Xogtii Ugu Dambesay iyo Xaqiiqda Noloshoda inta jeer oo isku dayay inuu isdilo Watan Xaqiiqda 😲😲😲

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2022

Комментарии • 127

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975 Год назад +1

    CARUURTA Alaah ha xifdiyo. Amiin. Ayagana Alaah haso hadeeyo. XasbiyaAlaah wanicmal wakiil.

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 Год назад +2

    ALXAMDULILAAHI I LOVE ❤️ YOU I LOVE ❤️NABI MUHAMMAD SALALAAH CALAYH WASALAM❤️❤️❤️ ALLAH maga qabtay ALXAMDULILAAHI fasahaad bay faafin jireen. ALLAH ha soo hanuuniyo hanuun hadii u la rabo Hadii aan loo qorina hanuuni UMADA MUSLIM ALLAH ha ka qabto

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975 Год назад

    Qof inu isdilo doonaya, waa qof DHIBAN ee sheydaan HALEELAY. Ee ehel waxa ugu dhow fadlan quraan saara. SUBXAANAALAAH

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid4631 Год назад +9

    Subxanallah labadaba haday xun yihiin imaha yar mustaqbalkoda ugu cabsanaa Allah ha soo hanuuniyo labadaba 😭💔

  • @runneymohamedomar5237
    @runneymohamedomar5237 Год назад +6

    Adunyadha mxa farxat kunolanikara qofki Allah isku xiro o Rabi rali keliyo lee farxati adunka kunolanikaro dad sidhan udaqanayo o ilahey iyo rasulkisa kafurten weliko farxat arkimayan intay sidhan yihin

  • @somaliahaisracdo7264
    @somaliahaisracdo7264 Год назад +1

    asc walalahayga qaali ah kheyrka ayan fafiya adinko rali ah isaara sabiskarabka mahadsanidiin 🇸🇴♥️🇸🇴💗🇸🇴💛🇸🇴💚🇸🇴🤍🇸🇴💖🇸🇴💟🇸🇴❣️🇸🇴💕🇸🇴💜🇸🇴🧡🇸🇴❤️🇸🇴👍🇸🇴😇🇸🇴💞🇸🇴🥰💙💝🇸🇴🤎👋

  • @nuuriiya6038
    @nuuriiya6038 Год назад +2

    asc wll cunukta yar ka qaad ama wajiga khabee insha ALLAH

  • @faqashdhangax4884
    @faqashdhangax4884 Год назад

    Waa masiibo inkaar ha ku dhacdee ilaahey ha inaga qanto diinteena iyo dhawankeena

  • @fadumoelms4582
    @fadumoelms4582 Год назад

    Ilahay ha naga qabto sharkooda family anshaxa xun ee ilmahooda Ku iibinaaya tiktok subxaan Allah

  • @inasalahliif1612
    @inasalahliif1612 Год назад

    Subxanalla Subxanalla Subxanalla aniga waxan unaxaah ilmaha yar oo nasiibkooda saas noqday allahu akbar

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry Год назад +2

    Subxaan Allah 💔💔🥺🥺🥺🥺

  • @hasowali256
    @hasowali256 Год назад

    سبحانه الله

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman Год назад +5

    Subxaanallah somali markaasbay meelo kale.u kacaan maxaa isdilis kiisa naga galay edeb drada ba la akraaye

    • @user-up9vg9ni6g
      @user-up9vg9ni6g Год назад

      Bal ma aragtay wxey raban shekada jirta in iska indho tiran uuuf war bax dheh

  • @xaliimaofficial4165
    @xaliimaofficial4165 Год назад

    Allahu akbar

  • @aminaahmed8028
    @aminaahmed8028 Год назад +3

    Allahu akbar qof walbaa wax beey ilaahey ka rajeeysaa waxaan ka rajeeynaayry rabi maanta ayaan helay hadiiba ilaahey family fasahaadki ilaahey nasri nooga keenay taasi ilaahey mahadi haka gaarto war soomalay dadka baraha bulshada ku jiroo ilaahey halaga baqo yaana diinta lagu iibsan aduunyo hadaad ilaahey wuxuu raali ka aheeyn la timaad udiyaar garoow cara rabi ineey kugu dhacdaa marka qof kastaa nafteeda ha uturto teeda kale walee qabiil inuusan wax kuu tareeyn maalintii aad dunida ka takto kuwii kugu taageeraayey xumaanta ee sacabka kaa daba waday ee marna aan ku dhin ilaahey ka cabso ayaa ku dhihi doono ilaahey ayaa naga waday qof shar badan ayuu ahaa

