Guled Alifle
Guled Alifle
  • Видео 316
  • Просмотров 939 194

Видео

Tan anaa ka talin doona waa nin Oromo ah oo Hargaysa jooga halka her Somaliland u hanjabayan Jabuuti
Просмотров 10 тыс.2 часа назад
Tan anaa ka talin doona waa nin Oromo ah oo Hargaysa jooga halka her Somaliland u hanjabayan Jabuuti
Xog Ciidanka Somaliland iyo kuwa Ethiopia oo laysku darey iyo howlagalkii oo bilowdey Ayshaca ayay
Просмотров 7 тыс.2 часа назад
Xog Ciidanka Somaliland iyo kuwa Ethiopia oo laysku darey iyo howlagalkii oo bilowdey Ayshaca ayay ka gudbayaan malmaha soo aadan
Hassan Xilka haka qado Hamse nin dhulbahante ah Raysal wasare haka dhigo Puntland iyo Somlind ba ha
Просмотров 6 тыс.4 часа назад
Hassan Xilka haka qado Hamse nin dhulbahante ah Raysal wasare haka dhigo Puntland iyo Somlind ba ha
Waxay dhagar usoo maleegeen Taliye Mahad Mohamed Islam Kadib maxaa ku dhacay khawaarijtii
Просмотров 3,2 тыс.4 часа назад
Waxay dhagar usoo maleegeen Taliye Mahad Mohamed Islam Kadib maxaa ku dhacay khawaarijtii
Fiqiyow Mustafe ma hurdo qofka la rabay inu ciidamo diro ee heshiiska fuliyo ee wali didan waa isaga
Просмотров 14 тыс.4 часа назад
Fiqiyow Mustafe ma hurdo qofka la rabay inu ciidamo diro ee heshiiska fuliyo ee wali didan waa isaga
Somali ayay ku noqdeeen kuwuu Ethiopian ka moodayay inaan ku faanan Rabaa walalahayga Oromo igusawir
Просмотров 17 тыс.7 часов назад
Somali ayay ku noqdeeen kuwuu Ethiopian ka moodayay inaan ku faanan Rabaa walalahayga Oromo igusawir
Gurmad cusub oo Somalidu heshay Canfar hadaa loo yaaba Kumanaan kusii qulqulaya Furinta
Просмотров 21 тыс.7 часов назад
Gurmad cusub oo Somalidu heshay Canfar hadaa loo yaaba Kumanaan kusii qulqulaya Furinta
Booqashada firdhiye ee jabuuti waa dhimashada somaliland Muuse dabayluu isku kiciyay uusan xalin kar
Просмотров 24 тыс.9 часов назад
Booqashada firdhiye ee jabuuti waa dhimashada somaliland Muuse dabayluu isku kiciyay uusan xalin karin
Canfartu ma maantay Muslimiin noqdeen markay bilabatay xisaabta waxay garbaciise ka sameeyeen
Просмотров 8 тыс.9 часов назад
Canfartu ma maantay Muslimiin noqdeen markay bilabatay xisaabta waxay garbaciise ka sameeyeen
Daawo sida loo caydhsanayo Canfarta niyad jabka Ciidamo cusub oo DDS maanta qalin jabiyay
Просмотров 44 тыс.12 часов назад
Daawo sida loo caydhsanayo Canfarta niyad jabka Ciidamo cusub oo DDS maanta qalin jabiyay
Somaliland oo fahmi wayday 4 heesood oo Af May ah maxayse tahay danta laga leeyahay heesaha laysku
Просмотров 5 тыс.14 часов назад
Somaliland oo fahmi wayday 4 heesood oo Af May ah maxayse tahay danta laga leeyahay heesaha laysku karbaashayo
Deg Deg Hassan sheekh u jawaabey Abiye ahmed Ethiopia waligeed daris wanaag nooma muujin
Просмотров 7 тыс.14 часов назад
Deg Deg Hassan sheekh u jawaabey Abiye ahmed Ethiopia waligeed daris wanaag nooma muujin
Khudaarteena qaato bad nasiiya Abiye ahmed maanta ma waala mise waa fayooba
Просмотров 1,2 тыс.19 часов назад
Khudaarteena qaato bad nasiiya Abiye ahmed maanta ma waala mise waa fayooba
Wali ma aragtay dhulka lagu caydhsanayo Canfarta maxadse ka taqana qabilada canfarta maxabis ka ware
Просмотров 37 тыс.19 часов назад
Wali ma aragtay dhulka lagu caydhsanayo Canfarta maxadse ka taqana qabilada canfarta maxabis ka ware
