dhulbahante matali kara

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 2 года назад

    Si fiican oo caqliyay San ilaahay ka cabsasho leh buu ku hadlay nin ka hore ee uu eday nayo odaygani waayo gaboose wuu qaldan yahay qof muslim ah ee ashahdanaya in lagu sheego fircoon waa qalad asna nabi isku sheego siyasadii baa ku soo aruurday hadiiba lasoo hadal qaado nin Bari hore dhinday in la yahay mujaahid oo wadani layahay xil fiican lay sa siinaayo hhh waa abtigay wuu in wanajiyay waan aflagadaynayaa asagoo dhinday meel mawada gasho gaboose iibanka ilaahay kaa qaad sikale wax uraad so eeya odayganoow waad dhimanaysaa qabylad iyo eexna wax kuuma darayso markii ciida lagugu rago bili aadankuna caqli iyo garasho Bay isku dhaafeene wax ujawaab iyo ficil yuusan cadaab ku galin

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 2 года назад +1

    waar reerkii garxejis ahaa ma gudhuu baa sixirtay media ayay ka dhamaan waayeene?cajeb

    • @saynabSr
      @saynabSr 2 года назад

      Gudhuu ma sixrine hadii cidi sixirtay dad baqdini cuntadii u diiday baa cuyuunta ama cawryey qofba siduu u yaqaan oo isaaq ah

    • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
      @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 2 года назад

      Mayee LAANGAAB NIMADODII UUNBAY muujiyeen adeer.

  • @husseinsaid8142
    @husseinsaid8142 2 года назад

    waar afqeyne raaligelin ma leh,illaahay naarta ha ku fogeeto

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 года назад +2

    Habaryoonis wey gumowday ee umada somaliland waxaan ka codsanayaa in laga fogaado dhaqanada xun xun ee gunimada ah ee reerkaasi yeeshay waad arkeysaan maanta oo la joogo 2022 waxay isku heystaan siyaad bare anakuu na dhalay iyo idinmuu dhalin anaguu na dhalay markaa reerku waa qurun waa inan gumeed ee ha laga fogaado walaahi habaryoonis waa gun guni dhashay dadka kale ee reer somaliland wey shaqeysanayaan inta kuwani waxaa isku heystaan caawa ma jiro nin habaryoonis ah oo doon bariis ah keeni kara ilaahey faqri ayuu dabada u sudhay

    • @saynabSr
      @saynabSr 2 года назад

      Isaaqa kale waa ka sii inan gumeedsan yahay reerkaa aad magacooda ku waalatay, markaa haday isaaq u wanaagsan yihiin reeraha kalena way gaadhayaan,laakiin waxa layaab ah umad madaxdooda caayaysa oo hadaad boqortooyadaada caydo ogow adna waad ka sii liidataa ee cabaadka jooji weligaa kuwaa aad caayaysaa madaxa kaaga fadhiya, cayina ninkii yidhi ayaa ah faana ninkuu ka muuqdaa leh injiri hayska qaniinya badnaato waa injir oo mas noqon mayso adiguna iska qayli qayladu ku bedelimayso eh garxajisna waa garxajis cayina bedelimayso oo qabiilkaaga la midnoqon maayaan,

    • @AhmedAbdo-gs4tw
      @AhmedAbdo-gs4tw 2 года назад

      hadalqaqu goobnimo maha anoo kulmiye

    • @abdulraven9994
      @abdulraven9994 2 года назад

      Siyaad Barre waa somali laakiin habarawal waa oromo. Sacadmuuse waa qoti Ciisemuuse waa jaariso somalina madaxay noo saaran yihiin habarawalna 👞 cagta hoosteeda orod 30km la tag xarshin iyo oramada aad tahay Naga dhexbaxa FADHATAYAHAY.orod oramadaada ugu sheegee garhajis waxba ma heystaan kuwaas ayaa kaa qori iyo xaafada fuckinka kuwa jooga.

    • @mohamedahmedmohamed9606
      @mohamedahmedmohamed9606 2 года назад

      @@abdulraven9994 kkk Ciilqabe Habar Yuusa Gaajada iyo Doqoniimada aan dawada lahayn ayaanu idinka daweyneynaa , Gun yahay 30 sano uun Ooyeysaa ee Dhareerka shubeysaa, waar Rag ayuu ilaahay idinka dhigee ama sida Raga dagaalama oo Faanka iska daaya , ama dad noqda waxyahow oo shaqeysta oo wax barta Garxajis gun baad noqoteene .

