Canfartu ma maantay Muslimiin noqdeen markay bilabatay xisaabta waxay garbaciise ka sameeyeen

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 июл 2024
  • Canfartu ma maantay Muslimiin noqdeen markay bilabatay xisaabta waxay garbaciise ka sameeyeen

Комментарии • 152

  • @user-ct7os1bt2y
    @user-ct7os1bt2y 27 дней назад +1

    Waa xatahay halyeey mujinaya wax yabaha kaqarsoon somali badan wana ka xumaday waxa ku dhacay somali melkasta ay jogto xaquuqdeeda hadhacsato xoog iyo xeelad beh from Mogadishu🇸🇴 garabkiina nahay ismamulka somalida

  • @FaziaHamdi
    @FaziaHamdi 29 дней назад +8

    Isha.alha.way.kabixi.gesiyada.soomalida.guuuuulguuuuuul❤❤❤❤❤

  • @FaizaAli-gz9lu
    @FaizaAli-gz9lu 21 день назад +1

    guul iyo gobnimo💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @AhmedAbiib-e7v
    @AhmedAbiib-e7v 29 дней назад +7

    Wat mahdsantaha haalyeyga somaliyed guul guul

  • @MariamaAhmed-ye1vt
    @MariamaAhmed-ye1vt 28 дней назад

    Cadaabta allaha geeyo danakilada ureysa guuled geesi somaliya aya tahay vive gobalka site🎉

  • @fowziamulaha9638
    @fowziamulaha9638 28 дней назад

    Walaal macaan walahi waan ka xumahay waxii ku dhacay ciise ilaaheey dhibka ha idinka qaado amiin amiin yaa rabi

  • @rirachekheyr188
    @rirachekheyr188 29 дней назад

    Asc Guled Alifle Alifle mashaallah. Canfartu ma'asa muslimin dhab ah.

  • @abassabdillahi726
    @abassabdillahi726 29 дней назад +4

    Guul Guul insh allah 😢

  • @yaasirismaacil-di4kx
    @yaasirismaacil-di4kx 20 дней назад +1

    Guul 💪💪💪💪💪🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯♥️♥️♥️♥️♥️

  • @hamoudmoud2897
    @hamoudmoud2897 29 дней назад +5

    Guul iyo somalinimo insha allah

  • @abadidsaid5727
    @abadidsaid5727 29 дней назад

    Guuled alefle halyay somali salaan sare from djibouti

  • @user-le9lk5fw4y
    @user-le9lk5fw4y 29 дней назад

    Wariye sharaf iyo karaamo leh oo halgamaa ah baatatahy lkn hadhagaysan wax magaratada ee somali difaac❤❤❤❤❤❤❤

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 28 дней назад

    Inchaallah guul iyo gobanimo

  • @munahaji8716
    @munahaji8716 29 дней назад +3

    ilaahey ha u naxariisto intii ku dhimatay😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @mahamedali9245
    @mahamedali9245 29 дней назад

    Waa dad aad u muujiyay soomaalinimadoodii wataa maanta ay guushii ay gacanta ku hayaan Oo maanta canfari wax maanta ku dhacay waa wax ay galabsadeen

  • @souhaibmoud3567
    @souhaibmoud3567 29 дней назад

    😢 inch'Allah guul inyar ayaa haday

  • @medidrissIdrissmed
    @medidrissIdrissmed 29 дней назад +3

    Muslim maha canfartu malayo carur iyo haween urleh ada rabigey rasas kabarye kuraxeyso reenka karaha candho qawan wa munafiqin lkn inta somalida ah ee gusha somali kaxun wa odey ali walalki somali galbeed ilahayow quwe ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ candho qawan awalba tarikh malaheyn 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @johnwick-gx4lx
    @johnwick-gx4lx 29 дней назад

    Inshaaallah guul

  • @sahalelmi7330
    @sahalelmi7330 29 дней назад +2

    Guul guul somalay 💯💐💪

  • @mouminali3126
    @mouminali3126 29 дней назад

    Guuula Guled wa nura

  • @MaxamedCabdilaahishere
    @MaxamedCabdilaahishere 29 дней назад

    Waa layn canfarta

  • @SouleimanDahir
    @SouleimanDahir 29 дней назад

    جزاك الله خير الجزاء وعافاك من كل شر يا ابن الحلال ونسأل الله تعالى أن يكون في عون الأمة الإسلامية في اقليم ستي الذين قامت عليهم مجرموا قبلية عنفر