Abiye ahmed lacagta ay somalia ku bixinayso burburinta hesiiiska Somaliland Schoolo Muqdisho ha ugad
Просмотров 7 тыс.19 часов назад
Abiye ahmed lacagta ay somalia ku bixinayso burburinta hesiiiska Somaliland Schoolo Muqdisho ha ugad
Maxay tahay sababta meelaha laga saaro Canfarta ay hadana dib ugu soo labanayaan
Просмотров 6 тыс.21 час назад
Maxay tahay sababta meelaha laga saaro Canfarta ay hadana dib ugu soo labanayaan
Ethiopia jabhuriyadii Somaliland intay qawisay oo dunida ku ceebaysay bay meel banaan uga dhaqaqday
Просмотров 4,3 тыс.21 час назад
Ethiopia jabhuriyadii Somaliland intay qawisay oo dunida ku ceebaysay bay meel banaan uga dhaqaqday
Dowlada Ethiopia oo la waydiiyay Sababta Canfarta iyo Somalida ugu kala hiiliso jawab la yaableh
Просмотров 35 тыс.День назад
Dowlada Ethiopia oo la waydiiyay Sababta Canfarta iyo Somalida ugu kala hiiliso jawab la yaableh
Ya tanaasul muujiyay wadahadalada Turkiga maanta uga bilaabanaya Ethiopia iyo Somalia
Просмотров 1,5 тыс.День назад
Ya tanaasul muujiyay wadahadalada Turkiga maanta uga bilaabanaya Ethiopia iyo Somalia
Jabuuti oo xidhay safaradii Somaliland Muuse handaraab inuu isagu is xidho uunba u dhiman
Просмотров 12 тыс.День назад
Jabuuti oo xidhay safaradii Somaliland Muuse handaraab inuu isagu is xidho uunba u dhiman
Dagaal jaho cusub ah oo saaka ka socda Galbeedka Sitti ciidanka Ethiopia oo jabhadayn bilaabey
Просмотров 17 тыс.День назад
Dagaal jaho cusub ah oo saaka ka socda Galbeedka Sitti ciidanka Ethiopia oo jabhadayn bilaabey
Ethiopia oo shaacisay war la yaabey leh dowlada Hassan Sh ma awodo in cidankena kaso sarto Somalia
Просмотров 2,8 тыс.14 дней назад
Ethiopia oo shaacisay war la yaabey leh dowlada Hassan Sh ma awodo in cidankena kaso sarto Somalia
Konfur bini adam kuma noole waqooyi casimada haloo raro Hasan ha is casilo midnimadu marka way iman
Просмотров 4,6 тыс.14 дней назад
Konfur bini adam kuma noole waqooyi casimada haloo raro Hasan ha is casilo midnimadu marka way iman
17 jir ciidanka Ethiopia dhashiike ka furtey Gafaydhe oo ka farxiyay umada Somaliyeed
Просмотров 54 тыс.14 дней назад
17 jir ciidanka Ethiopia dhashiike ka furtey Gafaydhe oo ka farxiyay umada Somaliyeed
Deg Deg gesiyada Somaliyed oo canfartii iyo ciidankii fadaraalkaba wada caydhsaday guul iyo gobonimo
Просмотров 26 тыс.14 дней назад
Deg Deg gesiyada Somaliyed oo canfartii iyo ciidankii fadaraalkaba wada caydhsaday guul iyo gobonimo
Heestiii xalay Hargaysa laga qaadayay waxay ahayd gantaal Muuse biixi ku riday Xamar
Просмотров 51 тыс.14 дней назад
Heestiii xalay Hargaysa laga qaadayay waxay ahayd gantaal Muuse biixi ku riday Xamar
Jamac Galad Maantan ugu dhownahay inaan xorowno Deeganka somalida ha weeraro Adiss ababa
Просмотров 13 тыс.14 дней назад
Jamac Galad Maantan ugu dhownahay inaan xorowno Deeganka somalida ha weeraro Adiss ababa
Ethiopia luuqada kali ah ee ay taqano waa kan aan wato geesi Ciise oo fariin culus u direy xabashida
Просмотров 34 тыс.14 дней назад
Ethiopia luuqada kali ah ee ay taqano waa kan aan wato geesi Ciise oo fariin culus u direy xabashida
Adan Farah waa Oromo ciisow waa la idin qariyaye go'aan ka gaadha
Просмотров 2,3 тыс.14 дней назад
Adan Farah waa Oromo ciisow waa la idin qariyaye go'aan ka gaadha

