Ascww Sh. Yuusuf jzk xilka ballaaran ee aad ummadda u hayso ee tabaruca ah. Sh waxa la igu sheegay fatty liver ama beer subag ee arrintaas talo iga soo sii si toos ah ama sida aan kuula soo xiriiri. Alle ha ku xafido
Manshaallaaa tabarakallaaa alle Haku xifdiyo akhiro iyo aduunba Waxaan u bahanahay geesdkii roomadiisanka loo cunayay xalkeen ka heli karaaa numberka lagala soo xidhiidhayo
@@safiirkaislaamka sheekha whatsapp waan kala hadlay, xataa waan wacay soo jawaabi maayo. Aniga Islii aan deganahay marka xaruntiisa Islii meesha ay kutaalo ii sheeg please
Shikhow cabbage waye English kenya ka imada somalia maqaban cabage lee dhahan madama uka baxin somalia kenya unoga imada waa cabage lee purple dhahqn kaladq
M.Allah ❤
Shekh kher Allah kusiiyo ABOOW ABOOW soo shirki ma ahan we allh hana xafido
Ilaahey haydin barakeeyo idinka iyo ehelkiinaba
Masha Allah tabaraka Allah shukran shekh yussuf
Shiekhow khayr badan allaha ku siiyee see loo isticmaalikaraa ama loo cunaa
Manshaallah jazzakalaah khayr
Kaabashka waan jeclahey aadban u isticmalaa
Maasha alah tabaaraka lah sheikh yusuf iyo safiirka islaamka alaha idiin xifdiyo aamiin aniga waxaan ku maqli jiray markan joogay somaliya kaawlo kabuush gaar ahaan afgoye 👍❤⚘
Soomaaliya wuu ka baxaa gobolada waqooyi iyo gobolada buntiland wey beertaan waana laga isticmaalaa
ماشاء الله تبارك الله وجزاكم الله خيرا
Maasha Allah sheekh jazakalaah
Mashallah jazakallahu kheyran
ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير
Aad iyo aad baan uga faaiday
Walalaheyga faa'iido doonka ah ii kaalaya
Jasakallahu kheyr
Masha allah jassakallah kheir allah ka abal mariyo shekh
Sheeq been been dadka culmada dadka ma cayaana adiga cayda jooji gacansiga yuu ka halabina allaha yismaxaga
Asc masha allah sheikh
Jasaakahaah sheekh
MashaAllah.Jazakallakher.shukran.
MAANSHA ALLAHA 💕💕💕💕💕💕💕💕
Masha. Allah. Aadiyo. Aadayaan. Ogaa. Faaednay. Elahey. Haedin xiifdiiyo
Mashallah jazakallahu khar 😂❤️❤️❤️🙏🏼👍🏼
Afsoomaalib waa kaabag
SOOMAALIYA WAQTIGII IIGU DANBAYSEY, MEESHA UGU BADAN EE KAABASHKA LAGU CUNAA WAXAY AHAYD CEERUGAABO.