  • @osmanali308
    @osmanali308 29 дней назад

    From muqdisho anigoo Somali ah wax somalinimo ka so keeyana anan qaadaneyn cid kasto oo u sacabo tumeyso guusha canfarya iyo inkiraadka dhiiga shacabka somaliyerd, marka hore waxaan leenahay. Naclatulaahi wa maa,ikatuhu wa naasi agmaciin, ama somali sheego ama canfar afsomali soo worayso nacaladi dushiina ha ahaato f dunyaa wal aakhoro yaa ayihal axmaqiiq-duyuusiin. Naarta allah ha idiinku fogeyo cafaabtiisa yaa ayihal khabiithiin dhiigeenii ee somaliyerd ayaad inkirteen yaa khabiithoin . Maanta hadii madax weyne mustafe cagjar noo yeero waan imaaneynaa from muqdisho in sha allah ogaada jaajuusiints ethopia aduunkana waxaad tihiin doofaar aakhorana eaxan allah idiin weydiinaynas cadaabul shadiid aliim bi,idnilaahi kariim yaa khabiothiinta cafarta taageeraauo.

  • @AbdiHadji-mg4mn
    @AbdiHadji-mg4mn 29 дней назад +3

    Dagalkan wa jihad u dhexeeyo somali iyo kufarta (galada) canfarta

  • @user-gh7rk5fq6t
    @user-gh7rk5fq6t 28 дней назад

    Sxb guleeso guuledow sidaad somalida ugu difaaceso afkaaga alaha ku barakeeyo cilmigaaga iyo aqoontada 😢

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 29 дней назад

    ❤❤❤ dad Muslim ah oo islaynaya ❤❤ meel walba ayagaa isdilaya cajiib

    • @Pip_hunter
      @Pip_hunter 29 дней назад

      Dad muslim ah oo islaynaya ma jiro, aysan kaa khaldamin ee waa dad muslim sheeganayo o dhaalimiin ah, xasuuqayna dadkale o muslim, ninka dhaalimka ahna waa la qabtaa😡

    • @Pip_hunter
      @Pip_hunter 29 дней назад

      Adiga laakin canfarnimadaada ku ekoow, dadkaada candarta ahna celin

  • @hawoali120
    @hawoali120 29 дней назад +2

    Allaha unaxariisto intii dhimatay

  • @FaysalOdaywa
    @FaysalOdaywa 29 дней назад +2

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭allaaha unaxariisto intii ku dhimatay dhamaaantoodba

  • @YacinAbdillahi-nc4gi
    @YacinAbdillahi-nc4gi 29 дней назад +3

    Masha

  • @user-nv1vd2gp2f
    @user-nv1vd2gp2f 28 дней назад

    Geesi mujaahida Guedi taabsii khanaziirta iyo doofarada bila damiirka ah dadkaasi magaca ay ku dhinteen ee waliba xabad loo quudhi wayay ablay laku gawracay . Horaw socoda adiga iyo inta kula wada BARAKALLAHU FIKUM

  • @user-fo9ey2lg8e
    @user-fo9ey2lg8e 29 дней назад

    Allh unariisto umadi halka KO dhimatay😭😭😭

  • @user-cb6cx4di7n
    @user-cb6cx4di7n 25 дней назад

    allahu naxariisto amine amine 😂😂😂😂😂

  • @user-le9lk5fw4y
    @user-le9lk5fw4y 29 дней назад

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭انا لله وإنا اليه راجعون 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😟😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @user-ft7in5im9d
    @user-ft7in5im9d 26 дней назад

    Wa dulmii

  • @AbdiHadji-mg4mn
    @AbdiHadji-mg4mn 29 дней назад +1

    qof ka su aal dhax dhigayo ee somali sheganayo kaas wa farakh (wicil)sharci aan ku dhalan naga mid maha ee wariye nin wanag san ayad tahay hal kaas ka wad hal gan ka wan ku salaamay

