Noloshiisa Darbi Jiifb Ayuu Kasoo Bilaabay Imikana Waa Sheekh Bulshadu Qadariso 'B. Waadiga Nolosha'

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024

Комментарии • 592

  • @najax84Rashid
    @najax84Rashid 4 года назад +25

    Maasha allah alle haku xafido wall walahay ilmaa iga timi markaan arkay waxaa iigu dan baysay 2001 ama 2000 mid bay ahayd waxaan ka mid ahaa dhalin yaradii odhan jiratay noo gabay aan lacag ku siinee markaa oo oo ahaa 8 liaa 9 jir gabaydiisii waxa ka mid ahaa haday inani qurux leedoo qoorta ka hilaacdo markaa saa aroos qaayo wayn loo qotomiyaa markaasaa rasaas laga qubaa oo qaran yimaadaa. Wuu badnaa oo halkan kuma soo koobi karo waxaa jiray qaar kale oo badan waa sidaa uu sheegay in ilahay ka qabalo ducadiisa waayo gabaygiisii ahaa mar uun baan dollar heli oo daar cagaha galin ayuu maanta haystaa oo ilahay u aqbalay saa waaba xaafidal qu,aan maasha allah alle haku xafido aakhiro iyo aduunba 🤲🤲🤲

    • @abucabbaasalfaradi7290
      @abucabbaasalfaradi7290 3 года назад

      Aallaahumma Aamiin Adigana sidoo kale wll Alle haku xafido labada daaroodba

  • @AbdihakimGas
    @AbdihakimGas 4 года назад +31

    Manshallah may Allah give you goodness in this world and the hearafter and PROTECT you from evil.
    Proof people can change from the lowest to their FULL POTENTIAL whatever You DREAM.
    Just DECIDE,and go for IT.
    #KeepDreaming.

  • @hamdiabdullahi3855
    @hamdiabdullahi3855 3 года назад +2

    Masha Allaah
    Wuxu ahaa walid saalix ah laakin waalid si quruux badaan u koriyah ama ugacan qabtah oo u tarabi yeeyah waayey Allaah baase hanuuniyey walaahi wuxu Alle xifdiya xifdisan
    Ilaahay haku xifdhiyo hanaku baraakeeyo.

  • @hajisaid2459
    @hajisaid2459 4 года назад +59

    Waxaan ka xusuustaa gebayadiisii NIN aabihii Dayriyey
    oo daayacaan ahaye
    mar uunbaan dollar heli
    oo daar cagaha la geliye😥
    Waa kaas riyadiisii rumeeyey❤

    • @bizoo5408
      @bizoo5408 4 года назад

      Maansha allah

    • @munafaarax7934
      @munafaarax7934 4 года назад

      waan xasuustaaa xaqiiq willkayar

    • @jhussain1507
      @jhussain1507 4 года назад

      Ax walaahi waa gabay xanuun badan ilmaha la dayacaayo waa ciil

    • @ifka8884
      @ifka8884 4 года назад

      Xusen mandela Sow mu tirin gabaygas Nin aabihii dayacay ban ahay

    • @hajisaid2459
      @hajisaid2459 4 года назад

      May walaal inankabaa tiriyey ina HURUUSE ayaa la yidhaahdaa
      Anigu xaadirbaan u ahaa.isagoo gabaygaas lacag ku Uruursada oo ilaa 8 jir meeshaas ah

  • @samsamm5996
    @samsamm5996 4 года назад +43

    ILAAHAY baa ciduu doono karaameeya waa wiil yaab le maansha ALAAH

  • @xudayficabdale
    @xudayficabdale 4 года назад +24

    ما شاء الله من جد وجد ومن زرع حصد wuu dadaalay sheekhu

  • @AMIsmail22
    @AMIsmail22 4 года назад +14

    Mashallah wallaahi aad baan ugu farxay inankan sida uu ilaahay u imtixaamay ee uu ALLAH hadana ka badbaadiyey dariiqii xumaa cilmi iyo caqlina uu ugu bedeley

  • @faysaladen349
    @faysaladen349 4 года назад +4

    Subxaana Allah! Ninkan waa Aayad ka mida kuwa Eebe. Qofkii hadalkiisa iyo xikamkiisa si wacan u dhugtaa wuu garan waxa badan oo ku laaban. Illaahay haku barakeeyo cilmigana hakuu fududeeyo aamiin.

