Dowlada iyo shisheeyaha dalkeena jooga waliba. Xaradda xalane aan ku banaanbaxno oo dalka aan ka saarno shisheeyaha cadowga Horta sual miyan ka liidana wadamada jaarka ee dalkooda shisheeyaha ka saarey soomaaliyeey bal markan naf aan isku yeelno oo dalkeena aan badbaadsano maantey ugu dhowdahay qabyalada meel aan iska dhigno ileen waxaan khasaaro ahayn faido ma lahan dalka aan Wada ilashano oo aan dhisano
Ma Iddiin kaa Leh Badda Tiina Ka Shaqeysta TU Dalka Kale Leeyahay Waxaan Saxeexayaa Waa Caqli Xumada Reer Somaliya , Somaliland Etoobiya Ayey Ka Raacaysaa Xaasidiin Ayaa Tihiin
Bada iyo dhulka iyo dad kii ayaa lawada qadanaa yaa sheikh. Somalia gumesigii aya kaqaday Ethiopia dhulka iyo dad ka marka Ethiopia way ku qasbantahy waxa kamaqan in ay so ceshato walal Dhulka waa dhulka hawasha
Sheekh Ethiopian waxaa ka horeeya Hassan dhiiqo iyo mahad kawaanle in laga xoreeyo baraxlay ilaa mogadisho qaxootiga killinka iyo kenyatiga degmada kismaayo shirkada ku ah in laga xoreeyo jubooyinka ay beenta ku sheegtaan ...... Ethiopia waxaa ka horeeya ibnul sharmuudiinta koonfurta somaliya la dhigtay meel ay caruurtooda ka biishaan.....
Sxb waxan kugu ixtiiramaya magacaad siidato diintaad dadka barayso lakiin hadad soo dhaafto oo ad siiyasaad iyo dawlad niimo soo gaasho u dul qaaado oo ad kaysiigeeda yoolo waayo madaxweyne xasan shiikh tiiraba 5 JEERBO SHEEGAY INANAY U DIIDANAYN ITOBIYA BAD AY KIIRAYSATO AMA DEGTO EE AY TAHAY INAY IYAGU SEXEXAN MAXAAD UGA HADLI WAYDAY KKKKKKK WAR HALA KALA XIIISHOOODO
Masha Allah waa sida aad u sheegtay Allah ku xifdiyo sh Abdi Xayi guulayso
❤Masham Allah sh cabdi xayi
Aad iyo aad waa sidda sheegtay sheekh Abdixayi
Masha allh xafido laah
Shiikha Allaha Xifdiyo Aduun iyo aaqiro Aamin Aamin Aamin ❤❤❤❤
Wa sax Ethiopian bad Uma heyno
Masha allah thanks inbadan 🎉🎉 sheekhoow
Alaha ku xafido sheekh cabdi xayi
I’m I’m just
Sheikh qaban qaabi mudaaharaad loogu so horjeedo in badeena la dhiibo
Sx wlhi hadey culumda kacaan wixii dano shisheeye iyo itoobiya wka adkaaneena alle haina mideeyo
Somaliyey. Badeena beec ma aha. Somaliyey midooba intuusan waqtiga idinku dhamaan✔️.. Dhalin yada na wadanimo aa la idinka rabaa🇸🇴💙🇸🇴
Mashallah shekh Ilaahey haku xifdiyo
Waa sheekh cabdi xayi
Masha Allah sheikh cabduxayi🤗❤️
Asc mashallh mashallh sheekh ❤❤❤❤❤❤❤
Allaah Yahfidakum, Waa Sax.
Allaah hanoo Xafido dalka dadka iyo Diintaba Aamiin Aamiin Aamiin Yaa Allaah.
Shukran Jazaakallaahu kheyran.