  • @bossman1024
    @bossman1024 29 дней назад

    Waxan ka xumahay kuwa xisbiga sheegan ee somaliga ah ee Nairobi KU Shiraya kuwa somalida halaga saro ayan dhihilaha maha somaliye

  • @ShafeecAdeen
    @ShafeecAdeen 29 дней назад

    Dagalkan waxaq ee halalayo canfarta iyo itobiyanka isasobahaystay nasibxumo manta wadanka ayana jogine manta wan tagilaha dagalka lkn waxan u rajeynaya dadka somaliyed guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul❤❤❤

  • @zahraabdul9879
    @zahraabdul9879 29 дней назад

    Cafartu ayagaa soo qoraya

  • @sileimamabdi
    @sileimamabdi 29 дней назад

    ismaciil cumar geele caloosha haka soo dhacdo caloolweynka

  • @oubahhoch2244
    @oubahhoch2244 27 дней назад

    😔😔😔 somali miidowday

  • @user-le9nu2db7o
    @user-le9nu2db7o 29 дней назад

    قال الله تعالي(فمن اعتدي عليكم فاعتدو ) dilka cafarta waa waajib xitaa suno maahan .diin hadey ku dhaqmayaan dadkii mey laayeen

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 29 дней назад

    Allaah haku barakeeyo eedo Guuleed Alifle wadaniyada lakama dhigee waaloo dhashaa 🎉🎉🎉🎉
    Soomaaliyeey dhamaantiin midooba please si aad cadowgiina uga adkaataan

  • @MouseAden-m7p
    @MouseAden-m7p 29 дней назад

    Oo waa in aadkudhimat

  • @mahadali2178
    @mahadali2178 29 дней назад

    Har awal umbaa lajirta canfarta

  • @CabdiraxmaanMasale-ut3eg
    @CabdiraxmaanMasale-ut3eg 29 дней назад +1

    سبحان الله

  • @adamfarah1952
    @adamfarah1952 29 дней назад

    Somali maahan kuwaasi waa ethopian afsomaliga bartay

  • @sahra951
    @sahra951 29 дней назад

    Subxaana Allah Subxaana Allah Subxaana Allah Subxaana Allah Subxaana Allah Subxaana Allah

  • @hassanrobleh2972
    @hassanrobleh2972 28 дней назад

    islam ma aha canfartu xata ma aha yahud bale wa shaydan shaydanku kama naxo adamaha

  • @elmiainanache4596
    @elmiainanache4596 29 дней назад +1

    😢😮🥺😭 runti hadi runthy wa waxyalo yab Lee soubaxanalla

  • @user-xq2yb6uc3v
    @user-xq2yb6uc3v 29 дней назад

    Wlh ma aha wax la aqbali Karo Sida dadkeena loxasuuqay rabbi ha uboga dhayo qosaskooda waxan bogadinaya Dowlad deganka Sida ay UGA jawabeen canfartana ubacdanayaan guuleysta somalay meelkasta o ad joogtaan

  • @faysalibrahim3202
    @faysalibrahim3202 29 дней назад

    ❤ viva D D S ❤

  • @loulaloula9520
    @loulaloula9520 29 дней назад

    Allahou rayamou aux martyrs musulmans somalies states sitte sur les massacres des centains civils somaliens garbacisses

  • @OmarWaberi
    @OmarWaberi 29 дней назад

    Guul iyo gobonimo somali galbeed inchallah 🎉🎉🎉

  • @CiidMaxamad-n9i
    @CiidMaxamad-n9i 29 дней назад

    Walaahi waa uhijroonlahaa haan alshabaab heey san qeeybakamid ah dhulka somalida
    Waxa dhacay waa kawen yiin wixii dhay saban saban
    Waa muslimiin lama oran karo qawaariij saas mayeelin iyo guumeestihii somaray somalida waxa wax laga xumaado ah in ay kahad liweeyso o caalamka tusiweeyso sida loo inqoobay dadka somaliyeed
    O dacwad loogu furi alyahay dhulka somaliyeed itobiya heey sato waxaa xasuuqa iiga dan damiirla aanta naheey sata dhibaataan heey sata dadka somaliyeed oo aan laga ogeen qudisho iyo hargeeyso in aanla ogeen waxaa dalii u ah wataa hargeeysa ay xeebii bixi neeyso dadkii la leeynayay ee somaliyeed oo ay sineeyso dadkii leenaayay sacabka wa laalahooda ee gobolka siri