  • @realmccoy8137
    @realmccoy8137 4 года назад +4

    "Dhibta laguma waaro
    Dhaxal looma yeeshee
    Waa laga dhamaadaa"
    Illahay(swt)
    waxan kaga baryaya waxaa rabto inaad hesho, inu ku siiyo khayr iyo barakiyo kuna dhawro Aamiin Aamiin Aamiin

  • @atika5785
    @atika5785 4 года назад +7

    Allah swt qofka uu khayr la doono diintiisa ayuuh fahansiiyaah
    Masha allah barakoow akhii sheikh cabaas yare 😍

  • @nintegayootalaabsaday4589
    @nintegayootalaabsaday4589 4 года назад +7

    Ilaahay ha daayo sheekhan ee anigu waxaban la yaabay sida uu taariikhda u xasuusto sanadka, bisha iyo maalintaba

  • @user-yj4qv9gi2k
    @user-yj4qv9gi2k 4 года назад +85

    Walhi cilmiga xisaabinta quranka waa mid Wangasn oo faaido badan

  • @user-qe9oi2pt9o
    @user-qe9oi2pt9o 4 года назад +18

    اللهم بارك في علمه وعقله وعمره

  • @user-wc8he7ny2e
    @user-wc8he7ny2e 4 года назад +27

    سبحان الذي خلق السموات والأرض
    والله إن في قصته لعبرة
    الله يجتبي إليه من يشاء ويهدي إليه من ينيب 😭😭

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi8535 4 года назад +14

    Maashaalaah tabaarakaallaah illaahay ha ku xifdiyo abuu cabaas .

  • @alcadaadichannel2583
    @alcadaadichannel2583 4 года назад +17

    Masha aallh shekh rashiid allh haku barakeeyo wa shakhsi aaan aqoon buuxda u leeyhy runti daacd nimo mucruuf ku ah

  • @maareyebugsiiye8615
    @maareyebugsiiye8615 4 года назад +19

    Wlllhy caan caan dhalay gabyaaye toos ban ugaranyaa 2003 ba igu dambysay sago an nidhahno nogaybay mantana waa shiikha weyn alxmdullh ilahyba so hadeyey

  • @hodonawil2591
    @hodonawil2591 4 года назад +1

    Masha alllah masha allllah waa inan cajiiiba waxaan aaad uladhacay beeen maaansheeegijirin waxyaaabihiii lasooxado iska celiyaan odhanjiray saaxibaday iyo qaaarkaloo badan aqoon umalihi sheekadiisana ma Maql imka uunbaan barnaamijka kadaawaday. Ilaaaahay haku xafido sheekhanaa abuucabaas kudayashaad mudantahy runtiii samo kuwaaar 💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗👏

  • @kadra825
    @kadra825 4 года назад +9

    AXMED DUCAYSANE ماشاءالله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء 😍 ❤💚💚الله يحفظكم انشاءالله اميييييييييين يا رب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم اميييين يا رب العالمين

  • @mahamedali6038
    @mahamedali6038 3 года назад +2

    Maaha alh qofkii uu ale qeeyr la doono diintiisuu waafajiyaaaaa alaha ku xafido wll

  • @maxamedakramabdilghani3974
    @maxamedakramabdilghani3974 4 года назад +9

    Maash Allah
    Alle ha kubarakeeyo sheekh Abu cabaas
    Adiga iyo waaliidkaba
    Iyo ducaysanebaa