    • @abdulraven9994
      @abdulraven9994 2 года назад

      @@mohamedahmedmohamed9606 oromo 30 km dhul ka haysta faqri iyo gaajo waa waxa kuu geeyey inaad ummada canshuurteedii aad halkaa la Martaan oo xaaranta ku indho tirto markaas ayaad indho adeeg sidii naagaha jidhkooda ka ganacsada ee xaafada fuckinka taagan ka indho adag tahay waar orod oromyahow xasiidaada dibada u dhoofso oo xoolo xalaal ah shaqeysta.30 km ha noo soo dhaafina parasite and cancer ayaad ummada ku tihiin walaahay.

  • @iOnSL
    @iOnSL 2 года назад

    Kkkkk habar yuusto raad xuma

  • @nuraqallib9103
    @nuraqallib9103 2 года назад +1

    Kuwa noocan ookale yaadhamaan tood meelkuxidha bilaa mawqif dhabarka lagasootaabay

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn196 2 года назад +1

    ASC waar waxba ha difaacin gaboose waa maanta ninka maradii way ka dhacday waa awar heeryadiisi cunnay weeye weligiina ma madax noqon maayo 😄

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 2 года назад

      Ma cirro oo xirsi suul cawro maamushaa hadaa madax noqon maleeshiyo beeleed xabada isu dhigaay iyo mayeedhaanka naftiisa suul cawro carbuuntii dagaal in Somaliland laga rido ku soo qaatay cirro dhac

    • @jibriilmaxamed8709
      @jibriilmaxamed8709 2 года назад

      Ma ninka xirsi oo Siilaanyo soo koriyay,Is yidhi qaawi,ee nin waalan ku sheegag,Daba socda ayaa cidi dooranaysaa,Umadda ka xiishooda,Adiga iyo qoslaayaba.

  • @cabdallahahmad7288
    @cabdallahahmad7288 2 года назад +1

    Waar ma muuse aftaagbaad tageeraysaa Mise Gaboose oo layaqaan cida dhagta wax usaartay

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 2 года назад

      Dadka xanunsanaya ee umadoda nacaybka iyo cuqdada lo galiyeybad tahy oo snaadka Dr gaboose dawayn doono

  • @djamamohamed9327
    @djamamohamed9327 2 года назад

    100 dollars!!!!

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 года назад

    Waar isu jawaabintan iska daaya oo isu dulqaata oo cadowgiinu yaanu idin faa"daysan Somaliand waa mid kaliya qaranimaa inna deeqda

  • @axmedcismaan3515
    @axmedcismaan3515 2 года назад

    Waar jiifkaaba dhac ye waa dhuuni qaate waa shisheeye kalkaale waana dhabar jebin hy
    Hadduu dhaqtarnimadiisa iyo siyaasaddiisaba waa la nacaye naga kaxayso

  • @yuusufcismaan8410
    @yuusufcismaan8410 2 года назад

    Adoo caaqilaad sukdaanka kadaba ciyaysaa sida dacawga wuukaa sharaf badanyahay gaboosana lamagaranayo meeluu kasoojeedo

  • @mohamudidan4184
    @mohamudidan4184 2 года назад

    Waa kuwa garxajis iyagaa isu wada jawaabaya tolow hadaba folksy miyay sixranyahiin

    • @saynabSr
      @saynabSr 2 года назад

      Ma sixrana ee hawl galadaa badan

  • @hodanyusufdheere7517
    @hodanyusufdheere7517 2 года назад

    Bal cibaaradan eega war maxa isku walaqay cuqaashi dalka iyo nimankan siyaasiyinta ah haday yihin ururo ama xisbiyo geela duqaydisu durdurisa aarankisuna muxu samaynayaa kuwi dadka dhexda u noqon lahaa aya yagi isu jawabaya oo kala taageray siyaasiyinti

  • @mohamedobsiye178
    @mohamedobsiye178 2 года назад

    Qof mayda oo xabaal ku jira waxba lagama sheego.