Allaahu Akbar Allaahu Akbar
Allaahu Akbar Allaahu Akbar. Afka kuma go'o halganka sii wad. ❤❤❤
Asc wr wb shiiqow kisalaami Shiiq cabdi xayi soomaaliya wexey u baahan tahay quraan guri walbo waa in quraan la faraa insha Allah
Sheekh alle ha ku barakeeyo
Masha allaah saas waye
Masha Allah allah ku xafido
waa sax dadyahow dowlada ma bixin karto taako bad ama beri ah hadii tan ay dhacdana waana itoobiyaanaynaa
Somaliyey badeena Dalkeena iyo dadkeena iyo diinteena Cadowga ka qabta Jahwareerka ka Duceesta Allaah ka Cabsada oo Isdabo qabo Somaliyey 😢😢
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Maansha ALLAAh wadaadka waa runtii dhalinyaroow dhulkiina idinkaa iska leh odayaal cadceed casar joogta ah yaanay dal iyo mustaqbal la,aan idin dhigin guulaysta dhalinyaroow meelaad joogtaanba horey u socda
Like halasaaro sxbyal
Badda ma hooyadaaba leh qadaadweyn mooryaan isbaaro argagixiso
Munaafaq Munaafaq kale jirin
Waa runtaa sheikh
❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽
How do you see
Hwjei
MashaAlah war sax ah waye
Ha iska qaylin ee soo bax safka hore aadnee sheekh
Aad oo weyn brother sheekh Abdi xayi dadka somaaliyeed qabiil ayaa halkaa dhigay subxaana laah
Waa saas wllhi❤❤
Dowlada iyo shisheeyaha dalkeena jooga waliba. Xaradda xalane aan ku banaanbaxno oo dalka aan ka saarno shisheeyaha cadowga Horta sual miyan ka liidana wadamada jaarka ee dalkooda shisheeyaha ka saarey soomaaliyeey bal markan naf aan isku yeelno oo dalkeena aan badbaadsano maantey ugu dhowdahay qabyalada meel aan iska dhigno ileen waxaan khasaaro ahayn faido ma lahan dalka aan Wada ilashano oo aan dhisano
Asc sheekh lahjada reer xamarka aad ufahmi maynee reer waqooyiga kudar khudbada
Waa sax shiekh badeena beec ma'aho itopia umaheyno waxba ineyna masiinin cid siinikartana malaha itopia hadi eyrab boob iyo dhac kama yeeleyno kaso noqda ankara tukeya iyo lakulanka itopia waa ino dagaal waxba harebanina .
Diinta aan iskudaweyno insha,Allah 18 da gobol hal Malin halagubalamo in albaqra la,aqriyo todobo bari iskuxigta insha,Allah.❤
Ardu Laahi wasaca xaasidnimo carabi Buugta inoogu soo qortay ayuu akhriyayaa sheekhu,kitaabka Quraanka waa caalami maaha mid cid gaarii leedahay Furqaana waa Kutubtii ilaahay oo dhan waa Furqaan Towraad baa ahayd furqaan sheekh Quraanka run ka sheeg.
Somali iyaga ayaa isugu wacan dhibtaa
Sheeqow arintaan bada aad oga hadal culumadana waa in ay qeeb ka noqoto
Hubkeeda iney kusoo Aruursato ay naga shaqeenee wayo Askarta UN
Iney baxayaan og tahay😢😢😢
Sax sax waa in an somali galbeed soceliya waa in an dhahna
Wallahi itobiya hadayay xataa ganacsi loosiyo efter 2 dagaalay u diyayaar garoowa 😢😢 walaahi
Asc waasax tako mabixinkaraan madaxda soomaliyeed dhulka iyo bada soomaaliya
Xasan Hadu kistiisa helo howshaas Wu gali😊
Ada saa jeclan Laha Inu yeelo malaha balse Umada Somaliyeed doortay Hassan Sheikh ha ilaawin taa
Xasan waa geesi siyaasi qunyar socod ah diblamaasi
Guul xasan sheekh cadow inaga dhici
Waxan kasoo hadlayaa awdal
Sheekhow munaafaqiintaan shisheeyaha naftirkiisaa soo dirsaday inay dadkaan iyo dalkaan baabi’iyaan ee ilaahay kuwo ka qaye badan noogu badelo shayaadiintaan cajuusyada ah iyagana allaha naga qabto
Waan xanaaqa somali liidananteda markan arko faqashta waana sii habaara
Sax saxiix Hana soo dhax gelinin Itopia
shiikha hadalkiisa wuu cadyahay wlhi kuwo wax garta alle hanaga dhigo
Sheekh iyo sharifba miyad ka xumaten arinta bada
I wish Sheekha in Soomaali maqli lahayd.
Soomaali waa kala go-go'ee. Calaamatal al-Matar fii al-saxaab.
Roob inuu soo socdo, daruurtaa laga gartaa..