    • @abucabbaasalfaradi7290
      @abucabbaasalfaradi7290 4 года назад

      Aamiin walaal adigana sidoo kale

    • @safasamawada7034
      @safasamawada7034 4 года назад

      @@abucabbaasalfaradi7290 Masha lllh wllo ilhy adujnkii wuu KU ilhaaamiyee ilahay aakhirana meel wangsan ha ku mariyo jandiisna alleh hakugu casuumo

  • @tikey-tiger2915
    @tikey-tiger2915 4 года назад +4

    masha Allah walhi aad ayaan ugu farxay
    xafidul quraankaan shiikh ilaahey ha ku xafido

  • @munafaarax7934
    @munafaarax7934 4 года назад +3

    maanshaa allh inaan arkaybaan umalynayaa c.rashiid ilhy haka raalinoqdee

  • @amaadin12
    @amaadin12 4 года назад +19

    maashaa allah, ilaahey haku xafido adeer macaan, waa wiil Allah cilmi iyo csqliba siiyey, i love u sheekh

  • @abdiomar7283
    @abdiomar7283 4 года назад +9

    Allah ha ku barakeeyo Allah waxaan kuu bar yayaa in aanad dib u noqon hore u soco inshaa Allah guulayso adiga iyo wariyaha

  • @HooyoFartuun
    @HooyoFartuun 4 года назад +11

    Mashallah ninkii ilaahay hanun la doono waa sidas alow na hanuni.anaga iyo owladena.

  • @mohamedmahamoud5552
    @mohamedmahamoud5552 4 года назад +7

    Mnsha allah sheekh Abdirashiid isku malcaamad baan wada dhigan jirnay. Alle haku barakeeyo

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 3 года назад +1

    Manshallah Tabarakallah waa gifted child ! May Allah continue to guide you and shower you with his mercy . Our people are cruel, look what that child went through . Subxanallah Allah ayaa umadiisa ilaashta

  • @yassinawil5158
    @yassinawil5158 4 года назад +11

    Masha alaah sheekh soo jabay waayo arag weeyeh alle cilmiga hakuu barakeeyo

  • @zuhuurzuhuurcali8744
    @zuhuurzuhuurcali8744 4 года назад +6

    Masha allah cidii ilaahey hadeeyaa hanuunsan ninaan walid gorin oo saas ideb iyo quran ba yaqaana alxamdu lillah

  • @khadarabdilahiabdishakour6612
    @khadarabdilahiabdishakour6612 4 года назад +12

    Manshaa allah waa wakhti uu soo maray allah haku guuleeyo ...
    Lkn wariye suaalaha iska sax oo habka waraysigaaga wax kabedel barnaamijku waa mid qiima le suaalaha uun inaga soo habee

  • @kadra825
    @kadra825 4 года назад +8

    بسم الله ماشاءالله تبارك الله SHEEKH ABU CABASA جزاك الله خير الجزاء اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم صل الله عليه وسلم الله يحفظك انشالله اميييييييييين يا رب العالمين الله أكبر الله أكبر الله أكبر سبحان الله العظيم رب العرش العظيم سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم رب العرش العظيم لا إله إلا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير ❤❤💚💚💚❤

  • @ebrahimabby6001
    @ebrahimabby6001 4 года назад +8

    ماشاء الله تبارك الرحمن شيخ ابوعباس بارك الله فيك سدد الله خطأك بالتوفيق

  • @xamseilkacase8650
    @xamseilkacase8650 4 года назад +3

    Masha allah macalin aniga waa macalinkeygii tarbiyada ama diinta allah haku barakeeyo

  • @dr.gutalealmuqdishawi9575
    @dr.gutalealmuqdishawi9575 4 года назад +30

    الله اكبر ولله الحمد
    😭😭😭😭😭
    يهدي من يشاء من عباده...
    Nuurka Qalbigiisa iyo Muuqiisaba Ka Muuqda Bal Eeg...
    افمن يرد الله ان يهديه يشرح صدره للإسلام...
    Ahlu Jano Qofkii Rabow Bal Wiilkaan Indhihiisa Eeg Qalbigiisa Hoos Udhugo Nuurka Kabaxaya Wajigisa Iyo Asluubta Hadalkiisa Eeg...
    هذا من علامات حب الله للعبد