    • @inasayidabdule2251
      @inasayidabdule2251 Год назад +1

      ALXAMDULILAAHI MASHA ALLAH ALLAH ❤️❤️ALLAH hayow inta dhunsan soo hanuuni hanuun hadii aad la rabto hadii kale umada Muslim ka qabo

  • @hassanmohamud6638
    @hassanmohamud6638 Год назад

    Asc salan kateb wat maxadsantexen sita at galata ugujawabten guuul ayn kuleyaxay MashaAllah saxib sare

  • @barlinyusuf3461
    @barlinyusuf3461 Год назад +6

    Afkeeda bey kaleedahay waxaan ahay dir ,M j maxaa keeney meesha,,acuudi bilaah.

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905

    Subxana allaah
    Nin wuxu dhahay

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Год назад

    Subaxanallah

  • @neimakawsar9623
    @neimakawsar9623 Год назад

    Subaxanallah allahu akabar ilahayawu iniga xajii

  • @layloyaasinnuur6596
    @layloyaasinnuur6596 Год назад +1

    Subxaanalah waa yaab

  • @xaaliimasaallix4720
    @xaaliimasaallix4720 Год назад

    Allow shartooda umada kaqabo iyiga iyo balaayada lamidka ah ee ibliis kasooqaatey NGO ga fasaadka.

  • @farhiaabdikadir6485
    @farhiaabdikadir6485 Год назад +1

    Subhanllaah diir qubeys AAA? Bisinka

  • @duniyobbc3748
    @duniyobbc3748 Год назад +1

    Bagadi dad fiican oo ahlu diin waaye

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Год назад

    Waa kaa kulahaa waa inaadeertay hadduu qofku xun yahay xitaa qabiil ayaa lagu difaacayaa subxaanalaah Ha I soo marina soomaaliyeey

  • @fatushR
    @fatushR Год назад +1

    Subxanallah 🥺🥺🥺

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 Год назад +1

    Alaah hadii uu ganuun ugu talagalay ha hanuunsho hadaan hanuun uqornayn alaah hanaga qabto

  • @caishobintu5134
    @caishobintu5134 Год назад +2

    Waxan kabaqaya somali nacaybka iyo cunsuru nimadoda ay mj uqaban in adunka lagawayo qofan majerten ahayn

    • @fadumonuur7264
      @fadumonuur7264 Год назад

      😂😂😂 adunka dhan majeerteen miyaa kuharayo

    • @maryamali660
      @maryamali660 Год назад

      Walahi Waa runta mj cdwo badan baye lee yihiin yaarabi noo xafiido mj

  • @ardoyusuf6649
    @ardoyusuf6649 Год назад

    Subxanallah

  • @sinister_slayer43
    @sinister_slayer43 Год назад +2

    Beenta iska daaya
    Labaduba
    Waa madhibaan wiilka
    Waxaa ladhahaa
    Jaamac
    Anagaa meel ladagan
    Cadanda edmonton

  • @amiraosman5350
    @amiraosman5350 Год назад +1

    Acuudi bilaah

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Год назад

    Alle Meeldaran Hakusaaree Ceebti Aduunka 😢

  • @safiyofarah4337
    @safiyofarah4337 Год назад

    Allxmdulilah hadeey dhinac naga martay

  • @sahrasheikh4373
    @sahrasheikh4373 Год назад

    subxanalaah

  • @4166Ama
    @4166Ama Год назад

    Sumxanalah

  • @elmidini1390
    @elmidini1390 Год назад

    Iyaga waxaa kaliita kuwiinana faaffinaya xumaanta maad iska dhaaftaa oo uduceysaan kaliya mise waxbaad kadhdex adagteen war xumanta lama faafiyo xishooda