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan5716 2 года назад

    Dugsi ma leh qabyaaladi wax ay, dumisa mooyaane

  • @jamabiixibiixi3613
    @jamabiixibiixi3613 2 года назад

    Maxamed cabdi gaboose dadka iyo dalkaa u baahan

  • @hanuuniye7979
    @hanuuniye7979 2 года назад

    iska hadle

  • @galkagundelibaax2866
    @galkagundelibaax2866 2 года назад +1

    Digsi xaadhato. Hotel ka baroorte iska daaq hei 🌿🌿🌿🌿🐏🐏🐏🐑🐑🐐🍯

  • @maxamuudmaxamed4884
    @maxamuudmaxamed4884 2 года назад

    Abtigi ayuu fircoon ku sheegay maduu hadh kujiidaya

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 2 года назад

      Wu ka xumaa afwyne waliba ninki umada ku baabiyey diinta badalkeda iyo xayawanimadi uu somali dhaxal siyey

  • @sshgshdhhdy4334
    @sshgshdhhdy4334 2 года назад

    Waryaa kagaa afka qadhmuun habar yoonis yaakubary yaad tahay car sheeg dawar sadayohow idhaa biijaale eehada dadka noqday habaryoonis taariikh bayleeday dhawaan soobax yow uskagaahi

  • @samsammaxamed2279
    @samsammaxamed2279 2 года назад

    Gaboose waa Wax marare ee
    Waa dagi galeh dadkuu wax taraye Qof waalan oo Geed laga soo furay
    Ayuu 50 dolar
    Kaadh loogu gooyaye
    Mataasa waxtara
    Maxaa xisbiga wadani keenay Adaaba qalad kujiree
    Iska aamu Camuu

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn196 2 года назад +2

    Kkkk gaboose ayu daafacaya waar Ninkaasi bari ayuu sharaf laha maanta heeryadii cunne waa abaal laawihii aabihii afweyne uu inta lajoogay yiri fircoon ayu aha umadda kale ha tidhaahdo laakiin isagu muu ahayn nin yarra 😆

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 2 года назад +1

      Afwayne wu ka xumaa fircon waliba wa ninki quranka badalay culimadana ku baabiyey kaa miyad difacaysa diinta ku gafay nafo badana ku jaray

    • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
      @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 2 года назад

      ina UGAANDHIISOOW orodoo aabahaa ka raasdo kambala ama nairobi,ama burundi 😢😂😂

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan5716 2 года назад

    Muuse Biixi Cabdi Madaxweynaha Somaliland intii uu ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, waxa uu qayb laxaadle ka qaatay qaramayntii Maleeshiyaadka isaga oo door wayn ka soo qaatay aasaaskii ciidamada Booliska, Malitariga, Asluubta iyo dib u hawlgalintii saldhigyada iyo jeelasha Dalka.
    1994 muuse hadii aanu joogi lahay cigaal wax badan muu qaban kareen…

    • @galkagundelibaax2866
      @galkagundelibaax2866 2 года назад

      Garxaajis hashteeri faqash meey aheeyn (ina Cali Askar), Garxaajis Tuke🦅 kumu hoor waaseeyn (Gabiilay), Garxaajis jeel ba la igu waasay meey odhan ( ina Cigaal), Garxaajis faqash xabaal ku jiira kamuu dul barooran sidii Islaamaha ( caaqil Muuse baloodh)

    • @saynabSr
      @saynabSr 2 года назад +1

      Abdirashid abyan adigu waa inaad muuse sidaa u amaantaa run iyo beena sheegtaa waayo xaqbadan buu kugu leeyahay oo wuxuu kaa xoreeyey qoladii ku diran jirtay ee hadba halkay ka guuraan ey daaqa ka dhamaystaan aad iska xagxagan jirtay, markaa aad u dedaal oo isku day aritaasi inaanay soo noqon hadaad karikarto umalaynmaayo inay suurta gal tahay inaanay soo noqonayne, laakiin dedaal

    • @abdifatahnor1338
      @abdifatahnor1338 2 года назад

      Abdirashid abtan
      Dadka taaaaariiikh. Beeeena looooma dheeeegi karo
      Muuuse haduuu tag arsaawadaaadu
      Way soconaysaaa
      Markaaa taaaariiikh da muuuse
      Waxa haya difiiican kiii 2015 kiii dhashay in uuuu muuuuse yhy cadowga somaliland ooo abtiyaaaashiii iyo tolkiiii kala dilay
      Ciiidan beeeeeleeeed uu waligiiii
      Shaaaanida
      Iyi dhibta la wadaaan

  • @cabdallahahmad7288
    @cabdallahahmad7288 2 года назад

    Waar sawtiila lahaa Garxajis waa markoodi waamxay sidani waa sheeko shaaaaani