  • @EnabMoussa
    @EnabMoussa 29 дней назад +2

    😢😢😢😢😮😮❤❤❤

  • @saadaadenaouled5838
    @saadaadenaouled5838 29 дней назад

    Waron somali

  • @CabdifaraxAccm
    @CabdifaraxAccm 29 дней назад

    Way

  • @cabdimahad1142
    @cabdimahad1142 29 дней назад

    War waa kuwo af somaliga bartay

  • @fatxiyaosmanbarry3996
    @fatxiyaosmanbarry3996 29 дней назад +2

    Ax ax

  • @zahraabdalla4957
    @zahraabdalla4957 28 дней назад

    Somali way babaday

  • @abdilahi_hussein
    @abdilahi_hussein 29 дней назад

    Canfar dulmi ayey ku socdaan hadii naftaada maalkaaga inaad difaacato waa jihaad dulmigii ayaa maanta ku rogmaday

  • @abdulazizgulaid7284
    @abdulazizgulaid7284 29 дней назад

    Maraa waxid aleylehee galbeed wa laxoreyey gool gool gool

  • @EnabMoussa
    @EnabMoussa 29 дней назад +2

    😪😪😪😪😪😥😥😥

  • @ubahmahamud9046
    @ubahmahamud9046 29 дней назад

    Wan arkeynay sida loogalay dad kaas masaakiinta ah waxaa lagu dilayey somalinimo ilaahay baa u dooray in ay Somali noqdan iyagu madooran dad kalena manoqon karaan cadowgu markoo soo jabsado dad kaas meeshuu ku soo socdo waa inaga caloosha ku jirna oo isku mashquulsen Somali dhaylaay meel hoog baad ku socotan hadan lays daba qaban oon xabashi layska celin somali galbeed waa dayrka cadowga garabna masiino oo cadowga baan u niikinaa waana la eedi doona hadan maanta layska fahmin

  • @CabdiraxmaanMasale-ut3eg
    @CabdiraxmaanMasale-ut3eg 29 дней назад

    Wallo meeyin ciidan dawlada degaanka somaliya

  • @sileimamabdi
    @sileimamabdi 29 дней назад

    canfarta waa in la xasuuqaa oo aan la badbaadin sida ugu dhaqsiyaha badan

  • @BilanNour-vz4yd
    @BilanNour-vz4yd 29 дней назад

    waxanlehay nika manta canfar kutilmamay muslim waa nin dhashy maanta waxanleehay hadiyanad waxba ogayn odimika dhalatay taaarikh aya kahoraysee Dib ugulaaban

  • @nadirasigad4689
    @nadirasigad4689 29 дней назад

    Saax waa runta

  • @abdellahyacin5648
    @abdellahyacin5648 29 дней назад

    Jigjigaay medkaga sidoo

  • @user-pp2mj7dl1u
    @user-pp2mj7dl1u 29 дней назад

    Maanta wad murugaysan tahay maanta adiga iyo nimanki kale ee cagdherta aha e kula shaqaynayay qosol kiinan kayabay dhakh dhakh nimadina nimankan wariyayasha jamac galad iyo kuwa lashaqeya nimanka wariyasha intasan ku dhafaya iyaga baastariinta 😂😂😂 😢😢😢😢😢😢 umada somaliyed ay canfartu xasuuqday adban uga xumahay runti si an idiinku sheego garan maayo qalbigaa idam qanaya dadka masakinta ah ee dhulkodi dagan lagu soo dontay ee lagu xasuuqay laakiin cida cid kale kibir ula timaada waliba dhulkodii ku xasuuqada kuwasi way hoogeen ciday dontoba hanoqdane anigu somali aya nahay wana jecela hay somali inay kagulaystan cadawgoda wayna guulaysan inshaalaah tusale ahan manta madaxwayne hadan ahaan lahaa kuma fiirsadeen umada somaliyed ola laynayo dhinaca kale ayaan kaso gali lahaa on babin lahaa si somali looga baqo walalahay waan garab istaagi lahaa somali siyasad unbay isku haysayee waxkale majiraan inla isku gurmado oy somali isku gurmato adban u jeclaan laahaa somaliyey hadaynu dhexdena qaladadaad iska galnay waxaa wanaagsa inaynu is cafinoooo wayo cafiska wax kawanagsan majiro aynu isku gurmano walalayal hadaynu isku gumanoo cadawga somaliyed wu jabayaa wuna baqanaya nin walaalkii geed ugu jiraa guul gaadhi waa kana garabkisi ayuu karayaa kan kalena garabkisa ayu jarayaa marka waa garab la aan wana siib daro imika kolay somaliway is cusbaysay laakiin aynu is daba qabano somaliyeey caano daatay hanbadaa laqaban jiray somaliyey ilaahay quubteena burcadd ha isku keen mariyo oo ilaahay ha iskeen jeclaysiiyo oo ilaahay ha isku keen khayro daaimana amiinta raaciya soomaalaay amiin inshaalaah ❤❤❤❤❤❤