    • @ahmednooraakhiro4812
      @ahmednooraakhiro4812 4 года назад +2

      Masha allah waan salamayaa sheikha cajiibka ah iyo wariyahaba saxibayaal somaliya hanoolaato

    • @khadirabaroud3882
      @khadirabaroud3882 4 года назад +1

      Macha allaaah allaha usiyadiyo 😭

    • @abucabbaasalfaradi7290
      @abucabbaasalfaradi7290 3 года назад

      Wll Allaah ayuunbaa og cid jannada geli
      Alle ha inaga yeelo kuwii jannada ku kulma

  • @amaalqueen7775
    @amaalqueen7775 3 года назад

    سبحان من غير كل شيء بيده الملك السماوات والارض من اجمل القصص اللي سمعتها فرحني الله يبارك فيك ويجعلك عمرك طويل ونافعا الامه🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤍🤍

  • @ahmedsamatar6797
    @ahmedsamatar6797 4 года назад +3

    Masha allah sheekh cabdirashiid Waan xasuustaa isku malcaamad ayaan aheyn

  • @nastexomawlid3775
    @nastexomawlid3775 4 года назад +2

    😭😭😭😭😭😭😭 wlhi cajiiib cajiiib illaahy ayaaa ku karaameeyay allah kor hakuu sii qaado wllo

  • @fatumali4500
    @fatumali4500 3 года назад

    بارك الله فيك الله يزيدك علما

  • @osmanahmed2384
    @osmanahmed2384 4 года назад +5

    Ilaahay khayrka ha u siyaadiyo oo if iyo aakhiro ba wanaag ha siiyo.

  • @caashacuuud3845
    @caashacuuud3845 4 года назад +2

    Masha Allaah Sheikh C Alle aya ku jecladay Alle haku Xafido waa wiil dacad ah👍 hore usoco guul Alla macaak

  • @munamahmeth808
    @munamahmeth808 4 года назад +6

    Maaansh allha alle haku xifdiyo shiikh harusoco wllo

  • @diiniahmad4298
    @diiniahmad4298 4 года назад +29

    من يرد الله خيرا يفقه في الدين

  • @cadaysteofficial3962
    @cadaysteofficial3962 4 года назад +3

    Mulcamadii waxa u noqday kabirkaygii waxa u noqday qofkii ugu sareeyeey quraanka wlhy ninkaasi wuxu ahaa nin cajiib ah

  • @mohamedjamac210
    @mohamedjamac210 4 года назад +5

    Mansha Allah sh.Abu cabaas
    Sxby Nolol waarta Guulayso sheekh

    • @QARYAAN-SAMOKAAB.
      @QARYAAN-SAMOKAAB. 4 года назад

      Maasha allah sxbky abu cabbaas ilaahay haku barkeeyo

  • @mohameddjamahassan9588
    @mohameddjamahassan9588 4 года назад +5

    يهدي من يشاء من عباده.. الله اكبر

  • @hibohassanidiris9101
    @hibohassanidiris9101 4 года назад +5

    Alxamdulilaah
    Allaha khayr iyo toobada ha innawada solonsiiyo.

  • @kadra825
    @kadra825 4 года назад +6

    MAASHAALLAH WLALO QALI WALAHI WAN OOYEEY WANA KUFARXAY GOOD STORY IILLAHAY HAA KUSIIYADIYO AAMEEEEN YAARABI AAMEEEEN ❤ ❤ HAPPY GOOD NICE IINSHAALLAAH

    • @hasanmuse4007
      @hasanmuse4007 3 года назад

      Wilkan gabadh ayu istahila in la loo ibsho

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed420 3 года назад +1

    Maasha allaah illaah swt ha xafido sheeqa aamiin

  • @kalidahmed4252
    @kalidahmed4252 4 года назад +1

    Masha Allaah Alle Haku Xafido Wllkayow Cimri Dheer Iyo Cibaado Suuban Nin Waa Kii Kufa Ee Kaca🙏