kabash from hargaysa
jazakallah kheyr
Mahadsanid
Meel aan shiikha kala xidhiidho isheeg Wll
Mahadsanid sheikh
Waa igu ogtahay 😅😅
Mansha allah
Ascww Sh. Yuusuf jzk xilka ballaaran ee aad ummadda u hayso ee tabaruca ah. Sh waxa la igu sheegay fatty liver ama beer subag ee arrintaas talo iga soo sii si toos ah ama sida aan kuula soo xiriiri. Alle ha ku xafido
Kaabash layirah kaa binkigaa somalia maba ku arag khasatan waqooyiga
Mashaa'allah
Okay thanks
MashAllaah
Kaabash
Sh mala karinayaa sida kabashka oo kale
Kabash mad dhahdid shaakh
Mansho alah
Mahad sanid adeer allaha ku sharfo
Shu kabash
Mashaallah
Maanshallah tabarakallaah shekhana allaha idin barakeeyo jzk khayr
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Qeydhin baa lagu cunayaa miyaa
Masha allaah jasakallaah khayr
Shukran
faa,iidada saliga napiga waxa kamid ah hadad 1 mar kusaliso napiga ilaahay 10 jeer puukugu salinaya culays haduu kuhaysto badi saliga napiga wuu fudu danaya aan dhamanteen kuwad salino xapiipkena scw scw scw❤❤❤
Sallaahu calaihi wasalam
Sheekh makasoo hadli kartaa thyroid problem iyo wayaabaha ufiican kaasaa umadii dhibaye balnagucaawiya aqoontiina allaah haidin barakeeyee
Insha'allaah wllo
Sheikh xagee jogtaa lagaheli karaa...Lambar kalasoxariro maledhahay
+254722115511
Masha allah tabarakallah ❤️❤️❤️
Ansalaato ama sallar
Asc sheek labada wan qabaa terror iyo beer xanuunba iyo waan cunaa wandalacaa labada ahana wan u cunaa wanna kuma noqda Wana cunaa ugu jeclay dadka calool istaaga qabaa waa ufiicanyahay
❤
Teyrodka kasohadal shiikh yusuf maxa udawa jasakalah qer
Haaaa Sheikh please Kasohadal fdln
Qusdulhindi istimala ilaah ayaa kucafiyy gabdho badan
Kun a,uyar kun a uween mala dhihnoo bokhol +70 intoo ka yimid...$. Lee shakheenaya somalia.
Sheikh inaan alaab kaa soo gato baan rabaa istareyka waa xageeh
+254722115511
Ansalaato baa lagu dhahaa
Manshaallaaa tabarakallaaa alle Haku xifdiyo akhiro iyo aduunba
Waxaan u bahanahay geesdkii roomadiisanka loo cunayay xalkeen ka heli karaaa numberka lagala soo xidhiidhayo
+254722115511
Kaabashka
Malfuuf iyo zahra labadaba waa layiraa
Sheekha xaruntiisa halkee kutaalaa? Xasaasiyad baa idhibtaye
+254722115511
@@safiirkaislaamka sheekha whatsapp waan kala hadlay, xataa waan wacay soo jawaabi maayo. Aniga Islii aan deganahay marka xaruntiisa Islii meesha ay kutaalo ii sheeg please
Burooyinka kaso hada
dad waxay ku leyihin porostada ayu kena iyo sokotna walaga qada
Asc
Asc wll Sh سنامكي noogu xeji oo nooga faa iidee
Hhhhh jeer lajojiyay waa fanuy sheqa hhh qayr alah kusiyo shelh xog wayne xoga alah kubarakeyo shelh kabashka iyo karod iyo tufax iyo sajibil ayaa isku shitaa gaaski wan karaystay
Byo meqee aya wady gaskadana noce u aha
Cagaarshoow ga kaso hadal
Haaaa Sheikh fdln kshdl
Kaabashka cad ayaa soomaaliya laga hela midka kalekama baxo
Kaabaj
Bal shekheow koloon noo macney ado raali ah
Shikhow cabbage waye English kenya ka imada somalia maqaban cabage lee dhahan madama uka baxin somalia kenya unoga imada waa cabage lee purple dhahqn kaladq
Soomaaliya wuu ubaxaa gobola badan buuna kabaxaa iska hubi waxaanad ogeyn haka jawaabin
Kabaj unbaana unaqanaaa
SOOMAALIYA waa kabaxa gaar ahaan gobolada puntland iyo soomaalind aadna laga isticmaalaa lkn koonfurtaa kiinya loogakeena
Wada dafuufsan Aad umoodo jeer lajoojiyay kkkk
Shekhow no kaga ubahanahay
+254722115511
Mansha Allah
Kaabash
Mansh aallaah
Kaabash
Mansha allah
Kaabash
Kaabash