  • @nadirasigad4689
    @nadirasigad4689 29 дней назад

    Masha Allah haalyeyga somalied

  • @AbdillahiFarahAllaleh
    @AbdillahiFarahAllaleh 29 дней назад

    waan ku salaamay sxb aliflee walahi dagaalku markuu dhamaadoo
    waxaad nuguu leedahay gabadh
    wayoo waxad tahay qofkaa qudhaa
    ee halgaankuu dhaab ka yahay

  • @saraxlaboodosman5362
    @saraxlaboodosman5362 29 дней назад +1

    dhamaan teen aan iska dhicino canfar xaaraanta canfaru islaam maahan

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 29 дней назад

    Guuleed maxaad ugadhigaysaa inaan soomaali sidaa isugalin qiir jabaanta soomaalida laascaanood shalay ayay ahayd markay dad nool nolosha kujarjarayeen shalay ayay ahayd markii caruurta xoolaa dhexdooda lagugawracayay meelkasta oo soomaali joogto weyisku sameeyaan Allah umadiisa xaqdarada lagulaynayo meelkasta howgargaaro😢😢😢😢

  • @rirachekheyr188
    @rirachekheyr188 29 дней назад

    Xasuuqa shacabka ee 3 magaalo garbaciiise cundhufo cadeyti iyo kuwa kale.

  • @MN-rh1vy
    @MN-rh1vy 29 дней назад

    Waa canfar kuwa comentiyada kuu soo qoraya ee soomaalida ladagan reer jabuutiba ha ahadane, farta iyo afkaba weykaa badiyaan

  • @XusenIbrahim-e4d
    @XusenIbrahim-e4d 29 дней назад

    Xasuqi magalada ayshaca bananbixi tagerrada xasuqi garba cisse wakay cidamada federally Togtenm dad badan

  • @user-jf9qs1ec1y
    @user-jf9qs1ec1y 29 дней назад

    Anigu waxaan soojeedinlahaa asmaro iyo magaloyin badan in cafarta lagabarakiciyo oo asn lagagaharin dulmigay sameeyeen had lajabiyo yaan lagaharin awalba iyagu umada kamaharay siday dadka somalida ah uladhaqmeen halooladhaqmo hubkadhigis halagusameeyo hanalagumeeyo canfarta

  • @snw9257
    @snw9257 29 дней назад

    Masiibo way arken reer sitii😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @DeganHoch-dt9cd
    @DeganHoch-dt9cd 29 дней назад

    nabsigu ma dhaxo ee wuxu sugaa wakhtigisa

  • @user-ft7in5im9d
    @user-ft7in5im9d 26 дней назад

    Sorry so sad

  • @saeedjama361
    @saeedjama361 12 дней назад

    Waa akhiru zaban iyagaa nugusoo duulay iyagaana cabanaya yaab!!!!!