  • @c.naasirmacalin5412
    @c.naasirmacalin5412 4 года назад +5

    Masha Allah sheekh safxada side lo soo saarayaaa بارك الله فيك أخي

    • @abucabbaasalfaradi7290
      @abucabbaasalfaradi7290 3 года назад

      اللهم آمين وفيك أخي الحبيب
      Halkan wll laguma soo bandhigi karayo

  • @richhome3678
    @richhome3678 4 года назад +7

    Guuleyso walal alle haku barakeeyo cilmiga diiniga ab ku Dadaal inad barato
    Lkn Da,adada inay inta ka yartehee👏

  • @shamsomuxamed9646
    @shamsomuxamed9646 4 года назад +1

    MashaALLAAH MashaALLAAH tabaarakaLLAAH
    reer woqoyi dad cajiiba ayaa idinkasoo socdo.
    Wiil kalana wan arkay oo kitaabka quranka qoray ALLAAHUakbar

  • @kowsarcabdi9160
    @kowsarcabdi9160 4 года назад +7

    ماشاء آلله تبارك آلله
    ربي بحفظك ويسعدك

    • @wasaim5143
      @wasaim5143 3 года назад

      Masha Allah illaha mahada iSkaleh

  • @maryandaacad2399
    @maryandaacad2399 4 года назад +6

    Maasha,Allaah illaahay ha ku daayo hooyo mcn

  • @sumayayounis3970
    @sumayayounis3970 3 года назад +2

    Masha Allah waa qof yar oo wanaagsan

  • @diiniahmad4298
    @diiniahmad4298 4 года назад +7

    Masha Allah Ilaahay haku sharfo adduunyada iyo Aakhiradaba

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 4 года назад +10

    Mashallah sheikh dhib badan ayuu soo maray Allah ayaa xaq tusay laakiin waxaan ka xumaday ninka hargaysa jooga oo marka u diiday lacagta iyo kitabad hadan ninka masriga uu caawinayo wiilka yar waa sheikh soo maray nolol adaga sheikh Allah ku xifdiyo

  • @osmansubeer6722
    @osmansubeer6722 4 года назад +7

    ان الله يهدي من يشاء
    اخي ابو عباس

  • @drssacdiyacraxmaanmohamed3160
    @drssacdiyacraxmaanmohamed3160 4 года назад +2

    Masha allh alle qofki uukheyr ladoono ayuu waa fajiyaa m.a من يرد الله به خيرا يفقهه في الدين alle aya mahad oo dhami usugnaatay maaanta heerka aad joogto ku gaarsiiyay walalky الحمد لله حمدا كثيرا

  • @khadanfaarah1810
    @khadanfaarah1810 4 года назад +4

    Masha Allah ilahay ha ku xafida adunka iyo akhiraba

  • @Sheeekhaawi
    @Sheeekhaawi 4 года назад +8

    Maansha allah wllkay abu cabaas

  • @maxamedwaraabe8409
    @maxamedwaraabe8409 4 года назад +8

    Waa Nolol Adag runtii Alle haku garab galo wll

  • @aaminalakiibraahim7144
    @aaminalakiibraahim7144 4 года назад +6

    Mashallh illahy haku barakeeyo cilmigaaga

  • @ayaancismaan2709
    @ayaancismaan2709 4 года назад +8

    Masha allha alle hakugu anfaco qur'an ka

  • @user-tx4xd2jo3c
    @user-tx4xd2jo3c 4 года назад +1

    ماشاء الله تبارك الرحمن
    Shekh cabdirashid

  • @fardowsaosmaan6338
    @fardowsaosmaan6338 4 года назад +5

    Masha alah sidu alah kuhanuniyay dhaman dadka sida ah hausowadahnuniyay

  • @naimaabdikarim9957
    @naimaabdikarim9957 4 года назад +3

    والله يهدي من يشاء إلى صراط مستقيم

  • @user-wt6um5kk4u
    @user-wt6um5kk4u 4 года назад +3

    ماشاء الله ما اعظم كرم الله

  • @abdiweliabdimohamud9581
    @abdiweliabdimohamud9581 4 года назад +1

    Maa shaa Allah.
    Maa shaa Allah.