Tuug tuug dhalay oo dawlad u yaqaan dhulka soomaaliyeed inta ay xukumaan hawiye.
asc culamada waa iney dadka ugu baaqaan jihaan war xal ma ahan
Ma xasan sheekhbaa dhalay
Ma Iddiin kaa Leh Badda Tiina Ka Shaqeysta TU Dalka Kale Leeyahay Waxaan Saxeexayaa Waa Caqli Xumada Reer Somaliya , Somaliland Etoobiya Ayey Ka Raacaysaa Xaasidiin Ayaa Tihiin
Sax shiiq xitaa lagama kireen karo
Bada iyo dhulka iyo dad kii ayaa lawada qadanaa yaa sheikh. Somalia gumesigii aya kaqaday Ethiopia dhulka iyo dad ka marka Ethiopia way ku qasbantahy waxa kamaqan in ay so ceshato walal Dhulka waa dhulka hawasha
Sh Cabdi xayi ma sidaas ayaad diinta noogu wacdidaa
Shiikhow.turkid.kadhiciya.boobka.turigabadiina.badacas.mahoyadin.baa.idinsiisay.
Ilaahow dadkayaga boggooda burcad isku mari. Ilaahow khilaafka dhexdood ah kasaar
Oo cadawga ku
tashanaya tus. Raggayagii
Raggoodii Ilaahow noogu soo celi.
xayo nacas somali meeday
soliland kuuma jeedo ee xayo xishood
Somalay hadan runta iskusheegno somalilan inagaa ciilnay 34 sano ayay cidlataagantahay mantana inaga kukalifnay inay badooda iibsadaan waana waxoodii xorbay uleeyihiin woxooda inaga haan ictiraafno hadaan dhulsomaliyeed ilaalinayno
Goormaa xaaga diinta lagaheeshiinaya maase laga heeshiinkara, dad ba towxiid iyo shiirki Iskiwaata oo hadana Sidaa oog, madaxweynihii oo madaxweeynayashii laashiirayana meel saar?som inaanay heshiin baay kuheeshiisaay,
Nacam anigaa kugu raacsan walalo yaal Waa runtaa
Waar yaadhaheen maymaygan maxa waalay ma karbaashkiibu u baahday
niimankah Somaliyed iinaysan niiman aahan eh gaashatiiyahiin baah caadaday caman kuukalah oordysa saay waadankoodah uudhicih laahayen uunah daagih laahayen duufkuuh baxah meel aad joogtanbah. Meelxuunbaad naadhiigten
Badiina u diida taayada hooyadaa ma laha
Sheekh Ethiopian waxaa ka horeeya Hassan dhiiqo iyo mahad kawaanle in laga xoreeyo baraxlay ilaa mogadisho qaxootiga killinka iyo kenyatiga degmada kismaayo shirkada ku ah in laga xoreeyo jubooyinka ay beenta ku sheegtaan ...... Ethiopia waxaa ka horeeya ibnul sharmuudiinta koonfurta somaliya la dhigtay meel ay caruurtooda ka biishaan.....
😂😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂Somaliland is not Somalia
Ilaalinta kacbada masuuliyad diini ah muqadas ah naga saaran❤
Shaikh.somaali.waxba.kamadhexeso.goorma.na.dhaxashe.maxaa.runta.uga.leexaneysa.dhulking.haidindeeqo.
Falastiin intaad iska dhigto halkaa al shabaab ka soo hadal oo dalkaaga joogto sheekow
Sh cabdi xayi cunsuri ayaad tahay neceb somaliland
Sheekh waadigii sida tooska somaliland u attack imikana tuu xasan rabaa waa aniguu ethopia aan kusiiyee muuse diid siintii waa xageegii badeenuu iib maahaa iyo qayladii mudaharaadkii mee xaqa waa xaq ka kuu xiga iyo ka kaa fogba inaad xaqa u sheegto
Sxb waxan kugu ixtiiramaya magacaad siidato diintaad dadka barayso lakiin hadad soo dhaafto oo ad siiyasaad iyo dawlad niimo soo gaasho u dul qaaado oo ad kaysiigeeda yoolo waayo madaxweyne xasan shiikh tiiraba 5 JEERBO SHEEGAY INANAY U DIIDANAYN ITOBIYA BAD AY KIIRAYSATO AMA DEGTO EE AY TAHAY INAY IYAGU SEXEXAN MAXAAD UGA HADLI WAYDAY KKKKKKK WAR HALA KALA XIIISHOOODO
Oromo ogadenya an rabna
Dhalinyarada waa ineey odayaashan calidhere iyo xasan sheikh ninkii nabad qaadan waayo ineey la dagalan. Nabada shabab iyo dawlada aan u kacno. 30 sano somali iscuneeso baan ku jirnaa
Benta dadka ka da horayna u qado Dhis like
Oromo awal yaa ku wacday
Fadlan somaliyeey aan dagaalano dowlad masuul eh maheysanee aan difaacno dalkeena..