  • @user-nl1hj9bz4v
    @user-nl1hj9bz4v 29 дней назад +1

    ax ax ax ax way way wan kajarardona ti aynogaysten tukadaran ku samayn Dona insha allah wayka shalayidonan😢😢😢

  • @xamralive
    @xamralive 29 дней назад

    Dadkaan Magaceena Soomaali uun baa loo beegsanayey oo ay Itoobiyoo dhan isugu Tagtay oo u Xasuuqaysay u Bara kicinaysay waa Xaqiiqo cad

  • @aminaqali7767
    @aminaqali7767 29 дней назад

    Ciisaxu mel walibay joogan wa lugu so duley. Waxa u heeshiyeey gaal (faransis, mareykan, itoobiya, yuxud) iyo gaal so raac (ismacil cumar iyo jufadisa oo mamasana, kadra xeyd iyo jufadeda oo isaaqa , canfar, carabta jabuuti oo qeyba, imaratka). Sababtu waxay taxay ciise waxa u yaala dhul strategiya oo ad gima u leh. Dhulkaas aya la raaba sidi loga gadaan laxa. Qaabilada ciise wa didey dhul ine laga gaato, wey dagaalamayan. Markaas cadowkisi wa isguso baxeystey., dagaalna wa gu dhawaqey. Dagaalka ciisaxa lu gula jiiro waxa u qabilamey jabuuti, waxa xoganka u xaya madaxweynaxa ismacil cumar iyo marwadisa kadra xeyd oo ciisaxa iyo somalinimada nicib. Faransis aya si kasaba daalka jabuuti ugu warejiyeey ismacil cumar kadib marku so xubeyey jabxadi canfarta ee Frud la dhaxo oo kuso dushey daalka jabuuti sanadki 1993. Canfar iyo isaaq aya daalka jabuuti xadan ka taliya iyagona kursiga madaxweynaxa ku fadhin.

  • @fatihhassan5020
    @fatihhassan5020 29 дней назад

    Canfarta waa gaalo

  • @ShekhCumar-jv1qf
    @ShekhCumar-jv1qf 29 дней назад

    Walal waxaa tahay wariye aad uqiimo badan runtii adiga iyo jamac gld lakiin waxaad kahadashaan askaraynta besha ogaden ookalya ilayn wadanka waa lalaleyahay

  • @HiboOsmanabdi
    @HiboOsmanabdi 29 дней назад

    Ax ax ax wlh wa dhacdo xanuun badan dadkani waxay kudhimanayaani wa soomaali nimo

  • @ismacilabdi1278
    @ismacilabdi1278 29 дней назад

    Maaha islaan
    Ee waa warreemato
    Gala kuwa sooqoray
    Islaan waaye waa
    Jooyadood wasooyin
    Falltaalinna walalo
    Manihin waa il laxasuuqa oo lalaaya
    Siday inoo galeen loogala oo waxa inagu
    Sameene lagu sameeya
    Lagairacsa

  • @alidahir467
    @alidahir467 29 дней назад

    Waryaa Alifle waa ayo soomaalida
    Sooqortay canfarta dadkaan sidaan ugalay dhihikaro waa muslimiin soomaali dambe kumasheegivkartid
    Waa shisheeyevkalkaal
    Dabadhilife iyo islaam kudiin

  • @OsmanheldiOsman
    @OsmanheldiOsman 29 дней назад

    Waxay ku dhintay somalinimo

  • @MouseAden-m7p
    @MouseAden-m7p 29 дней назад

    Way haboontahay

  • @venti9407
    @venti9407 29 дней назад

    Soomaalinimo ayay u dhinteen dadka galbeedka sitti

  • @user-sz8ry5ou6u
    @user-sz8ry5ou6u 29 дней назад

    Ha ujogin kuwa

  • @saidOmar-gm6zp
    @saidOmar-gm6zp 29 дней назад

    Guuled ninleh ayaadilaayah

  • @CabdiraxmaanMasale-ut3eg
    @CabdiraxmaanMasale-ut3eg 29 дней назад

    اناالله ونااليه راجعون

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 29 дней назад

    waa in laxasuuqaa canfar inlabad baadiyo waa qalad nacalada muslinamaaha

  • @user-qe6io2sp4o
    @user-qe6io2sp4o 29 дней назад

    Kuwa waxaa soo qorayaa waa shisheeye kalkaal

  • @kingckfilmsflogs9586
    @kingckfilmsflogs9586 27 дней назад

    Ma ilaawi doono dhibkii Canfarta noo gaystayn.

  • @user-do1ol3io3o
    @user-do1ol3io3o 29 дней назад

    Asc