اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم في العالمين انك حميد مجيد اللهم بارك على نبينا محمد وال محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم في العالمين انك حميد مجيد
Asc shiikh waxaa tiri waa laba anigu waan aqaanaa ka sida qaraha ubaxa ee dhulka jiifsada waxaa loo isticmaalaa suuda kaa sawarkiisa live ah noo soo dhig
Asalaamu calaykum Ale ayaa mahad dhamaanted is kaleh shiiq waad mahad San tahay lakin maxaa diiday in umada soomaaliyed ay Ku hadlaan Afka soomaaliga hadii shiiq iyo macalin iyo siyaasi iyo dhaqtar iyo dhamaan dadka jaamiciga la yiraah maxaa Ku diray Af aysan laheen oo ay Ku naceen Afkoodii waa iga codsi Afkiina wax noogu sharaxa waa codsi
Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️Salallahu caleyhi wasalam ❤️
Jasakallaha qeerana qeera illahaya ha ku siyo
Barakalfikum jazaku.lha kayir maasha allha
MashaAllaah laaquwata ilaa billlaah Alxamdulilaah, CSWasalaam,Ilaahay arinmaheena Isaa og sida khayr leh heynooga dhigo.
Jazaakallah khayra sheikh
Asc, Mr Prof Ibrahim xirsi Golow ,maashaaallah, keep going
جزاك الله خيرا ويجعل في ميزان حسناتك
Salallahu caleyhi wasallam salallahu calleyhi wasallam salallahu calleyhi wasallam salallahu calleyhi wasallam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw scw scw scw
Jazakallahu qeyr Sheikh
Asc Sh Ibrahin Alle ha ku karameyo
Allaahu akbar jazaakumulaah
Asc Sheekh jazaaka allahu kheyran.
intee lagahelaa sheikh waxan joga muqdisho
جزاك الله خير الجزاء
MaashaALaah.
Maanshaallah
Salalahu calayhi wasalam
JisaakaLaah.Khayr
Asc maasha Allah sheekh jazaakalahu khayr
Please noosoo badiya cilmiga dhirta waxtarka inooleh.
Waa bogor hindi bogor gaduud.somali maryoley
Masha allah jasaka allahu khayr
Csw csw csw scw scw scw
11:22
Sheekh illahey khayr hakusiiyo ani waaba iska jeclahay bocorka soup ayaan kasameystaa cream camal uu noqonaa waliba markuu lagudaro caanaha qunbaha
Mashaa Allaah
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم في العالمين انك حميد مجيد اللهم بارك على نبينا محمد وال محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم في العالمين انك حميد مجيد
❤
Love'S
Sheekh intaan midhaha shiido ma ku darsan karaa biyaha
Scw scw scw
Wcs wr
Asc sheikh saliidiisa iyo midhaha ka waran, labadaas baan aad ugu arkaa dukaamada north America?
Asc waa bocorkee .ma bocor hindi mise bocorka yaryar
Ascww Siduu ubaxo mafahmin geedaha dhulkajiifa miyaamise waamid istaagsan oo sheer alahaku barakeeyo sheekh
Wujifaa wasida qaraha
Asc shiikh waxaa tiri waa laba anigu waan aqaanaa ka sida qaraha ubaxa ee dhulka jiifsada waxaa loo isticmaalaa suuda kaa sawarkiisa live ah noo soo dhig
Asc shekh mashallah lkn Af ingiriska nagadhaaf somaali ayaad wax usharaxee mesha kaliya en kadhaq neyn culumada ayey ahed culumadu waa ineysan kumilmin dhaqankaan galbedka lagasodhoofiyay ee ah qofku marku labo eray oo afsomali ah sheegi uu kuxijiyo labo Af in giriis waana xayay siin loosameynayo rer galbedka oo ah maanTa kuWa kalaamka Allah gubaya
Mahad sinid
Sbx
Short'S
Shekha bocorka uu sheegay waa fluted pumpkin ama ugo ila maahan in laga helo east Africa 🌍
Asc bocorku wawirkiisa INOO soo. Dira ssc
Seeds
Bocorka waa labo nooc sida Somalida u taqaan,
Bocor Gaduud, wuxuu u qaab eg yhy Qarah OO kale hadaa.
Bocor caddaha, wuxuu u qaab eg yhy qarjaarka lkn xogaa Dhinac ayuu ka buuran yhy.
Asalaamu calaykum Ale ayaa mahad dhamaanted is kaleh shiiq waad mahad San tahay lakin maxaa diiday in umada soomaaliyed ay Ku hadlaan Afka soomaaliga hadii shiiq iyo macalin iyo siyaasi iyo dhaqtar iyo dhamaan dadka jaamiciga la yiraah maxaa Ku diray Af aysan laheen oo ay Ku naceen Afkoodii waa iga codsi Afkiina wax noogu sharaxa waa codsi
kelmadda clip ku bedel gobal ama gabal, xalqo waxaad ku bedeshaa fadhigeena.
WAA SHEEKO LAYAAB LEH OO FAKE AH
Scw scw scw
Maasha Allaah