  • @c0nmoyds3fb98
    @c0nmoyds3fb98 Год назад +1

    majeerten sharafbuu leeyahay waxii shaydan qaaday qabiildhan haraacin

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 Год назад +5

    اللهم صل وسلم على سيدنا محمد

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Год назад

    Sowtii lahayd canada ayaan isku guursaney

  • @faskaahmed9008
    @faskaahmed9008 Год назад +1

    Illaah ha hanuuniyo

  • @safiyoxaajicusmaan1846
    @safiyoxaajicusmaan1846 Год назад

    Madhibaan allh kdhigo begedi yaan maqlaaye qsbiilkasto mid xun io mid fiicn wey leeyihiin ilaahoow soo hanuuni

  • @safiyoxaajicusmaan1846
    @safiyoxaajicusmaan1846 Год назад

    begedi aaaa rabi yasir

  • @fahimaahmed2764
    @fahimaahmed2764 Год назад +2

    Bisinka dadkan away dadkii dhalay marka miyay dhinteen wana la garta inay dadkan stress iyo wali qaban

  • @nihaalbiintuilyaas2442
    @nihaalbiintuilyaas2442 Год назад +1

    ACUUDU BILAHI MINA SHEYDANI RAJIM

  • @batulamahad449
    @batulamahad449 Год назад

    Begedi ayuu sheegtey ana begedi ah wax hun ma sheegto ha ii sheegan

  • @rahmak2320
    @rahmak2320 Год назад

    Qabiilka mj waadad muslimah iyo madhibaan ee ninkan iyo naagtuba iyagaa xanuunsan

  • @faizahassan3824
    @faizahassan3824 Год назад

    Subxanalah

    • @zeroman68
      @zeroman68 Год назад

      Kkkkkkk Cudur MJ ladhaho ha idinku dhaco aan dawo laheyn ilma xaaraan been badan Naagtan Ma Mj ah doofaar iyo dameero tihin

  • @aishahassanahmed2464
    @aishahassanahmed2464 Год назад

    Waxaan kayabeey ciyaal kuxidhnaaa ban arkeey allah baa kasoqabteey

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Год назад

    Xasbiya laah wanicmal wakiil

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad4055 Год назад

    Sissy
    Siiil
    Iyo gus
    UGA waramaysay
    Aya siibada lo jiiday
    Masiibo ala idinku
    Rid dhaqan
    Xumada wisikha
    Nimada

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 Год назад +2

    War waxay ahaadeen ha ahaadeen maxa qabiil ugu waalateen war cadho calaseey may wada noqdeen war diintey u gafeene runta u sheega. Uf

  • @ccb186
    @ccb186 Год назад

    Kuuwaasi waa kasiisiinta soomaliyeed

  • @bashrahenna175
    @bashrahenna175 Год назад

    Reerka mj la dhaho maxa wax kasto xuun lola jecelyhy horta somaliyey reerkas ka xishooda

  • @adarhassan2389
    @adarhassan2389 Год назад

    Meeldaran allaha geeyo

  • @fadumosaid114
    @fadumosaid114 Год назад +1

    Inkaari idinku dhacday iyadaaba afkeeda kaleh dir baan ahay hooyadeyna waa isaaq xagee mj kasoo gashaa ayeeydey baa ah bay tiri dir iyo isaaq baa iska dhalay iyada ee afka kasaara dadka aad nabanaysaan.

  • @duniyobbc3748
    @duniyobbc3748 Год назад

    Bagadi dad layaaqo waaye

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Год назад

    Naagtu WAA MIDGAAN Yaxar MJ shaqo kuma lahan

  • @nimcomaxamad3814
    @nimcomaxamad3814 Год назад

    Wcs

  • @amuunmohamed6272
    @amuunmohamed6272 Год назад

    Maba farxikaraan qof macsi ku jira

  • @mahamedisse4029
    @mahamedisse4029 Год назад

    Sxb goBta ganacsoga kadeji sawira uhuru oo sosara sawirka madaxweynaha hada talada hayo welyam samwey ruto ok

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Год назад

    Naabeentada Isagaa Kuhoreeyey Markaasay Kadabaqaadatay Isaga kunoqda Videos

  • @kaltunomar4417
    @kaltunomar4417 Год назад

    Subxaana allah illahayow soo hanuuni

  • @zahraisse3853
    @zahraisse3853 Год назад +5

    MJ haday Ahaani laheed sheekada way macaanaani leheed,,, maadama ay die noqoay sheekada dhadhan mayeelanayso.. somali iyo MJ maxaa kala Heyso Waxwalboo xun somalida waxay la jecel yihiin MJ.......