Комментарии

  • @theruler411
    @theruler411 2 часа назад

    Qaxooti sheegaya greater somaliya yaab

  • @aaa1211
    @aaa1211 2 часа назад

    Inader waa iskumid Americanka lagaxukm Khaainin lama aaminkaro wala ogyahey hoostey kalsocdan 🙈🙈🙈🙈🙈

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 3 часа назад

    Somaliland: Somalia 🇸🇴 Italy 🇮🇹 is trying to mislead the world once again. British 🇬🇧 Somaliland got its independence from Great Britain on 26 Jun 1960 before the failed Somalia 🇸🇴 had no sovereignty meaning Somaliland sovereignty is older than the failed Somalia-Italy.

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 3 часа назад

    Was run Maraykanku wuu ixtiraanayaa Somaliland Iyo MoU

  • @user-yj2vs1re8i
    @user-yj2vs1re8i 3 часа назад

    Guul iyo gobonimo Ethiopia 🇪🇹 iyo somaliland

  • @user-yj2vs1re8i
    @user-yj2vs1re8i 3 часа назад

    Who cares somalia viva Ethiopia 🇪🇹 and somaliland

  • @user-yj2vs1re8i
    @user-yj2vs1re8i 3 часа назад

    Viva somaliland and Ethiopia 🇪🇹

  • @user-yj2vs1re8i
    @user-yj2vs1re8i 3 часа назад

    Ethiopia 🇪🇹 hanoolaato

  • @user-yj2vs1re8i
    @user-yj2vs1re8i 3 часа назад

    Somaliland iyo Ethiopia ha nooladaan

  • @user-yj2vs1re8i
    @user-yj2vs1re8i 4 часа назад

    Cagdheer haday caqli leedahay iyagaa isku xorayn lahaa maxaa somaliland kaagal taada ka waran

  • @user-yj2vs1re8i
    @user-yj2vs1re8i 4 часа назад

    Cagdheeray ma isaaqbaa waalan mise dawlda fadhiidka ah ilaa 1991 fiilo somaliya soo dhaafi la waar puntland ha goosato oo badooda ha iibasadaan sidoo kale kismaayo waar dadku waa xor 34 sano dadku idiin xidhnaan maayo

  • @asnsatellite301
    @asnsatellite301 4 часа назад

    Soomalidu xittaa reeraha dega Hargeisa dad Somalinimada jecel weey jiraan Itobiya iyo Somali hadii aay xilfaha iisu qaadaana; weey galayaan dagaalka oo walaalahood soomaliyeed ayeey sooracayaan. Inta yaree Oromowda iyo Itoobiyaankuba si wcn loo jabinaa. Dagaalka markuu bilaawdo somalida 3-da bilood ee ugu horeyso waa lajabin doonaa oo diyaarad iyo kala qeybsanaan looga faaideysan doonaa. Jaah wareer ayaa dhici doono. Itobiyaanku dhul badan ayeey qabsan doonaan. 3-da bilood ee xegto 5ta Soomaliyeed ayaa midoobi doono dagaal toos ayeey gali doonaan, wadama badan ayaa Itobiya lasafan doono sida; Mareykanka, Rushka, Cuba, Imaaradka, Somalida taageera weyn maheli doonto Turkiga oo boola xoofteeyo maahine. Lkn qabaailka soomaliyeed ayaa midnimo aan horay loo arag heli doono, cayaartana barbar dhac kudhamaan doontaa. 3-ta bilood ee xegto Somalida Jabhado mideysan ayeey Itobiya kadhex bilaabi doonaan tii kudhacdana waa layaabi doonaa. Dagaalka Fursad weyn ayuu somali uyahay waa tii mideyn laheed Somaliweyn oo kasaari laheed 4.5 iyo qabyaalad.

  • @asnsatellite301
    @asnsatellite301 4 часа назад

    Walaal waxkasta oo lasheego wax umbaa kajiro. Mareykan kheir lagama filanaayo waad aragteen sida aay Yahuudu ugarabtaagantahay. Itobiyana waa wadan Nasaara iyo Yahuuduba aay degantahay. Markastaba Somalida haudiyaar garowdo digaal aay lagasho wadan jiiraan la ah.