  • @khayrside8126
    @khayrside8126 4 года назад +6

    ManshAllah cajiib ilahay ayaa nuur kusaaray

  • @rodaabdi3450
    @rodaabdi3450 4 года назад +2

    Masha Allah . Allah naxifdiyo dhamaanteen. . Walaal. Allah macaaka

  • @khadarabdillahi7247
    @khadarabdillahi7247 4 года назад +7

    Mansha Allah abdirashid gabyaaye , waa nin daacad ah oo aan aqoon buuxda uleeyahay go forward bro

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 4 года назад +1

    Mansha allaha hore u soco. illzhy qofku uhadeynu uuun bu hadeeya manaat imisa quraan xafid ahaa oo manta ku biirey cibaado laaan,

  • @mofathi4162
    @mofathi4162 4 года назад +7

    Maansha Allah
    Alleh ha xifdiyo ..🤲🏼

    • @abucabbaasalfaradi7290
      @abucabbaasalfaradi7290 4 года назад

      Aamiin adigana sidoo kale Alle haku xifdiyo

    • @asiyaayman6872
      @asiyaayman6872 4 года назад

      Mashallah runti wlhy aadbaan uquiroodey markaan arkay waxaana yaab igalisey haddaad arki jirtey faqiir Miller noqdey waxaad argtaa maanta darbajiif noqdey shiikh caalim mashallah wll clrashiid keep going

  • @nasrehofarah5215
    @nasrehofarah5215 4 года назад +1

    Mashaa allah qof kii ilahy khayr la doono wu wa fajiyaa ilahay cilmiga ha kuu siyaadiyo walalkayow

  • @ayaancabdi7143
    @ayaancabdi7143 4 года назад +7

    Ma sh alah wa wiil runti an waraysisa an kahely ale ha barakeeyo adun iyo akhiraba lkn LAN barkisa maheli kara