    • @ilwaadAbdurashiid4631
      @ilwaadAbdurashiid4631 Год назад +1

      Mj iyo dir maxay is dhamaan uf balaayo qabiil jaceel qabiileysato tahay

    • @maryamali660
      @maryamali660 Год назад +3

      Mj cadwo badan baye lee yihiin allow naga qabo cdwo mj wax gaari karo ma jiro lasoco

    • @ilwaadAbdurashiid4631
      @ilwaadAbdurashiid4631 Год назад

      @@maryamali660 mj cid iga xigto ma jirto way idhaleen wana dhalnay iyakana u necebhy

    • @AxmedAlpha2024
      @AxmedAlpha2024 Год назад

      @@ilwaadAbdurashiid4631 inan karti iyo caqli leh😅

    • @zainabmoha1835
      @zainabmoha1835 Год назад

      yahuuu

  • @ileey-Teens
    @ileey-Teens Год назад

    Waxee dhaheen canada ku barday. Ee wax soo hubso. Wax jirin dadka ha uu dabin

  • @nihaalbiintuilyaas2442
    @nihaalbiintuilyaas2442 Год назад +5

    Mj ku waasha afkeeda beyba ka lahayd dir bn ahay mxaa mj ugu waalateen ????

    • @maryamali660
      @maryamali660 Год назад

      Mj baye ku wshtan ddki subxan allah allow naga qabow cdwga mj qof gaari karo ma jiro ddka qas
      Hwiy tuug weyan ddk lcgto baye dhacan gaar ahan abgal wscl markas baye mj ku so ordaye shit

    • @nihaalbiintuilyaas2442
      @nihaalbiintuilyaas2442 Год назад

      @@maryamali660 byo mcnto wa runta thank you my ina adeertey mj bey ku waasheen acidu bilah hadey sida ugu qarwayan mingis mjtena kkkk ba ku jiree goleyasha lagu tumo ha aadaan
      Viva mj cadowgiin ha jabo 🤲🤲🤲🤲
      Salan sare bayo 💗💗💗

  • @hodanabdi6497
    @hodanabdi6497 Год назад

    Gabadha waadir

  • @abdiwali15_london
    @abdiwali15_london Год назад

    Horta somaliyeey wi ii xunba maxaad noogu sheegtaan MJ.

  • @hodanibrahim6515
    @hodanibrahim6515 Год назад

    maxaa mj caylashahii hoostiina ka hala

  • @mariaelmi5724
    @mariaelmi5724 Год назад

    Qof xun qabiil malaha ee illahy hanoo gargaro

  • @duniyosarmaney8631
    @duniyosarmaney8631 Год назад

    Ruunti aqli ayey leyihin Qabil walba lugtey lagalen si ey difac uhelan

  • @umusafa9915
    @umusafa9915 Год назад

    Mida waa ina adeertey lasoo booday ayadaba ka daran kuwaan ayada waxee kusoo caanbaxday cayda ilaahay wlhi live ayadoo uga hadleesa ayaa arke oo ciwaan uga dhigtay waa maxay ilaahay wax jirase miyaa subxaana llaah qof walbo walaso dhaweyaa

  • @sacido1721
    @sacido1721 Год назад

    M J nacrrybkeeda ayaa idiinku bartey aqlaaq yeesho waa edeb daran tahiin Dameer Alasoow ayaa howshaan wato

  • @haniyusufilmi9754
    @haniyusufilmi9754 Год назад

    War dukaafad ba tahay dahir iyo dukafadiisa hano kenin hadad wax xaqiiqo ah kena wasakhdan o kale xaqiiq hanooga dhigin ninkan na ilhy haso hadeyo

    • @salma3ahmed890
      @salma3ahmed890 Год назад

      No. Uqdad. Daahir waa in wariya ah wax badan ayuu og yahey.