  • @user-xo6sm2dn4h
    @user-xo6sm2dn4h 4 часа назад

    Issaqow been baad iskusheegeysaan

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 5 часов назад

    Cagdheer waa dad layaqaano waxa ay galaan iyo waxa ay gudaan. Iyagu waxa ka dhigey qaxooti waa la dagaalkan Gaal iyo laftnaga idinkuna waad rabtaan Gaalka waxaanada noqatey lafnaga iyo Oromo

    • @user-yj2vs1re8i
      @user-yj2vs1re8i 4 часа назад

      Horta ogaadeen waa doqon horaa loo sheegay in 64 sano in taliskaa xamar ay umadii soomaliyeed baabiiyen ayaanay ogayn sanadkii 1991 wixii ka danbeeyay xamarbaa laga soconkari waayay siyaad bare haduu xumaa iyo haduu wanaagsanaaba iska tag maxaa jira oo ay xamar u dagi ladahay bal cagdheeray idinku is waydiiya suaashaa meelo dhaw iyo isaaq iyo waxabaad ka hadlaysaane

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 5 часов назад

    Gaalo jaceyl waa waxaad hilibka qayriin u cunayaan hablihiinu

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 5 часов назад

    Guuleed Ethiopië waxa la barey been faafinta Hargeisa ayaa bartey markaa Ethiopia wey Isaaqgarowdey sida Isaaq u noqdey laftanaga

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 5 часов назад

    Welkom 🤗 Guuleed!!!!

  • @Shan-Shabeel
    @Shan-Shabeel 5 часов назад

    Dagaalkan badda wuxuu ku dhammaan sidii boqolaal sano oo kale. Amxaaro adduunka noo addeg sata iyo Somali oo aakhirka guuleysata. Markaan waxaa ku soo darayna in kuwa Oormka iyo amxaarada jaceyl in buses lagu guro hilika cayrinka buuraha ha kula cunaan.

  • @HasanKhaliif-gq8me
    @HasanKhaliif-gq8me 6 часов назад

    Sikhaladah ayad ufikirtay

  • @XXx-xp8ll
    @XXx-xp8ll 6 часов назад

    Jaamac maanta waxbaa ka qaldan

  • @rashidismail1668
    @rashidismail1668 6 часов назад

    Asc Adeer, kulanka dambe waa Bisha September 2nd not December 2nd

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 6 часов назад

    Ey ey dhalay cagdheer qaxooti

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 6 часов назад

    Cagdheer qaxooti xeryaha IFO iyo KAAKUUME

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 6 часов назад

    Ciyaalka cagdheer qaxooti

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 6 часов назад

    Guul kenya 🇰🇪 faarax macalin. adan bare nuradin haji cagdheer qaxooti kibirtay waa eryey

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 6 часов назад

    Cagdheer qaxooti

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 6 часов назад

    Tii faqashta ee Ethiopia beenisay ka dul saarayaan failed Somalia

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 7 часов назад

    .guuleed.guulayso.qarirada.sida.aad.usawirtay.waa.sida.saxdaa.insha.allah.soomaali.oo.dhan.wey.gulaysan.abay.sada.dhataalana.wey.geriyoon.insha.allah.jaajuusiinta.munaafqiinta.kaba.qaadyada.alle.haduleyo.

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t 7 часов назад

    Yaad wax usheegeeysaa dhoohane ogadeenow maxaa kaa galay somaliland.iyo badaheeda tuug yahow tuug.dhalay walaalkaa.iyo.hooyadaaba.was

  • @NimcoTukan
    @NimcoTukan 7 часов назад

    Asc guled

  • @saidali6971
    @saidali6971 7 часов назад

    Somaliland allah xafido

    • @FadumaAhmed-cn7wi
      @FadumaAhmed-cn7wi 7 часов назад

      Isaaq land

    • @kaboonali5466
      @kaboonali5466 5 часов назад

      @@FadumaAhmed-cn7widarod cuqdadle maxaa ka galay adiga haday isaaqland tahay

    • @FadumaAhmed-cn7wi
      @FadumaAhmed-cn7wi 4 часа назад

      @@kaboonali5466 isaaq land hanolato laakiin cidkale maya

  • @abbdll
    @abbdll 8 часов назад

    Mareykanka ayadaaba rabta in itoobiya ay bad hesho

  • @252-go3xd
    @252-go3xd 8 часов назад

    Guul insha allah ciidanka guul caanfartu wa go.aysaa gushuna waa somlaiya taas ku sexda madaxweynaha waa ku sharfan yahay runtii talyaha ciidanka fodcade guul talye

  • @252-go3xd
    @252-go3xd 8 часов назад

    Madaxweyna runtii waa geesi geesi dhalay allow ku daa nolow madaxweyne inta nolol jirto waligana hoganka hay talyaha ciidanka guud ee nayuu boliska fodcade gesi weye talye horay u soco