  • @farah-cadde114
    @farah-cadde114 4 года назад +74

    Rag waa kii kufa ee kaca,

  • @guliedhuman3212
    @guliedhuman3212 4 года назад +5

    Masha allah walaahi waa hormuud lagu daydo

  • @xamdimaxamed3068
    @xamdimaxamed3068 2 года назад +1

    Sheikh abuu cabaas alllaah kubarakeeyo hidaayda illaahay ayaaa iska leh

  • @muuseaar4787
    @muuseaar4787 3 года назад +2

    Masha allah tabarakalah

  • @khadrajamac9585
    @khadrajamac9585 4 года назад +3

    😭😭😭😭😭😭 maashaa Allaah sheekh Allaha kuxifdiyo

  • @farxiyacaseyr204
    @farxiyacaseyr204 3 года назад +1

    ماشاء الله تبارك الله الله يوفقك ويسرلك

  • @abdirashidbaradho853
    @abdirashidbaradho853 4 года назад +5

    Waala weheliyaa allah ha barakeeyo

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 4 года назад +8

    Maansha allah 👋❤️🌹🌿💚👍🌾😍

  • @user-mm2gv8og6z
    @user-mm2gv8og6z 4 года назад +4

    من يرد الله به خيرا يفقه في الدين

  • @cqaniasad3838
    @cqaniasad3838 4 года назад +5

    Masha allah alle haku barakeeyo ❤🙏

  • @ismahanbintufarah2478
    @ismahanbintufarah2478 3 года назад +2

    MashaAllah Allxm Allah Ku barakeeyo 🙏❤️🌹

  • @axmedbocoodjeesto8282
    @axmedbocoodjeesto8282 2 года назад +1

    MaashaAlaah

  • @aminamuhmed8840
    @aminamuhmed8840 4 года назад +2

    Rabigu haku barakeeyo edo qasliyoow MAANSHAA ALLAAH

  • @khadraadan2544
    @khadraadan2544 4 года назад +3

    Masha allah tabarakalaah ilahay haku xafido adun iyo akhiraba

  • @leylaali9564
    @leylaali9564 4 года назад +5

    Maansha Allah 🙏🏽

  • @sahayaakhiro1274
    @sahayaakhiro1274 4 года назад +20

    Mnsha allah alla ha barakeyo sh lkn ani waxan wedin lahaa qacidada waan racay wana saxan thy lkn markay 2 uqaybsami Waydo maxaa la samaynayaa
    Isaga labada la weydiyayba 2 waa u qaybsantaa lkn iyadoo u qaybsami weyday ayan weydin lahaa inuu nooga faaideyo tusale ahaan bayjka 255
    25 maxa la samayn والسلام عليكم ورحمة الله وبركاته

    • @abucabbaasalfaradi7290
      @abucabbaasalfaradi7290 4 года назад +1

      وعليكم السلام ورحمة الله

    • @abucabbaasalfaradi7290
      @abucabbaasalfaradi7290 4 года назад +1

      Walaal waxa lasamaynayaa
      Hal ayaa lagu darayaa
      Markaas ayaa 2 loo qaybinayaa

    • @xooshchannel2930
      @xooshchannel2930 4 года назад

      @@abucabbaasalfaradi7290 1 lagu dari maayo wll 2 ayaa lagu darayaa

    • @xooshchannel2930
      @xooshchannel2930 4 года назад

      255, 5ta iga reeb (yacni meel ii dhig )waxa hadhay 25 , 2ku darso =27÷2=13.5 waxay noqonaysaa jiska 13aad .5kuna waa ( xisbi ama jis badhkii ) macnehedu waa xisbigii hore ayaa dhamaaday, 5tii aynu meel dhiganay inoo soo qaad 5tii 1 ka jar=4 oo ah 4safxadood markaa jiska 13aad xisbigiisa danbe 4 safxadood ka tiri markaa waxay noqonaysaa suuratu racdi aayada ugu danbeysa bayjkuu ka bilaabmo ama suuratu ibraahim safxaday ka bilaabanto .
      Qaacido qaado markasta oo ay tiradu kala dheeeraato macneheedu waxa weeye xisbigii hore ayaaa dhamaaday jawaabtuna waxay dhacaysaa xisbiga danbe
      * tiradii aad meel dhigayna markasta 1 ka jar
      * marka kasta oo tiradu kala dheer tahay waxay jawaabtu dhacaysaa xisbiga danbe markasta oo ay isleegtahayna xisbiga hore ayay dhacaysaa
      *markasta 2 ku dar tirada ama ha kala dheerato ama ha isleekaato .

  • @lulali8651
    @lulali8651 4 года назад +1

    Manshaallahaa wiilkaas yar u duceeya ,in iliyo balaayo illaheey ka hayoo, inshaallahaa

  • @samiasaid5615
    @samiasaid5615 4 года назад +5

    Masha Allah ilaaahy ayaa jeclady

  • @muntazmuntaz8547
    @muntazmuntaz8547 4 года назад +1

    Maansha allaah illaahow u siaada waa nin illaah baraakeeyey

  • @issacksheikh4921
    @issacksheikh4921 4 года назад +3

    Allah qofkuu doono ayuu sharfaaa wiilkana Allah ayaa sharfey

  • @cabdicabdilahi1829
    @cabdicabdilahi1829 4 года назад +4

    Masha Allah

  • @SNMwillneverdeisweonlymultiple
    @SNMwillneverdeisweonlymultiple 3 года назад +1

    Maasha allaah 😍 😍

  • @MOHAMED-zc6bg
    @MOHAMED-zc6bg 4 года назад +20

    Rabi ayaa mahad leh
    Waxaad ku faraxdo ayaad arki insha Allah