  • @somaliahaisracdo7264
    @somaliahaisracdo7264 Год назад

    waku saray sabiskarabka adigana isaar adigo rali ah wll wcs 🇸🇴💗🇸🇴💓🇸🇴💚🇸🇴💛🇸🇴🤍🇸🇴💜🇸🇴💟🇸🇴💖🤎👋

  • @dheemanlulahajji9072
    @dheemanlulahajji9072 Год назад

    Ninkaan waa nin lasoo faraxumeeyey sidaas ayuu u eg yahay

  • @sagalhaji3898
    @sagalhaji3898 Год назад

    Yaab waaye wlh

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 Год назад +1

    Naarta horaad u gasheen candha calasow quran saara uf kuwan ka hadlaya ayaa ka daran balaayo idinku dhacday war ha faafinina waxan uh

  • @husseinhassen6662
    @husseinhassen6662 Год назад

    Waar waa midgo qolo kasta shegtaan

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Год назад

    Warhaduudoono Kawhayskasiiye
    Caruurta Hakabaydho…Uff Saqajaanka😠

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 Год назад

    BEENTEED WAAYE GABADHA WAA QABIIL KALE MAJEERTEN MAA AHAA

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Год назад

    Wixii xun qabiil ma leh

  • @jamilajamila3416
    @jamilajamila3416 Год назад

    MAJEERTEEN SHAQADADOO MA.INAYA DIINTA IIBIYAAN IYO DHAGAN XUMADA FAAFIYANA ILLAAHAY MAJEERTEEN HAKA QABTO ISLAAMKA

  • @fartunkhalif2037
    @fartunkhalif2037 Год назад

    Xasbunu laahu wanimca waking Allaha ka qabto muslinka

  • @fadumonuur7264
    @fadumonuur7264 Год назад

    Naagaha leh gabadha ayaa rogtay ninkan waa nin ween sideey uroneysaa

  • @abdullahiwarsame3211
    @abdullahiwarsame3211 Год назад

    Qoridda afka somaliga iska hagaaji . Caa'isha saas ayaa loo qoraa . Waa qalad sida aa qortid ee beddel .

  • @xaawo1
    @xaawo1 Год назад

    Gabadhaan mj maahan dir baan ahay beey laheed maxaa mj keenay yaab candho calaseey iyo guruubkooda been badanaa yaab wixii xunba ma mj baa leh yaab

  • @xamralive
    @xamralive Год назад

    waa beenaalayaal kuligood waa wax laysla wada ogaa waraysigan

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Год назад

    maxay qubays u sheegatay waa yaabe

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 Год назад

    wa been gabooyaha qolo walaba sheegtan ma run bad ka mooday hy shuqul kumalaha wa nag gabooye ah waxaa soo boodayna wa mid ayaan xasan qasim la yidhahdo oo waalaan gaal jecel ah

  • @saharoali8163
    @saharoali8163 Год назад

    Beenta daa Canada isku guursadeen waxaas dhan ayagaaba sheegay tarikhdoda

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Год назад

    Soomaali been baa ka soo hadhay war naagta sidee u rumsysan karnaa

  • @adarhassan2389
    @adarhassan2389 Год назад

    Alow nadhaafi waa nacalad qabe

  • @cryptocarrency
    @cryptocarrency Год назад

    Af xumidaa 🤮🤮 4 daqiiqo iyo 30 second ayaa 3 eray ku soo cel celinee 🤮🤮🤮🤮

  • @AxmedAlpha2024
    @AxmedAlpha2024 Год назад +1

    Dal muslim kuma noola hada waxaanan uga cabsi qabaaba inay diinta ka tagaan sida soomali badan samaysay,Allaw noo soo hadee dadkaan🤲

  • @ismailh6518
    @ismailh6518 Год назад

    Mj hadey sheektaan iyagoon aheyn ma danbi baa ooga yaraan waayabe ma alle baay moodan inuusan ujeedin bina adamna waa laga baqi xitaa in aad ku tiraahdid qabiilkaygu waa this and that hadad ba saa tahay maxaa dunuub kugu wata .

  • @kelciaaden2488
    @kelciaaden2488 Год назад +1

    Ninyahow hadii aad rabto inaan subscribe laguu saaro uhuuro kaleexi wajigeena hadii kalena adeykuutaalaa

    • @ummuisra6721
      @ummuisra6721 Год назад

      Kkkkkk waad ku sugtay uhuuro hanaga leexiyo

  • @fadumoahmed9655
    @fadumoahmed9655 Год назад

    Subxanallah