  • @252-go3xd
    @252-go3xd 8 часов назад

    Guuul insha allah ciidanka nayuu bolis iyo ciidanka madaniga ah canfartu wey ku dhamaan insha allah guul iyo gowanimo somali galbeed

  • @AnmTV3329
    @AnmTV3329 8 часов назад

    Ujeedka hadalka marekanka wuxuukusocdaa Ethiopia

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 8 часов назад

    Xaqiiqda ayaa waxay tahay in Badaan loo rabo Israaiil si aay Bada cas uga taliso.. sheekadu halkasay ku dhamanaysaa

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 9 часов назад

    Cilmiga Aadamaha wuxu sheegayaa in dadka laga dhigikaro sida la dooono. Isaaqa waxa laga dhigay dad dhintay oo doqmo ah. Waa sida koonfurta looga dhigay kuwo isqarxiya.

  • @AbdallaAli-ch9nw
    @AbdallaAli-ch9nw 9 часов назад

    Waa runtii hablaha hargesa ayagaa leh oo xoog kuwadan doona

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 9 часов назад

    soomaaliya wa wadan xora oo madax banaan ee nin tuulo jooga badda soomaaliyed ma iibin karo

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 9 часов назад

      KAALAYOO, NAGU DHUUS!!!!!.

    • @abbdll
      @abbdll 8 часов назад

      ​@@mustafahassan2555 somaliland badeeda ayadaa leh. Laakiin yaysan sifudud kula galin itoobiya kaas oo musiiba ku noqon kara reer somaliland

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 7 часов назад

      @abbdll XASAN SHEEKH IYO REER KOONFUREED, WAXAY DOONAYAAN IYAGU INAY BIXIYAAN DEKEDAHA, TAAS BADALKEEDA HADAAN ETHOIPIA HESHIIS KULA GALO, TAAS BAA BAAN KAGA BADBAADAYAA!!!!!.MAANTA SOMALI INAY.ISKU KAASHATO, AJAANIB AYEY RABTAA, INYII LA II ISTICMAALI LAHAA, ANIGU AAN U STICMAALO!!!!!!!.SOMALINIMO BEENA AYE SOMALI HAYSAA!!!!!.

  • @jibrilbuniabdle3010
    @jibrilbuniabdle3010 9 часов назад

    Maxaakaagalay hoyadaa ogoodeenka was

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 8 часов назад

      Isaariil waa loo wadaa badaas ee si fiican u difaac

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 9 часов назад

    reerkaa isaaq been baay ku nool yihiin waligoodba run masheegin xataa shacabkoodu beenta waa la ogyihiin kkk

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 9 часов назад

      BEENTAAS, NAXAAD UGU MASHQUUSHAY?????.WAANAD NAGA MAARMI KARIN, DACIIF YOW, FADHIIDKA AHI!!!!!!.

    • @mcnncm1318
      @mcnncm1318 6 часов назад

      Daarood qaxooti kurdi

  • @SomaaliyaStar
    @SomaaliyaStar 9 часов назад

    somaliland waa cadow

  • @makoosmanfatouma6932
    @makoosmanfatouma6932 10 часов назад

    Guleed niinka,a Run gaqmo site baDan majiiro 😊❤

  • @HousseinMoussa-o3v
    @HousseinMoussa-o3v 10 часов назад

    Djibouti ayn kaa soo tirayi hanbalyo somlyeyi Guuleysta

  • @SHUAIB-AHMET
    @SHUAIB-AHMET 12 часов назад

    Waxba yaynu iska indho tirin ee qoryaha inoo soo saara sidani labo mid uunbay noqonaysaa wallahi in aynu wadankeena difaacno oo aynu xoriyad dhab ah qaadano iyo in aynu Aakhiro aadno

  • @said1498ify
    @said1498ify 12 часов назад

    Guled reer Somaliland kaa og dantooda taariikh ahaana ma jeclid Somaliland. Sabab aad u la talisaana ma jirto. In oromo Somaliland qaadato waxa kaa horeeya in kililka ay qaataan. Munaafaqiintu halka naarta ugu horaysaa ayay dagan yihiin.

  • @user-sg3bh7ib1d
    @user-sg3bh7ib1d 12 часов назад

    Guleedow itaa hxaalku dhinc udhacayoo iskaa amuuss hakudagdaagiine wacanaat sheekeessit

  • @user-ns8uv9ng6k
    @user-ns8uv9ng6k 12 часов назад

    ❤❤❤